Thank you so much Ayuub. Everything that comes out of your mouth is fair, right and true. I think many young people are scared away from getting married within their nationality because of the hatred towards gender. When I watch the youtube videos and tiktok videos of Somalis, I wonder if there are kind-hearted Somalis out there
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey muslimka I caawiya isoo boqda kuna soo biira kheyrka🙏 kafaideyso wll 🙏
Masha allah walaal alle haidin barakeyo adiga iyo qooskaaga wlhi waxa aad ka hadashay xaqiiqda dhabta ah ee ka dhax jirta soomaalida yaarabi alle hanoo naxariisto dhamaanteen dambigeenana alle ha dhaafo اللهم آمين يارب 🤲 جزاك الله خيرا أخي
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Wa figrad salim ah ala na siyo dulqad dheriya ala no kordhiyo imanka iyo caqliga rabi wadad hanunka ha nagu dilo ala shar dhamantin hanaga qabto ala khyr dhamantin hana siyo ya alla samirka no siyadi asxabta igu so duceya dulqad iyo samir rabi inu i siyo
SubhanAllah Wllalkey geerida haku ilowdo hadalkaagana wax qalad ah kuma jirin waana waano nagu filan kuwii ku dhaqma allaha naga dhigo hal mid ayaan jirta oo aan iska ilaaliyo arinkaa oo ah in qof wllalkeyga ama wllaashey ah inaan qoraal qaldan u qoro kan i xumeeyana kama aarsadee waan cafiyaa kana socda waayo nolosheyda kalaa ka badan in aan ku mashquulo qofkaa ka aarso marka waa sidaad sheegtay ha leys cafiyo oo dulmiga haleyska jiro and thanks wllalkey wcs
Bini adamka isku mid mahan rag iyo dumarba waayo hadad aragto qof adiga ku xumeyo micnahedu mahan in ey dadka wada xun yihiin wayo waxad arkesa hadana qof adiga farxadada kataliyo balse waxkasto haku cabirin mar xalada aad markas kujirto e an isku naxariisano si u alle inogu naxaristo addun iyo aqiro
Anagana waan idinka rali galineynaa dumarkan oo aqligeedi dhanba noqday intey social media yaha imady oo is qawisy oo Allah ka cabsigii meel iska dhigty diintii ka tagtay dhaqankina iska daa oo u maleysa ineey jirkedey qawiso nin uga maseer siin karta oo ninkii kasta ku dhageysa Allah qatumada hanoo tosiyo dhaman teen🤲🥺🥺
Ayub Allah NA caafiyo wlhi WA dhib badanhy hada wayahan comment walgu tartama o comment ku dhigle ba lo baxsha Ani alx comment aan qof ku caaayo ku aflagadeeye lema qabsanaayo WA jeclhu Ina dadka Qaar jwb Ina siiyo hadana waxa ka baqa qofkaas maxa dhaama hado asi wax xun sheege Ana jwb siyo SaaS ugu hara
Ustaad waa mantaly u xanuunsan waaye waa xaasinimo ilaahay xaqa iilaahay ha na tuso dadkoo dhan isku mid ma ahan dumar xuna way jiraan rag xuna way jiraan
Wanaag badene xafidu laah aakhiro iyo aduun adi iyo inta aad wanaag la jeceshaheyba aaaaaaaaamiin yaa rabi
Thank you so much Ayuub. Everything that comes out of your mouth is fair, right and true. I think many young people are scared away from getting married within their nationality because of the hatred towards gender. When I watch the youtube videos and tiktok videos of Somalis, I wonder if there are kind-hearted Somalis out there
U caqli cili ayuboow waa gabdha walalahaage kuwa calafka ka xumaaday
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey muslimka I caawiya isoo boqda kuna soo biira kheyrka🙏 kafaideyso wll 🙏
Maansha allah haku xifdiyo adiga xaaskaaga iyo caruurtaada
Masha allah walaal alle haidin barakeyo adiga iyo qooskaaga wlhi waxa aad ka hadashay xaqiiqda dhabta ah ee ka dhax jirta soomaalida yaarabi alle hanoo naxariisto dhamaanteen dambigeenana alle ha dhaafo
اللهم آمين يارب 🤲 جزاك الله خيرا أخي
Masha Allah tabarkallah
Masha Allah xikmada io caruurta xaaska walid shaqada dhamaantoot alaah hakuu barakeeyo wllkey🤍💞💫💥💦
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Mashaallh adigo kale allah hano badiyo. Wll caqli iyo garaad len ayaa thy. Mashaallh
Ayuub waad iga ilmeysiisay ragga xabsiyada ladhigay ilaahow usaqir masaakiinta
I love you my dear brother. You are my #1 Somali RUclipsr. 😍
Wa figrad salim ah ala na siyo dulqad dheriya ala no kordhiyo imanka iyo caqliga rabi wadad hanunka ha nagu dilo ala shar dhamantin hanaga qabto ala khyr dhamantin hana siyo ya alla samirka no siyadi asxabta igu so duceya dulqad iyo samir rabi inu i siyo
SubhanAllah Wllalkey geerida haku ilowdo hadalkaagana wax qalad ah kuma jirin waana waano nagu filan kuwii ku dhaqma allaha naga dhigo hal mid ayaan jirta oo aan iska ilaaliyo arinkaa oo ah in qof wllalkeyga ama wllaashey ah inaan qoraal qaldan u qoro kan i xumeeyana kama aarsadee waan cafiyaa kana socda waayo nolosheyda kalaa ka badan in aan ku mashquulo qofkaa ka aarso marka waa sidaad sheegtay ha leys cafiyo oo dulmiga haleyska jiro and thanks wllalkey wcs
Geri wx ma ilowdo iskada wll kalmadas wa dnabi
Bini adamka isku mid mahan rag iyo dumarba waayo hadad aragto qof adiga ku xumeyo micnahedu mahan in ey dadka wada xun yihiin wayo waxad arkesa hadana qof adiga farxadada kataliyo balse waxkasto haku cabirin mar xalada aad markas kujirto e an isku naxariisano si u alle inogu naxaristo addun iyo aqiro
Alle cimriga iyo caafimaad kaba hakuu barakeeyo wll
Jazaakallaah
Dadka dhan sidaada oo kale haday u fikirilahaayeen ayuuboo mushkilad chan ma dhicilaheyn
Jazaakalaah khayr wax sax ah oodiin ah ayaad noo sheegtay Allah Aqligaaga ha kuu barakeeyo
Waa saxan thy wll jazaakallah
Cimri dheer oo wngsn iyo cfmd Allaha ku siiyo🤲
Daka uu la hadlayo waa shiine culay iyo kabtan ayuub 😁😁😁
Acw hoyo alaha kubarakeeyo aduunyo nimco aakhirana janatul firdows gurigaada ha ahaado aamiin
لا اله الا الله محمد رسول الله صل وسلم وبارك على سيذنا محمد
Ayuubo alle dartis ayaa ku jeclhy dambigaga alleha dhafo aduun io akhiraba wllky
Mashaallah runtaa kahadashay ilaahay subxanahu watacala hana xifdiyo biidni raxmaan Aaamiiin yaa allah
I just decided to listen to you before I sleep .our teacher Ayub.
same
Ale haku shrfo bowe ayuub xqiiq dadka umada caya wlhi ciqab ba sugysa ilhow xaqa natus o na hanoni yarbi
Ilaahey cimrigaaga hakuu dheereeyo❤️
Maasha allah RUclipsrka kaliya ee aan min bilaw ilaa dhamad aan dawado aya tahay ma damiyo mana kal mashqulo ilaahey haku barakeyo bro
Hhhh Ayuub wan idinka raali galinaynaaa dhibatada dumarka idin geesteen blse Ayuub abowe rageena allaha noo soo hadeeyo
saas ha dhihin inaa tacsideydo arktiti aaa wlh qof ku xiranahatahay rabi cimri dher caafimaat ku siiiyo
My teacher Ayub i listening before sleeping 😴 thanks
Sharaftaada ilaasho wll
Masha allah waa sax ilahay xaqa ha na tuuso Jaska allah qeer
Mahmah yada qaldan waxaka mida runsheeg wa ceeb sheeg Rag & dumarba diric & dabaal wano buxane rabow xaqa nagu hanuni thank you Mr Ayub
Yacni maxa laga wada hadad runsheegto dadku way ku ceebsanayan
@@maryamaadam8271 maya ee hadaad run sheegtid ceeb baad sheegtay
@@moenlighted7681 xaga ilaahay kama aha ee xaga dadka ayaykatahy
Allow waba la dhimane geridada gordhow hayna maqashiin cimri cibado leh allaha ku siyo wlal barakalaah
Hebelow xaliye us share gareeyaa 😭😀😀😀😀😀😀😂
Qof aqli badan baadtahay mashallah 🙏🙏
Macalin beryaakan waa ku weynay❤
Anagana waan idinka rali galineynaa dumarkan oo aqligeedi dhanba noqday intey social media yaha imady oo is qawisy oo Allah ka cabsigii meel iska dhigty diintii ka tagtay dhaqankina iska daa oo u maleysa ineey jirkedey qawiso nin uga maseer siin karta oo ninkii kasta ku dhageysa
Allah qatumada hanoo tosiyo dhaman teen🤲🥺🥺
Xaqiiiq jirtaa ka hadashay
Dadku ma wada xumo Hadaan Caliga isticmaalno
Dumarka qaar oo xun oo u wada gafo Waan ka raali galineynana Wiilasheyna Wanaagsan
Rabi ha idin xifdiyo
Allah haku siyadiyo wllo runtii arimo muhiim ayaad ka hadashay allah xaqa haina wafajiyo dhamanteen rag &dumarba Amíin yarabi jazakalahu kheer adna wllo
Wllkey xaqaad ka hadashay ruuxi ku nacana dhag jalaq howsiinin rag iyo duman dulmanoo badan wey jiraan waxa jira sababtaa darted caruuro waxey galabsan jiroo aabihii dayacay ama hooyadii ilaahow soo hadee ooxaqa tus Adna jazaakalaah kheyr
ماشاءالله تبارك الله وصحيح👍🏼
Walli wax jira baad ka hadashay my brother. Jwb dag dag baynu bixinaa oo aanu ka fakarin illaah hana wanaajiyo
Masha Allah so beautiful aad baad umahad santahay♥️♥️♥️
That is really so true……. Keep going …. Dadkaan in la laayo maogiyo waxbo lagama badali karo!!!!
Love and peace ✌️ team ayuub 🥰
Mash allha wll waa sax caayda ma wngsano ❤
Scwb walal Ayuub MashaAlaah ilahay hano kadayo qayr ka iyo wanaagana ad markasta nala garab tagan tahay jisaakalaah qayr reerkagana ilahay haku xifdiyo aduun iyo aqraba walal Qaali thanks 🙏 🙏
Wallahi waa runtaa walaal ayuub axmed jasakallah nabsiga mafiicano
Jzkmullahu qairan ayuub ilaahey haku xafido ameen
Ayub video yada bananka aa ku samenesid soo badi Bro cause view ga banaanka wuu ka qurux badan yahay kan guriga 🔥❤️
Shugran wllo ayuub aadbaan utaageeraa fikarkaaga keep going
Sax walhi
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أستاذ ايوب 😍😍
الله يحفظك اخونا أيوب
جزاك الله خير الجزاء
Mansha Allah dadka oo dhan haday saan u fakerilahayeen waxba inagama xumadeen thanks a lot @ayub
Sax kamaturjumeso qaf kusooxumeyey qafkale walaalo wada dhashay urwadasexday ayaan iskumit eheen shantas faroot🖐🏽 masimano waa sidaas bina adankuna
Dumarow maaha xaliye ninka layidhah okale raga oo dhan aqliga hashaqeeyo✌🏽
Mnsha Allh wllo ayuub ahmed 🙏 allh ha ku xafido 🙏
Jisaakalaahukhayr wlky waxaan leeyahy qofkii dhagaqaboow maqal waanada iyo waxsheega
Masha allah jazakal laahu khayran jazaa🥰🥰🥰🥰
Jazakalaah qayr walaal.sida wanaagsan.aad u soo gudbisay.xafiidu laah.allaahu ma aamin
I agree with you emotionally damaged people is the first problem
Mansha Allah mclinkena 🙏🙏🙏🙏
Mashaallah mr ayuub wan kugu xirnaan insha allah
Kkkkkkkkk haaaa waa khaladad Mararka qaar inaga dhaca
Hadii bulshada loga fa idanayo oo ay sidi waxabarshad
Jazakalah qeyr walal
Masha allah wall ayub jisadada jano allah ka dhigo
maansha Allah badanaa waxaad ka hadashaa wax jira Waxaan ku leeyahay guulayso sxb
Shukran ustaad xalay San kudawanayay ayan sexday kadib kuriyoday anigoo meel cidlaa oo badiya lugaynaya ayad igaso horbaxday adigo gadhi wato kadib waad icawisay intii an sosocony ayan kuqiimeyay😄kadib waxa isoo baxday inaad thy qof wanagsan oo baari ah sbabtah dhawr jeer ayad igu tidhi hooyaday aya sas itiri ama sas samee itidhi intan wadada socony markaa inan kubisharoyo rabey IHOP inad arki dontid
اللهم امين. dhamaan teena
Manshallh manshallh ilahy caqliga haku barakeyo ilxun kuma aragto
I love you sake of allaah my dear bro ayuub
Ustaad, waxaad tahay qof Darren iyo garasho fog leh Allah haku xifdiyo
Masha alah wlkey ilaahy haku barakeeyo caqliga iyo aqoontada
Wll alle cimriga haku dheeriyo cimri anfacle
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك
Karaali ahaada raga wanaagsanoo xadalada xun naga soo yeeraayo
asc walaal ilaahayba inta badan isku ma aadin mid xun iyo mid fiican
Ayub Allah NA caafiyo wlhi WA dhib badanhy hada wayahan comment walgu tartama o comment ku dhigle ba lo baxsha Ani alx comment aan qof ku caaayo ku aflagadeeye lema qabsanaayo WA jeclhu Ina dadka Qaar jwb Ina siiyo hadana waxa ka baqa qofkaas maxa dhaama hado asi wax xun sheege Ana jwb siyo SaaS ugu hara
M.a wllkeyga qof ad jecshhy up sugayo call kwrn
Masha allaah ❤
Thanks wllky Ayuub Axmed
Ustaad waa mantaly u xanuunsan waaye waa xaasinimo ilaahay xaqa iilaahay ha na tuso dadkoo dhan isku mid ma ahan dumar xuna way jiraan rag xuna way jiraan
Dadka inta wacan baa badan 98%
Wll cimriga allah hakuu barakeyo waan ku jecelnahaye
Canan baa manta kkkk ilahow dhamanteen xaqa na fahansiiiii
Ma sha allah allah haku barakeeyo sxb
Maanshallh tabarakallah ✅✅✅
Mansha Allah walaal wanagsan jisakallah qer
Allow kuwa nadhagdhin ayaa rabi
m.a horey usco pro
aad bad u mahadsntahy wll qli
Mahadsanid Ayub
Wll mid kala sokoradhey dad isqabey oo soo wada ceshey oo is caynaya xita awladi ay iska dhalen xita dhibateynaya
I swear that’s a big facts thanks
Walaal inaan ku lahadlaan rawaa please ilasoo xiriir
Macalinka somalida zamankan 🙏😊
Illah nago lagu maqlo hdlkaas hasiyo o qalbiga u dhaadhaca
Sure walaal mankaxumahay