Suuroow macan dawo wacan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 81

  • @qaasimcabdisheekh7975
    @qaasimcabdisheekh7975 7 лет назад +14

    masha allah hiddaha iyo dhaqankeena suuban afka allaha idinma gooyo dadkeygii ❤❤❤

  • @maryancykla1120
    @maryancykla1120 8 лет назад +15

    masha Allah aboowe caawa calyaale ayaa i soo xasuusisay mahadsanid wllkey

    • @ahmednuuni1551
      @ahmednuuni1551 8 лет назад +1

      wir adi fahan waxow ku hadlaa qufkaan suroow wa lawada yaqaan waxan ma af somali baa war kacarar ya laguugu cunin meesha

    • @bocorkhalid7309
      @bocorkhalid7309 8 лет назад +1

      waa surow an dhaqan uleenahay

    • @bocorkhalid7309
      @bocorkhalid7309 8 лет назад +1

      bal hasoo ragin raaxo cali

    • @husseinadan1740
      @husseinadan1740 7 лет назад

      Ahmed Nuuni m

    • @ramlaali7442
      @ramlaali7442 6 лет назад +1

      Maryan Cykla wlhi kama daalo surowgaan dgafeysigisa runtii cideyda soon xasuusana bariise mataan soon dhiib

  • @xaliimocali2460
    @xaliimocali2460 7 лет назад +6

    Way way way wwww saaas waye my tolkeeyga aaan ku dhaaarto mashallah idinma waaaaayo 👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌

  • @najmosalad9900
    @najmosalad9900 6 лет назад +4

    Waaaw surow 😘ilaheey haiidiin dhooro my tolkeey 💋💕

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 6 лет назад +3

    mansha Allah ikin daaayo my tolkega hadb dhahd galbe barise my love barise

  • @ramlaali7442
    @ramlaali7442 6 лет назад +3

    Wlhi kama daalo surowgaan dhageysigiisa runti allow niibarakey my dadkeyga

  • @johnnytruth974
    @johnnytruth974 3 года назад +1

    Hoobalow Wayaabe helnee wayaaboobe
    Hoboloow shaxshaxley iyo hablahoo shidan , xaaka sheekee shidadoo jicaylka .
    Wayaabe helnee wayaaboobe

  • @mahamudabdule6152
    @mahamudabdule6152 6 лет назад +1

    masha allh aniga waan ka helaa waan jeclhy allaah adiin dhowro my dadkeyga

  • @ramlaali7442
    @ramlaali7442 6 лет назад +2

    Dolar soo dhiib deeqa Cali allaha waa maqlee deeqoy

  • @ruqiyojimcale3774
    @ruqiyojimcale3774 7 лет назад +5

    Waaaaaw saas waye shab shab 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @husseinadan1740
    @husseinadan1740 7 лет назад +3

    Masha allaah xasuus wlhi bod bode her axmad dhalabley ahaaaa

  • @abukarahmednur9558
    @abukarahmednur9558 2 года назад

    Mashaa Allah waasuge aadam cali dhiiga biyo ma ahn

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 года назад

    Dadka cad cad ileyn meshan ayee heensha. Ka sameyseen. Sirowgi iyo shiribki abgaal iyo gabley inoo soo dagestaan miyee reer xamar dhahen. Waa lis heestaa walahi Cali cismaan mudulood dhaqan soo jireen ah

  • @mahatjimale2543
    @mahatjimale2543 6 лет назад +3

    Boodboode iyo Ader sare muxumad xasan xeydar hbnki aroskeyga iso xasuusisay wllhi

  • @shameeshhala4086
    @shameeshhala4086 8 лет назад +5

    waaaaaw masha alh aniga wan jacelhy ciiyartan lkn ma arkiin meelaguu dhiigayo

    • @husseinadan1740
      @husseinadan1740 5 лет назад +1

      Shameesh Hala caliyaale aya lagu ciyaara ee tag

  • @YareMuxudiin
    @YareMuxudiin Год назад

    Ar hoobaaloow heley hebelew❤❤

  • @murtiiyomadadalo7312
    @murtiiyomadadalo7312  8 лет назад +16

    wali wax badan aya ku dhiman wan so wada wax badan ciyaraha hidaha dhaqanka

    • @maryancykla1120
      @maryancykla1120 8 лет назад +2

      masha Allah waa kaa sugeyna aboowe

    • @saifrahman9940
      @saifrahman9940 6 лет назад +1

      Masha alah bood boode

    • @sdmohammad4294
      @sdmohammad4294 4 года назад

      xaruunta hidaha iyo dhaqaanka sxb maheysaa sirow oow qaaday maxaa jareer laashinka mantaan cbdule

  • @xaliimocali2460
    @xaliimocali2460 7 лет назад +4

    Maxamed ilaaway isman waa iga gadan yahay suruwgaan

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani Год назад

    Maasha allaah cod mcn

  • @sacdiyoabuukar9352
    @sacdiyoabuukar9352 5 лет назад +1

    Waaaaaw caaadi maaah wale

  • @maizalove9560
    @maizalove9560 6 лет назад +2

    Xasus qaali ah. Wa mahadsantahay hadi ad awoodo ka badan ayan ka codseyna

  • @riskacadewadaniga1064
    @riskacadewadaniga1064 5 лет назад +1

    Bod bode aha iyo muxumad xasan xedar

  • @quruxdumar7949
    @quruxdumar7949 8 лет назад +2

    wwwwwwwww nice wlhi dad culus igadhe

  • @quruxdumar7949
    @quruxdumar7949 8 лет назад +3

    masha alh war kasa imaraayo

  • @murtiiyomadadalo7312
    @murtiiyomadadalo7312  8 лет назад +2

    ilhan jecel sax ina ader

  • @safiyohassan7670
    @safiyohassan7670 6 лет назад +1

    Maasha allh Qatar iga dheh

  • @hawahazan2908
    @hawahazan2908 8 лет назад +6

    wwwwwwwwww soorwa MCN waye

  • @faahimcde233
    @faahimcde233 6 лет назад +2

    Suroowga aad baan u jeclhy

  • @ilyaasmaxamed7261
    @ilyaasmaxamed7261 2 года назад

    Waasuge aadn wawataa

  • @maizalove9560
    @maizalove9560 6 лет назад +2

    Laashimin iga dheh

  • @hawahazan2908
    @hawahazan2908 8 лет назад +7

    suurooyw qataros

  • @faahimcde233
    @faahimcde233 6 лет назад +1

    Ma soo galisid kuwa badan

  • @murtiiyomadadalo7312
    @murtiiyomadadalo7312  8 лет назад +3

    asaxabta waa mahadsantihin dhaman

  • @leylaali7665
    @leylaali7665 7 лет назад +3

    waaw waaw mashllh

  • @abdiraziq9648
    @abdiraziq9648 7 лет назад +1

    Masha alah ina xasan xedar aha

  • @hassanmohamuudmohamed7544
    @hassanmohamuudmohamed7544 6 лет назад +2

    Taliye qaboobe iyo Boodboode

  • @alimusa8307
    @alimusa8307 6 лет назад +2

    soobadi hee

  • @XasanMaxamedcali-j9x
    @XasanMaxamedcali-j9x 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinyusuf2970
    @husseinyusuf2970 7 лет назад +3

    saas waaye maxamad aaxmad borax oo ku maga dheer bood bodde cadaw kuma arko

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 6 лет назад +2

    wax ka dhibn xasan geedi abtowa

  • @xaliimocali2460
    @xaliimocali2460 7 лет назад +1

    Hussein yusuf mahdsanid wll

  • @husseinyare8927
    @husseinyare8927 5 лет назад +1

    Waxkale😂😂

  • @naleycumar3658
    @naleycumar3658 7 лет назад +1

    aderkey qaliya inolow

  • @faadumoqalanjo9094
    @faadumoqalanjo9094 8 лет назад +2

    masha allah

  • @محمدمحمد-م3ص8ز
    @محمدمحمد-م3ص8ز 8 лет назад +2

    waw

  • @mohammedali7264
    @mohammedali7264 8 лет назад +2

    wwww
    masha allah

  • @diamond5109
    @diamond5109 4 года назад

    Mashaa allah bal tolkeygow mahaan subscribe soosaara bal

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 6 лет назад +1

    idiin ma wayo

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 года назад

    Mmmmmm

  • @ilhanjecel3540
    @ilhanjecel3540 8 лет назад +1

    Yawaye gandaw aaaa ala dhiga

  • @dagancadey123
    @dagancadey123 7 лет назад

    Weowoowiow❤️😍❤️🙏🙏🙏👍❤️😍

  • @murtiiyomadadalo7312
    @murtiiyomadadalo7312  8 лет назад +2

    hada kadib ka daawo halkan shameesh hala

    • @maryanxaaji8046
      @maryanxaaji8046 6 лет назад +1

      u heli qarankaga manta abkoowkeey bood boode Iyo abti muxumed xasan noolaada

  • @siciidyabaroow9502
    @siciidyabaroow9502 7 лет назад +1

    Suuroow

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 6 лет назад +2

    bod bode inolalaw

  • @faahimcde233
    @faahimcde233 6 лет назад +2

    Ma soo galisid kuwa badan