ETHIOPIA OO HADAL BADHIDL KU AH SOMALIYA KU HADASHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 22

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 месяца назад +2

    Turks i warned of Somalis a long time! Because if they wanted to build a serious army in Somalia they would have done it a long time ago

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 месяца назад +1

    Horta Waa mahadsanyihiin ciddi shirkaa noo qaabilsaneed haddeysan Gacan galin bad iyo birriba jira oo jooga .

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 месяца назад

    Badilaad ma arag wiika madaxweyne caayna qabiil İTOBİYAN ah waa waxa bada rabo wâa OROMADA reys wasara İTOBİYA qabiilkisa waa na isdifaceyna ✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 месяца назад

    Sharlaawe xadalkiisa waa sax 🎉❤❤🎉❤

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 2 месяца назад +3

    Itoobia anagaba rabna iney cagta gobolka awdal soo galisoo waxaa la isku wareysan doonaa Addis.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 месяца назад +1

      Geesi reer AWDAL state ayadba tahay Guul guul reer AWDAL state cadowkane allah jabiyo

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

    Iinsha allah Ethiopia waxey arki doonta waxeysan waligeed maqlin aya ku dhici doono rag waxa jiro anba wali soo bixin waxeyni lakulmi doonan arin qatar ah ayne iloobi doonin wadba arki doontan insha Allah waana run taasi indhihina aydba ku arki doontan wali waxa nool somaliweyn Guul insha Allah

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 месяца назад

    Soomaliyey abiya qabiilkisa waa waxa nala dagaala waa OROMO İTOBİYA dhedooda dagaalo ayaa ka socda waaisdhameyen ✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 месяца назад +1

    Waxaan idiin shegayaa addunka Alle ka sokow siiba muslimka mareykan aya xukuma turki waxaa sodiray waa mareykan itobiya waxay no haweysaneysana waa mareykan dowlad uusan raali ka ahayna ma imankarto masar sido kale Qadar sidoo kale markuu arko in aan so dhawesaneynana waa suu rabay marku arko sida itobiya in ay shacabku nacebyihiina wuu ka haraa emarad uu ka bilabay markii dadbadan necebyihiin Qader uu ku bedelay farmajo waqtigiisii marki mucaradku neceen wuxuu ku bedelay turki maanta wax turki nooga halis san majiro tii mareykanka wuxuu ku darsaday in uu ka shaqeysto meelihi muhimka ahaa ee shacabku waxka heli lahaa sida dakadda airaborka isbitalada wuxuuna guranayaa wuxu dono . Marka maraykan yuusan umad kale noo adeegsan isagu hana xukumo daniba tiriye sida Afganistaan gaajadaan uu noosoo dirayo hanaga daayo iyo dadka bilaadiinta ah iyo qaniisyada oo ha xushmeyo diinteena iyo dadkeena amaan ha nasiiyeen wadamadaan midba mar nalagu mehrinayo waxay ila tahay danta waa si toosa in mareykan loola hadlo oo kor naga xukumo sida jabiti arrimaheena gudahana ha naloodaayo madaxweynaha aan rabno aan dorano annagaanba ku heshineyn ee qabiil jiis naga dhigaye oo qaar rabaan in ar gobol madaxweyne ka ahaadan taaso sahleysa in itobiya naso gasho Xassan halo gudbiyo iyo mareykanka taladan please .

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 месяца назад

    İtoobiya dhexdooda dagaalo xun ayaa kasoda OROMADA waa qabiil İTOBİYAN ah waana iska celin karnaa İTOBİYA agaa iş dhameeyay qabiilka bada raadinaya waa iska celineynaa İNSHA ALLAAAH ✌️❤️

  • @0markassim21
    @0markassim21 2 месяца назад

    Laan dheere nimadii masaanbaa udanbeysey

  • @CabdiqadirMatonga
    @CabdiqadirMatonga 2 месяца назад

    Turkida iyo masar lawada aamin kumaqawo somalida ayaaaminkuqawa hasikudashtan

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 месяца назад

    Bismillaahi.r.r.x. İtoobiya maahan waxan nala dagaala waa OROMO abiya axmed waa qabiilkisa itoobiyada dagaalo badandhexdoda ayajira marka OROMO waa qabiilka ugu liito İTOBİYA

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 месяца назад

    Masar iyo suudan itobiya biyaha wabiganiil ayay biyhii ayayw leexsatay koronto ayee kadhaliyen jabuuti korantda ayeey ushidan malaayinkaqadataa dolar Sadi

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 месяца назад +1

    Masar Dan Gar bey wadata wayo hadey dacad tahyfestin garab si lahayen

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 2 месяца назад +1

    Kkkkkk. Kuwan waa aqli xumadii. Oo. Dada. Turki. Aana. Ilaalinaayo maya. Masaraa nailaali nayso. Qadaadwayn. Qandho. Ku. Aqli xumo. Badan. Intaad. Nin Malian. Kiiloomitir kuujira. Na ilaali kabaryaysaan. Idinku maxaad. Tihiin. Duli. Liita. Oowzx. Ay. Qabsan karaan jirin. Bale. Maskaxda. Ka. Abaaraysan. Baad tihiin.

    • @SundusibrahimSi-iy6te
      @SundusibrahimSi-iy6te 2 месяца назад

      Haa wlhi wll wxay lamid thy adoo nin asaagaaya ku dhahy ii ilaali naagtyda iyo caruurtyda intaas bay fahmi LA,yihiin mise inayfahmaan baysan Rabin allaha noo gargarro dadkaan meel xun bey noo wadaane

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

      Reer idoor caqli mana lihdin Cuqdadi aya niga buuxdo walikin xitaa daawo mana heleysin illaa cuqdadi nika baxdo dawada galiya u fiican waa quraanka kariimka aya Cuqdada kaa saari karo

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 месяца назад

    Soomalida masar maxay karabtaa falastiin xudud ayay leeyihin dowlad walba dagaalma gasho ilaa duulan laguyahay?🇸🇴✌️

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 2 месяца назад

    Afkeedeey ka hadashay maxay tahay bahdika aad sheegeyso

  • @towfikmsumari813
    @towfikmsumari813 2 месяца назад

    Niyow somalia laga arke ismaraban hade kDS ankashano ama hanala daldalo Suriya palastin hortoddha lacuna adhiga omadhow kudifacaya uranium is guran meshan jahil Aya nunahey gabil un iyo gell ariy Dall yakawargaba jahil wa jahil digkar naguriden

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 месяца назад

    Xasan gurguurte agoon ayu noqday muusey aya agoon ka dhigay qadaadweyntu iyo faqashtii xaraanta ahayd ey beenta ku noola markaa somaliland waa cadceyd soo baxday oo sacabada lagu qarin karin weeyi somaliland