Qisadii Zaynab. Part One BY USTAD YUSSUF(RAXIMAHULAAH)
HTML-код
- Опубликовано: 12 ноя 2024
- Waa Qiso ku dhacday gabar muslim ahayd, oo diinteedi ka baxday, ALHAMDULILAH hadana ILAAH SWT, soo hanuuniyay, dhageyso dhaman qeybaha. waxaa soo jeedinaya ustad be patient in paltalk. alquran-alkarim...
ilaahayo inta aan hanuunsaneen soo hanuuni ilaahayow adaa ayaa hanuunka haayo ee na soo amaanso rabiyow adaa awood leh
ilaahow na amaanso hanuunka adigaa haayo yaa rabi cidaa doontana siiso ilahow na hanuuni oo sharta sheydaanka naga xijaab yaa rabi aamin aamin
masha alaaaaaaaah ilaah kuso hanuuniyay
Jazakallahu qeyr Alle ajir hakusiiyo
jidaadka ayaay taagaan yahiin ama albaabka ayaay ku soo garaacayaan aYAGOO diinta faafiinayo ilaaho naga bad baadi
ilaah aya xaqa ku tusay hadan ku dhiman xaqdarada
@WeBorn2DieAnyTime Inshallah walalo mcn!!!
jazakallah
As Salaam caleykum waraxamtaullaahi wabarakaatuh
Runtii waa sheeko naxdin leh, waxaase haboon in qof walba ama sheekh walba markaa suaalo la waydiiyo ay ku dadaalaan in si sax ah uga jawaaban ama ay suaashaas u gudbiyaan hadba qofka ama sheekh ugu aqoonta fiican ee xagga diinta Islaamka, haddi kale waxaa khatar ah, dhalintaa maanta in ay diinta si sahal uga baxaan, mar haddii ay jawaabta qanciya ay ka wayaan qofka ay waydiyaan. Walaalyaal aynu isu duceyno Insha Allah.
Jazaka Allah kheiran .Ws Wr
diinta waa barasho hadaad baraaniin ama caruurtaad bariin waax qaadaani diintaay rabaan ileen intaad ku barbaarini ee waa in aad raadiso meesha laga barto diintaada
culimada somaalida aha diinta maba yaqaanaan anaaba mararbada wax suaalo aha oo ku saabsan diinta injiilk kawaydii typically waxau iigu jawaabeen sida ay gabdhan ugu jawaabeen laakii luckily anigu waaban is ka daayey inaan wax kale waydiyo culumo kusheega somaliyeed oo gaaladu dhaanto
Asc. Walaalaha dhamaan waxan ushegayaa in shekhan shekh yusuf ibrahim uu geriyoday fadlan waxan idinka codsanayaa in lo duceeyo
dhalinta diinta islaamka ka baxa waa kuwo aan markoodii hore aaan islaamka si fiican aaan u haysyan islaaamka ama diinta islaamka mugdi kuma jiro su'aal walba jawaab ayay leedahay oo waafi ah ma baadari ba aka jawaabaya diinta islaamaka
Somali Miya gabadha????
anigo sahal ah waan jeclahay nagaha inaa cayo
@eleye2011
amiin aaaaamiin dhamaanteyna