Asc big bro hal dalo aan kusina hada rabto in aad ka guleysato makaciisa hoos udhig si aad u dareen siiso in oona waxba aheen .markaas oo dareema in oo qof kabaxay oo waliba ah qof diir ah .hadalkiisa hoos udhig makaciisa daay si aa u guleysato waa ika dalo un asc bro 🙏
Aqlii aan kaafi aheen malahid miya wlll kaafi waa ka marmay dantisa waaa ka racday chankisna kuma dhutid oo horay buu sii wataa waxa maqli jiray saan qarax lug uma dhutiyo sababtoo ah waxu leyahay luugo badan that is why usaan ugu jojeen hal luug oo ka goday. Kaafi waa sida oo kle ciidna uma jogsado horay buu usocaan sorry adiga aqligagi kaafi buu racay kaafi always kaaafi Keep going my brother long time Allaah protuct you full respect 🙏🙏🙏
Kkkkkkkkkkk wlhi caadi ayan u qoslay kulaha aniga laanteyda wax u qabsan karo malaha cml maxa isku haysen marki hureba laba doqon oo saxibey un soma ahen war niyow ana waxan rabna wax naga qosliyo like dalmar yare iyo paracetamol iyo farhia kabayare filiminta ay sameyan cml sheko ma rabno
Marwalba isku kalsoonow illahna aamin kartidaad heerkaan kusoo gaartay horey ugu soco dadka jealous ka ah warkooda deg looma dhigo make your life nin ragaa illaahey kaa dhigay mugdina cadaa xigidoonto keep your hope up.
Adigu big bro ma Kaafi un bey kaga dagtay wax kale ad meesha soo galisid ma weysay ileen waa kaa Kaafi ba hormar kii sa ka shaqeynaya oo youtubkiisa wax micno leh soo galinaya halka adigu Kaafi ad ku heysid sidii hawar maseersan mise viewkii baa kaa soo galay Wale Kaafi inuu wax ka ahaa ismdhaanto tan baa kuu cadeynaysa
Ninkaas wuu ka tashtay haku mashquulin ee la imow hadaa waxqabad isku haysid wah xoola tahay wlhi cay waxan ahyn ilaa hada kama hayno ano gabara oo ka yar iskuma quuro qof aan wada cashnay oo aan isfahmi waynay inaan markasta Camiro caydiisa la so hor is Taago war ragganimo hadaa isku haysid bananka keen xirfadada ninkaas xirfad haka dhiganeh
Big bro we ni mjnga Sanaa nin wyn wa wathy aqligagana quranja wa kayaryahy wayo ? Meja kasugey filiman ad nosotagan inad kafi no xayeysisid war wax makushega ninaks wa nin rag ahh adhina nin rag bathy. Skumelna wa jogtin toss ukalabaxa waxn sidhe dumarka add Malin walba shashada hortagant adho nin adho kale wax kashegayo sidhan hadad modheyso iney kuquraxat od yutupe kulakacineyso wanishigi karta... Ma waxd noqote kowsar janad Aya merkey wayse macamil ayey cayneysay dad an wax shuqul kulehen marka Tass wexey katurjumeysa inad waxba damin dumarka KAFI Aya noxayeysineysa hada markad islajogten ayey kuguficned ninkas hada wax katabaneyso toos ogusheg dadka wax gartka ahh kafi muqaladhis weynu aragna waxu kugushegayo wa sax balse adhii xarr ayad garaceysa anagana firirkis ayanu ufadin laanaha big bro kafi wa nin kulamid toss skagadici Hadi kale amus nyw wabilahi towfiq 🙏
War waaa labay ma dumaraaaa kuwani us bilaaaaa dhaqan yahow keniya wa la ogyahay waxs joga rag nagoba umada aduuuunka ku Noli meshaaaa waa ka cawdubillaysataaa dad nolosha ka dhacay say xamar ubaaabiyeeeen bay Nayrobi raban inay ubaaabiyan
Inadeerow maliin walbaa miyaan ku jiray naa anaa idiin baray iyo wax lamiidaa hadad wadaa socoon kari waydeen is cafiyaa kadiibnaa sha qadiinaa qab sadaa is jiid jiidka is ka dayaa raag ba tihiin wax walaga qurux badan yahay
Acuudu billah aduunka xigmadii ayaa ka dhamaatay waxaad sheeganaysaa inaad wax soo saar ledahay maad tasha tid ood wax soo saar la timaadid mida kale maxaa magaca dumarka dhakada kaa saaray ixtiraam ma dumarkii ayaa noqday wax laysku caayo waar xishoo lax qoosh cabtay ayyd tahay raganimadaad sheeganayso Lasoo bax oo ninkaa tashaday faraha ka qaad waa iga talo
maxaa iska caayaysaan ma naagaa tihiin ta labaad markaad leedahay magacbaan uyeelay adigu isaga hortii maxaad ahayd ma moodaa fanaan caan ah ama qof magaclahaa oo la yaqaanay adeer isku mar uunbaa soo muuqateen
War niman yohooow rag waayeyn baa tihiin e malin walba calyo hanala soo hor istaaginina ee is feera nairopi baa wada joogtaane ana halka hanooga soo calaacaline uf
Ismadhaantadii Aad la Baxdeen Baad Noqoteen un Team Ismadhaamayaal 😳😳😳
Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay
Rag soo wada ceeshay hadey is fahmi waayaan way kala tagaaan lkn in sida dumarka is caydaaan xeerka raga ma ahn
Absolutely bro well said
Xeer rag ma ahan
Iska samir Abowe waa ceeb wax kasto waa la a rakaa legend keep going
My best male youtupers.
1.Big bro
2.Qurux Ku dhiigle
3.Dirisle
4.Yassin Xalyey
5.kamaal Abdull
Kudarso adhigana fikirkeyga lee waaye waana iiga dacad wiligey waan taageri jirey ragan wlhi
Dadwaynh iyo ogaansho
Ogaalk dunida 2 bas ayaan ku xidhnhy
Qurux Kudhiigle
Marish aamin tube
Drisle
Asad hagio
Arimahena
King ck hoosow atimaheena hodon onlin asad ogaalka cusub dadwaynaha
RUclips leyda Somali wax ku anfacaya masodhigan maxa katageeera
1.King CK 2. Hosoow bro 3.liicato 4.Big bro 5.Fathia absie 🙌
Talent majiro isqabqabsi lee soomaali maryooley naga dhaafa wxn
Baraha bulshada doqon baa lagu noqdaa
Fadlan dagaalka naga so gaba gabeya inta igu racsan like
Wll iska dhaf ee hor uga soco isna cafiya manta waa aduun barina waa aakhiro
Asc big bro hal dalo aan kusina hada rabto in aad ka guleysato makaciisa hoos udhig si aad u dareen siiso in oona waxba aheen .markaas oo dareema in oo qof kabaxay oo waliba ah qof diir ah .hadalkiisa hoos udhig makaciisa daay si aa u guleysato waa ika dalo un asc bro 🙏
Raganimada kuma jirto in aaad is caydaan sida dumarka xishoodku waa muhiim big bro magacii isma dhaanto EE aad la baxdeen ha noqonina
Hadal muhiim ah ayaa siiyo
Legand big bro
Aqlii aan kaafi aheen malahid miya wlll kaafi waa ka marmay dantisa waaa ka racday chankisna kuma dhutid oo horay buu sii wataa waxa maqli jiray saan qarax lug uma dhutiyo sababtoo ah waxu leyahay luugo badan that is why usaan ugu jojeen hal luug oo ka goday. Kaafi waa sida oo kle ciidna uma jogsado horay buu usocaan sorry adiga aqligagi kaafi buu racay kaafi always kaaafi Keep going my brother long time Allaah protuct you full respect 🙏🙏🙏
Adaa nabaray bruh ismadhaanto shactiradada baan usoogali jiray bruh scripkiiba bishoi horaan kala soopabtay horay usoco big bruh
Iscafiya brthers
Ooo firii big bro dankle kamadacdho mya 90 wilkaa mxa uheysataaa ninkaaa waxaa filimadhaaa wadhe wa asagaaa kuley lis arag
Today I'm the first person
ASC BIG BRO
BRO DHAQAN RAGEED MA AHAN IN AAD ISKU JAWAABTAAN EE RAGA WAA ISQABTAAN WAANA KALA SOCDAAN EE ARINTAAN JOOJIYA
Mana shegashada waaa lagu cadab galaa wll iska dhaaf arinkinana hoos uxalista blz
Legend Big bro 🙌
Asc walalkey big bro horay usoco Jawaabta iska dey waayo Kuma wanagsana 💐💐💐💐💐
🤔Muhiimadu waaa inaa labadiinaba
Aqli Ciyaaal tihiin 😂😂😂🤣👊
Waaaar deee nio camal kale keena sida naagaha uun ha u wada hadline
Kheir inchallah kaafi saxibkaa ayuu ahaa ka bax arrinkiisa plse
Ninyow ninkaas waa tashadee tasho bro
Big bro kaafi qalanjo mahee wax kale oo keento ma waysa 🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😳😳😳😳😳😳
Nio aniga adaan ku taageersanaa lkn hada wax aad lajoogto malahan
Ninkaasna wu shaqeysanayaaa
2
Big bro comments ma akharisati miya dadku waxay kuqorayaa firso sxb
Mey isagaa legend
Ragiii somaliyeed ma saasaa u dambaysay ilaahow adaaa noo maqan
waa qalad in aa nin rag ah aa qalanjo kudhado asigu siwalbo uu kucaayo madhahao erayada dumarka.isticmalaan
Kkkkkkkkkkk wlhi caadi ayan u qoslay kulaha aniga laanteyda wax u qabsan karo malaha cml maxa isku haysen marki hureba laba doqon oo saxibey un soma ahen war niyow ana waxan rabna wax naga qosliyo like dalmar yare iyo paracetamol iyo farhia kabayare filiminta ay sameyan cml sheko ma rabno
Kaafi camal bad kadhigatay ee wll hal abuur kle la imow
Big bro ma jwb uunba sugnaa marka iska daya waxan hdii waxkasta laga si sheego inaga dhaaf wllo aduu ka ronow
Marwalba isku kalsoonow illahna aamin kartidaad heerkaan kusoo gaartay horey ugu soco dadka jealous ka ah warkooda deg looma dhigo make your life nin ragaa illaahey kaa dhigay mugdina cadaa xigidoonto keep your hope up.
Ani wxey ilathye wali inadhe kamarmin wyo asaga wax tarkiso lasobaxee botadha joji wilkina iskudite meshane wax mku heysig big bro runta hooo
Big baro wllkey wanku wata ee kafi warkisa inta haku ekado iska dhaf
Keep going pro
Adigu big bro ma Kaafi un bey kaga dagtay wax kale ad meesha soo galisid ma weysay ileen waa kaa Kaafi ba hormar kii sa ka shaqeynaya oo youtubkiisa wax micno leh soo galinaya halka adigu Kaafi ad ku heysid sidii hawar maseersan mise viewkii baa kaa soo galay Wale Kaafi inuu wax ka ahaa ismdhaanto tan baa kuu cadeynaysa
Sharafta uma fiicno sida dumarka cml udhaqanka sanadkan dumarka xita magartan dhaqankan iscayyesan maficno dadka qar sirtod weidinka qarsanayan gabdhaha WA kadarten wllhi
nolow zxb sare
Hadal ma taqaanidee meesha iskaga carar bidaar love
Big pro nin range iska dig danahaga raco ikadaf kaafi arimihisa ee cadi iskadig
Bigbro sxb wixii aankugubaranay nookeen sida hodon 100×100
100+100÷100 hodon sxb hodon
Bro iska dhaf iskana ilow
War lama rabee, ninka Nairobi ayu kula joogaye ilkaha ka daadi ama warkiisa iska xir video na haka soo duubin. Naag nimada naga daaye.
Keep it up bro
Big baru sxb malin walba sidi dumarkii hasoo istaagin horteena adigo kaafi ku dhegane hor mar samey barnamij laimaaw waxaani waa duqo nimo
Masaha allah
hhh
Legend big pro🙏
Waar islayaab oo hadaad wax isla hayso dee soo daa hadii kale dadka dhegaha haka wasakhayn waxani maaha wax ladha gaysan karo😮😮
Ismadhaanto waa magac qaldan hdii Aad iskujawaabtana ismadhaami doontan waxan idindhihi laha iskadaaya oo sidiiragakii udhaqma
2 hdii aad shali iscaawisen mar unbaad isbarateen hdii aad isfahmiwaaysen kalataga aayar
I love you big bro😀😁😁
Keep going bro
🤣Jawaab Deg Deg Halkan ka daawo
ruclips.net/video/R9r5lnRG_Sw/видео.html
Ninkaas wuu ka tashtay haku mashquulin ee la imow hadaa waxqabad isku haysid wah xoola tahay wlhi cay waxan ahyn ilaa hada kama hayno ano gabara oo ka yar iskuma quuro qof aan wada cashnay oo aan isfahmi waynay inaan markasta Camiro caydiisa la so hor is Taago war ragganimo hadaa isku haysid bananka keen xirfadada ninkaas xirfad haka dhiganeh
Big bro waa runtaa kaafi adiga kugu baranay oo waa marag madoon taasi
Saxii inaa nabartay
Big bro we ni mjnga Sanaa nin wyn wa wathy aqligagana quranja wa kayaryahy wayo ? Meja kasugey filiman ad nosotagan inad kafi no xayeysisid war wax makushega ninaks wa nin rag ahh adhina nin rag bathy. Skumelna wa jogtin toss ukalabaxa waxn sidhe dumarka add Malin walba shashada hortagant adho nin adho kale wax kashegayo sidhan hadad modheyso iney kuquraxat od yutupe kulakacineyso wanishigi karta... Ma waxd noqote kowsar janad Aya merkey wayse macamil ayey cayneysay dad an wax shuqul kulehen marka Tass wexey katurjumeysa inad waxba damin dumarka KAFI Aya noxayeysineysa hada markad islajogten ayey kuguficned ninkas hada wax katabaneyso toos ogusheg dadka wax gartka ahh kafi muqaladhis weynu aragna waxu kugushegayo wa sax balse adhii xarr ayad garaceysa anagana firirkis ayanu ufadin laanaha big bro kafi wa nin kulamid toss skagadici Hadi kale amus nyw wabilahi towfiq 🙏
Sxb energy gaa aad waxaan damaala kusoqoreysid quran maad kuaqrisid yahudi kudashe wase cml laan ayatahy
War waaa labay ma dumaraaaa kuwani us bilaaaaa dhaqan yahow keniya wa la ogyahay waxs joga rag nagoba umada aduuuunka ku Noli meshaaaa waa ka cawdubillaysataaa dad nolosha ka dhacay say xamar ubaaabiyeeeen bay Nayrobi raban inay ubaaabiyan
Kaafi qalanjo walhi magac baad la heshay😄😅🤣🤣😃😃😃😃🤣🤣😅😅
Walee been Alla caayey ee kaafi abdi anigo an big bro aqaanin ayan aqaaney asagoo badana xata wax direct gareynaayo
Hory usoco wll waku garabtaganhy❤️🙏
Inadeerow maliin walbaa miyaan ku jiray naa anaa idiin baray iyo wax lamiidaa hadad wadaa socoon kari waydeen is cafiyaa kadiibnaa sha qadiinaa qab sadaa is jiid jiidka is ka dayaa raag ba tihiin wax walaga qurux badan yahay
Acuudu billah aduunka xigmadii ayaa ka dhamaatay waxaad sheeganaysaa inaad wax soo saar ledahay maad tasha tid ood wax soo saar la timaadid mida kale maxaa magaca dumarka dhakada kaa saaray ixtiraam ma dumarkii ayaa noqday wax laysku caayo waar xishoo lax qoosh cabtay ayyd tahay raganimadaad sheeganayso Lasoo bax oo ninkaa tashaday faraha ka qaad waa iga talo
Waxan madhamadan miya raga wax wey isku qabtan wana dhamadane sxb naga daya waxan ee filiman iyo barnamishyo no sameya
Hadal mataqaanid walal
Kaafi cabdi waad dhaafiladahay wax dhaama la imaw
Musalsalka dagaalka naga cun nio
maxaa iska caayaysaan ma naagaa tihiin ta labaad markaad leedahay magacbaan uyeelay adigu isaga hortii maxaad ahayd ma moodaa fanaan caan ah ama qof magaclahaa oo la yaqaanay adeer isku mar uunbaa soo muuqateen
Raga soomaliyed San ma u danbaysay akhas war orda sida isu dhama xoloyohow
Hhhhhhhhhhhhhh war kaafi kuma caayo lkn marwalba waxabaad kasheegasaa wxaa cadaan ah inaad feyskiisa kunoleyd intaad is barateen
Bees inaga daa waan ka cajisney dagaalken halkaas ku jara
amiid safarkiisa prank miyaa mase wowbaxay
War NBI ma sidan baa u danbeyse rag magalka isla jooga oo social media isku caayaya 😂😂😂😏😏😏
waar xishood ninwayn Yaad tahay ee wiilka ka hadh
War niman yohooow rag waayeyn baa tihiin e malin walba calyo hanala soo hor istaaginina ee is feera nairopi baa wada joogtaane ana halka hanooga soo calaacaline uf
Caydii miya wali wadaa war danahaaga raaco ninkaz jaanis kuma hayee shome on u
🔥🔥🔥✅✅✅✅🥰🥰🥰
🤣Jawaab Deg Deg Halkan ka daawo
ruclips.net/video/R9r5lnRG_Sw/видео.html
Ninkan hada muxu kahadlay hada waa yaabe ismadhanto waxa u labaxdeen ayaa qabtaan wlhi
Waaaar sheeko kale keen laba nin oo waawayn oo sida dumarka mar walba quuq qaadaa ha gurine
Talanti la kaalaya
War aamus nefyowoh
Big bro buufi cayaanka
War arintaas wa dhamaatay ee views raadis jooji
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Big bro ninkaan Sida Dameerka ayuu ku so raartey, waana kugu dan gaarey ee qaylada intaad iska dhaafto danaahaga raaco😀😀
isma dhaanto ilmo camal ayey isku caayayaan war xishooda oo kala danaysta kala aamusa ceebtiina
Adiga waxkale mahaysaa ninkii meeshii sii waashitey hadii aad wax isku hayso shido
Dabaal an tagyernay hanagu noqon doqonow iska daaa noqonkas ee wax qabso
ragan sxbada ah maxaa isku diray
Ninka caan can daleee weyo
waa walid in kaar kaasi hhhh
bro for get that guy move on sh****t happened what the hell
Keep gonig my brother
Big barow ninkas iska daa banakin kalamar
🤣Jawaab Deg Deg Halkan ka daawo
ruclips.net/video/R9r5lnRG_Sw/видео.html
Sida loo hadlo soo baro
Layabkan daybal
Sxb adiinkoon is caayin kalabooda nin walbana ciwaan hasameysto