DEG DEG: Militeriga Somalia oo Guul Taariikhi ah gaaray, Go’aanka Md Hassan & Somalia oo uhiilisay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии • 49

  • @Laabkiciye10
    @Laabkiciye10 10 дней назад

    Somalia 🇸🇴 Guul iyo Gobaanimo 🇸🇴

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 12 дней назад +2

    Allahayoow xifdi madaxweynaheena iyo ciidamada xooga dalka somaliyeed ❤

  • @mohamudmohamud3919
    @mohamudmohamud3919 12 дней назад

    Guul madaxwayne

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 12 дней назад +1

    maasha allah guul ciidanka xooga dalka

  • @SiyaadCabdi-v1f
    @SiyaadCabdi-v1f 12 дней назад +2

    Mashaa Allaah
    Guul xoga dalka & dal xoreye❤❤❤❤❤❤

  • @Sarmaan3813
    @Sarmaan3813 12 дней назад

    Masha allaah

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 12 дней назад

    Allahu❤akbar umdy islmak ay ama musilmak ay alle ha mideyo ha siyo madaxad fcn inshallah

  • @ShugriIbraahin
    @ShugriIbraahin 12 дней назад +1

    Guuuuu❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 11 дней назад +1

    SAMBOLOOSHE LABA JAGO MIYUU ISKU QABAN KARAA WAABO JAAJUUSKA UWEEYN ETHIOPIA O SOMALIA UFADIYEE😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 11 дней назад

    HESHIISKA XAMAAS IYO ISRAEL MUXUU KA OGYAHAY XASSAN DIIQO ABY AXMED AYAABA GUMEEYSTE😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 12 дней назад +1

    Dalxureeye guul iyo Gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 12 дней назад +1

    Ciidan xooga dalka soomaaliyeed hambalyo Laakes madax daacad ma haystaan xaqiiqdii

  • @BuraaleJaamac
    @BuraaleJaamac 12 дней назад

    Guul waye

  • @SaacidMohamuud-z8i
    @SaacidMohamuud-z8i 12 дней назад

    Phalastin guul

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 12 дней назад +1

    kosofo ayaa dhaantee xagaa kor ukacu joogaa

  • @iqrofeysalCisman2024
    @iqrofeysalCisman2024 12 дней назад

    👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye 12 дней назад +1

    Amxaaradda ka danbeysa Qaraxyada Xamar si ay dalkenna u sii joogto.

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 12 дней назад +1

    MW.xasan.xaabsade.mabadhergomiyaa.dhulaalkii.wuudhmeestay..armuu.iibsadaa.vila soomaalia

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 12 дней назад +1

    Been iyo Qurafaad Ayaad Ushegtaa Wax magarata

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 12 дней назад +1

    BEENALE # 1

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 12 дней назад

    Riwaayad ha noo dhigina indhaha somalia ayad rabtaan inaad waxan oga jeedisaan. Haddi militrigeena awood leeyaha maxaa baddeena xoog loogu sheeganayaa. Annaga bararaq uma baahnin ee dadka ha qaldina wax awood oo meesha yaal ma jiraane.

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 12 дней назад

    Waxan kujirna 5 ogu hoseso😢😢😢 30 sano

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 12 дней назад

    Yaaa huuuu xasan aruursadow bililikho milatari haduhayo xamar shabab canshur kamaqaaden dhiilna lama usangalen

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 12 дней назад

    Kkk😂😂 nagada calool xumada

  • @rowdaabdisalan5776
    @rowdaabdisalan5776 12 дней назад +1

    Benale

  • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
    @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 12 дней назад

    Waxaas waa ceebteena aad sheegaysaan ee naga aamusa

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 12 дней назад +1

    Yaahuu yaahuu yaahuu

  • @AbdiaziiznuurxasanXasan
    @AbdiaziiznuurxasanXasan 11 дней назад

    Waxa mesha kugu qoran iyo warkaaga isma laha

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 12 дней назад +1

    Futada hawiya ka sheekasa beenlow bahane jajuusa shisheeya Cidana intu joogo xasan Kirsten aa dilay, kulu cidana ma joogo waa dadki wacalas oo duur joogo aha side xayaawan am xoolaha waa iska ciyaal tuulo am ciyaal Burnda, ciyaal jangada. Beenlow bahane jajuusa shisheeya

    • @ugaskabeesha4539
      @ugaskabeesha4539 12 дней назад

      Cudur hawiye aya idin heyso ogaada somali lagaga shekenayo wa hawiye le

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 12 дней назад

      Daarood Somali maba ahan maxaa kaa galay Somalia Tigree ayaa tihiin awoowgaa Abdirahman Jabarti waxuu ku ag aasan yahay najaasha aksum iska cabaada laangaabyo ciilan Madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud Hawiye ayuu ka dhashay cid sidaa u fiirin kartane ma jirto iska calaacala Somalia 🇸🇴 waxaa Leh 9 ilmo Samaale edab hadii aad ku joogi weeysaan 1991 ayaa i qarso noqoneeyso 😂😂😂😂

  • @abdiraxmanabdilahi793
    @abdiraxmanabdilahi793 12 дней назад

    Alle kabaqp lacag waad iska heli hadaad calafku leedahay

  • @IgeAbib
    @IgeAbib 12 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. MA GURGUURTAA $50 DOLLAR KU SIIYAY. HALKUU FARMAAJO GAADHSIIYAY AAD BAY UGA LIITAAN MAANT

  • @yassinabdi146
    @yassinabdi146 5 дней назад

    Xaa ku been badan warqaad kkk

  • @adanmahamed928
    @adanmahamed928 12 дней назад

    Sidaan Ciidanku koror u masameyn karaan

  • @MaxamuudaadanCabdi-n4e
    @MaxamuudaadanCabdi-n4e 11 дней назад

    Haha 3 wadan aya hoos kamartay waxayna gashay kalinta 142 maxay thg gusha marka 2022 waxan jognay 139 😂😂😂War lahupo la imow😂

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 12 дней назад +1

    Waa yaab maqajilayaal (maxishoodayaal)reer dameer 😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 11 дней назад

    KUWII WALAALOHOD SOMALIED RAAS KAMBONI KUDUULEY O DAGAHA LAGA JAFEY O UGALEY KENYA O MAXAABIIS KANONGDEY KEENYA.OINDAHA LAGAXIREY O KENYATIGA KARBAASH KALA DAALEN MIYAD FALINEYSA XAAYO YOHOW O AQLI DAMEERKA LEH

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 12 дней назад

    Sanbloosh oo loo magacaabayaa madaxweynaha hiirshabeele

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 12 дней назад

    Guusha xasan uu keenay maxay tahay inuu dalka burburiyo

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 12 дней назад

    Asc Asxaabeey Xasan Siyaasad Xume inta uu iska daba wareegaa Milatariga Somalia waxaay Noqonayaan Milatariga ugu Hooseeyo ee Caalamka Xasan Siyaasad Xume na waa Madax Weenye hii ugu Xumaa ee soo mara Somalia Dadka uu u wakiishay Hogaanka Dalka waa ku wii ugu liitay ee uu ku Xushay Saaxiib iyo Nin tooxsi Alloow Sahal Amuuraha Abgaal na Garan sii Macnaha Siyaasada unukaa leh Xamar loo Joojin Maayo wax ma ku dhis Maayaan mise Xili Digtateer ayaa la joogaa Caalamka Bishaar ayaa u dambeeyay Maanta na waa Qaxooti

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 12 дней назад

    Hawiya ka dabanaya qaxayada xamar ka dacay hawiya ka danbaya wax qaxa dhacay hawiya dad duur joogo side xayaawan am xoolaha Ciyaal Burnda ciyaal tuulo

  • @NimaDubad-p3e
    @NimaDubad-p3e 12 дней назад

    See but looking
    Pp

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 12 дней назад

    Kkkkkkk😂😂😂😂
    Xasan xaar nin dad u qaanaa majiro jaahil waalan oo aan garasho iyo caqli iyo wadaniyad iyo iimaan iyo diin toona lahayn bay aduunka iyo umada soomaaliyeedba utaqaan

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 12 дней назад

    Beenaale somaliya kala badh shabaab yaa haysta

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 11 дней назад

    BEENALE QURUNLE