Said Nabadon Muqdisho burburkii Somalia Muqdishu War

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 35

  • @thepestcontrol6031
    @thepestcontrol6031 17 лет назад +3

    Said, Greetings from Barcelona man. You are a true Samalian Hero, keep up the good job. I really enjoyed the tour you gave us. It is so painful to see Mogadishu through your eyes. There must be alot more you can show but you don't think we will be strong enough to watch.

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 2 года назад +1

    2022 😢alx hada sidaan waan dhaam naa alx alx marwalba ilaahey mahad iska leh umada somaliyeed umad is jacel ilaahey hainga dhigo

    • @Abdiqadir636
      @Abdiqadir636 6 месяцев назад +1

      Aamiin yaarabi 🤲😥

  • @isseissuemohamed2032
    @isseissuemohamed2032 Год назад +1

    I watch this video today 28/7/2023

  • @cheyyene
    @cheyyene 17 лет назад +1

    Fiidiyow fiican baad soo duubtey saaxiibkiis,
    sarahan dhulka la dhigey ayaan dhoweyd tv-ga wadamada galbeydku ku yaala wuxuu sheegay in aysan diyaaradi dhigin balse xabadi dhulka dhigtey, waa cajiib waxaanse kasii dareemaya halkan in dagaal kaliya lagu burburin balse biliqo biraha iyo saqafka awgeyd ay u burbereyn, weynu dhisi doona insha'allah. u got my awesome rate !!

    • @EnzoYosuf
      @EnzoYosuf Год назад

      markas ani ma dhalan kwrn

  • @VivaSomalia1
    @VivaSomalia1 15 лет назад +1

    One can't help but feel sad to see this. but it's Okay somaliya we will rebuild it again ISHA-ALLAH XAMAR will shine again I promise you that.

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 2 года назад

    alx maanta 2022 dhammaantood waa ladayactiray daljirka,xaawotako,dhagatuur,iyo sayidka dhamantood talooyinkii way saaranyihiin waana meel lagu nasankaro oo geedoleh

  • @abdibulle3021
    @abdibulle3021 5 месяцев назад +1

    after 16 yrs

  • @ayubalibarre3232
    @ayubalibarre3232 4 года назад +2

    20 daqiiqo kahor soo maray daljirka daahsoon iyo ex parlamaan 😭

  • @manchester2064
    @manchester2064 14 лет назад

    we will rise up from the ashes again and re-claim the true wadanimo and bravery that our bleoved late prez Siad Barre thought us.

    • @mahaddaahir1380
      @mahaddaahir1380 3 года назад

      10 years later and nothing has changed😢

    • @KarimTVSOMALIA
      @KarimTVSOMALIA 3 года назад

      @@mahaddaahir1380 Some but not everything

  • @saludAka
    @saludAka 16 лет назад +1

    beer weynidaa ilmo ka yar yar aya ku nool meshas sxb secamal cadi iskadhig peace.

  • @hodmanahmed5650
    @hodmanahmed5650 11 лет назад +1

    Ya Allah dadklii saan sameyey sooma noola wali iyo waxay dhaleen? Somali in lagumaysto mooyee ma is raci doonto, Gumaysi cad ayee raban ay isku jecladaan walalo kunoqdan.

  • @ruhail1
    @ruhail1 17 лет назад +1

    ha hay.
    haybad waxaan ku leenahay dhulkeena hooyo

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 4 года назад +4

    Xamarey mxaa so martey wlh sidaan al shaabab ugu baqo walidkey xitaa ugu baqo wlh🇸🇴😂

    • @abdirahman3272
      @abdirahman3272 2 года назад +1

      Cabsi cabsi waaye😂😂😂😂😂😂😂

    • @zahramuqtaar3299
      @zahramuqtaar3299 2 года назад

      @@abdirahman3272 😂😂😂😂 hada al shawaab toogdooda waaye

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 3 года назад

    Alle wuxu yishi sw dhulka hafasahadinina in tii ilahay hagajiyay kadib somalidu dad wadaniyina maha

  • @imahmud
    @imahmud 16 лет назад

    who can be blamed the destruction of Somalia? would you say Siyaad Barre, the soldiers, the nation or.... who??

  • @production2023
    @production2023 16 лет назад

    Somali caradii ilaahey ayaa heesta iyo siyad barre siduu uula dhaqmay diinta islaamka.

  • @zuweeys
    @zuweeys 16 лет назад +2

    xamar war kiis ma, jiro xara dheeraa laga soo qaxay -lol

  • @MrANAGHEEL
    @MrANAGHEEL 12 лет назад

    Aad baad u mahadsantahay Said Nabadoon xilka aad iska saartay inaad inoo soo gudbiso marxalada Muqdisho ay ku dambeysay oo wax aad looga naxo ah.

  • @khalaf2007
    @khalaf2007 17 лет назад

    the dude was about to say something but then he realised there 40 hawiyes around him. ( waxaad isleedahay dadka wadanka.. then he changed the topic... oh man i know what you are seeing is desaster but what can we do. the zoo keeper felf sleep and boom everything was ruined..

  • @zuweeys
    @zuweeys 16 лет назад

    dad aanba waxaas qiimo la, lahayn ayaa magaalada ku soo qaxay ha, ilaawin taasi.!

  • @elmi323
    @elmi323 13 лет назад

    Asc all, salaan bacdi waxaan oran lahaa, ninyahow ha iska dhigin nin Europe amase USA ku dhashay, Soomaali baa tahay, weliba noocaada oo kale waaba nooca Xamar saa u galaye, ninyahow caadi iska dhig, stop suura daaroodka koley adoo kale iyo tolkaabaa dalkii saa u galee, isku xeshoo. Maahmaah soomaalina waa jirtoo ku leh Calool Baahaney Cawradaada dedo

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 4 года назад

    Mesha barlamanka waxay ku tala d casiis marku liido lo siisocdo ya ihu racsan

  • @Muqtar
    @Muqtar 17 лет назад +1

    liiban.kkkkkkkkkkkk waalahi waa iga qoslisay wax wallan aa tahay kkkkkkkkkkkkkk

  • @ciisecazadiin9807
    @ciisecazadiin9807 Год назад

    Muqdisho rafad wey so mar thy

  • @maahadyare
    @maahadyare 16 лет назад

    Fikradaada soo gudbi, cayda ka reeb, ixtiraam lahaaw fadlan.