CEEB NINKAAN SHIIKHA KU QARABTA OO FASHILMAY IYO 2 DIINTA IYO CACABKA SOMALIYED KU AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 ноя 2024

Комментарии • 35

  • @QorshoAbdi
    @QorshoAbdi 6 дней назад +3

    Ilaahay ka baq cimraan waxan way dhacaan nikaan waa sheekh

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 6 дней назад +1

      Waa runtaa Subhanallaah somali maryoley Qofka runta u Sheega wey neceb yihiin Aduunka dadka ugu fasaadka Badan waa Somali maryoley Yaahuu

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 7 дней назад +3

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @NimaHassan-q3q
    @NimaHassan-q3q 7 дней назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @abdirazakhhassan4620
    @abdirazakhhassan4620 6 дней назад

    Sheekh layaqaano waaye haku xeeldheeraanin Illaheygi ku'abuurey kabaq!

  • @HindiyaHindiya-n3v
    @HindiyaHindiya-n3v 7 дней назад +2

    Ilaahay uga baq wall

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 6 дней назад +2

    Sheequ wuu saxsan yahay waa dardaarankii nabigeena scw gabdho badan ayaa wadaadada wax walba u sheega isaguna waa inuu dadka u sheegaa waxa dhici kara sheeqan dadka ayuu quraan saaraa

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 7 дней назад +2

    Salallahi Alleyhi Wasalim

  • @11naa44
    @11naa44 6 дней назад +1

    Wlhi wa yaab dhaqan xumadii bey caadi ka dhigi rabaan
    Nimanka ciyaalka aysan dhalin berigi wey ilaalin jireen lkn kuwa hadeer iney ciyaalka waalid u yihiin ma fahansana
    Ciyaalka Alle haka qabto dadka xun
    Ninka iyo naagtas tiktok ga ha laga qabto
    SubxanAllah

  • @AnabSidi
    @AnabSidi 7 дней назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw. Scw scw. Scw❤❤❤❤❤

  • @FatuushSulub
    @FatuushSulub 6 дней назад

    Salalahu caleyhi wasalaam Salalahu caleyhi wasalaam Salalahu caleyhi wasalaam

  • @samatar1142
    @samatar1142 6 дней назад +1

    💯 waa runtaa, ninkan daaciga sheegtay waxa uun ka hadlaa waxyaalo wasaq ah dirty things.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 дней назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 7 дней назад +2

    Sheekh maahan kan waa Sheekh sheeydan Subxaan Allh

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 6 дней назад

      Sheydaan aabihii adigaa ah kaalay runta qari xoolo bilaa caqli ah

    • @AishaJamac-s4t
      @AishaJamac-s4t 6 дней назад

      Subxanalah hada si dhiiran ayad shaydan ugu sheegtay lakiin malin gacantadu kugu markhaati during ayaa imaan, culimada hana xishoodo

    • @11naa44
      @11naa44 6 дней назад

      Maha wll dembi ha gelin dad aya la talin weydiyo

  • @WardaLaki-u5f
    @WardaLaki-u5f 6 дней назад

    Way jiiran waxaan wana xaqiiqo

  • @MussaFarah-t3f
    @MussaFarah-t3f 6 дней назад

    Cabdul xaafid ayaa waraystay

    • @shamkehade5972
      @shamkehade5972 6 дней назад

      Waraysiga sheekh ahmed ku qoran tahay miyaa arinkana miyu ka hadlay micnaha Mala waydiye bro Wan arkay hada ma dawan karo Time yar awged

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 6 дней назад

    Shiikh maahan waa nin kaadib ah oo umada intuu shiikh isaga dhigo fisqi iyo been umada ku dhex faafinaaya. Ilaahay umada haka qabto beentiisa

  • @aadanyaretube7102
    @aadanyaretube7102 2 дня назад

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @QorshoAbdi
    @QorshoAbdi 6 дней назад

    Hadalka inuu asluuboyo ayaay ahayad laakiin wllo way dhacada

  • @MussaFarah-t3f
    @MussaFarah-t3f 6 дней назад +1

    Waar kani isaga hala baadho

  • @AishaJamac-s4t
    @AishaJamac-s4t 6 дней назад +1

    Ilahay ka baq waxaadan wax ka ogayn ha ku danbabin .Cimraanow yaan views ku kaa galin Culimada, wax yaabo badan ayaa aduun kaan sii xumanaya ku soo kir dhay

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 6 дней назад

    War waxaan waa Doqon ma’ah sheekh waa views raadis nacaska. 🙄

  • @MussaFarah-t3f
    @MussaFarah-t3f 6 дней назад

    Waar sxb laakaha kan waxkasta
    Halabaaro

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 6 дней назад

    Sheikh ku sheegaan intaas oo sheegay meel kasto aan ka dhageysanay ee waxyaabaha kale u sheegay oo weli laga hadlin aa jiraan ee maa sheegtid kulligeynaba copy cat ayaa tihiin ee isku dayashadha iska dhaafaa.😮😮😮

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 6 дней назад

    Kan qof kasta oo caqli leh wuu fahmi karaa inuu been soo dhodhobay waa fiyuu raadis fitno ayuu fafinayaa.

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 6 дней назад

    Adiga been iyo qudhun ku qarabta waar illhy ka cabso doqonyoow

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 дней назад

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 6 дней назад

    WARYAA AKHLAAQ NA LIHIDE SHIIKHA KA DHAMOW SHIIKHAN ADIGUU KU CILMI IYO CAQLI DHAAMAA WAX SAX AH 100% SOMALIDA KA DHEX DHACAY MARAR BADAN AYUU SHEEGAY IN CARUUR BADAN WIILAL IYO GABDHABA LA DHIBATEYEY WAA RUN DALKII IYO DIBADBA MEEQAAD SICIAL MEDIAHA KA MAQLEYSAY KAALAY INDHAHA CIID NOOGA SHUB

  • @hyy610
    @hyy610 7 дней назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @LovelyGrassyMountain-lw8vz
    @LovelyGrassyMountain-lw8vz 6 дней назад

    Ninkan Sheekan sheegtay adabtii culumada malahan dhaqana Uma lihiin ninkaar waa dadka la qaatay dadlaqatay markan leeyahay
    Waxa jira dad loo hanjabay lakiin an mida ilahay ku shaqayn markaas halahan ficnayn loo sheego in uu dadka la wadago
    because is sheikh he is sick. He is agreement the people. Yeah, his belief that.😮

  • @LovelyGrassyMountain-lw8vz
    @LovelyGrassyMountain-lw8vz 6 дней назад

    Ninkan Sheekan sheegtay adabtii culumada malahan dhaqana Uma lihiin ninkaar waa dadka la qaatay dadlaqatay markan leeyahay
    Waxa jira dad loo hanjabay lakiin an mida ilahay ku shaqayn markaas halahan ficnayn loo sheego in uu dadka la wadago
    because is sheikh he is sick. He is agreement the people. Yeah, his belief that.😮