Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 83

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 83

Комментарии • 82

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 2 месяца назад +28

    Anaa one ah allah mahad lehh

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 2 месяца назад +17

    Umulqeyr baro waa qofka ugu fcn inta filmkaaan jisha dhammaan reer qasaal way ficn yihiin laakiin umul qeyr Iyo hodon qurux waan Ku heystaa❤❤❤

  • @bushrayusuf-lo8so
    @bushrayusuf-lo8so 2 месяца назад +3

    Qosol gariir lagulahaa 😂😂

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 2 месяца назад +3

    Xaawoy umulkheyr hadan aqon danaa ibaraneee tuugoyin yhow gbdha dadow iska celsha lol😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bushrayusuf-lo8so
    @bushrayusuf-lo8so 2 месяца назад +3

    Qosol gariir lagulahaa 😂😂 4:52

  • @degan4
    @degan4 2 месяца назад +10

    Sacdiyo iyo canugeedii yar waa imisa jir ileen isku waqti ma nihine😂😂😂😂

    • @ibnudharaar
      @ibnudharaar 2 месяца назад +1

      wlhy waa runta isku waqti manihim waayo gabadhi yaraydbaa Durba Kortay

    • @ShukriA-e9v
      @ShukriA-e9v 2 месяца назад

      😅😅😅

  • @FarhanAhmed-rb7xy
    @FarhanAhmed-rb7xy 2 месяца назад +16

    Xeynoosh qosolka. Yrey canugt soo dhiip😀

  • @seynabnuur6011
    @seynabnuur6011 2 месяца назад +4

    Xeeynoosh yaan lagudilin duqa wakaa dhalinyaryahaye😅😅😅😅😅

  • @upthiakani1015
    @upthiakani1015 2 месяца назад +1

    Ala ala xaynosh wixi helan layabay😅😅😅😊

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 месяца назад +3

    Ninka dheeri waa funny odaygii xaytoosh meelbuu saaray

  • @SacdiyaAden
    @SacdiyaAden 2 месяца назад +4

    Umul kher keep going

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 месяца назад +3

    Filimka cusbadaa Ka sii dhamaaneysa dadkii funnyga ee leysugu talagalay waa sii kala baxayaan

  • @RaxmaXasan-zr8nc
    @RaxmaXasan-zr8nc 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤

  • @Farxan.Daahir
    @Farxan.Daahir 2 месяца назад +3

    ❤❤❤😊

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 месяца назад +5

    Xeynosh Asaa Xaq Uleh Gabarta Sababta Hoyaded Inta Aysan Dhalin Ayuu Waniyy Uu Dhahay Ha Iska Turin Manta Ayay AbdiShugri Radinayan 😂

    • @siciidxuseen271
      @siciidxuseen271 2 месяца назад +2

      Wax iskuma dhalaan miyaa xaynosh iyo islaantiisu

    • @abdulkadiryousuf7395
      @abdulkadiryousuf7395 2 месяца назад +1

      @@siciidxuseen271 😁😁😁😁 Waa Dumashiyee Hanagu Fogeyn Xeynush Yuna Na Arkinee

  • @Maxamedcabdi-ks7be
    @Maxamedcabdi-ks7be 2 месяца назад +7

    Yaa xeynoosh

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 месяца назад +3

    Xaynosh gabadha dhib la,aan ayuu dhalay lakiin gabadha uu dhalay xanoosh maxaa ninkan u sheeganayaa xanoosh ismuuji ❤❤❤❤❤❤😂

  • @alidiis3675
    @alidiis3675 2 месяца назад +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @XabiiboCabdi-mc5ke
    @XabiiboCabdi-mc5ke 2 месяца назад +1

    Waw aynoosh

  • @user-go8rb6ho5b
    @user-go8rb6ho5b 2 месяца назад +1

    Waawareey xaynoosh waxbaa helay

  • @saynabcabdicali-mo9rg
    @saynabcabdicali-mo9rg 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @siciidxuseen271
    @siciidxuseen271 2 месяца назад +2

    I am 21th person

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 2 месяца назад

    Islaanta xaynoosh xaaskiisa matalaysaa sibay doqon doqon umatalaysaa

  • @XabiiboCabdullahi-j5k
    @XabiiboCabdullahi-j5k 2 месяца назад +1

    Cajiib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 2 месяца назад

    Qoftaan gabadhaaa maaa iyadaaa dhashaay dadki dhalaay ayaaa jogeee anaga xitaaa ka marq nahay 😢😅😮

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 2 месяца назад +1

    😊❤

  • @KhadarMustafe-ty9lh
    @KhadarMustafe-ty9lh 2 месяца назад

    Umulkhayr kep going

  • @shadirm
    @shadirm Месяц назад

    Reer qasaal maxaa idinku dhacay maad noo dhameystirtaan filimka

  • @user-xo1ez4lu4i
    @user-xo1ez4lu4i 2 месяца назад

    Vivi xeynoosha

  • @user-vn2qm5ue5z
    @user-vn2qm5ue5z 2 месяца назад +4

    Asc❤✋️

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Месяц назад

    XAAWO IYO GABADHAN YAR WEY ISKU EGYIHIINE AYADA MAA SI SAX AH U DHASHAY TOLOW

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 2 месяца назад

    Dad caqli u Saxiib ah ayaa isku imaaday thanks team qasal

  • @BilemaxamedCigaal-le1xe
    @BilemaxamedCigaal-le1xe 2 месяца назад

    Cabaar ban sugaynay sodhawayn part 83

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 2 месяца назад

    Wale xaynoosh igarre aya helay 😂 yabadana xaynoosh waxa ka daranba islanta u qabo ee cunugta islamed iskaga dhagaysa
    Horey uu soco team qasal ❤ From djabuti

  • @user-dp1xh5yu6b
    @user-dp1xh5yu6b 2 месяца назад +1

    Asc😊

  • @Andalusia-c8q
    @Andalusia-c8q 2 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @oladahmed8997
    @oladahmed8997 2 месяца назад

    Arinka igare iyo odayga riwayada arnikaa igare gar cadawo ayuu gooyay halgabar baa kamaqnayd waxba anagaa dhalnuu yiri odaygii saqole godkiisa biyo ugusoo galan war igarow xajada hoos udhig oo adayga uqafiifi gantaalahan aad ku ridayso arinkaagu waa gar cadawe

  • @AdnaAxmed-rq3ci
    @AdnaAxmed-rq3ci 2 месяца назад +1

    Waxan noqoday qofki sagalad

  • @NoorHassan-dj6mv
    @NoorHassan-dj6mv 2 месяца назад

    Ceynash mubtaz athi madalin ee kuwareji reerkofa ok

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 2 месяца назад

    Shilkaa anagu film ka kuma daawane ma behind the scenes buu ka dhacay

  • @AsliinaIbraahim
    @AsliinaIbraahim 2 месяца назад

    Xaynoosh ciriiri uu dareemooyaaa

  • @alidiis3675
    @alidiis3675 2 месяца назад

    Osolgu🤣🤣

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 месяца назад

    Cajiib ilma aan la dhalin oo la isku dhejinayo odaygaa la yaabanaa naagtii baa kadaran gabadheyda ha iga dhiibin kulahaa ayada maa dhashay

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 2 месяца назад

    Filmka codkisii away mise aniga uunaban maqal wayaabe

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 месяца назад

    Team qasaal ❤

  • @nimcomuxiyadiin8038
    @nimcomuxiyadiin8038 2 месяца назад

    Ala noso badiya sidan uu sugaynayban dalnee

  • @user-jk7cv5tx7q
    @user-jk7cv5tx7q 2 месяца назад

    Xaynosh watow dhahey gabadheda dhashey mumtaz isma maqashin mi jolada

  • @Zeinabhujalehussein
    @Zeinabhujalehussein 2 месяца назад

    Abayo yurub iyo hawa maxey isku heyin zaid ayey iskugu igyehin

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed 2 месяца назад

    Hello sacdiiyo

  • @user-fg1rl3oq6t
    @user-fg1rl3oq6t 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @nuuramaxamed2238
    @nuuramaxamed2238 2 месяца назад

    Igarre umadeena maha kulahaa labada gabdhood iyo kuwo kale o gudaha ki jirba anaga dhalney

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 2 месяца назад

    Action ka iyo surada aad bey iskugu eg yihiin runtii

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 2 месяца назад

    Waanba ilaaway sheekada

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 месяца назад

    Naaa gormee korsatey ayadoo 10 jirtaa heshee indho adkaa tan

  • @Filimsos
    @Filimsos 2 месяца назад

    😂❤❤

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 2 месяца назад

    Aaway xamse shaacir

  • @UmalkhayrMaxamed-cz4mu
    @UmalkhayrMaxamed-cz4mu 2 месяца назад

    Sobadi sxp

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +1

    Tuugsanaa hayga kaxayn gabadhayda kute iyadoo weyn sowdigii soo helay dadka dadkooda raadinaya sidaan uunbaa loo qarsaday ax

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar 2 месяца назад

    Nio ku dhakhsada part 84

  • @Nafisoabdisalamabdullahi
    @Nafisoabdisalamabdullahi 2 месяца назад

    Kkkk

  • @AdenHamda
    @AdenHamda 2 месяца назад

    Haada saxdibad joogtan hor uu socda

  • @c.shaqalle
    @c.shaqalle 2 месяца назад

    Xaynoosha baadidi celi way kugu raagatey

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 месяца назад

    Sory 😢

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 месяца назад

    Oo gabartaan sootey waynayd markii ay umul khyr ka luntey see u ilowde

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 2 месяца назад

      Shil baa ku dhacay ayuu odaygu sheekada kusoo daray waa dhil aan nala tusin waa ku wareeray aniga xataa

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 2 месяца назад

      ​@@aminaidris426ohada shil gashay umul qayr may gartao

  • @bushrayusuf-lo8so
    @bushrayusuf-lo8so 2 месяца назад

    Qosol gariir lagulahaa 😂😂

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤

  • @user-dw7es4ns2u
    @user-dw7es4ns2u 2 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Nafisoabdisalamabdullahi
    @Nafisoabdisalamabdullahi 2 месяца назад

    ❤❤❤