QAABABKAAN HA SAMEYN MARKAAD HADLEYSO l Qaab-hadalka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Kusoo Dhawaada MUUqaal ku saabsan QAAB HADAL ka dhigaya in qof walibaa sheekadaadu jeclaado.

Комментарии • 144

  • @hosowpro
    @hosowpro  4 года назад +187

    inta uu jiro hal qof oo qiimaynaayo qadarinaayana, muuqaalka dadaalka iyo waxyaabaha aan idiin soo gudbiyo ma joojin doono. mahadsanidiin walaalahay.

    • @nalkahagio9270
      @nalkahagio9270 4 года назад +2

      mahadsanid big legend😍

    • @AliHussein-xk8po
      @AliHussein-xk8po 4 года назад +1

      Horay usoco saxiib somalidu padanaa malaa Yacniga ayey jecel yihiiin waadna Guulaysan Saxiib

    • @anisaosmanabdi4405
      @anisaosmanabdi4405 4 года назад +1

      Tnx wllkeyga hosow marwalbo wankula socda wana jeclhy video yashda dhan walbo ano kla qadnin 💯 tnx so much qabka dagan adnogu so gudbisid

    • @qaalihaaji4112
      @qaalihaaji4112 4 года назад +1

      Hosow Pro my bro anaga yaa kuu tagan oo qiimo ween agteena ku ledahay
      sorry lkn Somali oo waxaa ka dhalatay wixi wanag ah indhee ku arkan laheen xumanta lee u muqato dadkeena wanaga allah tusiyo

    • @anapkeenan609
      @anapkeenan609 4 года назад +1

      Ustaad tartankii jilinka so ma dhawa👈

  • @qaliaaliidrees8738
    @qaliaaliidrees8738 4 года назад +6

    I like how you Express and explain your experience, thank you.

  • @aishaabdiadan6962
    @aishaabdiadan6962 4 года назад +3

    Mahadsanid walal dadaalkaaga sida dhan walba aad nooga haqab tireysid 👍👍👍👍👍

  • @samiiraliibaan8474
    @samiiraliibaan8474 4 года назад +4

    Masha allah mahadsanid wllkey qof xigmad leh ayaa tahay hor mar wacan

  • @aziizfarhan2094
    @aziizfarhan2094 4 года назад +6

    RUclips ka an markan arko notification kisa isla markiba an aminsnhy faido cusup iyo hormar cusup mahe an waxad ka dhaxasho Usan gadal ku dhigen ogahay wllkyga osman thnkz bro

  • @abdihakiin3797
    @abdihakiin3797 Год назад

    Sababta an u dhagaysanayo
    Hadaladan ad hada ka hadleysid
    Qar ka mid ah aya
    Hada goob an jogo ka dhacay
    Masha alllah
    Thank you
    Kafaideysi wanagsan bro

  • @aziizfarhan2094
    @aziizfarhan2094 4 года назад +1

    Ad ayan ugu hela mararka qar hadaladada sidey control uleyihin hadalba hadalka ka dambeyo xiiso uleyahay RUclips yada kle wax bdb ayad ugu duwanthy sbbto ah mar wlpo Waxad nala jcshhy inad na motivate gareyso wn jcllhy run ahnti barnamijyadada Mr Hosow you inspired me

  • @fartuunabdullahi769
    @fartuunabdullahi769 4 года назад +2

    masha Allaah wll guul iyo cafimat waxa tahay qof somali ku qaliya Allah haku xafido insha allah 🖒👈👏👌❤

  • @alnuurhome9443
    @alnuurhome9443 4 года назад +3

    Sax wll haa dabcan wax waa laga faa idaya ! Mansha allah ale aha kaa abaal mariyo

  • @yukeyinaali1383
    @yukeyinaali1383 4 года назад +9

    Brother waxan diyaar unahay xita hadii muqaladada an weyno keliya aan ka helno salan sharaf leh muqaladada si baan u dawan dona wllky .. HORMAR kurajeyna

  • @mohamudmohamed9208
    @mohamudmohamed9208 4 года назад +2

    Waa sidaas eng Hasow mahadsanid wax badan waan ka faa'iday

  • @inamuuse6702
    @inamuuse6702 4 года назад +3

    Tnk u bro Hosow Shaqsi aan Aad u dhageesto Ixtiraam gooniya na u Haayo
    Respect full🙏💯

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 года назад +2

    Masha allaah waa talo wanagsan runti muqaladaada waa muqalo muhiim ah wx badan nooso kordhinaayo hormar wacan wll

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 4 года назад +2

    Marka horeba fudeed iyo hadal fudeedbo rabbe iima dhalin.
    Mahadsanid aboowe wan sii dadaalaaya insha allaah

  • @kafiyaeprahim5248
    @kafiyaeprahim5248 4 года назад +2

    Thanks bro wxbaa no iftimaysaye veda yad waa kuwo wax lag fa idayo keep going allaa yaxfidkuma

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 года назад +4

    Waad ku mahadsantahay soo gudbinta muuqaalkaan wll osman💟💟

  • @zakiaabdikni128
    @zakiaabdikni128 Год назад

    Wan ku farxey argtida msh Allh ilhy ha ku xifdiyo runti waxbdna iga bdeshey 🤗🥰

  • @maslahmaska7591
    @maslahmaska7591 4 года назад +3

    masha allah sxb Hoosow waxaad tahay shaqsiga kaliya aan ku dhiirado waad mahadasantahy

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 года назад +5

    Mahadsani wllo Osman adan hosow waxaan jeclaan lahaa inaad muuqaalada noocana noosoo badiso

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi777 4 года назад +1

    Walaal Osman aad baan kuu taageraya video-yadaadana aad baan udaneeya allaha ku barakeeyo sxb .

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 4 года назад +3

    Mansha allaah video qiimo badan channelkan wax badan ayaan runtii ka faaiidey wax maalaa yacni ahna lama soo galiyo taasina waxaa cadeyn u ah inuu yahay inta aan arkay channelka ugu dislike yar mararka qaar waaba zero dislike kuma mashqulaan hebel baa hebl ku dhagan maxay maxay baa social media leysla dhex maryaa waanu idinku faaneynaa keep going 1m iyo ka badan baad u qalantaan insha allaah xasuus wanaagsan baad ka tagi doontaan

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 года назад +2

      aadbaan kuu salaamayaa walaalkay Hanad Abduqaadir, mahadsanid inbadan

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 4 года назад +1

    Sxb mahadsanid.
    Aadbaan oga helay
    qaabka aad uga hadashay iyo waqtiga aad galisay inaad so gudbiso wax qurux badan.

  • @abdimohamed410
    @abdimohamed410 4 года назад +2

    Keep goin bro wlhi wax badan waan kaa faaidnay illaah ha kaa abaal mariyo qof waxaad tahay hal abuur leh

  • @abdirahmanmohamud8066
    @abdirahmanmohamud8066 4 года назад +1

    Mahadsanid

  • @rahmoafar-dhaanabdiqani2872
    @rahmoafar-dhaanabdiqani2872 4 года назад +2

    Mahadsanid Osman walalo waxbadan ayaa kaa faaiidnay waxaa kaa codsanayaa barmaamijyada noocaana inaad noosoo badiso mahadsanid walalo

  • @juleibibade
    @juleibibade 4 года назад +2

    Qofka kaliya ee aan xikmadaha iyo wanaga aan ka sugo😍😍😍

  • @najmahodan51
    @najmahodan51 2 года назад +1

    Wall qaali wad ku mhadsanthy 🥰🥰

  • @hanadsharif8792
    @hanadsharif8792 4 года назад +3

    Hosow production Intro aaa Iga gadan wlhi Keep going Mar Dhaw Cirkaad GaleYsaa I.a

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 года назад +2

      mahadsanid walaal, runtii qorkii introgaan ka helaa waxaan xusuustaa in 5 saac aan ka shaqeynaayay 9 kaas ilbiriqsi. mahadsanid walaal

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia3638 4 года назад +2

    Keep going

  • @sadaamhappy2579
    @sadaamhappy2579 4 года назад +2

    Tageero cusub ayan ahay
    Sxb horey usoco hosow
    Wn kula socda 🏃

  • @Hopewefindourhope
    @Hopewefindourhope 3 года назад

    I am requesting a video about sideen qof qiimo leh uga noqon karaa qofka oon lahasawayo. Anigoon personality gayga badalayn. Please 🥺🙏

  • @amiirhd7658
    @amiirhd7658 4 года назад +3

    *LEGEND SOOMALIYEED*

  • @AdanAbdilahi-wt9rx
    @AdanAbdilahi-wt9rx 10 месяцев назад

    Maansha alaH

  • @nimcoxaashi7800
    @nimcoxaashi7800 4 года назад +1

    mahadsanid wll

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 4 года назад

    Masha allah
    Jazakalah wll qli
    Hormar wacan

  • @quranchannelone5577
    @quranchannelone5577 4 года назад +3

    Masha allah

  • @Youngnimco
    @Youngnimco Месяц назад

    Masha allah ❤❤

  • @ummumaaida6414
    @ummumaaida6414 4 года назад +1

    Masha allah walal ku dayasho mudan

  • @ahmedluckyjeeg9982
    @ahmedluckyjeeg9982 4 года назад +1

    Waanku Farax sanahay inaan Noqdo Dadka ugu Horeeyo Ee Daawada Horey usoco Abti Hoosow

  • @faraxfaarax1380
    @faraxfaarax1380 4 года назад +2

    Mnzha allh
    Jzka allh

  • @philipemohamet6625
    @philipemohamet6625 4 года назад +3

    Wax badan baan ka faaiday wlhi si maskaxeesan noola hadashay hada nahay team *hosow*

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 4 года назад +6

    ENG Hossow: aad ban kuula socdaa Msha allah zxb qaali Halkaa ka wad wxbadan ayaan kaa faaiday.for more Subscrib.Nin xikmad iyo aqli usaaxiib ah..

  • @user-ue2yy5qq5l
    @user-ue2yy5qq5l 4 года назад +2

    Sxip wn ku tagersanhy Ozman hore usoco brother

  • @hibackaden9246
    @hibackaden9246 4 года назад +1

    Wan jeclaanalaha inaad mawduucyada sidana soo badisid walal mahadsanid

  • @mustafeabdirashid1080
    @mustafeabdirashid1080 4 года назад +3

    hosow horey usoco wll

  • @wizrashidinho9760
    @wizrashidinho9760 Год назад

    🎉 2:08 2:10 2:10 2:10 2:10 2:11

  • @bishaaroboqorada1008
    @bishaaroboqorada1008 4 года назад +3

    Horay usoco wll nagu weyn ❤️❤️❤️

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 4 года назад +1

    Usaad Osman wan Ku salaamaa

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Год назад

    Ustaad Plz and plz Kalsoonida nafeed nagasoo dhis

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 4 года назад +2

    Keep going wlalkey osman Adam hoosow

  • @WanleweynFilms
    @WanleweynFilms 4 года назад +2

    M.a dear bro Qof pd thy qaas ah k going

  • @khalifamohamed6087
    @khalifamohamed6087 4 года назад +1

    mansha alh sxp shekadada waan xiseeyaa 👍👍👍

  • @OgaalkaMaanta373
    @OgaalkaMaanta373 4 года назад +1

    My fvr RUclipsr Great wll💚💙👑👍

  • @abdihakiin3797
    @abdihakiin3797 Год назад

    Masha alllah
    Thank you

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 4 года назад +1

    Thanks

  • @sharmakemohameddahirdahir5826
    @sharmakemohameddahirdahir5826 4 года назад +1

    Sxb runta aya kahadashay ilhy hakudayo horay usoco

  • @ApdikariemCaaqilka
    @ApdikariemCaaqilka 15 дней назад

    You are leader 😅my teacher

  • @kingzultho4195
    @kingzultho4195 4 года назад +2

    Keep going pro

  • @BarwaaqoDeeq-b5f
    @BarwaaqoDeeq-b5f Месяц назад

    Mashlha

  • @ClBarako
    @ClBarako 4 месяца назад

    Thanks brother 🙏

  • @ibraahimali6498
    @ibraahimali6498 4 года назад

    Great wallahi

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 года назад

    mansh allah wlo chanalkaaga aad ban uga helay waxaad na tustay micnahaa hadalka qiimaha badan mahadsanid wlo

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Год назад

    Aad ayaad u mhdsn thy wll qaali ah

  • @sbofficial4374
    @sbofficial4374 4 года назад +1

    Cismaan hoosow sxb hormar wcn waan ku tageersanahay wll horay usoco

  • @عبدالحكمعبدالرحمن-ب8غ

    Mahadsnd wll

  • @flower9417
    @flower9417 4 года назад +3

    ❤❤mahadsanid

  • @aishanoor4884
    @aishanoor4884 4 года назад +2

    MashaAllah
    mhasanid

  • @relaxingtime416
    @relaxingtime416 4 года назад +1

    hormar wacan sxb

  • @BarwaaqoDeeq-b5f
    @BarwaaqoDeeq-b5f Месяц назад

    Alah haku sharfo

  • @hasankaafiofficial1580
    @hasankaafiofficial1580 4 года назад

    Walaal Hormar wanaagsan soomaaliya hamidoowdo

  • @haniitarashiid5657
    @haniitarashiid5657 4 года назад +1

    Mahadsanid wllo qli🥰

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 Год назад

    Tnx bro

  • @maxamedfaarax5770
    @maxamedfaarax5770 2 года назад

    Muhiimadu waa kalsoonida pro

  • @anisaabdihusein6699
    @anisaabdihusein6699 4 года назад +1

    Keep going 🙏🙏🙏

  • @boqorhleb230
    @boqorhleb230 4 года назад +2

    Nice hosow wn ku salmay

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +1

    Hosow pro Mahadsanid wlaal😍

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 4 года назад +5

    No views ka caaawa dadka dhan miyaaa waanba daawanaynaaye mahad sanid bro🙏

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 года назад +1

      haa caawa youtube aa qasan walaal

  • @ikran3498
    @ikran3498 4 года назад +1

    Waa runbd shg

  • @sahalnor9459
    @sahalnor9459 3 года назад

    Thank you bro

  • @abdi85237
    @abdi85237 Год назад

    Thanks pro

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 4 года назад +2

    Keep up bra hosow

  • @ROOMAANKA
    @ROOMAANKA 4 года назад

    Hosow Nin hori socod wado

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 Год назад

    Tnks

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 4 года назад +1

    🥰iso dociya ☝️allah dartisa insha allah

  • @haniofficial1352
    @haniofficial1352 4 года назад +2

    Ana u horeyo cawo channelkeyga iso booqda plzzz like hee SUBSCRIBE isaara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡😡😡😡😡🙏

  • @naimamohomed5245
    @naimamohomed5245 3 года назад

    Walaal qaali ❤️❤️❤️❣️❣️❣️🩸🩸🩸🩸🩸

  • @pesonlinematch7130
    @pesonlinematch7130 4 года назад

    Wad mahadsantahay wll

  • @salahinaction3677
    @salahinaction3677 4 года назад +1

    *hosow pro* hore usoco szp

  • @zackd3r179
    @zackd3r179 3 года назад

    Keep going libah

  • @INTERTIANMENT12345
    @INTERTIANMENT12345 23 дня назад

    LAGEND SOMALI

  • @ayaanintifaac321
    @ayaanintifaac321 4 года назад +1

    Wlky😍hore usoco

  • @mohameddekahmed1869
    @mohameddekahmed1869 4 года назад +1

    Masjid uu Xasan Al-Basri ku tukanayay ayaa nin ka qudbeeyay, aakhiro ayuuna ka hadlay. Xasan ayaa ninkii ku yiri: mar kaste oo qof qiyaamo ka hadlo wuu i saameyn jiray, se adigu ima saameyn ee maxaa jira?! Ninkii ayaa yiri: daacad igama aha ee cilmigaada dadka tus ayay iga aheed!

  • @SOMALIBF
    @SOMALIBF 4 года назад +3

    Nololw inta aya nololi jirto wlalo qaLi
    Subscribe igu cummda .

  • @UgbaadInamahamed
    @UgbaadInamahamed 4 месяца назад +2

    𝑱𝒂𝒛𝒂𝒌𝒂 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉👍🥰👌

  • @swtyhaajara3512
    @swtyhaajara3512 4 года назад

    thnk you wllo❤🤴

  • @yasmiinmohamed3678
    @yasmiinmohamed3678 Год назад

    Haa

  • @AbdirahimOsman-gd5yo
    @AbdirahimOsman-gd5yo Год назад

    Hosow thnkz pro, waxa ku qoslay maahmahyada aad logu badanyhy ka booti🤣

  • @thespecialyone5113
    @thespecialyone5113 2 года назад

    💕💕

  • @awaaleninweyn920
    @awaaleninweyn920 4 года назад +1

    Hossow video cml dhoosoobadi bro

  • @AxmedNuurka-b5m
    @AxmedNuurka-b5m 5 месяцев назад

    Maxaa SABABA Qaladaadka faraha BADAN fadlan☝ DARAASAD kasoo samee🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏