Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle Yaa Raxma Raaximiin Amiina Farax yurub geenyo intuba Si fiican Bay U Qadeen Heestan Qaramiga Ah Ee Xaafuun Lakiin Ikraan Heestan Ku May Soo Bixin Bilxaqiiqa
Waxa dareemi kara uun dadka fanka garanaya kuwaasina Si fcn bay u qadeen iyaduna meel bay dhigtay lakiin Waa laga yabaa inay dookhaga ahay markaa ha ku qiimayn dookhaga thanks
Axyaa sawd ikraan jamaac Waa dadkii fanka codku hadiyad mahee hibo eebe weyaan kun jeer hanbalyo❤❤❤
Oof calayk waaweynkii baa is helay ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Kooxdu laxanka iyo kitarka iyo music cadi maha🎉
Mohamed Abdulllahi diriye bulshaawi gacanta Alla kama gooyo from Abdi Adan walanwal 🩸🔥🔥🔥🔥🔥🦁🦁🦁🦁
Qraamiga inay ku qiirto an qaado qasiidedadee,well done ikraan
Boqoradaydii ikraan jaamac waa fanka nool maanta🎉❤❤❤
👏👏👏👏👏👏👏👏 Ikram Jamaac halka ka wad sxb
Ikraan Jaamac❤🔥
First one Xaafuun
Nuradiin %100
Bulshaawi%100
Bushaar%100
Voice record isko 100%
2:40
Woooow masha allaah
I aamin heestan waa top.
@@@ olaa Ikraan Jamac Ismascil codka maansha alaah waa haybad my qaali sister
Ma xuma
Ikran 🔥💕
❤❤❤❤waaw 🥰
❤❤❤❤❤❤
Gold voice miss ikraan jamaac❤
Gold voice ❤❤❤❤
Amina farah u daza
Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle Yaa Raxma Raaximiin Amiina Farax yurub geenyo intuba Si fiican Bay U Qadeen Heestan Qaramiga Ah Ee Xaafuun Lakiin Ikraan Heestan Ku May Soo Bixin Bilxaqiiqa
@@cismanabdi2416qof kaga cod macan ma jiro.
Heestan Xaafuun Waxa Sifiican U Qaaday Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle Yaa Raxma Raaximiin iyo Amina Farax Wabar Iyo Yurub Mahamed Abdi Geenyo Lakiin Ikraan Wey Ku Fashilantay Heestan Qaramiga Ah Ee Xafuun
Waxa dareemi kara uun dadka fanka garanaya kuwaasina Si fcn bay u qadeen iyaduna meel bay dhigtay lakiin Waa laga yabaa inay dookhaga ahay markaa ha ku qiimayn dookhaga thanks
Ikraam wa unique codkeedu , ninki yaqan ba yaqan
ax alle maxay heesta xaada i kicisay