@@yaasir1936In sidaas ay ku daawadan cameramanka iyo inta kale waxey aheyd qalad, adiga qaladka ha difaacin waa wiil walaalkaa oo kale ah. Miyaad ku daawan laheyd walaalkaa oo jiinyeelka u furanyahay. Clipkan hadii lagu soo daro clipyada lagu qoslo ee dadka jiinyeerka iyagoo u furan public soo istaaga. Will you happy with that?
@@mulkixoriyokumuu fahmin jiinyeer ma yaqaano ,siibad baad ka Wada qadaad weyneey,mida kale ma fahmaysid heesahan ee maxad isaga dhagaysan wayday Juba aaka aaka jololob😂
@@abdulwahidmohamud9408 Aboowe intaan show media la helin reer koonfureed waxaad ku sheegi jirteen qadaad weyn illaa adinka la idin marki jirin, thanks to social media qadaad weyn iyo Congo inaad tihiin ayaa aragnay. Illeen reer Waqooyi waxaa ku badan dad Congo asalki ka soo jeedo. Sorry if you got offended abaayo, waan idin jecelnahay aaba reer Congo isaga ekaatiine❤️🇸🇴
@@abdulwahidmohamud9408Comment-gi aan kugu soo jawaabay waa la delete-gareeyey. Waxan u maleynayaa xariifka oo channelka leh waa ku adkaatay runta aan sheegay🤣
Eesh calaa cod wiilka❤
Erayadii abwaan xasan qowdhan , daakhir turuum legend of legend 👏🏻
Ciid wanagsa 🌹🌹👍👍👍
Wooooow ❤Eedo Ikraan i love you🎉 ninkaasina barteedi ayuu dhigay🎉
Gaw waar Daahir Rayaalena goormuu kabanka bartay ma intuu fadhiyay buu bartay Samaroontu caadi maaha walee ina Samatar baan ogayne waa hees aad ufiican
Waah waah wey keener si walba
Maxaa wiilka loogu sheegi waayey inuu jiinyeerka sarwaalka xirto?
Jiineerku ma wax la cunaabaa walaalo 😂
@@yaasir1936In sidaas ay ku daawadan cameramanka iyo inta kale waxey aheyd qalad, adiga qaladka ha difaacin waa wiil walaalkaa oo kale ah. Miyaad ku daawan laheyd walaalkaa oo jiinyeelka u furanyahay. Clipkan hadii lagu soo daro clipyada lagu qoslo ee dadka jiinyeerka iyagoo u furan public soo istaaga. Will you happy with that?
@@mulkixoriyokumuu fahmin jiinyeer ma yaqaano ,siibad baad ka Wada qadaad weyneey,mida kale ma fahmaysid heesahan ee maxad isaga dhagaysan wayday Juba aaka aaka jololob😂
@@abdulwahidmohamud9408 Aboowe intaan show media la helin reer koonfureed waxaad ku sheegi jirteen qadaad weyn illaa adinka la idin marki jirin, thanks to social media qadaad weyn iyo Congo inaad tihiin ayaa aragnay. Illeen reer Waqooyi waxaa ku badan dad Congo asalki ka soo jeedo. Sorry if you got offended abaayo, waan idin jecelnahay aaba reer Congo isaga ekaatiine❤️🇸🇴
@@abdulwahidmohamud9408Comment-gi aan kugu soo jawaabay waa la delete-gareeyey. Waxan u maleynayaa xariifka oo channelka leh waa ku adkaatay runta aan sheegay🤣
Waaaw tem qacishow waydinkaaa
Xasan qowdhan madi in somaliland ❤❤❤❤❤
ereyadii alla ha u naxariiste awowgay xasan qawdhan yusuf alle janadii hakugu casuumo awoowo
Woow
Ustaad miyaanu qaaciga free aan lagu tumayn an ku imaadee
Masha alllah
Xavier and I have been in this position for years and
Xavier is also the first to have
Waxaan joogay. Fhusamareeb
Xamse said he was 6 miles from the other half of the 33
Dadku waxba uma fiirsadaan, maxay ugu sheegi waayeen camera mansku in siibadu u furan tahay fannaanka. !!!!
viking *❤£(wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.