Ax,😥😭😭😭😭😭😭😭😭 Aduunyadu🌏Sinaan Malahan weeyna kala sareeysaa😭Damqashada Sad weeyaàn😭Xaga Allah❤waa Laga wada Siman yahay ku Saliya N.M.N.N.K.H❤😭🎤 From MuqdiSHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🌏🥰
Axmed Aarshe qeybta ugu wanaagsan heesta oo ugu dheer ba la siiyay, codkiisana aad bu ugu so baxay....Sii guud, wiilaal aan kala dhicin ba hees micno ku fadhisa isla qaaday...Heesahaan camal weeye, heesaha loo baahanyahay...
Xariir axmed Cabdi zaku axned arshe iyio liban runti waxad ka hadasheyn xaqiqda taaso mantaba tagan dulmiga lagu hayo masakinta iyo farqiga u dhaxeya labada nolol ee manta lgu nolyahay sida mida faqriga ah iyo mida tajirka ah in labadaba nololba ki heysta uu xaga rabi u simanyihin
Masha Allaah wa waxa lo bahanyay in bulshada lagu wacyi galiyo habo thanks so badiya orahda iyo jilida nocana/ Beautiful & perfect the good people will be increased to our Comunity if u became good Role Models...thanks again....
Dunidu ha nuurte dulmi ma iska daynaa 😪 Hadal dareenleh Kalmada siduu @XARIIR AHMED 💋 ugu Luuqaynayo ka dareen badan 💯XARIIR AHMED 💯 walaal alle haku ilaashado aduun iyo akhiraba🙏
Maanshallah been maad sheegin cashurtoodii Turki iyo dubai ayaa lagu cuna there is no feeling left for somali people Maxa somali naga dhaliyey ayaan joogna
Dadku haba Sinaade Duudsiga ma deyna Dunidaba ha nuurte dulmi ma iska diidna Faqiirkiyo danyarahana xoolo ma ugu deeqnaa. waaaw🔥 The Song Of The Year 2021. Abdi zaki, Xarir Ahmed, Ahmed Arshe & Liban Jigjiga🔥
Wow Somali people wake up this is reality anyone have a heart of Souls you can listen to this song make me cry because it's the reality in my community thank you guys God bless you all and God bless anyone need help🎤❤🎤❤🎤❤🎤❤
Inta garaneysa jigjiga Oo afar xafadood aheyd like saara ala maxaan u xiisay jigjigadeydiiw hore een balagaadhiga iska raaci jirney iyo kibista fidsanta iyo laabanta adeer hadaadan soo cunin reer jigjigaba ma’ tihidna 😂😂😂
Hees qiimo badan wlhi Rag aan aad u jeclahay ba is helay LEGENDS
Damqashadu Sadweeye
Damiirkii Maxaa Helay
Sidey Diintu Nagutidhi
Ninkii Dahab Ku Seexdiyo
Ninka Dahab iyo Dunyo. Hayn
ilaah. Wey Usiman Yihiin
Wiil hog salaan sare boqortoyo
Respect ❤️🔝
Legends Are always Legends Funs
Guleed
Jigjiga nuura wan uxiiiisay 😭😭magaloyinka somalida waa magalada u jecelahy walhi blhi
From puntland somalia
❤❤❤🇸🇱🇬🇲💉🐅
🤩😍🤩❤ Sodhawoow Bro
Mahadsaiid Huno ku soo dhowoow Jigjiga meel dadkeda eey
Is jacel yihiin Nabadna taalo
Msh allh xagee ka jogta puntland
Puntuland aan joogaa xagee ka joogtaa
Wax kale
Reaction ka sobixi sis🔥
Tiina commenti ku dhiigle maa noqotay😅😃
Damqashadu Sadweeye
Damiirkii Maxaa Helay
Sidey Diintu Nagutidhi
Ninkii Dahab Ku Seexdiyo
Ninka Dahab iyo Dunyo. Hayn
ilaah. Wey Usiman Yihiin
200k coming soon my sis🥰🥰
Tiina meelealba waa iiga horysaa
Qofka qalbi fiican ayaa thy
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Heestan xaqiiqda tabanaysaah
Xiriir axmed legend bro
M.a
Legend of the world
Ax,😥😭😭😭😭😭😭😭😭
Aduunyadu🌏Sinaan Malahan weeyna kala sareeysaa😭Damqashada Sad weeyaàn😭Xaga Allah❤waa Laga wada Siman yahay ku Saliya N.M.N.N.K.H❤😭🎤
From MuqdiSHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🌏🥰
Meshane ma jogtaa cade
Scw scw
Scw ❤
Sidaa u bulshada Ula dhexqaaday Axmed aarshe inta ka heshay like
10mar ayaan intaas ku soo ceshaday walaahi 🥰😍🥰😍🥰
Erayada heesta waa best axmad aarshe iyo xariir axmad 💯👈
My fanan xirir ahmed wxan kaa codsanaya wll adi iyo suldaanka hees isla soo qaaada
Xariir well come back to the anether vedio legend like isaar hadaad iaqrisey fadlan
Axmed Aarshe qeybta ugu wanaagsan heesta oo ugu dheer ba la siiyay, codkiisana aad bu ugu so baxay....Sii guud, wiilaal aan kala dhicin ba hees micno ku fadhisa isla qaaday...Heesahaan camal weeye, heesaha loo baahanyahay...
Aan ku salino nabiga suban
Scw
Scw
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Salaalhu Caleyhi Wasalam
Soo dhawaw wall xariir ahmed much love from uk 🇬🇧 allah hayskeen tuso mar uun👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️🏴
Amiin Ano ah wllkis kayar
Damirkii Maxa Helay?😢
What A Song Xariir Axmed❤️🖤
Hees qiiro leh wlhi waxa dunida manta kahdlysa xariir axmed fanankayaga wnkujecely nolosho kuma xumayso 💞💯 from Hargysa 💟🧡💚
Heesta Waxan Kuceshaday Ama Daawaday In Kabadan 20 Mar Run Ahaanti Waa Hees Qiima Wayn Leh Waxayna Xambaarsantahay Dareem Bani Adaamnimo
Abwaanka Sameyay Midhahan & inti Kaqayb Qadatay Heestan Inay Noso Gudbiyan Mahadsanidin Run Ahaan Waan La Isu Naxariista Adunyada Meel walba Hala Jooge Wax La,aantuna Ceeb Ma ahan Qofka Wax Haystaana Wax wayn Uma Ahan Adunyadu❤️🥺✊🏻
Masha allh
Mashalah tabaarakalah
Waa soo laabtay ma ilaawo heestaan waa dareen dhab ah oo bulshada kadhax jiro 🥲Now I am going to cry. Xariir asxaabtiisa kabaxsateen.🔥🔥
😂😂😂😂
Xariir Ahmet Legend is back🔥
Liban jigjiga stal cood lagend hor usoco wll
Waa Hees Qofkasta Ee Dhageeysta Dareenkiisa Saameeyneeysa Xaqiiqdii Heestan Erayadeeda Maahan Wax Iskayimid Ee Abwaanku Wuu Dareen Hadlay Soomaaliyeey Garashadeenu Hashaqeeyso Oo Islaamnimadeenna Aan Karun-sheegno Dadkeenana Aan Si Wanaagsan Ula-dhaqanno Dadku Wuu Simanyahaye Xoolahana Allah Ayaa Baxsha Kan Maanta Heeysta Shalay Muusan Heeysan Waa Dabeecadaha Adduunkan Aan Kunoolnahay.
Waan Idin Salaamay Ummada Soomaaliyeed Meel Walba Aad Joogtaan Waxaan Idinka Soo Salaamayaa Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan Bartamaha Dalkeena Soomaaliya Guuleeysta.
Waqal studies wax kale ninka kaliye qurux dalka soo bandhiga keep going wllyl dhamaan tiin reer hargaysa iyo jigjiga
Waaw hees macne weyn xambaarsan iyo Camara loo duubay iyo jiliinka fanaaaniinta top inaba caadi maaha👏👏👏👏
Damqashadu Sadweeyee
Damiirkii Maxaaa Helay!!!??
Tanu Waa Hees Dhaaftay 🙆♀️
Hees La iskugu Tagay Erayo Laxan iyo Music wllhi way i qiiro galisay Waxay ku salaysan tahay Waano iyo Wacyi galin 🙏❤
Masha allaha guulaysta inamadeydii hees xaqiiqada taabanaysa😭👍🙏👌
Xariir axmed Cabdi zaku axned arshe iyio liban runti waxad ka hadasheyn xaqiqda taaso mantaba tagan dulmiga lagu hayo masakinta iyo farqiga u dhaxeya labada nolol ee manta lgu nolyahay sida mida faqriga ah iyo mida tajirka ah in labadaba nololba ki heysta uu xaga rabi u simanyihin
Heestani waa dareen dhaba😓😭💖
Waxyna ka hadlysa dunida maanta😭😭😭😭
Wlhi waa run waa duni kii aan dabkaba shidan la damaaciyaayo dulmigii la sahashaday 😥 allow umada u gargaar ameen ya rabbi 🤲
Waligoodba Fanka Iyo Sugaantu Maanta Umbay Bulshada Uhagar Baxeen😥
“Siday Diintu Nagu Tidhi Dahab Nin Kuseexdiyo, Midaan Dinaarba Hayn Daaim Way Usimanyihiin”
#OneLoveXariirAndHisTeam
Daa ina way usiman yihiin😭😭😭😭
Damqashadu Sadweeye
Damiirkii Maxaa Helay
Sidey Diintu Nagutidhi
Ninkii Dahab Ku Seexdiyo
Ninka Dahab iyo Dunyo. Hayn
ilaah. Wey Usiman Yihiin
@@luulxasan6336 waa ruun
Hoos ka akhri erayada heesta (DAN YAR) oo qoraal ah iyo faahfaahin kooban👇
Erayada: Aniga khadar sama-wade
Laxanka: cabdi zaki
Codadka: cabdi zaki, xariir axmed, axmed aarshe, liibaan jigjiga
Music: maxamed yare
CABDI ZAKI
WAA DUNI
Ninkii doolar haystee
Dufan lagu ogaadaba
Darajeeyo aadmigu
XARIIR AXMED
WAA DUNI
Dan yartiyo agoontii
Inta layska dacal maray
Xaqoodii la duudsiyay
AXMED AARSHE
Waa duni
Kii aan dabkaba shidan
La damaaciyaayo
Dulmigii la sahashaday
Danqashadu sad weeyee
Damiirkii maxaa helay
Siday diintu nagu tidhi
Ninka dahab ku seexdiyo
Diinaar midkaan hayn
Daayin way u simanyiin
LIIBAAN JIGJIGA
Dadkaa kala fadilayee
Hadmaa daawo loo heli
Hadmuu diirku naxayaa
Ninka daaro jeexdiyo
Danyaraha miskiinkii
Daayin way u simanyiin
CABDI ZAKI
dadku haba sinaadee
Duudsiga ma daynaa
Xariir axmed
Duniduba ha nuurtee
Dulmi mayska diidnaa
LIIBAAN JIGJIGA
Fiqiirkiyo dan-yarahana
Xoolo mawgu deeqnaa
AXMED AARSHE
fiqiirkiyo danyarahana
Xoolo mawgu deeqnaa
F:G, heestu waxay iftiiminaysaa sida aynu ukala saraysiino dadka maalka badan haysta ha noqoto doolar diinaar iyo dahaba, iyo dadka fiqiirka ah ee danyarta, waxa dhacda xataa in kuwa wax haysta waxooda wax loogusii daro iyadoo layska dhaadhicinaayo kii baahida u qabayna ku ag dhimanaayo isagoo laga yaabo inuu u dhintay gaajo iyo daruuf nololeed,
Maxaynu u nahay indho ku garaadle ee aynu ukala saraysiinaa laba qof oo ilaahay wada karaameeyay ??? Wax kale maaha waxaynu qiimaynaa maalka
Maalku waa imtixaan lagugu eegayo ka baahan ee fiqiirka ah
Haddii laysu naxariisto waa la awoodi karaa in la waayo qof baahan, haa waa la awoodaa hadii laysu arxamo in laba waayo xataa qof ay sadaqadu ku baxdo
Adigaagan akhriyaya imisa jaarkaaga ah ayaa duruuf nololeed la nool oo aanad dhaadanayn ama aanad ubasii fiirsanin laga yaabaa inay si fiican kuu salaamaan kuu qoslaan waxbana aanay kaaga sheegin daruufaha haysta
Ficilka wanaagsan ee naxariista lagu ladhaa wuxuu keenaa is jacayl.
Hadaad wada akhriday farxad iyo nolol wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa, dhamaantiin farxad ku waara
BY: KHADAR SAMA-WADE
abwaan ereydad wa kuwo xanun badn runtii
Allaha kaa raali noqdo walal masha Allah wlhi waa xaqiiq jirta oo horay baaba loo yiri bini adamku kii quraac heysta ayuu qado ugu daraa waana xaqiiq jirta aynu aragnay maxaa yeelay arki meysid badanaa qof taajir ah oo saaxiib la ah danyar ama faqiir ee wuxuu isku qor qoraa dadka ka sareeya asiga halkii laga doonayay inuu eego kuwa ka hooseeya
Woow masha Allah horay u socoda walalayaal 🥰😥🇸🇴
Raag ba is Helay o tashaday!!! Big up from Djibouti...
Abwaan ka runtaa wa ka dareema dadkiisa ka jacyl uun xili kasta ka heeso maha. Salaan sara abwaan iyo fanaaninba.👍👍
Meel ka muuqo ama ka. Maqnow wllhi cod dahab xariir Ahmed allh ku hafido Brother ❤️
Xariir Axmed Legend From Waqal Studio
Masha Allaah wa waxa lo bahanyay in bulshada lagu wacyi galiyo habo thanks so badiya orahda iyo jilida nocana/ Beautiful & perfect the good people will be increased to our Comunity if u became good Role Models...thanks again....
Axsan hees wllhi 😪😪🙏 xariir aarshe liiban abdi zaki noolaada 💖🤙
Heestaan xariir kaligiiis in Loo dhiibaa fiicnaan Lahayd inta Ilaqabta ✌️✌️✌️
Axmed aarshe kaga cod macan
my favourite singers is xariir axmed and khaalid kaamil keep going brothers
Wow xariir Ahmed iyo asxabtisa keep going
Noloshayda hees la dareen ah maan arag wlhi xaada ayaa idhaqaaqday axax keep going dhamaantiinba dad igu qaali ah
Axya liban jigjiga codba ku dhamady dumashigey hore ❤
Wow hees hes dhaaftay oo xaqiiq tabanaysa keep going legend's aarshe and xariir
Damqashadu sadweye 😢
Damiirkii mxa helay😢
Ninkii dahab ku seexdiyo 😢🛌
Diinaar nimaan hayn🚶😢
Daa,in way u simanyin😍👈
Ahmed arshe bulshadu la dhex qaaday 😢wa qiiroday
❤❤❤
Best ahmed aarshe qeybtisa ugu shidan
🤦♂️Waa duni 🤷♂️Heestii Qarniga 🤌Wax Badan Bay Badali Dintaa 🙏🤜🤛
Da in wey isimanyihii watun walle
Dunidu ha nuurte dulmi ma iska daynaa 😪 Hadal dareenleh
Kalmada siduu @XARIIR AHMED 💋 ugu Luuqaynayo ka dareen badan
💯XARIIR AHMED 💯 walaal alle haku ilaashado aduun iyo akhiraba🙏
Wooow amizing hees shidan weeye lasoo dhakhsada xariirow
Heesta ugu dareenka wanagsan Masha alah ilahey ha idin xafido sidaas umada wacyi galiya ❤️❤️❤️💪
Inta axmed aarshe qaadaya qiira aad umacaan
Xariir axmed boqorka codka somaliyeed horay usoco sxb
Waa hees macaan xariir waan ku taageeraa
Waa hees wacyiga jira ka hadlayso sida aa Jilida uwaxayseene waa amazing 👏
Next Westlife ayaa tihiin
Xariir Axmed
Axmed Aarshe
Liban jigjiga
Cabdi Zaki
Afar legends hees ay isugu tagen cadi ma’ahan 😍😍
Walahi wey iga ilmeysay😪😪
Heesta keliya ee runta ka hadleysa een abid arko🌻🌻
Waa hees waqtigeeda timi...Dawlad aan shicibkeeda danayn, sicir barar balaadhan jiro, danyartiina sii badanayaan, Allow sahal umuuraha🤲🏻
goormaadhageeysajiray
Maanshallah been maad sheegin cashurtoodii Turki iyo dubai ayaa lagu cuna there is no feeling left for somali people
Maxa somali naga dhaliyey ayaan joogna
King xariir i love you man wlhi fanka heesahaga Unbaan Ka dhagaystaa ♥️♥️♥️💯❤💋
Hore usocda rag culus aarshe xariir zaki iyo liibaan👋🥳🤗
*cabdi zaki*
Waa duni,
Ninkii Doolar haysta ee
Duffan lagu ogaada baa
Derajeeyo aadmiguu
*Xariir*
Waa duni,
Danyartiyo agoontii
Inta layska dacal maray
Xaqqoodii la duudsiyey
*Aarshe*
Waa duni,
Kii aan dabkaba shidan
La damaaciyaayoo
Duulmigii la sanhan saday
Damqashadu sad weeye
Damiirkii maxaa heley
Siday diintu nagu tidhi
Ninka dahab ku seexdiyoo
Diinaar mid aan hayn
Daa'in wey u siman yihiin
*Liibaan*
Dadkaa kala fadilayee
Hadmaa daawo loo heli
Hadmuu diirku naxayaa
Midka daaro jeexdiyo
Danyaraha miskiinkaa
Daa'in wey u siman yihiin
*si wada jir ah*
Dadku haba sinnaadee
Duudsiga Ma deynaa
Duniduba ha nuurtee
Dulmi mayska diidnaa
Fiqiirkiyo danyarahanaa
Xoolo mawgu deeqnaa
Ereyadii Abwaan Khadar Same-Wade iyo laxankii cabdi zaki
Sax weeye heestan❤
𝘿𝘼𝙈𝙌𝘼𝙎𝙃𝘼𝘿𝙐 𝙎𝘼𝘿 𝙒𝙀𝙀𝙔𝙀𝙀
𝘿𝘼𝙈𝙄𝙄𝙍𝙆𝙄𝙄 𝙈𝘼𝙓𝘼𝘼 𝙃𝙀𝙇𝘼𝙔 😢
😓😓😓🥺
Dadku haba Sinaade Duudsiga ma deyna
Dunidaba ha nuurte dulmi ma iska diidna
Faqiirkiyo danyarahana xoolo ma ugu deeqnaa. waaaw🔥
The Song Of The Year 2021.
Abdi zaki, Xarir Ahmed, Ahmed Arshe & Liban Jigjiga🔥
Heestu waa hees daren damqashaa leh.(Dunidu haruntee danyartu ma cawinaa)😿🙏
Hees hadleyso allow goorman dhibka kabaxaynaa😢😢😢😢😢😢
Heestani waa hees hadlaysa waa heesaha loobahan yahay, waayku mahadsanyihiin dhmn fanaaninta kuluqaynaysa.
❤
Hees cod music ereyo intaba Ka dhisan McHa allH Hore usocda wllaYaal @Xariir , Liiban , Axmed Aarshe , Saki
Keep going wll xariir aHmed
Waaaw caadi maaha 😭😭😭😭
Hestani 2024 walli sidi ay uso baxday waan dhagaysanaya 😢😢😢
Wax kale waye jigjiga
Heestan maxa legends isugu tagay nice song
Keep going Bro Xariir axmed
Amazing songs
Laxanka iyo music
Eryada inaba caadi ahaa
Dhinacag waxa siiya 100%
Firs One 👋🏻
My brother xariir Ahmed abdullhi wllkeyga
waa hees ka hadleysa dadnimda ninka dajirka iyo ka miskinkaba ALLAH DAIMA wey usiimanyihin
Walahi waa hees wacaqa tabaneysa 4 legend alle haydin xifdiyo
Xariir best singer
Wow Somali people wake up this is reality anyone have a heart of Souls you can listen to this song make me cry because it's the reality in my community thank you guys God bless you all and God bless anyone need help🎤❤🎤❤🎤❤🎤❤
Na
@@mustafeak1643 why ??🤔🤔
god bless u too abaayo
Xxcxzc
Lioljkk
Inta garaneysa jigjiga Oo afar xafadood aheyd like saara ala maxaan u xiisay jigjigadeydiiw hore een balagaadhiga iska raaci jirney iyo kibista fidsanta iyo laabanta adeer hadaadan soo cunin reer jigjigaba ma’ tihidna 😂😂😂
Legend 👊✌️xariir axmed keep going pro 👊
Ruuntii heestan way igaa ilamysisaty wayo waxa ay ka Tue junayasaa waxaa dhabtaa😭😭😭😭😭😭😭
Another level and carrying a very important message walahi 😭😭😭😭😭
Dadka kala fadilayee hadmaa daawo loo heli hadmuu diirku naxayaa midka daaro jeexdiyo danyaraha miskiinka daa'in wey u simanyiin😮🎉❤
Hees io Abaheed weeye✅✅
Xariir axmed legend muqaalkaga la dhacay
Waaw codk aarshee ❤
Eyyyyyyyyyyyyy dadkii fanka iska lahaa baa iimuuqda
I can.t wait this song😘
Do you mean you couldn't wait for the song Miya?
xaqiqadha jirta aya umudha tosten m.a somalida indhaheda waa fananinta
@@Broskmanbruh it was premier this song when i wrote this comment
@@ahmettrealman2413 okay
faqiir kiyo dan yarahana xoolo ma ugu deeqna😢😢😢
Liban Jigjiga's line stole the spotlight! Wonderful......S⭐mali Guul.
AHmed Aarshe codkiiza🥺 wax kale🔥🔥✨
Ezhacala hees heesti sanadka wow 😍😍😍
Somaliyey fadhiga ka kaca oo gacmaha aynu is qabsano dulmigana aynu iska dhaafno qoys wada dhashay ayeynu nehee 🥲🥲
wlhi waa hees qalbiga tabanaysa keep going brother's
Tan hees way dhaftay cod qurux badan xariir Ahmed Aarshe rag in badan aan tageero ilahay ha idin xafido
Bast song Xariir axmed Legend Bro 🇸🇴🙏
Hees Qiiro wadato iyo xanuun iyo nolosha dhabta ah ka jirto Aduunkan😭😭😭😭😭😭😭😭
Haa wll wan ugu deeqynaa inshllaha lkn dadkow damiir yeesha qablyada iska dayaa illhay dartii wax u siiya maskiinta lpzzz wll
Cabdi saki badal siduu heesta ugu raaxaysanayaa laga garanayaa inuu laxanka saaray.
Ninkaas yari waa top anoon xariir iyo suldaan aqoon ayaan fans u ahaa
Dunidaba hanuurtee Dulmi maiska diidnaa 🤔🤔✔✔
Hees Dareenkeeda wadata oo dhabta ka hadlaysa😭🤔