DHEYLO LA ISKU FEERAY- IDIRISKA & BAAQULI BOY OO DHEYLO KULA DAGAALAMAY BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 118

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  Год назад +39

    HALKAAN KA DAAWO RUWAAYADADAHA IYO MUSALSALADA IDIRISKA IITAABO, KABTANKA IYO BAABA JEEY
    ruclips.net/video/-g8um4cRIaY/видео.html

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 Год назад +12

    Captain paara waa qofka oogu akhlaqda bdn teamkan ❤

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 Год назад +31

    MAGACA ALLE ADIGON LIKE SARIN HA DHA FIN 👍

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Год назад +9

    😂😂😂😂😂😂 Baaquli Boy Big Fan bro

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 Год назад +12

    Mesha mar hadi u baaquli kujiro daawashey ledahay wllhi😂

  • @maxamedcabdixakiin8404
    @maxamedcabdixakiin8404 Год назад +7

    Ramadaanka ilhy nabad hanagu gaarsiiyo

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 Год назад +1

    Eebbe kor ahaaye wuxuu yidhi: {Hana noqonina sidii kuwii Ilaahay hilmaamay oo naftoodii ku ilaaway.
    يقول الله جل وعلا : { وَلا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ أُوْلَئِكَ هُمُ الفَاسِقُونَ } [الحشر : 19] .

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +7

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +11

    Allaha idin daweyo insha Allah ❤be together

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Год назад +2

    Maasha Allaah Barbaarta media B B D💖💖💖💖🤝👌👌👌👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💕💕💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹💞💞💞💞♥️♥️♥️

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Год назад +7

    Masha allaah

  • @mahamuidmahadmahamuidmahad4855
    @mahamuidmahadmahamuidmahad4855 Год назад +3

    Jumca mubaarik baara legend alwys

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +12

    Bar Baarta + B.B.D + Najiib Aadan Najiib + Jamuuni Show + Baaquli boy + Asxaabta meel kasto aduunka ka joogtaan waa idin salamay Salaan ka ti mid qalbiga ku dheehan walaalnimo 🙏🙏🙏🙏😥😫💉❣

  • @Alxamdullilaah
    @Alxamdullilaah Год назад +8

    Asxaabeey waan idin baryayaa please 3k igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee😭❤

  • @ميميالاموره-ن5ف
    @ميميالاموره-ن5ف Год назад +4

    Mashah

  • @tiinachannel2964
    @tiinachannel2964 Год назад +1

    idiriska xaaskisa allah u naxariisto

  • @abdullahisacidhirsi2434
    @abdullahisacidhirsi2434 Год назад +3

    Best referee wlhi baaquli boy

  • @sureejiukash1040
    @sureejiukash1040 Год назад +2

    Pls Hbnka Dheylada Baaquli boy halaga dhigo Albiitarey😂😂😂

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Год назад +1

    Baquli boy waa,doqon idiriska ayuu lacunayaa wuuna ka soo horjedaa

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +2

    Barbaarta wan wataaa

  • @sky-bluee11
    @sky-bluee11 Год назад +1

    aduunkaa la idinka daawanayaa idinka neh sidaan lee isku ceebeeye saan wlhi dhaqan fiican malaha kaam miyaa ku jirtiin abaar miyaa jirta umaha aduunka si nadaamsan ee wax u qeybsadaan lakin idinka bismilaahi

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 Год назад

    Baaquli boy Waan wataa best albiitaro

  • @fahadjamaal4549
    @fahadjamaal4549 Год назад +2

    Waan gaajoday
    Wlhi

  • @maovlogs1
    @maovlogs1 Год назад +1

    Baaba jey sida ula macaamilo idiriska ma wanagsana

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 Год назад +2

    Guuul master baaquli ka qaad raashinka sadexdan waa bahalooben1,K,baara 2,Digtatoor baaba jeey 3,Laqaaye cunaaye idiris

  • @mahamedabdiahmed6253
    @mahamedabdiahmed6253 Год назад +1

    raga kaliya ee wax free ah ama bilaash ah cuna wakhtikasta kuwada sxbayal

  • @africantiktokfunny6745
    @africantiktokfunny6745 Год назад +2

    Meqey wayey saxanka dan

  • @abdiraxmaansharmooge2021
    @abdiraxmaansharmooge2021 Год назад +2

    Keep going guys

  • @saedabdiadan
    @saedabdiadan Год назад +3

    Hhhhhhh waar ninkii baaba jey maxaa helay uu is cadeeyay Sxb dawada iska yaree

  • @zakicade910
    @zakicade910 6 месяцев назад +1

    BBD soo ciliyaah

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Год назад

    Idiriska Waa ladacayi

  • @ZAKARIYE_12785
    @ZAKARIYE_12785 Год назад +3

    Keep goings

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 Год назад +1

    Baaqul boy game waku ciyayaaa dee

  • @napiilraiz8366
    @napiilraiz8366 Год назад +1

    Teamkan markaan arkaan saasan Ku dhargaa

  • @Mohamed_Haaji_issa
    @Mohamed_Haaji_issa Год назад +2

    Baaquli Boy Ninkas Maxa uso Kaliftay AFEEY Ladhaho Waji Malihid Wlh

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Год назад +4

    Waaaaaaw keep going asxaabta qaaliga 💚 🤍 ❤ 👈 💪 👏 💚 🤍 ❤ 👈 💪 👏 💚 🤍 ❤ 👈 💪 👏 💚 🤍 ❤ 👈 💪 👏 💚 🤍 ❤ 👈

  • @fahadofficial2530
    @fahadofficial2530 Год назад +1

    Warkan gadaal jooga maxa ka qaldan

  • @abdulkadirofficial8769
    @abdulkadirofficial8769 Год назад +1

    Qabtaa dhacday miyaa 😂😂😂😂😂

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 Год назад +4

    Najka wax idiin dhaamo waala wayay 😂😂

  • @Abdalla_Haji
    @Abdalla_Haji Год назад +3

    Peley narkuu joogo daawasho leedahay wlh😂😂😂😂

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Год назад

    Tageero 1 kabtan baar brother ley ga guuleso

  • @abdiwalinuux5612
    @abdiwalinuux5612 Год назад +2

    Albitaro baaquli boy 🤣🤣🤣

  • @salmancabdi4583
    @salmancabdi4583 Год назад +2

    Kabtan baara waad dhamaysay dhayladi

  • @cumarcariiri.9197
    @cumarcariiri.9197 Год назад +2

    Xariif jamuuni ka gaaban u jeeda🤣🤣

  • @akramozil4935
    @akramozil4935 Год назад +3

    Dhaylada😂sawir😂ka qaado statuska soo saaro

  • @shucaybholaa9200
    @shucaybholaa9200 Год назад +1

    Aar baaquliyaa 😂😂😂😂😂😂

  • @sky-bluee11
    @sky-bluee11 Год назад +2

    wlhi caalamka waa ku ceeboownay walee..saan maxaa waye cunto gacma aan la dhaqanin leeska galaayo baahi miyaa kusoo korteen. wlhi somali hadii la caayo idinkaa u keenteen ceeb wlhi

  • @aszx9922
    @aszx9922 Год назад

    Wowwow ☝️☝️💪🙆‍♀️

  • @mohabdinaasir5070
    @mohabdinaasir5070 Год назад +1

    Alla maxeey cuno kuciyareen war ilhy ka cabsada

  • @faadumocanshuur2960
    @faadumocanshuur2960 Год назад +2

    Waw

  • @abdikareimabdifatah672
    @abdikareimabdifatah672 Год назад

    ❤❤

  • @rastogoobe1343
    @rastogoobe1343 Год назад

    micnaha challenge noocaan ma ahan waa shering iyo baashaal mar danbe challenge ha ku tilmaamina baashaalka iyo asxaab cunto sher gareeynaysa

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB Год назад +1

    Kan hadaf TV iska leh lacagtibay afsomali kaga dhameeyen damiinka

  • @farhiaali5920
    @farhiaali5920 Год назад

    Asc

  • @AbdiShine-pq1nj
    @AbdiShine-pq1nj Год назад

    Afey qosolkiisa ayaa qqosol ii ha keenay

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar6778 Год назад

    Maxay waqtiga iskaga ciyaareen

  • @maxamedyare1659
    @maxamedyare1659 Год назад +1

    Hi

  • @faadumocanshuur2960
    @faadumocanshuur2960 Год назад +1

    M.a

  • @awesnur3976
    @awesnur3976 Год назад

    Baba jey please markaad Baruud afkiina ka soo Bo Isaaq afkiina ha ku celinin saxanka diinta ma uma fiicna wayo rasuulka wuxuu yiri qof kasto misha ku Adan ha cuno

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад +1

    Ar hadakidib kabtanka iyo baqulibiy wainlocodeyaki arbitanaqanayo babuje sharcigisawajilcanhaye👍😁

  • @burhanpoy9241
    @burhanpoy9241 Год назад +1

    Baqulipoy hadhow cunirabaa

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Год назад +1

    Baquli boy waa doqon caadi ah idiriska maxa daba dhigay

  • @naasirgarweyne4262
    @naasirgarweyne4262 23 дня назад

    Ar baba jeeya cunsuri waye wilka baaqulibla socdo su u fiirinaayo fiiri

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 Год назад

    Uffffff

  • @mameyare3987
    @mameyare3987 Год назад +3

    BBd dadaala

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf Год назад +2

    #baaquli hhhhhhhh ninkn mar walba garsoore nooga dhiga plz

  • @ukanow
    @ukanow Год назад +2

    9:05kkk

  • @Maria-1837
    @Maria-1837 Год назад +2

    Uf afeykan gaaajo socto wye beee aq iska buriya wxn 🤧🤧

  • @cumarmaxamed7625
    @cumarmaxamed7625 Год назад

    Aqoon guud ka iyo weydiimaha inoo keena barbaarta fdln

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Год назад

    🤩😘🤩😘🤩😘😘😘😘

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Год назад +1

    Ascot is fine for me as I'm

  • @veiana2027
    @veiana2027 Год назад

    BAAQULI BOY🤣🤣🤣

  • @dahabigazomaliya8991
    @dahabigazomaliya8991 Год назад

    Markasta baaquli udhiiba albiitaro😅

  • @saharxasan390
    @saharxasan390 Год назад

    Kan maxa waye

  • @ahmedsafar6044
    @ahmedsafar6044 Год назад +4

    Idiriska la labo socoto oo noqday wlh 🤮

  • @waaadundabayaqaa-kl8kt
    @waaadundabayaqaa-kl8kt Год назад +1

    Waxaan aad samay naysaan waa khalad dadkii masaakiintahaa aabaaro ayaa dhameeyay idinkana hordooda ayaa dhaylo ku cunaysaan 24 7 waxy dawadaan RUclips kiina subxanalaah wax sadaqeesta xataa xookiina ilaah idin siiyay ku sadaqeesda in ad bush u sameesaan

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 Год назад

      Waa runntaa waxaay waax xaasusiyaa qooxitii dhaaahaab ee keenyaa. From Djibouti

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 Год назад

      Waa een laa xaasusiyoo qooxotigii dhaaahaab ee keenyaa

  • @TheRiya17
    @TheRiya17 Год назад

    baquuli boy wax kle 😂

  • @kambultv
    @kambultv Год назад +1

    Xar faan ta qadada jimca ee is ku darsadeen byy waaye

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 Год назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 Год назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰👌

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Год назад +1

    ❤🤍💚✊✊✊❤🤍💚👍👍👍❤🤍💚👈👈👈👈

  • @mohammedupdykhadir3124
    @mohammedupdykhadir3124 Год назад +1

    Hhhhh keep going

  • @xasanisaaq1807
    @xasanisaaq1807 Год назад +1

    Baaqului kkkk

  • @maryanhassan7716
    @maryanhassan7716 Год назад

    Hhhhhh😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedfaraah4754
    @ahmedfaraah4754 Год назад

    😀😀😀😀

  • @BileMohamedabdi-q3m
    @BileMohamedabdi-q3m Год назад

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 Год назад

    Casho sharfleh

  • @mohamedabdisaid1333
    @mohamedabdisaid1333 Год назад

    Baaquli

  • @ahmedshobroon1723
    @ahmedshobroon1723 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdifarax3115
    @cabdifarax3115 Год назад +1

    idiriska jareerka
    wax buu iska cunaya uun jareer ma dhargo

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 Год назад

      Qoomiyad nool ha u gafin cayda darted nar haku muteysan ee afkaga control

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 Год назад

      Hooyadaa meey waseen

  • @deqoelmi8835
    @deqoelmi8835 Год назад

    Kkkkk❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedjaamacshire6827
    @ahmedjaamacshire6827 Год назад +1

    be tougher

  • @Mimi_qurx12
    @Mimi_qurx12 Год назад +1

    😂😂😂

  • @maxamedcabdixakiin8404
    @maxamedcabdixakiin8404 Год назад +1

    First comment

  • @suhaybeman6597
    @suhaybeman6597 Год назад

    Afey legen weeye kulahaa inan wax cuno ayaan u yimid hhhhh

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +1

    Idiriska too much jiljileec maxaaway saan lee ku jir ee sida wax loo daffo baro. B.J ha ku baado maalin kasto.

  • @mohamedcusmaan9260
    @mohamedcusmaan9260 Год назад +1

    Bii tugada

  • @taajir4582
    @taajir4582 Год назад +1

    Hhhhhh

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 Год назад +1

    Kkkk

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 Год назад +1

    Hh