baaquli boy iyo idris itaabo waa dad daacad ah kbtan baare barbaarta baaba jay cadaalad sameeya alaabta aad soo heshaaan mar mar qaarkood idiris itaabo iyo baaqul boy ugu camira youtube kiina kaliya rabtaan inaad camirataan cadaalad ku noqda
Captan kuwaas rabaa ma dhihin waxaa dhahday kaas rabaaa taas micnaheedo tahay jaakada rabaa waxa laga hadlaaye na waxee aheyd ayada sidaas waxaa ku dhahday jaakada ama kaas rabaa🫶💯
ruclips.net/video/u9YYF_vKwD8/видео.htmlsi=8kXcSdH-dTRyNXtU❤❤❤
Sxb baba jey ku soo samee prank..
Soo labashadeena dacad kama tahid dheh..
U jeedo kale ayaad leedahay waana lay sheegay dheh
Kusaliya nabigena mohammed (صلى الله عليه وسلم) ❤🕋☝🏼
Salalahu calayhi wasalam ❤
Kabtanka baa saxan waana qof tanaasul yaqaan Boqorka Caaga😊
Baba jey mrwalbo side usameyaa mrka Tisa yaloyalin keep going 💪 kabtan baara geesi tanasul badan🎉❤
kabtanka ayaa saxnaa garsoore caadi ayuu u tilmaamay baaba celi isku jooga cadaalad maaha kabtanka horey u soco 400K coming Soon tomorrow insha allah
Captanka aya saxna ❤❤❤ lkn waa geesi tanasul bdn
Guul BBD😂😂😂
Captan baara ayaa saxan Magac in lasheego muhiim ma. aha mar haduu farta ku fiiqay shaygii uu rabay 🫵🫵 Guulayso Captan ❤
Baabajey Saxan Wayo Captain ma uusan dhahin Jaakeytka 😅😅
Waxaa saxan captan baaara Oo shayga uu doortay sheegay baaba jey muran buu hayaaa ee magta bixindheh nio 😂
Captain saxib marka 1 waa mahadsantahay marka 2 horta sharciga ayaa ahaa shayga meshaa yaalo in laashego marka adiga waxa tiri kasa raaba kee waaya kasa hada marka firiyey var waxa icadatay in Baaba jey uu saxan yaahay
WABILAHI TOWFIIQ FAMOUS B.B.D❤❤❤
Kabtanka Saxan xitaa farta 👆loogu fiiqay Kaas u baxay neh Waa loo raaciyay
KABTAN 🫡
Qaraaar badanaa jiisku 😂Bisinkow kuwa la ciyaarayaana samir baddanaa
Babajeeeeeeey quuuqle waye walhi taas kunacay
Tomorrow 400k udabaal dageynaa kabtan inshaa Allh❤
Captan baara legend ❤❤😂
KaptnkA Waa dulqaadki o qof eh💯💯💯
Scw scw scw ❤❤❤
Jiis nimada qalbi xumidu kaga daray cabtan baara sxp horey u soco
Baba jeey waa xasid cabtan bara waa qofka mar walpo dulqaato saa arkoyo ciil buu igu dilay baba jeey
baaquli boy iyo idris itaabo waa dad daacad ah kbtan baare barbaarta baaba jay cadaalad sameeya alaabta aad soo heshaaan mar mar qaarkood idiris itaabo iyo baaqul boy ugu camira youtube kiina kaliya rabtaan inaad camirataan cadaalad ku noqda
Kabtanka aya lahaa jaakeytka Wuuna u tanazuley legend ❤
baba jey dharka iska celi wlhi kaptan bara aya iska leh ee iska da oyinta ninyahow qof niyad kabuka tahe iska celi dharkasi dhartaneh iska dhaf
Kabtan ka ayaa saxan lkn waa nin dulqaad Badan oo u uga Tanasulay Gullayso shp Kabtan From Hargeisa 😊
Team bbd horuu socda saaxiipayaal❤
Hada kabtan fiiri halka xabo ugu dam beeyo maxa laga shega arintan go aankeda hanoqdo mar ka uu imaado baaba good challenge
Captan kuwaas rabaa ma dhihin waxaa dhahday kaas rabaaa taas micnaheedo tahay jaakada rabaa waxa laga hadlaaye na waxee aheyd ayada sidaas waxaa ku dhahday jaakada ama kaas rabaa🫶💯
Mashalaaaaaaaah captanka guuul tanaasule
Kabtanka jaagada leh jiiska maalin waliba waa garaara 😂💔
Baaruud ayaa saxan baabajey qiyaanada jooji
Legend kabtan baaraa ayaa saxan wllhi
Kabtanka baara aa saxan waayo garsoorka hala magacawo ma dihin kuwaan waa 5 kuwa kalani 3 marka baara ayaa iska leh
Eed ii eed captain respect ❤
Kaptanka adoo xanaaqsan xitaa qosol oo kaa keenaa 😂😂😂
Coming soon 400k captanka ❤🎉🎉
Kaptan waa qaldantahay maadan dihin jackada waa ceykàa de😂😂
صلي ا لله علية و سلم
Coming soon 500k captan Bara I.a🎉🎉🎉
KAbtan baara ayaa saxan sababto ah
Wuxuu dhahy kan shanta ayaan rabah
Kaptan Wlhi Waa Shaqsi caaqil Ah Mar walbana Wuu kuu tanaa Zulaa baaba j
Captanka yaaa saxna lkn nin rageedka tanaasula from duriyadi 👋🤝❤️
Wligiis bu ka ronyhy babajey lkn ma celiyyy ya og plz paara noso sheeeg hadu celina marku imado soo xasuuusi😂😂😂
Baaba Jiis waaa xaasid asiga bis Ayaana isku rabo wax kasta balse Baara waxuu hantiyey qalbiyada daawadaayaasha waxuuuna muujiyey dhoola cadeyn an qalbiga aheeyn🫂🫡👌 waxuu
Jiisow adaa adi adi adaa 😂😂😂
Jeeri qaraarow waaye wlhi
Hadii illaaheey laga baqaayo kabatan kaasaan rabaa .Waa kee?Waayo hal sheey mèesha ma yaalo .Waxaa saxan Baabajeey. Laakiin raga ayagaa saaxiibo ah wuxuna waa cayaar .Hasii buunbuunina.
Kaptan odayga aso joga saudi aya muqalka so kalisay hda wax malaga qaban karo😂😂😂😂
Kabtan baara saxan❤❤
Legendray captan baara from hargeisa
Captan baara ayaa saxan gacanta ayuu ku tagey jakada😇😇
Kabtan baba jey maka qaatay jakatay waad shegatay kasoo ceesho isku jooga jakada adaa xaq uleh
Captanka ila saxan ani kaas uu idhahy jakedka uu tilmamay😢
captan baara aya saxna
Baby jay dhaar bdnaaa bisinkow niyada ka bukaaaa😊
Captan adaaa saxan
Baaba jeey naag waaye dhaga hadal madaynaayo😂😂😂
Csbtan baara saxan asaa shegtay oo leh
Captain baara ayaaa saxan😮
Wllhi Captan baara ayaa saxan ❤ Geesi Baara
Captain ayad saxan
Kabtanka dhica 5ta aaday lee tiri lkn shey madooran
Baara saxan baaba qaraarka dhaaf😂😂
Labada wee sxn yhn wyo dhowr shey oo 5 eh ayaa mesha jogn
Bsaba jeey ayaa saxan kabtanka wax muu dooran kaas lee uudhahay
Captan baara ayaa saxan
Captanka aya saxan
kabtan bara gaymkii caaga soo same😢
Kaptanka wuu saxanyahay jakadka iska wareji jiis Jano magalo
Kabtan bara saxan waapa lojeda way cadahay
Baba jey jakada ceeli magtiina biixi wayo Captanka ayaa saxaan
ha laga so celiyo dharkas jiiska qiyaaanada bdn hdi kaptanka uu wx keeno wu is cunaa asi dhan
Kaptan baara aya saxan
Horta waxan qaabka loo ciyaaro. Wa qalad kabtan tusaale qofka sheeyga uu kutar tamaayo hadan qofkale qadan Wii ku sii tar tamikraa oo hada wa laga. Saxanyahay
Babb jey midka u ka hadlay ayu kabtanka doorty kaas shanta ayu dhahy
Masha aliha ❤️🤙
Baba jey qaraarow aya tahay
Waad saxsan thy kabtan waayo waxaad dhahday kaas shanta eh me ehee ma aadandhihin kuwaas shanshanta eh hadii aad dhihileheyd waad qaldanaaleheyd lkn hada dhib maba lahan bo waayo walaalka ayaa kuuqaaty meelsheer mu uusan kaatagin
Walaahi Ani ahaan 💯%💯 waxaa ila saxan kabtan baara sxb waxaa tahay walaahi sabar bdn oo daacada sxb cadowgaaga u noolow coming soon 400 subscribe sxb waxaan arki doonaa inshaa alaah 1milyan kabadan adoo u dabaaldagaya noolow big ♥️ 👌 respect 🙏 🫡
Horta hadhaaraninee Astaaqfurullaah dheh oo kaptanka masaxno waayo jaakeetka muusan dhihin
Kabtanka saxan magta halaga qaado
Cptn adiga saxan jaakada adiga iska leh
Baabajey faatale 😂😂😂
Babajey halaga soo celiyo jaagada iyo surwaalka kabtanka wuu sheegtay anagaa arkeenay kabtankaa xaq u leh cimraa aadaa iyo been aa sheegaa meel isla magasho
Captan baara lpx ❤😊
Kaptanka Alaabta maroodiga aa ka helay
Legendarys
400k coming soon 💪💪💪 🔜 ❤❤❤❤❤❤❤❤
Baaba jey qararkiyo qofa yahuu
Legends waa idin wataaa
Baara ayaa saxan
Coming soon 400k 🎉🎉
Bara aya saxan ❤
Jiisku waa xaasid😅😅
Ciyaaarta qaraarka ka jooji kaptanka wu sheegtay kaas ayu dhahy xqq wye lkn jiiska dulmi uu ku gaaray asiga isla rpa wx wlpa
400k coming soon insha allaah
Marku imado babajy wa inu so celiya waliba si public ah jakada
jiiska qarar badanaa 😅
Jamoone kaleexo baba jeey wah
Baaba. Ayaa. Saxan. Captanku. Jaaketka. Masheegine. Wuxuu. Dhahay. Kaas. 5ta. Bas.
Baabajey sharciga ciyaarta asiga faraha hakala baxo Funanada kabtan ka leh
Captanka ayaa saxan
caawa vidyogan xanaq ku dhameysty wayo cabtanka aya la dul miyay gudaha ayn ka gubty runtii🥺
Kabtan wxba mamagacabin lkn wuxu yiri kas 5 bn ubaxay