Madaxweynihi Hore Ee Shariif Manta Asaga Dad Logu Necebye Sh Xassaan Abu Salmaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

Комментарии • 50

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar8126 10 месяцев назад +7

    Waa runtii xasaan shariif sheekh axmad maanta soomaali isagaa loogu neceb yahay

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 10 месяцев назад +9

    أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 10 месяцев назад +1

      Aaamiin wll qli.
      Baaraka Allahu Fiykum

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 10 месяцев назад

      @@dayurwarfa9762
      Aamiin kullanaa yaa Rabbi

  • @Hafsa_tabliiq12
    @Hafsa_tabliiq12 10 месяцев назад +4

    Manshallah shekhu islaam shekh xasaan xuseen allha nooka xafido

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 10 месяцев назад +12

    Xasaan, nin iimaan, karti iyo qadiyad leh.

  • @abumahir1908
    @abumahir1908 10 месяцев назад +5

    إني أحبه لله حفظه الله 🥰💙🌍

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 10 месяцев назад +6

    I USED TO LOVE HIM WHEN HE WAS UNDER QURAN AND SUNNAH AND NOW NOT ANYMORE BECAUSE HE IS UNDER DEMOCRACY.

    • @abdulhayi4118
      @abdulhayi4118 10 месяцев назад

      Luqadan is kuma ficnidhiin wan arkaa Ee luqadada Hooyo ku hadhal Ingriz inad isku dhibto loma pahno

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 10 месяцев назад +4

    بارك الله فيك

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 10 месяцев назад +7

    Diintiisii buu iibsaday saw maaaha

  • @adonallah
    @adonallah 10 месяцев назад +7

    Waayahaan waxa bilawday igu sawir xajkii iyo sadaqadiiba

  • @BurhanAbdi-c8o
    @BurhanAbdi-c8o 10 месяцев назад

    Sheikheyga maansha allah

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 10 месяцев назад

    Xafidu lah shekh xassan

  • @AyuubDulcadde
    @AyuubDulcadde 10 месяцев назад

    Msha allh sheekhanaa❤😊

  • @BurhanAbdi-c8o
    @BurhanAbdi-c8o 10 месяцев назад

    Allahaa ku xifdiyo

  • @haa8793
    @haa8793 10 месяцев назад

    The love i had for him wlh can't be imagined he was a man protecting our deen but bought it with money hence he was made the weakest man on earth subhana Allah

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 10 месяцев назад

    Allaha xafido culumadeena somaliyeed

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 10 месяцев назад

    Waa runtii sheekhu

  • @abuminhaajabuminhaaj
    @abuminhaajabuminhaaj 10 месяцев назад

    Msh alllah sheekh Al islaam

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 10 месяцев назад

    Walahi warunta wajiga shaydaan shriif wahad mooda meel quubila kuhaaray

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw
    @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw 10 месяцев назад

    ماشاء الله

  • @MohamedXasanfarax
    @MohamedXasanfarax 10 месяцев назад

    الله يحفظك

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 9 месяцев назад

    Walaahi waa tuntaa maantana qabyaalad ayuu daba ordayaa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 9 месяцев назад +1

    Shariif
    La soo gemay
    Dhulka ayuu la jaray
    Xassaaan
    Nin naxaba maaha
    Mudulood muxaadaro.kas qaadan mayaane Agoow Adna

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 10 месяцев назад +1

    Shriif Sheikh Axmed wow ceebobey. Sheikh Xasan dahair aweysna karamadiisii & sharaftiisii xataa asagoo xoriyadii lagaqaaday wali wow kufara adeygaaa ilaaa ow qabriga lagalo shariifna waxownoqday nin qoladiitimaadaba aqli ow ogaharalaheyn waayo cilmigu Aqlikama marana. Guushuna maahan in aad awood leedahay ee waxaawaaye in aysan wanaaga & xumaanta kuu mideysneyn oo hadii Wanaag & xumaanlawado 2 labadaba aadan isku si udabaqin waayo. shriif Sheikh Axmed maantay asagoo xor ah guuldaro ow jogaaa.
    sheikh xasan dahirna asagooo max buuusa guuul owjogaaa marka waa muhiiim in aankala garano guusha & guuldarada

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 10 месяцев назад +1

    Soomaali qabyaalada waxaa no 1aad ah Daarood jabarti oo doonta kaga yimid yemen...
    Maalintaas ayaa dhul soomaali dhib u yimid..
    Oo qaar wadaadadooda kana xishoodaan qabyaalada oo waa ku faanaan....

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel 10 месяцев назад

    Dir iyo Daarood, Hawiye aawey
    Midakale adiguba sharaf kumalihid somalida

  • @ismailaden6302
    @ismailaden6302 10 месяцев назад

    Run ayuu sheegay wadaad kan

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp 10 месяцев назад +1

    Waxa daadanayaa waadhiig somaliyed

  • @JamaAli-ny7cz
    @JamaAli-ny7cz 10 месяцев назад +1

    Subxanallah sidaan miyaa dad diin ugu falanqeene sheekh so ma ogid masha ruuc inad qaf ku xamato illaahay ka baq Dadka somalia diinta seef Kuma qadan Alx qafka qalbigiisa allaah ookaliya og so ma ogid , gaal asagoo ah buu dagalka so galay dagalka lagu dilay inta uusan dhiman yiri Ashahaadka Rasulka scw marka loo shegay wuxu yiri mawaxa Dishay ashahaadka kadib haa buu yiri waxa la yiri dambi ayad gashay wuxu ku jawabay Rasulka Alow wuu isku badbadinayay waxa layiri mawaxaad ogtahay qalbigiisa ?
    Sidaa darted xanta iska daay qafka qalbigiisa ma ogid oo ma xukmin kartid Diintana Allah ayaa iska leh xitaa gaalka laguma qasbi karo islaamka waa nabad galiyo
    يَتَأَيُّهَا الَّذِينَ ءَامَنُوا اجْتَنِبُوا كَثِيرًا مِّنَ الظَّنِّ إِنَّ بَعْضَ الظَّنِّ إِثْمٌ وَلَا تَجَسَّسُوا وَلَا يَغْتَب بَعْضُكُم بَعْضًا أَيُحِبُّ أَحَدُكُمْ أَن يَأْكُلَ لَحْمَ أَخِيهِ مَيْتًا فَكَرِهْتُمُوهُ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ تَوَّابٌ رَّحِيمٌ • i🤲🫀

    • @m.shukrifarah5524
      @m.shukrifarah5524 10 месяцев назад

      Fahanku waa shey muhiim ah wll. Sideed wax ufahantay bal

  • @MaxamedCandulaahi-zm4hy
    @MaxamedCandulaahi-zm4hy 10 месяцев назад

    Muqaawamadii maxaakiimta markus kujiray sharaf buu lahaa

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 7 месяцев назад

    Walaahi waa run xaasaan dadkaan qabyaalad beey ku taageeraan sheikhyada qabyaalada ayaa masaajidyada loogu camiraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa yaab

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 10 месяцев назад

    Haduu cudur kuhayaa nin yahoow diinta beenta kalateg😳😳😳😳😳

  • @MaxamedmaxamudYare
    @MaxamedmaxamudYare 10 месяцев назад

    Adaa lagu necebyahay.shaydaanyohow.aĺshabaab

    • @DXSH86
      @DXSH86 10 месяцев назад

      Haddaad neceb tahay maxaa meeshaan ku keenay oo sheekha u dhagaysan?🤔

  • @ابوالثلج-ر8ب
    @ابوالثلج-ر8ب 10 месяцев назад

    Shiikhu wa alshabab iska jira dadyahow ha ku kadaomina ninkan fikrad xag jir ah bu lehaya

    • @sharmarkeahmed2864
      @sharmarkeahmed2864 10 месяцев назад +2

      Ma asagaaba qarsadaba somali oo dhana way ogtahy waa laan,dheere aan cidna ka cabsan Manshllah

    • @abduhabali2423
      @abduhabali2423 10 месяцев назад +1

      Mareekan dadka laaya aya xagjir ah

    • @عبدالفتاح-الصومالي
      @عبدالفتاح-الصومالي 10 месяцев назад +2

      Ilaahay halaga baqo ma xagjirnimaa…. Balo.

    • @abwaansugun
      @abwaansugun 10 месяцев назад +2

      Inaad diintaada xagjir ku noqotaa waa raganimo oon wax diinta kasoo horjeeda laguu meerin 7:41

    • @ismailaden6302
      @ismailaden6302 10 месяцев назад

      😊😊😢😅😂 🎉

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 10 месяцев назад

    Astaghfurullahi waar ma quluubtaad daalacataa adugu Ramadaanna soo maaha waa maxay dadka hilinka muslimka la cunayo fii mahaari ramadaana

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 9 месяцев назад

    جزاك الله خيرا