اللهم انت ربي لا اله الا انت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت اعوذ بك من شر ما صنعت ابوء لك بنعمتك علي وابوء بذنبي فاغفر لي فانه لا يغفر الذنوب الا انت 1:44
Asc runtii mar walaba waxa aad no so gudbisa wax fican anigu waban ku xisbtama oo wan suga malinta aad video so dhigeyso wayo wax uun ban ka faaida oon kala so dhex baxa mahadsanid walshay allah na haku xafido adiga Iyo familykagba
Tusaale nool an arkay gabar an saxbo aheenay ban hadda ka hor u tagay waxay ii sheegtay 70dolar inay meel ku ridato after 8years boos gadatay ka dib waa u bulaalay saasee ku hormartay illa aptu now
اللهم انت ربي لا اله الا انت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت اعوذ بك من شر ما صنعت ابوء لك بنعمتك علي وابوء بذنبي فاغفر لي فانه لا يغفر الذنوب الا انت 1:44
Umi mansur khayer an kuu rajeynayaa
Masha allah hormar fiican saan ku dhageesanayay baan 100dolar ayuuto galay sanadkaan
Masha aallah hambalyo hambalyo hore u soco qaali Insha aallah intaas iyo ka badan gaareysa
Thank you for York advs sister guul insha alaah gabdhuhu haday maskaxada shiilaan wadanka uutaa jiraayaa maxaayeelay hadba ayaagaa lagusoo gaaray walaahi ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Gabar dacaad ayaa tahay umu mansur ilhay haku barakeyo dumarka waxbo isuma shegan xita mida isu dhowdihiin
Waad mahadsan tahay abaayo Waad mahadsan tahay
Masha alaha walashaya ❤❤❤❤ umu mansur
❤❤❤❤ masha alla ilahay ha ku rumeyo riyadada quruxey
Waad mahadsan tahay abaayo
Abaayo waa runta Aniga waala yaaba gabdho badan waxey ku doora inaa lacag badan heysato qaali marka ilahey haku siiyo amin mahadsanid ❤❤❤❤
Abayo ma ila aragatay abaayo Waad mahadsan tahay
Waa runtaa qaali dadku waa hanti masha allah ❤❤❤❤
Abaayo haa Waad mahadsan tahay
Masha Allah qali noso so badi dhiirigalinta 🥰🥰🥰🥰
Waad mahadsan tahay
Maasha allllh ❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Mashallah walal jazakallahu khayran dhirigalintada
Waad mahadsan tahay abaayo
آللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا محمد
Masha alaah abayo
Abaayo waa kordahab from Denmark
Mashallah
From TikTok ❤️❤️
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha.allah abaayo allaha kuxafido
Waad mahadsan tahay abaayo
Scw😊
scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤
Mashaa allaah❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Masha allah umu masurey waba iska riyodaa marwalba Hami ayan leyh allaha i rumeyo waa jimce
Amin amin yaa rabbi abaayo Waad mahadsan tahay
Scw
Waad mahadsan tahay abaayo
Scw scw scw ❤
❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Asc runtii mar walaba waxa aad no so gudbisa wax fican anigu waban ku xisbtama oo wan suga malinta aad video so dhigeyso wayo wax uun ban ka faaida oon kala so dhex baxa mahadsanid walshay allah na haku xafido adiga Iyo familykagba
Amin amin yaa rabbi dhamaten abaayo Waad mahadsan tahay gabdho adigo kale sharaf badan ineey i sugaan waa i farxad
Ascm umu masuurey waxad noso galisa adeega bisha abaayo qaali wan arakay ka wiiga ehe
OK Insha aallah abaayo
Waa caawa iyo tik tok
Waad mahadsan tahay abaayo
Farm tikka
Waad mahadsan tahay abaayo
Team uk
Waad mahadsan tahay
❤❤❤😊🎉
Waad mahadsan tahay abaayo
❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Abayo nobilow sanadka cusub 100 dollar Kihore xer nobilow sanadka cusub
Abaayo sanadka cusub challengi waa bilaaba waaya 100 qofkasto wadalkoo joogo 100 kiisa grob sameeya dadka dhan Waan ka saxaa bilkasto tiktok live ka sheegay waxas dhan lakin youtubka waa soo galinaa masha aallah abaayo Waad mahadsan tahay
Tusaale nool an arkay gabar an saxbo aheenay ban hadda ka hor u tagay waxay ii sheegtay 70dolar inay meel ku ridato after 8years boos gadatay ka dib waa u bulaalay saasee ku hormartay illa aptu now
Masha alla abaayo Waad mahadsan tahay
Dharaarti timaadaba waxbaa laga dhitaysta
Intu dhiigaagu kululyahay ayaa dhididka la saydhaa
Waad mahadsan tahay abaayo
From TikTok ❤❤❤
Scw scw scw