Abayo kher alle haku sııyo wıılkana ale haku cafıyo anıga malıntan ku bartay 2 sano kahor aye ehed deen wan buxay manta se nadııf ayan noqday muqaladada dawo aye ı yıhın marku so dhoco waxa kale dhan gadaal ayan ka dhıgtaa farxad adun ıyo akhıro alle hakusıyo🎉🎉❤😊
Allaha baro socodka wiillka habada u ahay dumashi mhd snd abayo aniga waxa ligu leyahay 2kun iyo 4boqol euro waxana ubixiya 100 bishi 4kun bey ahed hal bil ban dhibay kun iyo shan boqol marka sow cdi maha abayo
Asc abayo ilhey ha ku xafido waxan ku dawanya 1 sano iyo badh wax badan ayaan ka faidey waxan joga jarmal 2 sano waxan biila hooyo 200 siya guri hanti ah ayey tegantahey tukan yarna waa heysata marka waxey tirada lacagta so kordhi anigan ma shaqeyo waxan ahey hooyo keligeed ah oo Hal cunuga heesta 200 ayaan awooda hooyon waa dhaqantahey maxa igula talin qaali walhey 1 sano aan ku aqano wax yar oo aan u rursadey jago yar ayaan ku gatey ilhey kheer ha ku siyo❤❤
Abaayo lacagtaas weey kugu badan tahay Gabdha germany joogo sida. Adigo kala ahaay Waad aragtay marka live tiktok soo qabsaden marka waxa kugu filan bilka 600€ bishi waxkasto
Masha allah❤❤❤🎉🎉🎉
Masha alllah❤
Waad mahadsan tahay
Masha Allah ❤
Illahay ha ku barkayo qaaali❤❤
Asc maasha Alla
Insha Allah Wuu soconaaa hadii allé idmo 🫶🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️
Masha Allah talo
Mansha Allah kaala arag waa ra’yi fiican ❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Strong women ummu Mansuur ❤
Masha allah dumashi hore u soco inasha allah wad iska bixin daynta❤❤❤
Waad mahadsan tahay dumashi Waad mahadsan tahay qalai badan
Boqoro masha Allah
Abaayo shukran
Waad mahadsan tahay
Masha Allah
Masha allaah abayo macaan waa ku salamay TikTok kaso arkay hore usoco insha allaah inan kugu daydaa rabaa❤️❤️❤️❤️
Soo dhaawaw abaayo Waad mahadsan tahay qaali badan
Xbbti shukrn abaalkaada jano alha ka dhigo dhiiri galiso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay
Masha Allah tabaraka Abayo
Waad mahadsan tahay
Mahadsanid video aad no sameysay hore soco walasheey.
Waad mahadsan tahay qaali
MashaAllah macalimadeyday insha Allah waan sameynayaa aad u mahad san tahay lataliskaaga ❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Mansha allha tabarakallaah abaayo macnto waan kaa faa iiday qeyr allha ku siiyo ❤❤
Amina muna Waad mahadsan tahay
Masha Allah🥰🥰🥰
Waa fikir fiican oo gabdhaha anfacaya masha allah ❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Mashallah walal halkaa ka hay
Mansha Allah ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉 qaali
Wad mahadsan tahay
Maasha alaah abayo ajir alaha kaa siiyo
Waad mahadsan tahay abaayo
Manshaa allah waa figrad fiican runtii aniga wayba iga maqneyd waa cashar cusub iyo faaido cusub wadmahadsantahay walalo allah misanka xasandka hakugu daro
Amin Waad mahadsan tahay abaayo
Alhamdulilah deen leygu laha wan bixiyay w
Masha allah hambalyo abaayo
Maazim maamii so weynoow
Amin amin Waad mahadsan tahay abaayo
Masha allah abaayo umu mansur Cadey hore u soco qaali badan waxa tahay hooyo karti badan wax badan ka faidey qaali badan ❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo macanto
Mash Allah
Allaha kugu fududeeyo socodka wiilkaaga
Amin yaa rabi Waad mahadsan tahay
Wiilka yara na ilahay ha uu fududeyo socodka allahuma amiin
Amin Waad mahadsan tahay abaayo
❤❤ masha Allah U
Waad mahadsan tahay abaayo
Mansha allah illahow iga guud deyn fara badan aya leygu leyahay😢
Amin amininsha allah Waad gudeysa abaayo
Abayo kher alle haku sııyo wıılkana ale haku cafıyo anıga malıntan ku bartay 2 sano kahor aye ehed deen wan buxay manta se nadııf ayan noqday muqaladada dawo aye ı yıhın marku so dhoco waxa kale dhan gadaal ayan ka dhıgtaa farxad adun ıyo akhıro alle hakusıyo🎉🎉❤😊
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay walasheey macanto ilahey waxkasto jeceshahay haku siiyo hadalka quruxda badan waankaga mahadcilinaa inaa i garab istaagtay abaayo
Asc abaayo Umu Mansur illahay ha ku cawiyo wad dadaleysa masha Allah
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay abaayo
Masha.allah abaayo allaha kuxafido
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha allah allaha ku fudud3yo
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay abaayo
awal daynta qaadanjiray wax aanan ubahnayn xataa waan iska qaadanjiray lkn imika ma qaato wixii la igulahaa waan iska bixiyey alxamdulilah
Masha allah abaayo hamablyo Waad guuleysatay
Allah u fududeyo socodka insha allah mazin
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay abaayi
Wcs❤❤
Haa abayo taas qalad kuma lihid
Waad mahadsan tahay qaali badan
Sax ayuutada ayaa ugu wacan in aad hal mar iskaga nadiifiso
Saxiix taas ugu fican Waad mahadsan tahay
Inshaa allah abayo anaga dhan ayaa deymeysan
Insha aallah weey dhamaneysa Insha aallah 2025
Asc ❤❤
Waad mahadsan tahay
Allaha baro socodka wiillka habada u ahay dumashi mhd snd abayo aniga waxa ligu leyahay 2kun iyo 4boqol euro waxana ubixiya 100 bishi 4kun bey ahed hal bil ban dhibay kun iyo shan boqol marka sow cdi maha abayo
Haa masha allah si fican sameysa Waad mahadsan tahay abaayo
Asc abayo ilhey ha ku xafido waxan ku dawanya 1 sano iyo badh wax badan ayaan ka faidey waxan joga jarmal 2 sano waxan biila hooyo 200 siya guri hanti ah ayey tegantahey tukan yarna waa heysata marka waxey tirada lacagta so kordhi anigan ma shaqeyo waxan ahey hooyo keligeed ah oo Hal cunuga heesta 200 ayaan awooda hooyon waa dhaqantahey maxa igula talin qaali walhey 1 sano aan ku aqano wax yar oo aan u rursadey jago yar ayaan ku gatey ilhey kheer ha ku siyo❤❤
Alx aniga waxba leyguma lahan dayn ah
Masha allah hamablyo abaayo ilahey haku siyaadiyo abaayo
Wlley deyn badan laiguma laho lknse wlley aniga hda lee ku arkey laba isbuuc cml kudawanaya Germany 🇩🇪 joga 8 sano oo 3 bil dhiman wlley cidna mabiilo aabe bees marmar wax udira intii kahorwyse wan biili jirey mana shaqeeyo wlleyk hda bila lknse 2 bil kdib wax udira 1000€ biilana mana xisaabiyo Hilib keligisa 200€ kubixiya inta kle adeeg 3 caruur heysta mida uweyn 7 jir ah mida uyer 2 jir maxa talo isiin laheyd xabiibty 😢?????
Abaayo lacagtaas weey kugu badan tahay Gabdha germany joogo sida. Adigo kala ahaay Waad aragtay marka live tiktok soo qabsaden marka waxa kugu filan bilka 600€ bishi waxkasto
@@umumansur3930 wadmahadsanthy xabiibty lknse wnkuso sheegi feed back in shaa Allah ❤
Abaayo waaba iga bixi waysay
Insh aallah hada go aan qaado Insha aallah 2025 bixineysa soo kah Waan iska bixineyna
Maasha Allah
Masha,allah
Wlley deyn badan laiguma laho lknse wlley aniga hda lee ku arkey laba isbuuc cml kudawanaya Germany 🇩🇪 joga 8 sano oo 3 bil dhiman wlley cidna mabiilo aabe bees marmar wax udira intii kahorwyse wan biili jirey mana shaqeeyo wlleyk hda bila lknse 2 bil kdib wax udira 1000€ biilana mana xisaabiyo Hilib keligisa 200€ kubixiya inta kle adeeg 3 caruur heysta mida uweyn 7 jir ah mida uyer 2 jir maxa talo isiin laheyd xabiibty 😢?????
5 sof nahay iso jwb??