Madaxweyne Geelle oo da’dii iyo Dastuurkii isu qaban la’ yihiin.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 123

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 2 месяца назад +8

    Wa geesigi Abdalla Abdo, un vrai djiboutien, fiere de toi mon frère🥰

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 2 месяца назад +6

    Ma sha Allah hambalyo wa canfarki ugu caqliga badna weliba ah nin si fican wax u fahamsan Allaha ku xafido.

  • @Libax962
    @Libax962 2 месяца назад +1

    Geele #waa #cadowga #soomaaliyeed dulliga
    Viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Lanebar-k8s
    @Lanebar-k8s 2 месяца назад +5

    Beesha canfarta mahe ee waa qomyada canfarta balse abdallah abdo waa nin wlhi wax fahmaya

  • @zaytum
    @zaytum 2 месяца назад +2

    Waa program fiican aad ayaa. Uga helay laakin wada hadalka waqtiga yar

  • @mohammedhassen981
    @mohammedhassen981 2 месяца назад +4

    Masha allah walaal cabdala cabdo waan salaamaya walaal adiga hlaka nabadooon nooga noqo

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 2 месяца назад +3

    Vive Abdallah

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 месяца назад +9

    Viva Abdallah Abdo ❤

  • @musefarah8031
    @musefarah8031 2 месяца назад

    Beeeeen naaale joooooog.
    CIIISE MAAHEE. CID KALE MAMNUUUC

  • @AbdirizakAhmed-ow4gw
    @AbdirizakAhmed-ow4gw 2 месяца назад +3

    Canfarta reer Djibouti
    Af somaliga saxdaa
    Ayagaa kabadiya
    Somalida Djibouti degto
    Waa sax in canfartu
    Af somaliga
    Eey kuhadlaan
    Afka canfartana
    Waa u gooni

    • @G0_n3
      @G0_n3 2 месяца назад

      Abdallah Abdo af caanfari kuma hadlo mana garanayo

  • @MaryanAbdi-n8d
    @MaryanAbdi-n8d 2 месяца назад +3

    Vive afar Jaime afar❤❤❤❤

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 месяца назад +1

      Canfarta waa dad liita laakin maanta si fican baa cashar loogu dhigay, hadii canfari dhulkooda ku noqon waydo iyadaa dar ilaahay u dhamaan

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 месяца назад +1

    True story thanks ❤

  • @abdirahmanhaio2701
    @abdirahmanhaio2701 2 месяца назад

    Caliyow khuf kasta oo xumaan sheegayo ama caadi ah maxuu u yiraada like ii saar oo isaga nabiga scw kuugu soo gabanaya maxaad ka dhihi laheed koleey anigu like siinn maayo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +3

    Halkee loo socdaa waa yaabe? Ninku xukun jeclaa!😮

  • @MedYasmine-m3q
    @MedYasmine-m3q 2 месяца назад

    Wallahi waa ruun

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 месяца назад +2

    Calih xaraareh ma mahadsanid

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 месяца назад

    Canfar😂 and Guele Calooley 😂
    Xaalkaas waa “xulxul fadhaa” versus “yaa faaney oo fudkaan faarey meesha dhigey”
    Reer Jabuuti! They are naturally funny people!
    😊

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 2 месяца назад +1

      Ma xulxul fadhaba mise xulus xulus fadha, ninyow kalmadahaasi wa kalmado xun xun ban filaya ma garanaayo inaad macneeda fahmeyso.

  • @hah7064
    @hah7064 2 месяца назад +1

    Canfartu xaq bay u leedahay inay Djibouti m.weyne ka noqoto

  • @kediyemedia6353
    @kediyemedia6353 2 месяца назад

    Geelle ha dhaco

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 2 месяца назад +2

    Waa runtii

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 2 месяца назад

    Wallahi waa runta ali harare

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI
    @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI 2 месяца назад +1

    For this man is arabi

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 2 месяца назад

    Birmade Dr. Xasan sheekh ma ku xigeenka mudane ismaaciil Cumar geelaa 😂

  • @krazyville
    @krazyville 2 месяца назад

    Canfartu waaba Warsangeli asal ahaan

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 2 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @nadirasigad4689
    @nadirasigad4689 2 месяца назад

    Benaleh dankali

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 месяца назад

    Dhulbahante tv

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 месяца назад

    Alla geelow duli kubax kii hadlaaba ma cadowga umada soomaliyeed bukugu sheegi alle kudoori

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 2 месяца назад

    Agah! Ninkan canfari ga ah kuwa soomaalida ah reer jabuuti isagaa ba afka soomaaliga kaga hadli oge waa sidee 😂

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад +1

    Guul iyo gobanimo

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 2 месяца назад

    C'est vrai plutot inchallah tot ou tard viendra la verite

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 месяца назад +1

    Cadowgaaga Caano Sii[Maahmaah Barwaanih]

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 2 месяца назад

    Kooraanku waa laydh ka 😂

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 месяца назад +1

    CIISEH NAAG MAAHA WAA NIN !!!

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 месяца назад +1

    Odayga runta ayu shegay

  • @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI
    @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI 2 месяца назад +1

    C'est homme n'est pas un afar mais c'est un homme arabe qui est vivre avant en ambouli djibouti ville . Qu'il parti en afar

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 2 месяца назад +1

      Arrête ton charabia, tu dis n'importe quoi

  • @Onlybestfilm
    @Onlybestfilm 2 месяца назад +1

    Afar welcome to somaliland

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 2 месяца назад

      Canfarta Warsangeli
      Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya.
      1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba.
      2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid.
      3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti
      Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba
      Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen.
      Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay
      ruclips.net/video/YryXDu5W1rw/видео.htmlsi=Xu5PPUq9pYrzkOSt
      ruclips.net/video/iFHbkvv_wSs/видео.htmlsi=oUrcb7zl7A5vtDK9
      m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa
      ruclips.net/video/8FoeHiiBzWE/видео.html
      Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay
      ruclips.net/video/qDDz0wOUjj4/видео.htmlsi=sHtKn_sT9Br58U_I
      Dadka Reer Zaylac oo qiray in Garaadkii 12aad ee Sultanada Warsangali yahay Garaadka keliya oo Somali ah oo xukumay
      Zaylac.

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 2 месяца назад

    Le Star Djiboutien

  • @NouraabdilahiHassan-hz5iv
    @NouraabdilahiHassan-hz5iv 2 месяца назад

    Aliyo jibouti 80% isse

  • @mohammedhassen981
    @mohammedhassen981 2 месяца назад

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HabibHassen-ll4xs
    @HabibHassen-ll4xs 2 месяца назад +1

    Iog vive

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 месяца назад +1

    Islaantii "Canfareed" ee Bukaacaanu la yaabanayne, Inankii reer Hargaysa, hadana ma oday Canfar ah buu keenay? Cali-Bukaaco waxa uu ina-Geele u dabasocdo aan idinka daba geeyo, Canfarta waxa uu u haystaa in ay "Warsangeli" yihiin!!! Qabyaalad baa inanka madax martay.

  • @oubahhoch2244
    @oubahhoch2244 2 месяца назад

    😂😂😂😂 le chien aboie est la caravane passe cali xarare kkk wad nugu dallii ismail ka fuuqh aado

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 2 месяца назад +1

    Wiilkaa Abtibaan unahay

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 месяца назад

    Dulmiga jabuuti Gaajada taala masawiri karaysid ilaahay hanaga Qabto uumadsanyahay ninkaa cabdala iyo cali Abti baan uhay .....

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 2 месяца назад

    Walee waa run ismacil omar geele waa cadawga somaliya number one Caloole geele ilaahey umada ha qabto waa dhibaatadii oo qof ah😅

  • @Motivation_2k96
    @Motivation_2k96 2 месяца назад

    Caliyow ninkan wakhti fiican sii oo markale soo casuum

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 2 месяца назад +1

    M❤

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 месяца назад

    Adkaadtey xanfarkii u horeyey ee afmoli usoo bartey ismacil horor oo dhagax tuurayaa 😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 месяца назад

    Jon Biden iyo ismacil cumar gelle 2 dada reebtey iyo dulmi 😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 месяца назад

    “Fudka faarey”= Ismaaciil Calooley 😊

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 месяца назад

    Ali Harare iyo hogaanka Canfartuba waa Warsangali.
    Canfarta Warsangeli
    Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya.
    1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba.
    2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid.
    3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti
    Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba
    Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen.
    Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay
    ruclips.net/video/YryXDu5W1rw/видео.htmlsi=Xu5PPUq9pYrzkOSt
    ruclips.net/video/iFHbkvv_wSs/видео.htmlsi=oUrcb7zl7A5vtDK9
    m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa
    ruclips.net/video/8FoeHiiBzWE/видео.html
    Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay
    ruclips.net/video/qDDz0wOUjj4/видео.htmlsi=sHtKn_sT9Br58U_I
    Dadka Reer Zaylac oo qiray in Garaadkii 12aad ee Sultanada Warsangali yahay Garaadka keliya oo Somali ah oo xukumay
    Zaylac.

  • @nadirasigad4689
    @nadirasigad4689 2 месяца назад

    Warya danakilo waa sida somalida danakilo they come from ethopia Eratarien Joubouti. Sick guys

  • @AbdillahiSahal-kl2ie
    @AbdillahiSahal-kl2ie 2 месяца назад

    Haa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 месяца назад +1

    DALKAKAAS DJIBOUTI WAA CIISEHLAAND

  • @dayax-ih4bo
    @dayax-ih4bo 2 месяца назад

    Aliyow wad ficanthy wan Ku wata lkn LA soco minority can't rule the majority. And put in mind inta la siyay prime minister ka alx weji

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 2 месяца назад

    Wlhi ninkani arin xaqiiiqo ah ayuuu ka hadalay

  • @abdelsalamy9864
    @abdelsalamy9864 2 месяца назад

    Madaxwayna somaaliyed ayaa hortiisa lagu caayay waa wariye qabiileesta ah

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 месяца назад

    Cali oo is waraystay ....😂😂😂 su,aalo iyo jawaabo intaba cali 😂😂😂😂

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 2 месяца назад

    Ali iyo odayga Ali ayaba neceb ismail gele ma cidinu xumeyey kkkkkkkk

  • @adenkusow6524
    @adenkusow6524 2 месяца назад

    War cajaaib badanaa

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 2 месяца назад +1

    Run badana ninkan hooyadiis buu runta kakeene

  • @MonaHasan-f9f
    @MonaHasan-f9f 2 месяца назад

    Qof caroonaya Ken try wadankan ragii lahaba iska Leh 😂😂 ay iskagaqaylinaya

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 месяца назад

    Odayga geele siduu jecel yahay haloo yeelo hana la is waafajiyo dastuurka iyo cimrigiisa

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 месяца назад

    Geeli mindhaa coqoobo kuma dhacdo

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 месяца назад

    Madax la bedelo soomaaliya ayaa faaido ku keeni laheyd ee ismaciiloow jiro joog

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 2 месяца назад

    Gadabuursi ciise isaaq canfar iska samra inutuu nool yahay ismaciil cumar geele

  • @NouraabdilahiHassan-hz5iv
    @NouraabdilahiHassan-hz5iv 2 месяца назад

    Aliyo isse nacayb baaa ka buuxa
    Lakin waxadan ogiyn indadan hadal waxba nagaga qadiyn .
    Sii waxad natustay waxad no haysid

  • @AhmadBaciidfuul
    @AhmadBaciidfuul 2 месяца назад

    War ninlan fariid ka ah muxu ahaa

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 2 месяца назад

    Ciise waa garam garam😂😂😂😂

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 месяца назад

    Canfar iyo Somali waa walaalo ee dad ka umada hogaaminayo waa dhibaatada

  • @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI
    @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI 2 месяца назад +2

    Bede

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 2 месяца назад +1

      War isla xishood Abdalle ha caayin wa geesi

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    illaahaay ismaaciil cumargeele hanaga qabto walee soomali nabad baay noqon lahaayd walee cadawga koobaad ee soomaliya horay malasbuu ahaa maantana waa geele cadawga koobaad ee soomaliya walee alle haaynaga qabto geele

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Kkkkk caloow ninkani waa daacat ilaa intuu ka dhimanaayo ayaan kuvqoslY

  • @mohamedkorah8175
    @mohamedkorah8175 2 месяца назад

    Iog avant tout, Ali harara. Wad iska dali.

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 2 месяца назад

    Anigu waxaan u qabey somalida iyo canfarta iney hal assal yihiin

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 2 месяца назад

      Canfarta Warsangeli
      Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya.
      1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba.
      2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid.
      3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti
      Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba
      Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen.
      Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay
      ruclips.net/video/YryXDu5W1rw/видео.htmlsi=Xu5PPUq9pYrzkOSt
      ruclips.net/video/iFHbkvv_wSs/видео.htmlsi=oUrcb7zl7A5vtDK9
      m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa
      ruclips.net/video/8FoeHiiBzWE/видео.html
      Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay
      ruclips.net/video/qDDz0wOUjj4/видео.htmlsi=sHtKn_sT9Br58U_I
      Dadka Reer Zaylac oo qiray in Garaadkii 12aad ee Sultanada Warsangali yahay Garaadka keliya oo Somali ah oo xukumay
      Zaylac.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

    Canfarta iyo somalidu walaalo maaha waayo canfari waxay dagtay guri qof somali ahi leeyahay iyadoo og inaanay sii daganaan ogin sida dhacday, maanta canfari gobolkii siti way ku dhamaatay iyadna shacab badan oo waayeel iyo caruur bay laayeen oo ay ka xishoon waayeen,

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 2 месяца назад

    እውነት ነው ኢሳ ና አፋር የምያገጭ የጅቡቲ መንግስት ነው ማስታረቅ ከተፈለገ በአንድ ቀን ችግርን ማስቆም ይችላል

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад

    Cadawgan somaliyeed mardanbe hamartiqadin caliyoow

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 2 месяца назад

      Ninkan cadawga somaliyeed maha ee runta ayuu somali hurudo oo idil uu sheegey in Ismaciil Cumar Gelle uu daneysta yahay oo uu ka massulyahay in somali midoobiweydo waayo Ismaciil ayaa Carta jibuuti ugu sameyey in reer walba gobol semeysto (Putland, jubaland, hirshabelle...etc).

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 2 месяца назад

      Wax cadow ah Ma jiran ismaciil abeeso wax bah yuu been noo sheegin

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 месяца назад

    Waar Ali Hararow ka fiirso ninkani waa carab yemini maha canfar. Anigaa reer jabuuti ah oo ka dhashay dadkii waddanka u soo halgamay ka soo jeedo. Ani ma I waraysan kartaa? Dagaallo shacabka reer jabuuti kama dhex dhaco ee somalida reer Somalia ayaa habeen iyo dharaar isdila

  • @elminour8350
    @elminour8350 2 месяца назад

    Qofkasta oo cadhooda uu caytamaa
    Cabdale ismaaciil iska dhaaf cumar geele miyuuna jibuusiyaan ahay haday islaanta xagaa baxday haday itoobiya ilma ku dhashay ma ajaanib baa???

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 месяца назад

    Ismail wa kali talis lkn wuxu haysta dad nabad jecel o u hogasama wuxu ku dhaqayo

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    waaruntii taasi inuu tago ma ahaayn madaxwaayne firdhiye laakiin canfartu iyagaa gardaran oo dhul aanay lahaayn doonaya ee canfari dhulkeeda haku ekaato

  • @warfafarah6491
    @warfafarah6491 2 месяца назад

    Maaha inan iyo adeerki .....😮 afka naga bartay. ....xasan guuled waa cisse ,ceeleeye ,manmaasan réer cigal haïku ina geele oo manmaasan bah furlabe !!!

    • @Hamza00001
      @Hamza00001 2 месяца назад

      waad walantahay

    • @warfafarah6491
      @warfafarah6491 2 месяца назад

      @@Hamza00001 Haye somali fayaw ,bal wax sheeg

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    DADKA XUNN CALI XADHADHADHA KA NOOOLL

  • @AbdirahimYaqub
    @AbdirahimYaqub 2 месяца назад

    Geelle waa tuug

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 месяца назад

    Caloow canfar soo dhaweey Ismail iyo Ethopia abi ayaa kala fogeey

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 2 месяца назад

    Viva canfarta

  • @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI
    @MOHAMEDMOUSSAABDILLAHI 2 месяца назад

    For this man is not afar

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 месяца назад

    S

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 2 месяца назад +1

    ጅቡቲ መሬት ለእርሸ አይሆንም ውሸት ነው

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 2 месяца назад

    km

  • @MonaHasan-f9f
    @MonaHasan-f9f 2 месяца назад

    Qof caroonaya Ken tey

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 2 месяца назад

    Caliyow ninkani waa cadkare barnaamijyo badan kaso gudbi, canfarta intooda afka somaliga baratay iyagaaba kaga hadal wanaagsan kuwa ciise oo afka u dhashay,

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 месяца назад

    Ali ina gaale waa tuug

  • @fatimadjamal8647
    @fatimadjamal8647 2 месяца назад

    Caliyow mid baa ka maqan Canfarta Eritrea ka imaato oo xabad Faransiisa garanaynba way qaatan passport Djibouti adiga maxa Somalida kaliya Ku tusay mida kale ma Canfarta shareout u samaysanaysa

    • @shariifmedia3307
      @shariifmedia3307 2 месяца назад

      Khalada weyn ayuu sameynayaa oo strategic ah somalidana wuu kala qaadaya canfarna wuu mideynayaa

  • @abdirizakahmed9590
    @abdirizakahmed9590 2 месяца назад

    WAR beenawaas cali xaraarow beenta daa , anaga maxaabiista aanu haynaa Kala hadli mayno,

  • @abdirizakahmed9590
    @abdirizakahmed9590 2 месяца назад

    Cali xaraare CID uu yahay Horta yaa yaqaan, canfar buu somali u wareysanayaa

  • @MiganehAbdillahi-wi4rs
    @MiganehAbdillahi-wi4rs 2 месяца назад

    Salan sare cabdala cabdo