M.a my sis keep going 🥰❤🙈 hodaney qisoyinkan inaan mar labada aan ku cesho ayaan jcldy wyo shaleyto hal video ayaa inh so galisey manta shaqada waxa aan ku qabsado ayaan rabey hal video wey igu yartey 🤣🤣🙈🙈❤
Ma bbuuga uu ninku helay ee xaaska dareenkeeda lagu arkay Ayaa magacaa leh? walee gaaladu waa bahala wax cuna oo kale nin Somali haduu ahaanlahaa intuu ku qayliyo uu ugu badnaan wax ku dhufto naagta sidaa yeesha ayuu ka tagilahaa waa haduu yurub Ama America joogo haduu carabta joogo wuu masaafurinlahaa furilahaa caruurtana ka reebanlahaa haduu Somaliland Ama Somalia iyo intakale ee somali degto joogana intuu gurigaa ka eryado caruurtana ka reebto ayuu Marka labada reer ay ka dhasheen iswaydiiyaan waayo sidani udhacday ayuu sirtu qabtay soo bandhilgilahaa oo odhanlahaa ninkee naagtan haysan lahaa markaasaa loo garaabilahaa ninka iyadana la odhanlahaa Dee bixasaa gurigeeda iyo ninkaada ka saartay naa adaa gar daran oo gurigaaga riday e hakugu taagnaato waar Iska fur merkeedana sii
Masha'Allaah Tabaraka Allah shukren hayatii 🙏🏼
Maasha Alaah walaal horey u soco il xun kuma aragto
Subhana’Allah 😭
subxaanalaah
Wariye ma ahan jirtay wariye ku ficantahay abayo masha allah
😂😂😂😂😂 Wali ma noqon lakin one day insha allah 😂❤🙏
Sln sare hodan abaayo waanku haystaa Qisada aad noo soo gudbiso, taageero lanbar 1, aanku ahay qaali
Maasha Alaah walaashey Hodan dadaalkaaga sii wad
Hodaney abayo aad u mahadsan tahay qisoyinkaga wan ka helaa runti
Thanks 😘 fore sharing
Abaayo mahad sanid waxaa ledahay hadii aan inku dheereyey karali noqda lkn waxan jecelnahay in aysan naga dhamaanba o nosiidherato 💋💋💋💋❤❤❤❤❤
Masha allah tabarakaallah wllshy hodan degan keep going
M a walashey hodan qurux nosoo badi qisooyinka
Waa. GuulaysTay. HODAN online 💚
Maanshaallah
Waan ku salaamau walaashey
Wlshy qali mansh Allah hore uu soco
Never give up abaayo hormar wacan ayaan ku rajeynaa wlh wan ka helaa channel kaada
☺️☺️ Mahdsanid wll qali so kale hor mar wacn ku rajeyna
Nooso badii abayo qisoyinka
Maasha Alaah walaal sida aad inoogu soo gudbineyso qisooyinka
M.a abayo qali allah ku xifdiyo haa abyo waa xasuus qorka🥰😘😍
Asc walaashey hodan qaali salaamay
thanks my sister wan jeclanlahaa qisooyinka diniga ah sida azxaabtii iyo tabiciin tii inad no sodeyso please
wan jeclahay qisoyinka mahadsanid abayo
Thanks MY sister 😋👸💞❤
Hodanay wa ku salamay abayo qisadan hore waxa nogu so gudbiyay ajay iyo fadna channel
Keep going abaayo qaali buuka waxaan unaqaanaa xasuus qor abaayo.
Nooso badi qisoyinka abayo Guul mar walba😍🔥
Maasha Alaah
Wllshey hodan waxaa tahy gbadh aad u qrux bdan masha allah 👑🇸🇴❤
Waa mashallh wan kahel
Hodon abaayo ilahey haaku xifdiyo
Masha alllha
Hayay naagta ninkii jaclatay 😱
🤔Bisinka maskaxdeyda ayaaba shaqo culus u dirtay war qisada waan ku wareeray yaab badanaa
13 /6/2021 ayaa dawanaya hodan mazha allah
11/april/2022 dawanayaa
Machaallah jazzakallah jumca Mubarak Hodan iyo dhaman umada somaliyed oo dhan
Subscribe badan halo daro marwo Hodan jazzakallah ❤️🙏🏻
Hhhh
Asc hodan waanku salaamay adiga caruurta iyo xaajiga soomali waxa lagu yidhaada buuga xusuusa qoraka
Thanks for everything 😇😇😇😇
Xusuus qor ayaa layidhaa
السلام عليكم و رحمته الله وبركاته حبيبتي
Subxanallah😓
Walal aad ayaan kusalamayaa, sidee lo’ogaaday inuu ninkeedu ogyahay inay ninka jeceshahay iyo buunga aykuqurtay?
Waa kaloriin ama kalorakis
Jaafeel weeye wll
HODAN. Waa. Ku. Soo. Raadiyaa 😭
M.a abyo tagero lambar wan Ayn ku ahy tuuga waa ladhaha xasuus qor ama mudakara
Waad ila socotaa Mohan abyo qli
Qisooyinkaaga waa n tabnay walaal
🙏🙏🙏
Wall qali hodan
Aad baan ku taageekaa qli dantaydaan u seegaa daawashadaad
Javel Ama warankino
👏👏👏👏👏
Keep going
Xasus qoor ayaa ladhaha
مفكره=xasuus qor
Waaba cabsi cabsi
Sorry wlhi
Books waxa leydahda xasusu qora
Mashaa Allah qaali hore usoco hore mar wacan kurajena guuleso 🥰🥰🥰♥️♥️♥️
M.a my sis keep going 🥰❤🙈 hodaney qisoyinkan inaan mar labada aan ku cesho ayaan jcldy wyo shaleyto hal video ayaa inh so galisey manta shaqada waxa aan ku qabsado ayaan rabey hal video wey igu yartey 🤣🤣🙈🙈❤
1,Buugu waa xusuus qorare
2,Jaanfeel..warankiilo...ama Jig English na wa Clorox 🤣💫
Thanks 👍 ani xataa ma fahansanay
💞💞💞💟💟💟
Huno waa xasus qor👍
Note book
Xasuus qor ayaan u aqaana xabiibti qaali waana ku jecelahay
yaaaa iyada baxarkas isku riday ifur le ma iska dhahdo wlhi wa yaaab
Buga xasusta
Mudakaraad waaye buuga
Asc
Wcs wll
Maxa ninka ma la helaya miya😎🥵🥵
Buuga xasuus qorka miyaa ka wada
Ok waa fahmay side loohynkara dadka wadankas Kunol dhiigooda loohaynkara madama ay badanyihin dadku
🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭
😂😂😂😂😂😂😂 waxyabaha qaaar macquul miyaa
Boogagta yar yar balamaha lagu qorta waxa af Somali lagu dhaha xasuus qor ama balamaha
Asc. Haboo. Waa. Sheekooyin. Cabsi cabsi. Kkkkkkkkk
Kow kow kow iiwad way iku socotaa washy samanbadaney
Nood ayaa layiraahdo
Kkkkkkkkkkkkkkk
Abyo waa qabyo
Salamullah hodaneey
😂😢😮😅😊
xasuus qor book\
hodoneyi abayo wan ku jeclahyi hore uu soco
Waxa la dhaha xuzuuz qor
Hodan❤❤
jaafer waa warankiilo af koonfuredka is ka baro hodaneey hhhhhhhhhhhhhhhhh
Hodan
Waku jecelhay
.ilahey dartis ayakujecely
Qisadadi auadabda marwab
Ayakutagira
English ku garana waxa la dhaha NOTE BOOK
Ma bbuuga uu ninku helay ee xaaska dareenkeeda lagu arkay Ayaa magacaa leh? walee gaaladu waa bahala wax cuna oo kale nin Somali haduu ahaanlahaa intuu ku qayliyo uu ugu badnaan wax ku dhufto naagta sidaa yeesha ayuu ka tagilahaa waa haduu yurub Ama America joogo haduu carabta joogo wuu masaafurinlahaa furilahaa caruurtana ka reebanlahaa haduu Somaliland Ama Somalia iyo intakale ee somali degto joogana intuu gurigaa ka eryado caruurtana ka reebto ayuu Marka labada reer ay ka dhasheen iswaydiiyaan waayo sidani udhacday ayuu sirtu qabtay soo bandhilgilahaa oo odhanlahaa ninkee naagtan haysan lahaa markaasaa loo garaabilahaa ninka iyadana la odhanlahaa Dee bixasaa gurigeeda iyo ninkaada ka saartay naa adaa gar daran oo gurigaaga riday e hakugu taagnaato waar Iska fur merkeedana sii
Xusuus qore
macnaha booga waa xusuus qor
Hodon qali thanks wlhi hbenki shekadada iyo qosoyinkaga waku sexda sa idhagesanaye 🙄marna wa cabsada waxa cabsida marka noso gudbineso😂😂😘😍
Walaal hadii ay 11sano isqabeen sanad kadibana ilmadhalee Sidee 6sano ujirtaa gabadhayari mida kale 95kiii 20sano maha 99 waadshegtay tasina waa 21 itanad shekada akhriyin isdhagaso horta
Xsos
Asc
Asc