Wareysi Kulul “Sh Cali Dheere anaa kasoo qaadi jiray lacagta gudaha Suuqa Bakaaraha " Dahir Alasow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #Wareysi Kulul “#CaliDheere anaa kasoo qaadi jiray lacagta gudaha Suuqa Bakaaraha, aniga xilka aan ka rabay dowlada waa heystaa hada”
    La soco qeybta 2-aad ee wareysiga #DahirAlasow oo ka kulul qeybta 1-aad ee hada aan idiin soo baahinay.

Комментарии • 46

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Год назад +4

    Daahir calasoow halyeey baatahay guulayso adiga xitaa afkaaga iyo jeebkaagaa ku dagaalantay💯⚘⚘⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🌹🤲🤲👍

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Год назад +3

    Maashaa Allah mahad salaad inuu dhinac walba ka dagaalamay ilmaha og guulayso mahad maxamad salaad ⚘⚘⚘⚘⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Год назад +1

    War habargidir maqaar libaax libaax bay leeyihiin hadii lacaayo iyo hadii la amaano maba kala jeclo waa laandheero yaal cuqdad lagu korin💯💯⚘⚘💯💯💚💚💚💚💚

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 Год назад +1

    Waa ninka hawiye ugu caqliga badan

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Год назад +6

    Mahad mooryaan baa ku keensaday dalkaas baa rajo laga rabaa

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Год назад

      mootyan tuug maafiyo adiga ah e dalkan maaxad ku darsaten meshu waa gofki taaliye mahaad e gaado iyo gaarawe ma ahan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад

    Very interesting interview

  • @HassanBliss
    @HassanBliss 2 месяца назад

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад

    Mahad Salaad iyo Fiqi iyo xildhibaan Odowaa waa sadexna nin ee Hawiye ugu tayada iyo dadnimo fiican marka laga reebo hogaamiyaha ruuxiga Mr Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame from Hargeysa

  • @dulqarnaylbargaan5594
    @dulqarnaylbargaan5594 Год назад

    Geesi daahir calasow Allah haku xafido

  • @maxamedxasanfaarax7020
    @maxamedxasanfaarax7020 Год назад

    Dowlada intii rabaY waan ka helay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад +3

    Sirdoon xaal qaado

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 Год назад +1

    Mudane dahir alasow xafidulaah

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Год назад

    Very good

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +3

    Been ku xooga weeynaaa

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 Год назад

    Asc daahir calasow ❤❤❤

  • @caishacali2186
    @caishacali2186 Год назад

    Daahir ninka ku wareysanaayo calooshow ka hadlaaya ileyn waa mucaarad maanaan garanin cabsi aa ka muuqato kkkkkkk

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 Год назад

    Dhibka ugu badan ee daahir haystaa waa ( wiil abti ii ah, wiil ila dhashay, wiil qaraabo nahay, hoyaday abtiged, oday ii adeera, eedaday) falaadhi gilgilasho kaagamada go,do

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 Год назад +1

    Culimada Beel. Waa waalan yahay. Daahir. Calasey 😂

  • @jabrajaceloow6951
    @jabrajaceloow6951 Год назад

    Daahir calasow guul guul

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 Год назад +2

    Haduu sirdon kan nooyahy waaba na looyaabaa

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 Год назад +1

    😂😂😂 muxu yiri hargaysan tagay Daahir riyale. Ayaa isoo dhaweyay kkkkkk. Cabdilahi yusuf ayaa iradinayay. Kkkk. Abahagi hargaha gadijiray was been uxoog badanaa.

  • @khadarali8847
    @khadarali8847 Год назад +3

    Beenloow

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Год назад +1

    Mashallah dahir alasow hero of Somalia guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 Год назад

    Wariyahaan maahin wariya aan caadi aheen

  • @miskimaxamed7
    @miskimaxamed7 Год назад +4

    mahad mooryan daahi dameer been iskaday af biijo

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Год назад

    Daahiroow ciraata ka daa umada soomaaliyeed

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Год назад

    Dowlada hadaadan ka helin waxaa rabtay waa mucaaradee miyaa oo been baad ka sheegeysaa sidee buu wadanka ku hagaagaa oo saas baad joornaaliiste baa saas ku tahay walee nimanka soomaaliyeed qaar aqligooda haduu saan yahay walee wadan kuma hagaagaayo

  • @zaimamin8071
    @zaimamin8071 Год назад

    ABDULAAHI YUSUF HADALKII AHAA KUWA HABEN SHIQEEYA IYO KUWA MALINTI SHAQEEYA WAA LA SHAQAYNAYAA ANAA LAYGA WADAY
    NINKU BEEN BADANAA
    BALO KU DEGTAY WAA BEENTII OO QOF AH

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 Год назад

    sef labood hanoqonee sfcn udhagesta hdlka xukunka iyo hdl ana laga maqlin qofka afkisa soomali uun baa laga mqlaa

  • @cusmaanmuuse5419
    @cusmaanmuuse5419 Год назад

    Ninmanyahow waawa is ku eg tihiin wajiga ayaa wax yar isku eg tihiin

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Год назад +1

    Ninka yiri mahad kawaanle ayaa wax qabtay

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Год назад

      kawanku waa shaaqo e tuugsiga iyo shaxaadkad ku dhereysan taaliye mahaad m salaad waaxu qabtey mid ad ka naxsan tihin sow ma ahan shaaqadisa xafadu llah taaliye mahaad m salaad guuleyso

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      @@khadrahilowle4877 haduu wax qabtay qaraxan waa beryey kugu socda wax haka qabto ee dhiiga tolkii shaqo ka shigtay

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Год назад

    Sirdoon?? Ninkaan qabyaalad ayuu walaqaa plus his midget friend Ayuub

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Год назад

    Adinku ninkaan dadka maad kaday saan wax xigmad ah meesha kuma hayo

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад

    Weli qof leh sirdoon baan ka soo shaqeyey sirdoonku waa is qarshaa xogta iyo qofka haduusan markaa madax ahayn sida kuwa calaamka madaxda sirdoonka waa la yaqaan lakiin sarkiisha hoose waa la qarshaa iyaganoh way isqaarshaan

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Год назад

      Muxuu sirdoon noqdaa haduu dhuuso waa sheegaayaa balaayo sirdoon u noqo

    • @deeqawarsame6082
      @deeqawarsame6082 Год назад +1

      Wa geesinimo la is dheryahay

  • @omarabdillahiyonis6522
    @omarabdillahiyonis6522 Год назад

    Bravo DAHIR cid ma ka badin adiga .

  • @abdihakinahmed8322
    @abdihakinahmed8322 Год назад

    Waxaan caqli ku jira yare ma farhu ku sita

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +2

    Dawladda mahad kawaanle daahir mooryaan xasan musuq iyo kuwo la mid ah ayaa dawlad ah miyaa 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @pubgm25
    @pubgm25 Год назад

    Ha biqleyso

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Год назад

    Kkkkkkkkkkk raganimaday