RUNTA AAN ISKU SHEEGNO... The truth about living abroad | Naz Ahmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 157

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  5 месяцев назад +11

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ruclips.net/channel/UCHavJHRtHYXotLOWfXgo67Q
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji 5 месяцев назад

      Dadka runta wa og yihin qofka lacag dhultala oranayo qof an wax okeyn weyan

    • @nasiromar7905
      @nasiromar7905 3 месяца назад

      Hey

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 4 месяца назад +6

    Alhamdullilaaah Somali ayan ku noolahay Hooyo na waan ahay weliba Hooyo 4 ubad ah oo agoon ah korineysa wana shaqeeya weliba family geyga Aya i caawiya alxm aduunka qurba ayan ugu necbahay

  • @Yh.manol3899
    @Yh.manol3899 5 месяцев назад +18

    I’ve been thinking about this topic now that I moved to Somalia for a bit, loved the points you made ! Allahuma barik, may Allah make everything easy for you and grant you happiness

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 5 месяцев назад +8

    Abaaayo fiican aaa tahay iska cafi inta comments xun ama cay kuso qortey we love you abayo nooofaaaiiidey ❤waaan kuu baahanahay waxtarkaaaga❤ noooolow

  • @hudabuxane2294
    @hudabuxane2294 5 месяцев назад +6

    Asc walashay Nazteeho wan ku salamy huuno waa Runtaa Nimco waa dhulkeena hooyo oo aad lacag ku hesho Alle dhulkiina si nabada ha iniigu soo celiyo anagana Alle ha nagu barwaaqeeyo waxa kajira uun bilaa shaqo ee waa nimcad dhulkeenu Alle hay noo barakeyo aamin

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 5 месяцев назад +9

    Maasha Allah ❤️ Nasteexo waa gabar nolosha runta ka sheegta

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke 4 месяца назад +3

    Come back Djbouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Nasteexow waxaanad Arag dhulkii sida loo qurxiyayy🎉❤🇩🇯

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 5 месяцев назад +4

    Niyada ayay ka hadashay wallahi walaashen khayr ALLAH ha ku siyo wllo qurbe dhib mooye dheefi ma taalo taladaa aad halo dhuuxo oo hala qaato

  • @fahima6186
    @fahima6186 5 месяцев назад +4

    Very important topic habo MASHA ALLAH our people need to be informed about the facts in the West. We got it all wrong 😢

  • @mohamedtaha-yi8qz
    @mohamedtaha-yi8qz 3 месяца назад +1

    Merci pour ces conseils cher sœur 🙏.

  • @ALeo756
    @ALeo756 5 месяцев назад +3

    Canada 🇨🇦 3 months ayaan jooga niyadeyda wlhi waxa ku jira 10 years guduheed inaan 🇨🇦 kaga maarmo
    Alhmdulilah nin dhalinyarana waan ahey insha allah ilahey waxn ka rajeynayaa 10 years oo ah shaqo iyo cibaado only

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 5 месяцев назад +3

    That is good idea sister, and thank you for the advice. May Allah make the life easy for you and us.

  • @HaboneElabe
    @HaboneElabe 5 месяцев назад +4

    Wallahi you are so honest mashallah ❤…they used to say the exact same thing to me whether I’m from wajalee or in the bushes 😂 we barely have time to dress up and look after ourselves but allahamdoulilah overall

  • @mohwaiss3798
    @mohwaiss3798 5 месяцев назад +1

    well said my sister, there is only a warrior who can survive

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 5 месяцев назад +2

    Waa runtaa. Nolosha qurbuhu ma fududa gaar ahaan markaad Hooyo tahay. Alaah carurta ha ino badbadiyo🤲

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 5 месяцев назад +10

    Our people back home will never understand the struggle of living in the west. Meeshaan Naf Lagumahaayo Wallaahi Ee Dadku Waa Isdhibayaan.

    • @Useractive2233
      @Useractive2233 5 месяцев назад

      Well Said!

    • @zeinabh.s3735
      @zeinabh.s3735 5 месяцев назад

      Ninkii arka umbaan wax ka sheegi arkee.soo wayo arkaan

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 5 месяцев назад +1

    Subxaanallaah walaal dhul gaalo wax la yimaado ama loo soo haajiro ma aha diinteena ayaana noo sheegtay walaal adiga iyo aniga iyo inta jecel iney ka haajirto qurbaha illaaheey hanoo saqiro aamiin

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 5 месяцев назад +1

    Waa waano wanaagsan weeye runta iga dheh walaashey afkaaga caano lagu qabay qof kasta waa siduu iska dhigo weeye waa jirka waa waa dadaalnah alle s.wc tallow saaro anagana waa in dadaalna as parenting ok xabiibtii I agree 100% xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 5 месяцев назад

    you are absolutely right sister i feel you walhi because we came from same country Djibouti Caday and thanks for sharing very good topic that our people don't know what exactly happen to you when your are not in your mother land

  • @ilhamgalab5805
    @ilhamgalab5805 4 месяца назад

    Thank you sister for sharing your life experience with us . I am with the same page with you it seems that you are reading my mind 😢 same feeling and same thoughts … Djibouti jano we miss you ❤

  • @mslove5933
    @mslove5933 5 месяцев назад +2

    You have a 💎 heart allahuma barik

  • @ZeinabMoussa-ij5rv
    @ZeinabMoussa-ij5rv 4 месяца назад

    Merci beaucoup huno je viens récemment au Canada mais ça ne plais du tout pas déjà,je conte retourner dans mon pays natale Djibouti qu 'Allah accepte nos doua insha Allah

  • @mohamedosmanidel7013
    @mohamedosmanidel7013 5 месяцев назад +1

    Masha Allah thanks NAZ iso duceya hadan imiday yurub whit my daughter she’s 2year🥹

  • @sacdiyocabdikariim8683
    @sacdiyocabdikariim8683 5 месяцев назад +1

    Asc abaayo muqdisho imaad lacala haddaa canada ka soo kuureesid waayo waa meel ganacsi iyo wax laga sameen karo

  • @safiamussa7478
    @safiamussa7478 5 месяцев назад

    You are absolutely right 👍👍sister I wish everyone understood the situation we are facing here

  • @MarwaHodan
    @MarwaHodan 5 месяцев назад

    Jazzakallahu khayran sis for your advice.

  • @nafissaomar6192
    @nafissaomar6192 5 месяцев назад

    So true Naz...may Allah bless you...ameen...jazak Allahu khayran for sharing your thoughts

  • @annaseeha1801
    @annaseeha1801 5 месяцев назад

    Hey Abayo love your channel. What mineral sunscreen do you use during pregnancy. All that I tried have white cast. Thanks sis.

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  5 месяцев назад

      Thank you wllo I use Supergoop Glowscreen SPF 40

  • @DumarnawaaAdooqudha-om3mx
    @DumarnawaaAdooqudha-om3mx 5 месяцев назад

    inch'Allah kheyr ma sœur duuceyso chaque fois ❤

  • @hodaneey_
    @hodaneey_ 4 месяца назад

    Lived in the motherland for a few years and fell in love with it. Definitely raise your kids in a Muslim country, preferably in the motherland. Thanks for all the valid points you raised ✅💙🤍💙

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 5 месяцев назад

    Masha allah waa fikir aad uwanaagsan waana fikrada qofwalba oo waalida oo qurbaha jooga ama rajaba kaleh inuu tago maskaxdiisa kujirta ilaahy awlaada hainoo xafido aduun iyo aakhiraba

  • @yahyaaden3210
    @yahyaaden3210 5 месяцев назад

    mashallah very interesting topic, it is one of my biggest challenge walahi to save as much as I can and runnnnnnn awayyyyyyyyyyy 😂😂😂😂😂😂😂 Naz, walalo keep going keep motivated us, sheydanka naga naaar we feel tired bismillah 😂😂😂😂😂 and keep moving wan soo douceyneynaa don't worry salam ✌😍

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 месяцев назад +1

    Warunta walahi arinkan abayo macato dalka wax kafican majiro dulka somalida wax damo lawayay qurbah wax mayalan somali aya qurbo ku walatay aniga waxan ku riyoda anigo somaliya joga habeki markan so kaco qurba ayan joga markas an niyad jaba walahi waxan jeclahey dalkegi inan ku nolado ❤Love Somalia 🇸🇴 Mogadishu 😢😢😢😢 wan u hilobay wa uxiisay Africa naxan iyo qabow maleh ayey tiray hibo nuura Love nas axmad ❤

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 5 месяцев назад

    Mashaalah mashaalah Nas good advice bad siisey dadka soomaliyeed meel ay joganba

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 4 месяца назад

    Masha Allah waa sideey tahaye amazing 👏

  • @rooble1857
    @rooble1857 5 месяцев назад

    Allah kuu barakeeyo ganacsigaaga

  • @stdpalmeraie3656
    @stdpalmeraie3656 5 месяцев назад

    Jazakillah khayr Sister j ai beaucoup aimer cette vidéo

  • @hodankhalif7560
    @hodankhalif7560 4 месяца назад

    Thank you habo that is great advice and encouragement for Somali people or any human beings who cares about their children and their family values. There is a moral obligation to protect our children and families from predators in the public or charter schools who want implant them evil ideologies instead of teaching reading, writing, math, social studies and science. It is sad and heartbreaking what is happening in the public schools across North America.
    Kind regards

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 4 месяца назад

    Wllo plz maad noso badisid vidoeska oo kale wlhi markii 3 ayaa dawaday so badi wll qaali plz ❤❤❤❤

  • @saredoabdisalam5963
    @saredoabdisalam5963 5 месяцев назад

    Merci beaucoup pour le conseil sistre vous cette gentil vraiment et ke dieu de te protège tout le mal

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 5 месяцев назад +1

    Absolutely true walalo my Allah protect our children they think is better place I wish they can see one day the life we live isn’t easy all North America always you talking truth how is difficult ❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  5 месяцев назад +2

      They will come here and eventually see it like we all did sister. NOLOSHA qorbaha marki hore ayee ficneed. Imika wa ka baxsoo

    • @Amalhirad320
      @Amalhirad320 5 месяцев назад

      @@NazAxmed absolutely true

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 5 месяцев назад

    Thank you wll your advice✅

  • @NastehoMohamedosman
    @NastehoMohamedosman 5 месяцев назад

    Mach'Allah tabatakala merci pour ce bon conseil

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 5 месяцев назад

    ASC abayo Naz can you please do a video on RESP and TFSA. Is it worth to open RESP for children education. How much do we need to contribute monthly to RESP account. I really need someone to guide me to the right direction. Please help my qaali sister. Wishing you nd your family the best.

  • @rahmarose7046
    @rahmarose7046 5 месяцев назад

    Rabiii hakuuu sahro wllshy

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 5 месяцев назад

    masha Allah waxaanba islahaaa Dibadaha lacagtu geedahay kabaxdaa lkn waa iska joogay 😇

  • @AichaOsman-n2t
    @AichaOsman-n2t 5 месяцев назад

    Mashallah naz c'est un bon conseil

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 месяцев назад

    Mashallah waxaa tahy qaf meel dheer ku fikiraaya❤🎉 yurub xitaa waa intaa sheegtay iskumid bay ka yihiinhada waxan joogaa Nerobi maxaan Karestyqabowgii❤🎉

  • @oumaali210
    @oumaali210 5 месяцев назад +2

    Huno moi j'ai vécu quelques années en France et j'ai l'impression de m'écouter. Tout ce que tu dis sur cette vidéo je le confirme à 2000%. Alhamdoulillah j'ai pris la décision de revenir chez moi et je ne regrette pas un jour. J'ai un travail Alhamdoulillah et surtout on est comblé par la présence de la famille. C'est Un Bonheur inestimable!!!. Qu'allait te facilite huno waan kuu ducaynaya.

    • @KaltounHag
      @KaltounHag 5 месяцев назад +1

      Ou en France??
      J'ai vecu France and UK et reparti a Hrg.

    • @neimaelmi99
      @neimaelmi99 5 месяцев назад

      Fais moi le doua de rentré avec ma Mifa sain et sauf inshallah rabiyal amiin

    • @oumaali210
      @oumaali210 4 месяца назад

      @@neimaelmi99 huno qu ALLAH vous facilite je te souhaite beaucoup de kheir

  • @rahmaibrahimsaid6923
    @rahmaibrahimsaid6923 5 месяцев назад

    Amin qu’Allah te facilite la Hijra ma chérie

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq 5 месяцев назад

    Woooooow ana uhoreyo commentska dheeemantayadoiyeey❤❤❤ ilove you wlhi xppti

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  5 месяцев назад +1

      🤍🤍🤍🤍🤍

  • @maaaarionnn
    @maaaarionnn 4 месяца назад

    It’s giving let’s all go back and raise our kids together 🤔😂 summer 2015 round 2 but with our kids now 👀

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  4 месяца назад

      Ouhh yess insha Allah 😍😍😍

  • @zakimohas
    @zakimohas 5 месяцев назад

    Always stunning walal qali saas ugusoo gudbi marwalbo bulshadaada wanaaga

  • @fadumaali1605
    @fadumaali1605 5 месяцев назад

    Great topic sister, even though our people back home don’t listen when we tell about the West. Right now, I quit warning them.🤦🏾‍♀️😂

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo 5 месяцев назад +2

    Mogdisho aya joga wa shaqeya 2 kids hesta laba GABAR icaawiyan mid guriga mid ilmaha qurbo kuma noolan karo wala socda WAXA dhib yaala Africa is the best qurbo sharci LE ku ficantahay in Laga so qato

    • @HamzaWlldass
      @HamzaWlldass 4 месяца назад +1

      anigaba kenya ban jogaye uma socdi

  • @omdslacey
    @omdslacey 5 месяцев назад

    Ascw. Halbeena maadan sheegin. The lack of sun shine is killing kudarsoo UK. Walaahi gaajo kajirta dadkoodii one in5 poverty buu kunoolyahay.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 месяцев назад

    Manshaallah kuwa weyn dhagaha waa qurux bren mahan dumarka Somalia xanunka ku batey walaahi ilahay ha u gargaro stress badana 😮

    • @DuaforAyeeyo
      @DuaforAyeeyo 5 месяцев назад

      As they say "The grass is green on the other side".

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 месяцев назад

    Mashallah Mashallah taas waaruntada manta sifican u wanisay umadada❤❤🎉

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 5 месяцев назад

    Waxaas adaa lugu dhahaa sis wn usoo socona 🇨🇦 canada

  • @samiraige4360
    @samiraige4360 5 месяцев назад +1

    15% cashuur ma badna. Halkan Norway 36% weeye cashuurtu

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 5 месяцев назад

    Walal Naz ciyalkayga ayan kaxaynaya insh ilmaha u wayn wa 10 hadan 19 kuso celiyo insha if they don't attend canadian high-school will that effect them in the future?

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  5 месяцев назад

      Technically it should not wllo. I went to Djibouti school and started my university here when I came back. But make research because things may have changed wllo

  • @ubahqule7217
    @ubahqule7217 5 месяцев назад +1

    In Germany we Pay taxed 40%

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 5 месяцев назад +1

    Lacag dhul mtaalo abaayo lkn fursad bdn taalo dibada

  • @omdslacey
    @omdslacey 5 месяцев назад

    I cant wait to relocate, kudar ilmo banaan kuciyaareyn oo indhihii kariday computer.

  • @maryamruunmaxamud4514
    @maryamruunmaxamud4514 5 месяцев назад

    Masha alah runbadana nasteexo ❤

  • @Hanziina
    @Hanziina 5 месяцев назад +1

    Whli waan kugu raacsanahay Canada sidii hore maaha

  • @samiamohamed7916
    @samiamohamed7916 5 месяцев назад

    Thank you ❤

  • @RoumanAhmed-d3q
    @RoumanAhmed-d3q 5 месяцев назад

    Machallh hno naz c vrai wlh

  • @maryannoor6730
    @maryannoor6730 5 месяцев назад

    Mashallah my sis. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmasaado9694
    @salmasaado9694 5 месяцев назад +1

    Waa run qali meel lagu noolaado dhulkaga wax ka wacan ma jirto islamnimada iyo diinteena macaan baan wax loo dhigaba jirin Anuu hargeisa jooga vitamin D insufficiency baanan noqday taas waxay tusaale u tahay in Aanan ka faaidaysan cadceeda waanu ka dhuumana

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 месяцев назад

    Ilahay ha idin xafido

  • @anabibrahim5934
    @anabibrahim5934 5 месяцев назад

    Absolutely right

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 5 месяцев назад +1

    Anuu canada waligey maan niyaya san waayo qaad ma ka helayo hilip geel waa laga yaabaa inaan ka helo lkn chat fresh ah kama helayo naag waa laga yaaba inaan ka helo lkn naag fresh ah kama helayo asxaab taan la xaraabaysan lahaa kama helayo income haday noqoto ama dakhli halkan waa ka helaya waliba mid fudud markaa maxan ku fali ba 😅😅

  • @FatmaMusesamatar
    @FatmaMusesamatar 5 месяцев назад

    Nastexo alxm dheh Djibouti o wadanla aqoonsayahy o ka shaqaysan kartid ayadkaso jeeda ,anagu wadan aduunka ugu liita ayankaso jeedna wlhi waxan sameyno ma naqaan

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 5 месяцев назад

    Asc abayo walhi intaa shagtay dhan waan arkay anoo jogo 7 bilin wlhi nimco wadadnkena talaa

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 5 месяцев назад

    Sister come to laascoonod we ❤❤❤❤ you

  • @Rahma-pu3of
    @Rahma-pu3of 5 месяцев назад

    Masha Allaah tabarakallaah ❤❤❤❤

  • @hamzemahdi3276
    @hamzemahdi3276 5 месяцев назад

    thank you wll

  • @sulekhqurux
    @sulekhqurux 5 месяцев назад

    insha allah xbbt

  • @naimamukhtar2496
    @naimamukhtar2496 3 месяца назад

    Maasha ALLAH you are so funny 😂l

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 5 месяцев назад

    Seriesly waa ku tageera dhiirigelinta runta aad no shegto.

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 5 месяцев назад

    thanks nasteexo

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 5 месяцев назад

    Waa runtaa ❤

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 5 месяцев назад

    Inta aa jeceshahay diraca adiga aya leh walal israafka somalida ay caadada kadhigteen waa qalad

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 5 месяцев назад +1

    Dee anighu waxaan is lahaa Dee lacagta meel kasta ayad ha helaysa Canada oo markii ba ka soo noqo yaa, Naz Ahmed you make me disappointed truly 😮😮😮

  • @MunaShariif-w9x
    @MunaShariif-w9x 5 месяцев назад +1

    Xppti jirka asturo waa cowree illahey hana asturee

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 5 месяцев назад +2

    Wllo diraca lacag badan laga siyey intaad doonto xidho dadka waxay dhahayaan waxba kama galin muhiimadu wa inadan samayn wax ilaahay raali ka ahayn dharqaaliya intaad iibsato hadana ad tidhaa wuu qarxay macnaha walaygu arkay dee ilaahah ta raali kama ahaa wllo dadba gaajoonaya kuwaa sii lacagta. Ajaar badan ayaad ka helaysa

  • @Abdoulkarimdjibrildirieh
    @Abdoulkarimdjibrildirieh 4 месяца назад

    @zeinab Moussa tu compte à revenir à Djibouti non sa doit ta pure décision

  • @nemoahmed6823
    @nemoahmed6823 4 месяца назад

    Please topic yadan noso badi walalo thank you

  • @anabali5298
    @anabali5298 5 месяцев назад

    mashaa alah xabibti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @AbdirazakAhmedmoussa
    @AbdirazakAhmedmoussa 3 месяца назад

    salam naz ta tout ta fait raison sis après tout le manque du pays es incontournable et le racisme ds etranger ns devaste tout le seul fois ou on ressent qu on nest en vie ce qu on es a DJIBOUTI

  • @ismahandeksan7492
    @ismahandeksan7492 5 месяцев назад

    Merci beaucoup belle

  • @ayaaroobl9267
    @ayaaroobl9267 5 месяцев назад

    That’s true sis

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 месяцев назад

    Wcs xabibti gaali ❤❤❤

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 4 месяца назад

    But atleast, you are not starving!!!, you drinking clean water and clean food.
    Thats what we want.

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  4 месяца назад +2

      You can find water and clean food in so many other countries. Especially Muslim countries. The reality of the western world is that they will try to brainwash your kids and that’s something that is not worth going to through.

  • @omdslacey
    @omdslacey 5 месяцев назад

    The last year UK roob ma istaago.

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 месяцев назад

    Mashallah ❤❤❤

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 5 месяцев назад

    ♥♥♥🎉 manshaallah

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 4 месяца назад

    Hada waxaan jooga America 3bil iyo badh bilaa shaqo ayaan ahaa imika 2cisho ayan shaqeeyaa English yar oon aqaanay baan shaqo ku helay shaqadu istaag fadhi majiro 8saac 15 break iyo 30minute qado walahi
    Barigii hore America shaqadaa bilaa English ayaa lagu heli jiray
    Nolol bilaw ah weeye lkn ha shaqaysatid ood noqotid ban isleeyahay 😊😊😊
    Wadankii wll waa shaqo tani dhib ha noqotee wadanka la mid mahaa 😂😂 qurbahaa dhama wadankii

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 4 месяца назад

      Qaxooti miyaa mise tahriib miyaa ku tagtey wll

    • @NadiraMohamed-vt6us
      @NadiraMohamed-vt6us 4 месяца назад

      @@Saamiya33 aabo ayaa ii dacwooday

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 4 месяца назад

      @@NadiraMohamed-vt6us OK thankz

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 4 месяца назад +1

      @@NadiraMohamed-vt6uswa runta abyo wadanka dhaanta hda cusubtahy abyo fursada ka fa’ideyso online wax ku baro wxbarshda xoog sara cibadada iyo dikrigana afka haka qaadin isku ilaali Ilhy haku fududeyo

    • @NadiraMohamed-vt6us
      @NadiraMohamed-vt6us 4 месяца назад

      @@FatimaMohamed233 Haye abaayo wadmahadsantahay

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 5 месяцев назад

    Same in England our tax is 20%