Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
الحمدلله
Wllka shiiq maxamuud xaliike shiiqena allh barakeyo lambarkisa ka codsaday arin ayaa iheysato waxan rawaa shiiqa inaa la wadago ee iga cawi lambarkisa wll
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏾
Sheekh Maxamuud Maxamed Maxamuud Xaliike waa mid ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Laascaanood, gobolka Sool. Sheekh Maxamuud waxa uu door muhiim ah ka ciyaaraa horumarinta diinta Islaamka iyo wacyigelinta bulshada ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeeda.Sheekhu waxa uu caan ku yahay fidinta aqoonta diinta Islaamka, barista Qur’aanka Kariimka, iyo bixinta talooyin diimeed oo hagaya bulshada. Waxa uu sidoo kale ku dadaalaa xalinta khilaafaadka bulshada iyo mideynta dadweynaha si loo adkeeyo nabadda iyo wadajirka.Doorka Sheekh Maxamuud Xaliike ee magaalada Laascaanood waa mid aan la ilaawi karin, isaga oo ah tusaale fiican oo ku saabsan sida culimada Soomaaliyeed ugu adeegaan dadkooda iyaga oo ku hagaya dariiqa toosan ee diinta Islaamka.
Wll wxn ku weydiyay lambarka shiiqa ila hada ima so jawawin
Wll ma su'aal baad rabtaa? Sheekha laguu waydiiyo
Haa suaal an rawaa inaa la wadago side macqul ah isheg
@FarxiyoCali-c1c WhatsAppka Golis 0907107859 ku soo dir Su'aasha
Gabdhaha Jaamacadaha idin la dhiganaya haday walaashaa Xitaa tahay Jaamacada gudeheeda iyo banaan keeda hala isla taagin. Wax kalaa laguu Malay nayaaye‼️#Sh_Maxamuud_Maxamed_Xaliikeyoutube.com/@rashaadmedia?si=jH6wTcOvphLNoEVZvm.tiktok.com/ZMkytNLc9/
الحمدلله
Wllka shiiq maxamuud xaliike shiiqena allh barakeyo lambarkisa ka codsaday arin ayaa iheysato waxan rawaa shiiqa inaa la wadago ee iga cawi lambarkisa wll
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏾
Sheekh Maxamuud Maxamed Maxamuud Xaliike waa mid ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Laascaanood, gobolka Sool. Sheekh Maxamuud waxa uu door muhiim ah ka ciyaaraa horumarinta diinta Islaamka iyo wacyigelinta bulshada ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeeda.
Sheekhu waxa uu caan ku yahay fidinta aqoonta diinta Islaamka, barista Qur’aanka Kariimka, iyo bixinta talooyin diimeed oo hagaya bulshada. Waxa uu sidoo kale ku dadaalaa xalinta khilaafaadka bulshada iyo mideynta dadweynaha si loo adkeeyo nabadda iyo wadajirka.
Doorka Sheekh Maxamuud Xaliike ee magaalada Laascaanood waa mid aan la ilaawi karin, isaga oo ah tusaale fiican oo ku saabsan sida culimada Soomaaliyeed ugu adeegaan dadkooda iyaga oo ku hagaya dariiqa toosan ee diinta Islaamka.
Wll wxn ku weydiyay lambarka shiiqa ila hada ima so jawawin
Wll ma su'aal baad rabtaa? Sheekha laguu waydiiyo
Haa suaal an rawaa inaa la wadago side macqul ah isheg
@FarxiyoCali-c1c
WhatsAppka Golis 0907107859 ku soo dir Su'aasha
Gabdhaha Jaamacadaha idin la dhiganaya haday walaashaa Xitaa tahay Jaamacada gudeheeda iyo banaan keeda hala isla taagin. Wax kalaa laguu Malay nayaaye‼️
#Sh_Maxamuud_Maxamed_Xaliike
youtube.com/@rashaadmedia?si=jH6wTcOvphLNoEVZ
vm.tiktok.com/ZMkytNLc9/