challenge qosol ah iyo dagaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 543

  • @zackiamal2212
    @zackiamal2212  3 года назад +271

    Hala boooqdo channalka wllkay inta xushmad ihaysa ruclips.net/video/WDFygnhuqGg/видео.html 🙏🏽🙏🏽

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 года назад +362

    Walhi waan ku
    Farxaa
    Markan arko dadbadan o igu la
    Saliya
    Razuulka
    Scw scw Caawa Waa Jimco Jannada Xisaab La'aan Allaha Galiyo Gacantii Soo Qorto ✍👈 Saliga Nabiga Scw Scw like ❤❤

  • @muscapgold6
    @muscapgold6 3 года назад +155

    #Amal&zaki cunugiina
    Mardhow nugu soo birayo inch allaah
    Inta jecel inay arkan cunuga amal&zaki #like saara

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +280

    Inta Amal io saki dhab u jecel like isaar

    • @sapnaapeaofficial8344
      @sapnaapeaofficial8344 3 года назад +1

      .

    • @zaymolabdullahi4775
      @zaymolabdullahi4775 3 года назад +2

      adana ma halkana is daba joogna wllo Maxa isken dbo dhigy😄😄1 sac gudahod ba 10 mel iskaga so hurbxny

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 3 года назад +1

      Wiilkan yt kasto commentigisa arka aso wax canayo ma arki 😁🥰 🙌🏽

    • @zizizukar1621
      @zizizukar1621 3 года назад +1

      صومالي يمني انت بكل مكان ،😁😁

    • @wardacadaani1334
      @wardacadaani1334 3 года назад +2

      Wlhi meel kasta oon is dhaho akhri comment uu ku jiraa mana arko isagoo cid af lagaadaynaya Masha allh

  • @abdisalamsaid9446
    @abdisalamsaid9446 3 года назад +100

    Amaal wey qiyaantay lkn sakariye wuu arkay wuu kaqaleeyay xaaskiisa nin raga 💪💪💪
    Inkastoo qiyaana wacneen

    • @raxmosheikhsalah6355
      @raxmosheikhsalah6355 3 года назад +2

      Iska dhaaf uurey leedahee kulahaa zaki nin rageed 🥰🥰

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 3 года назад +1

      Dumar waaye nooh oo uurleh 😁 lkn marki hore Amal iyo Zaki marke dhelayan Amel le qayano dheliyirtay😂😅 lkn hda wa udeynay😍🥰

    • @munaabdulkadir5555
      @munaabdulkadir5555 3 года назад

      Haaa inta ila fahmty saas waaye

  • @nadaryusuf8294
    @nadaryusuf8294 3 года назад +76

    Masha allaah walashey alle haku fududeyo ana iso duceya umul ayaan ahay rutii qufki xamilada ah alle haa ufududeeyo ammiin yaa rabi

    • @cqaadiraxmed9363
      @cqaadiraxmed9363 3 года назад +1

      Aamiin aamiin inta xaamilo ah ilaaheey ha u fududeeyo aniga 5bari ka hor ayaan umulay alxamdulilah

    • @foshaji1834
      @foshaji1834 3 года назад +3

      Aamiin aamiin intii sideydo kale uurleh alalha ufududeyo iyo amala had dhawdahy allaha ku fududeyo abyo adiganh alaha ka dhigo umashii is xambarsato insha allalah

    • @nadaryusuf8294
      @nadaryusuf8294 3 года назад

      @@foshaji1834 alle haku fududeyo mcnto afar indhod oo nbd ah insha allaah

    • @luulhenna4950
      @luulhenna4950 3 года назад

      Aamiin yaa rabbi allaha haino fududeyo

    • @najmajamal4447
      @najmajamal4447 3 года назад

      @@foshaji1834 alle nabad kugukale keeno plz ana isoduceya in illhey isiiyo owlad an kufarxo

  • @nimojamaal3925
    @nimojamaal3925 3 года назад +55

    Masha allah lamane aan jecelahy noloda inbadan from hargeisa somaliland💚💭❤

  • @aishaabuukar8845
    @aishaabuukar8845 3 года назад +19

    Helloo amaal jelle muuqal qurux bdn iyo video qosol bdn 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣love you guys keep going

  • @muniishmaankaofficial6887
    @muniishmaankaofficial6887 3 года назад +3

    Amaal inay wiil dhaleyso inta og liketa isaara caloosheda korjirta ila arka intii hoya fahmi karto masha allah ❤❤

  • @yasminmohamud8432
    @yasminmohamud8432 3 года назад +10

    11:49 sakariye xabadiis wu cafiyey ar amaala😂😂

  • @aishaabuukar8845
    @aishaabuukar8845 3 года назад +69

    Inta ila aragtay in challengegaan from Tiktok yhy wakaa 😂😂😂😂Waxana sameyan big hope🤣🤣🤣😎😎😎

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 3 года назад +2

    😂😂😂😂😂mashaalaah mashaalaah keep it up amaal qiyaano wlhi Waa garteed maxa yeelay waaba uur wax ma ayada afuufi karto lkn way isdifaceysa mashaalaah dhamaan tiina caadi ma tihiin wlhi

  • @hanimaxamed7735
    @hanimaxamed7735 3 года назад +7

    Wllo zacki dareen iyo amal nolol wacan masha allah qoys an jecelahay

  • @hanadhassan807
    @hanadhassan807 3 года назад +12

    Waidin wataa wlhi noolada yaaqee sweden dartiin uso socdaa wlh insha alah my favorite couples 🥰🥰

  • @sahaldjama2651
    @sahaldjama2651 3 года назад

    war baal qodmahan waweyn oo ceeshka ku ciyaraya ilaahi dadkan oo kale iga dhigin amin

  • @suweyssiman6898
    @suweyssiman6898 3 года назад +5

    Masha Allah abowe abayo maca oky qali wanijeclahay walahi abowe abayo maca oky qali wanijeclahay walahi abowe abayo maca

  • @drsaredohaji3093
    @drsaredohaji3093 3 года назад +6

    family Qurux badan my Role model mashAllah 💋💋❤❤

  • @anfacmoha7910
    @anfacmoha7910 3 года назад +1

    Ya rabi ku fududey foosha nuunaha iyo adi nabad ku kala imaada xbbti 🥰🤲🏻🤲🏻

  • @muhiimkayse2496
    @muhiimkayse2496 3 года назад +15

    God ha qodin hadi ad qodana ha dherayn ku dhici dontana moye😂ani oo yaran maqli jiray😂

  • @نعمانمدريد
    @نعمانمدريد 3 года назад +4

    Family qurux badan horay usocda Masha Allah

  • @Hib-q3y
    @Hib-q3y 3 года назад

    Amal canbuurka xidhantahay intee ka ibsataay abayo qurux Mashallah

  • @Abdul_171
    @Abdul_171 3 года назад +11

    Qosol igu maharin😂😂 I love you Amal and zaki ❤️❤️❤️

  • @khadraayan2909
    @khadraayan2909 3 года назад +6

    First ✋from Djibouti 🇩🇯❤😘amal

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 года назад +2

    Oooh waa kahelay see gabadha uganaxayaan😌🥰🥰🥰❤️❤️

  • @quruxsan3304
    @quruxsan3304 3 года назад +1

    Wcs family an jclhy amaal Xabibti foosha allh ku fududeyo umul fiyow allh kadhigo farxdiina ha jirto abid

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 3 года назад +9

    Chalange qosol ah weyan 🥰🥰 fmly qurxoon alle ha idin xifdyo

  • @ruqiyodahir3797
    @ruqiyodahir3797 3 года назад +11

    Team amal like team zaki comment

  • @fanskingck7190
    @fanskingck7190 3 года назад +5

    Wallhi waaa famila quruxo badan aatihin m.a 💞💋💋🇸🇴🙏

  • @butterfly_n42
    @butterfly_n42 3 года назад +1

    Wow m.a ilaahy awlaad qurxbdn ha idn siiyo lamaane murti iyo madadaalo 🥰😘😍

  • @omarbmmodel9177
    @omarbmmodel9177 3 года назад +12

    Wlllhi waaa video giii iiigu qosol badnaaa 😂😂😂😂

  • @najmafaarah7644
    @najmafaarah7644 2 года назад

    Mnsho allah family qurxoon alle haysu kiin dayo amal wllshey alle haku kalo keno

  • @cumaryasmin107
    @cumaryasmin107 3 года назад

    Jalajiyad qosolka sobadiya wll qali love you 😘❤️🥰🙋🙋🥰🥰🌹☝️😂😂😂👏👏

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 года назад +2

    waa xili danbe kaligay ba xafada kaso jeday qosolkaygiban kukala kiciyay wlh😂😂😂😂 wilka ilkaha cas inaba cadi maha

  • @xuseenilkcse4329
    @xuseenilkcse4329 3 года назад +1

    Wwwww m.a amal alle aku dhawro alle aku kalkeno sistre

  • @alyssab3771
    @alyssab3771 3 года назад +2

    🥰🥳congratulations amal and zacki
    For your pregnancy 💋

  • @najaxmaandhayashaqale3153
    @najaxmaandhayashaqale3153 3 года назад

    Amal Alle hakugu fududeeyo my Sister

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin7064 3 года назад

    Masha Allah Sadaxdiina waad isku fiican tihiin, Lakiin Amran ama Amaal inaad ku gad aan kareenka aa fiicneed, Dumar nimada aad ugu naxariisateen waa dareemi karaa.
    Khalees majiro iyo Naxariis, Ad adeeg ee ka qadayaan,

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 года назад +5

    Amaal qof kaleh u ekaatay allow fosha ku dhib yaare mazha allaah dhamantin salamulaahi 💎🦋⚘

  • @mahadofficial7851
    @mahadofficial7851 3 года назад +1

    Amel Mahade Waasax Aa laki Waa God Hafodi Hadaqodona Ku Dhidoti Lame Oga Mahade Tane Sax Ah Amel

  • @caashomaxamed3265
    @caashomaxamed3265 3 года назад +1

    zakariye dareen maalin walba si xun baa loo gala miskiinka war zakariye soo argooso oo dadka si kulul ugu tarshadey maalin walba adoo dhabooqeesan baa tagta

  • @iqraabdi113
    @iqraabdi113 3 года назад +3

    😂😂qosolka iga kenten 😂😂Masha llah Amal ilah ha idin kala keno ❤️

  • @aragsan1650
    @aragsan1650 3 года назад +1

    Masha Allah asaxab aan uxisey luv idinku ahay

  • @umuzaahil9213
    @umuzaahil9213 3 года назад

    Wlhi zaa u qoslayey waa daalay 😅😅😅😅😅😅zaki dareen wajigisa lee

  • @falismohamed6474
    @falismohamed6474 3 года назад +1

    Family an jacelnhya ilahow idan barkeyaaaa amaal jeele raaabi haku faduadayo abyo❤️❤️❤️

  • @mumtaazmahamoud9631
    @mumtaazmahamoud9631 3 года назад +1

    Reer Dhagax Buur 😊Wan Kaa QaadneY AmaaleY Noo iMoW❤

  • @faisal.british
    @faisal.british 3 года назад

    Wly group Adak ayad tixin mshalla keep forward guys

  • @khadijachannel7356
    @khadijachannel7356 3 года назад

    Mashallah guys I like your are games so funny and fun 😍😍😍🤩😅😅😅🤣

  • @zuhureprahim
    @zuhureprahim 3 года назад +1

    Waad iskugu tagteen wiilka zak iyo amal😂😂😂😂

  • @ikranmohamed1906
    @ikranmohamed1906 3 года назад

    Masha Allah amal iyo zaki fmly qurux badan ilahey hadin dhowro

  • @juweriaozman7591
    @juweriaozman7591 3 года назад

    Amaal I cant waiting intaad dhalyso Allh ha kuu fudeeyo walal sharafye

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 3 года назад

    Waa sax saki ikhtiyaar iyo doorasho waa isku mid

  • @mahadofficial7851
    @mahadofficial7851 3 года назад +3

    Zaki waxuu Akadeday Shinas😎😂😂😂😂

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 3 года назад +1

    Amal gobalki laga so salaamo waa soo socdaa le dhehe isma dhibeeso 😂😘😂🤣

  • @fanskingck7190
    @fanskingck7190 3 года назад +3

    Wwwwww nice Amal kuma wayo inolow inta nolol abayo

  • @fartunmohammed9121
    @fartunmohammed9121 3 года назад +4

    Masha allah amal kuu xiisay runtii Allaha KU fudedeeyo 💋❤️

  • @maizacdey3024
    @maizacdey3024 3 года назад +1

    War Amal korsi siiya ma tgnankrtee we love u amaal funny xppty 🥰💋💯

  • @mio629
    @mio629 3 года назад +1

    تيم زكي درين احنا معاك لابد لا تفشلنا شد حيلك 😂😃

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 3 года назад +18

    Amaley wan ku zalemy adi io dumo
    Illhy napad ha kugu kala keno🤲🏽❤
    Wiilka aan izku lahjada nhyna zi garan uzalamya😅

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin6875 3 года назад +1

    Msha allah amal and ZACKI com back HORE USOCDA MY FAMILAY

  • @manalali7836
    @manalali7836 3 года назад +4

    Amal adaa khiyaamo sameyay nio Zaki qoom kale ayuu u eekaday 🤣🤣🤣Omar nd amran wn idin slmy

  • @kotharcabdulahi5451
    @kotharcabdulahi5451 3 года назад +2

    Amala iyo zaki wan idinjeclahay
    Waxaan idingugu duceynaaa
    in eydan noqon dadka Nosoo bandhikijiray farxad sidiinokalaa hadana xaalkooda ilaahey okyahay

  • @amranabdullahi2701
    @amranabdullahi2701 3 года назад +1

    Yes first amaal love you xapiipti

  • @amalbaage3052
    @amalbaage3052 3 года назад +1

    Samidey allaha ku dhowro abyo

  • @abdiladifhajjiibrahim2766
    @abdiladifhajjiibrahim2766 3 года назад

    Kaamirada unbaa nagu ciyaartay lkn chalangiga waaa top

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 года назад

    Zakariye wa vitess wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂 war miskinta ka naxa urkale 🤪🤪🤪

  • @cawomohamed3745
    @cawomohamed3745 3 года назад

    mnchlah wll amaley alahakaa dhigo inzhlah afar indhodo isegi umul udgoon adoo cafimad qaba inzhlah 💫😍🤲

  • @sabirinsabnainabdulahi5211
    @sabirinsabnainabdulahi5211 3 года назад

    Amal iyo zaki daren ilhy haidin xifdiyi lamana qarniga amal mcney ilhy haku nbd keeno xbbti❤❤❤💋

  • @ayaanahmed6843
    @ayaanahmed6843 3 года назад

    Allah idan xafido mash Allah tabark Allah farxad Allah idkama qado

  • @nastehaabdikarin912
    @nastehaabdikarin912 3 года назад +2

    Amaal iyo zaki wllka qowdhanka eh wni slme dhamntin dada tagera tihin one love 💕💕💕💕❤️

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 3 года назад +1

      Hno qawdhankan mxd kawadan inankan magacisu waa omer dad badan Ayan arkaya qawdhan kule

  • @abdimalikhabane249
    @abdimalikhabane249 3 года назад +1

    Kayare Reer Dhagaxbuur Buuq badana ninki Channelka Lahaba Isaga ka Buuq badan Abti Cagta Udhig dee Oo reer Magaale Halaga Dareemo Inad Marti Tahay Just Fun bro
    I’m from Hargeisa

  • @farhiaabdimohamed7744
    @farhiaabdimohamed7744 3 года назад +1

    Wwww masha allah family aan jeclahay waan idin xiisey abyo Allah ku fududeyo🤲❤💯❤❤👌❤❤❤

  • @nasracali9484
    @nasracali9484 3 года назад

    wlhy saad iiga qosliseen abyo changeyada noo soo badiya

  • @honeyinahassan5967
    @honeyinahassan5967 3 года назад

    Masha alah calosha bananka abaayo meeqo bil thy inan isku mar dhalno ayan rajeyna

  • @naimamohiedin
    @naimamohiedin 3 года назад +2

    4:30 fartaan mashqeyneso kulhaa😂😂😂

  • @hafsoabdirahmanmohamed2648
    @hafsoabdirahmanmohamed2648 3 года назад

    Alla hoyoy qosol iguma harin wlhi willkaan cumar ah wanku heystaa marwalba challenge noso badiya

  • @muunacumar2735
    @muunacumar2735 3 года назад

    Masha alllaah amaal ilaahy haku fududeeyo fooshaaa

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 3 года назад

    Mudanayal iyo marweyne 😂😂😂amal

  • @sumayohassan7276
    @sumayohassan7276 3 года назад

    Hhhhhhhh amal umadena mha ducada aduunka aqrisay😂🤣🤣😂

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 3 года назад

    Omer bm nin adag waaa ku wtaa hn mcn amal io zki wn idin slmaa😘💞💞

  • @xamdamaxamed2230
    @xamdamaxamed2230 3 года назад +1

    Ilmaha hagubina ragooow babyga lasaa'ira😂

  • @user-xe8hd2ku6n
    @user-xe8hd2ku6n 3 года назад +1

    Amal zacki iyo cumar keep going

  • @samirahmohed7999
    @samirahmohed7999 3 года назад

    Wlhi waa nii wataaa keep going

  • @salmaabdullahi9637
    @salmaabdullahi9637 3 года назад

    Zaki Dareen Waba Laga Cabsanaa Bismillah😃😃😃

  • @malyuunabdullahi1819
    @malyuunabdullahi1819 3 года назад +3

    I miss you wlh aad Ayan idinku haysta nolada🤩🥰💑

  • @xassannuur9412
    @xassannuur9412 3 года назад +2

    Amal luqada dhagol cml wax nagu fahan sinosa 😁🤣😍

  • @ikraanmohamed2561
    @ikraanmohamed2561 3 года назад

    Qowdhaan anigo ii wacoya amaaley ku qaado ilen mgca ikran waa fanskaga 😄😄😄😀🤗

  • @kamaal2023
    @kamaal2023 3 года назад

    Amal gacmaha sidii shaadiyo eey u dhaqdhaqaajisaa qosolkana weey kasimanyihiin😂

  • @khadijajamac409
    @khadijajamac409 3 года назад

    MAASHAA ALLAAH WIIL IYO CAANO GABAR IYO CAANO.

  • @nasrafarah1405
    @nasrafarah1405 3 года назад +2

    Amaleeey wanu kaa qaadnay from #Dhagaxbuur ❤👑🙏

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 года назад +1

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 7k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲i

  • @ikraandirie2838
    @ikraandirie2838 3 года назад

    Aanaba naxaye ikran manu I so xasustay😁😁😂😂😂

  • @maryanhassan9424
    @maryanhassan9424 3 года назад

    Masha Allah best couple ever 😘😘🇸🇴

  • @naciimoadancome7491
    @naciimoadancome7491 3 года назад

    Wiilka dheer radiya🙈🙈

  • @ameeramohamoud9166
    @ameeramohamoud9166 3 года назад

    فريق جلاديي مار challenge jigaan keenay

  • @nasteha8049
    @nasteha8049 3 года назад +7

    Ana uguhoreyo amal isaar😭🌸🌸❤️

  • @itsedileey9383
    @itsedileey9383 3 года назад +1

    I saw this game on TikTok amazing 🥰🥰🥰🥰

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 года назад +15

    ILAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGU SAAR WLLHYGA SOMALIYEEDA🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭

  • @Sheikhxuseen
    @Sheikhxuseen 3 года назад +1

    Family qurux badan allaha idiin xafido🤩🤩🤲

  • @hibanuura9134
    @hibanuura9134 3 года назад

    Qosol badana amaley barnamijki lahjada away noso sameya please

  • @waanag9562
    @waanag9562 3 года назад +2

    Wiilku ma reer Hargeisa 💯