"Maayir qabyaaladdii ku qaadatay kuma dhigto..."Xil Jamaal.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #SKY_CABLE_TV kala soco barnaamijyo, warbixinno, wararka khuseeya qaybaha kala duwan ee bulshadeena, dhacdooyinka caalamka isla daqiiqada ay dhacayaan.
    Ka mid noqo daawadayaashayda nagu xidhan.
    Facebook : / skycabletv.tv
    #Skycabletv #Skycablesports #warar #warbixino #barnaamijyo #diini #raygadadweynaha #dalxiiska #dooddaha #dhacdooyinka

Комментарии • 131

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День назад +5

    Uriyodee 😂😂😂😂😂
    Waa qaabil dabedhilif weye dhigu biyemehe
    Muse alle haku xiftiyo bidmilahi karim mudane muse markale insha alleh

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 День назад

      Allah maxaad xanuusanaysa,

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 День назад +3

    Qabyaladii mayirmoge aadbay uficnayd wayo hadannahay super awal wad iskayo racisay thank you moge

  • @iSomaliland
    @iSomaliland День назад +1

    It's important to remember Bihi supporters that the mayor Mooge has been a long-time member of the Watani party. Campaigning with a national political party is entirely acceptable and certainly not the end of the world.

  • @Charkherad
    @Charkherad День назад +4

    Mudane waad qalad fahamtay, qabyaalad diid ayuu ku ololeeyey, imikana xisbi qaran ayuu tageeray !
    Ma haduu kulmiye tageeri lahaa ayuu qabyaalad diid ahaan lahaa !?!? Caqligu ha shaqeeyo !

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 День назад

    Guul Kulmiye Guul Muuse Biixi Guul M.Kaahin

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr День назад +1

    Guul jamal❤❤❤

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 День назад +7

    Isla yaab inad xishota fiican

    • @hamdaelmi
      @hamdaelmi День назад +1

      Ha xishoodo nin kii tula haysay muuse u so cararay Maanta iino qabiil noqday Ayaa Ceeb wajiga saartay

    • @MohamMeirlon
      @MohamMeirlon День назад +1

      No nio idinka bilaabey anagana dhameystireyna😡

  • @CaliIsmaaciil-e6d
    @CaliIsmaaciil-e6d День назад +2

    Aqas.calee.ilahay.cafimad.hakusiiyo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 День назад

      Aamiin ilaahay caafimaad cid walba ha siiyo oo qabyaalad xume Cabdikariim Moogeh lagu sirmay ugu horeeyo, Miyaanu garxajis ahayn markay Cirro iyo Faysalba dhabarka ka tooganayeen ee uu madaxwaynaha isagoo ooyaya ka hoos galay. Miyaanu Madaxwayne Muuse biixi ka ridin soltelco ka aqlabiyad badnaa isaga iyo cudhaygii Cirro u sabaaxadaynayayba ku qancin inuu uga tanaasulo mayornomada. Waa hadii laba sano wax ka yari u hadhay Allah hayna gaadhsiiyo

    • @Yosef-ev6wl
      @Yosef-ev6wl 19 часов назад

      Kkkkk warya naaya maxaad tidh aqas

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 День назад

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @MubYus
    @MubYus День назад +3

    Mayarku in uu xisbigiisa u ololeeyo , ma qabyaalad baa ?

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam День назад

    Mayer ma jiro lacagtiisaa Xamar ka shaqaysa ee HUWANTA WEYDII MOOGE WAA MOOGE ALLE QABAY

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane День назад +4

    Bal xildhibaankan dhan eee leh reerkuunbaa ila xisaabtamaya da ilaaahow waaad na aragta dawladnimadi sida loo kufsaday … qabyaalad qabyaaalada ka xanaaaqda

  • @Halgame334
    @Halgame334 День назад

    KHAYAMADA INA MOOGE SUBEER AWAL LA HELAY TAARIIKH DAY GASHAY HARGEISA BADMADOW MAYIR HASOO MAGA CAABO

  • @maxamedxassan7605
    @maxamedxassan7605 День назад +1

    Xataa caqliga caruurta ma haysod ... aday ku qaadataye qabyaladii ku qadatay kuma dhigto kkkkkkkkkk adeerka wuu fashilmay mee qarankii

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 День назад +4

    Waar isla yaab oo xishood, Maayirku muxuu kaga duwanyahay maayirada kale ee xisbiga ay ka soo baxeen u ololaynaya, qabyaaladi Mooge kuma jirto, oo haddii Kulmiye aanu la lumin talada wuu taageeri lahaa!!

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr День назад +1

    Lipaaax jamal guul

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 День назад

    Wuxuu kaga duwan yahay qabyaalada uu ugu kala eexday xaafadaha hargaysa codka maayar mooge kumuu soo bixin cod garxajis maayarka kama dhigin wadani madaxweynaha qaranka ayaa ka dhigay iminkana qabyaalad ayuu wadani ku raacay

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День назад +1

    Oo Haduu joogaye kuli Kuwa madaxda ahi kuligood soomaliya Ayey uwada shaqayn jiteen Waar Beenta jooji Xumaanta Adba Waadiga reerkiina u olalaynaya Maxaad Aamiin sowkaa adeerkii u cararaaya Ilaa Ina cidin Ma cid buu kaa kufsaday waad qaldanthy

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 День назад

      Maaxmed Amiin, ciddin iyagu madaxwaynaha umay cararin oo Madaxwayne mayor kama dhigin. Ina Moogeh shalay kii dhabarka ka tooganayay ee u diidanaa mayornimada Cirro miyaanu ahayn? Muxuu madaxwaynaha ugu cararay isagoo sidii caruurta u ooyaya hoosta uga galay maalintaa miyaanu Garxajis ahayn ina Moogeh

  • @Charkherad
    @Charkherad День назад +4

    Nin Wayn ayaad tahay waxa aanad ku leedahay " xisbi aanay isku hayb ahayn" ?!?!?!? Imina miyaad saxsantahay ? Hayb iyo xisbi qaran maxaa isku ladhay ?

  • @AAYA23
    @AAYA23 День назад +4

    Hooyadaa u sheeg Neefow😅😅😅

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 День назад +1

    Abdikariim Mooge waxuu ahaa Wadani waxuu ahaa ninka ugu tirada badan Foodkii HARGEISA ka dhacay umaduna waxay ku Dooratay wanaag ma aha QUDHMIYE iyo Ucid iyo VIVA MAAYIR ABDIKARIIM MOOGE DOWN JEEGAANTA IYO QABYAALADAYSTAASHA ,Viva Wadani free laascaanood Ciidamada lagu haysto mudo sanad ka badan.

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 День назад

    Runtii weeyi maayirkii odhan jiray qabyaaladaan necbahay ayay qabyaaladi qaadatay

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal День назад +4

    Jamal..guulguul

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 День назад

    Xisbiga wadani ma qabilbaa? mooge miyaanu xisbiga wadani ka soo baxin. Heego waa waalatay, inshaAllah dalka waa laydinka qabanayaa dibna waa loo saxayaa.

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn День назад

    Maantaaaa l bartay ina mooge qabyaalada ayaaad ku dhaqanray hargaysa waxba ku tari maysid daanta cashuirta u doono

  • @saiddaud-m5t
    @saiddaud-m5t День назад

    Xisbi baad raacday iyo qabiilkiinaad raacday bala kala saar

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 День назад

    Guuuuuul kulmiye guuuuuuul qaranka somaliland cidi dooran mayso xisbiga huwanta lafaqa waa wadani cod lasiin maayo guuuushu waa kulmiye

  • @اهلان
    @اهلان День назад

    Walaahi waarun

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere День назад

    MUUSE wuxu ahaa Askari faqashta u shaqeeya

  • @اهلان
    @اهلان День назад

    Taasaa run

  • @banadir5032
    @banadir5032 День назад +1

    Wariyaha waxaan leeyahay sideed utidhaa ciro waxaad ku ee daysay faqash inuu yahay waxaa kuu cadaynaysa cayda maxamed abiib ee uu caayo SNM ee ciro iyo xirsi ayku raaxaystaan markaa ciro iyo tiimkiisu waa ilaa hada faqash somaliland na wuxuu doonayaa in ay isu badasho maamul gobaleed iyadoo qaybqaybsan

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch День назад +2

    Waar faqash iyo s n m baa tartama

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu День назад +1

    Maayarada berbera iyo gabileyba iyagoo kasoo baxay ucid ayey ku wareegeen una ololeeyeen kulmiye

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 День назад +1

    Waa faqash hadaa maxay faqash ugu hiilinaysaa adba is waydii

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 День назад

      Hhhh na faqash ku wastee shut.up ina sahra hoosya ka halganey🤣🤣🤣😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MubYus
    @MubYus День назад +4

    Sheeko yar oo jilicsan ayuu meesha la fadhiistay.

  • @NurGacan
    @NurGacan День назад

    Hore u qqaaanay avdikariim waad wada shaqaynay dadaka waxay iga rumaysan waayeeen saddex aan ku aqaanay cabdikarim
    1 qabyaaald
    2 islawayni
    3 daveecad xumo

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 День назад

    Waligay waa ninkii igu horeeyay ee faaruqa oon arko😂😂😂😂

  • @deeqaahmed2733
    @deeqaahmed2733 День назад

    Vote 🗳 kulmiy And muse libax

  • @Halgame334
    @Halgame334 День назад

    MAYIR SAKHRAAAN MARXALADU WAA KSLA GUUR CASHUUUR AAD RER HARGEISOW BIXIN KARTAA MA JIRTO

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День назад

    Mogow qaayeeledi ku qaadetey ku madhito insha alleh

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 День назад

    WAA NIN GARXAJIS MA IN UU KUWASO AYAAD RABTAY.NAAGYAHOW

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 День назад +2

    War kan ma doqon baa war xisbi ma qabiil baa leh hadii ay saas tahay Samaroon iyo Harti oo Soomaliland ka 3 dhardhaar 2 ka mida ah ma Xisbibi la'aan miyey joogaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 День назад

    INAMOGE SICIID CUDHAY YASIN CUMAR YARE XAFADA HOODII WAXBAY TAREEN HALKA SIIKAAWE DOLTELKO MAYIR XIGEENKU AY WAX FICILI AANU HAYNNN..@@@?

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu День назад +1

    Hadu qabyaalad wato feysalbu u footeyn beenbaad sheegeysa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День назад

    Snm waaa urur khaniisiin oo Abaarso School ayay u fourteen.

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr День назад

    Dhal fanan cida khyr k sugta aya k walan wlhi

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 День назад +2

    1.IRBAD DHUUB MA GELISAAN AFKUNA WAYDIN DHEER YAHAY.
    2. IDINKAA MARKII LAYDIN DHACAY SOO DHAMBOOQ SADAY.

  • @MubYus
    @MubYus День назад +2

    Maayarada kale oo dhami , kuwa Kulmiye saw kuwan xisbiga kulmiye u olalynaya ee hor boodaya.

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 День назад +2

    Kkkkkkkk jamaalow hadalka inaga adkee

  • @NurGacan
    @NurGacan День назад

    Xisbiyadu waxay ku salaysan yihiin qabaai waa inguinal dhaxdhaaxaad ahaada

  • @siciidsalah4957
    @siciidsalah4957 День назад +1

    Adigu yaad u hadlay doqonow

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 День назад

    Arinkaasi wuu cad yahay hadii uuna xisbiga wadani faqash ahayn muxuu huwanta lafaqayaa ee faqashta daarood udoonasaa inuu soboco xisbiga wadani guuuuushu waa kulmiye

  • @Halgame334
    @Halgame334 День назад

    CIRRO FAQSHTABA DHANTAY GERI IYO NOLAL MIDNA MAAHA. NIN LADADIHINSYO W EEYAN . SOMALIWEYN CIRO WAXBA KUMA FALAYSO OFFLINE WEYAAN

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f День назад

    Codkeygii wuu qasarey oo isagoo wadani ka sharan ayuu lahaa anigu hargeysaan baryayaa markaa baryadii wuu ku meel gadhey balse hiilkii aan uhiliyey waxba iigumu qaban

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 День назад +1

    ❤❤❤❤jamal

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed День назад

    Solteco iyo ina cidin iyo maxamed ma amiin waa ayo adigu miyaanad

  • @kinsiabdi8624
    @kinsiabdi8624 День назад +1

    Waar qabyaad baa kaa hadlasa isu qajil

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 День назад +1

    Ninkani ama fariid oo dadka kale wuxuu moodayaa Waxmagarato
    Wixuu ku leeyahay mujaahidka ayaa xaq u leh in la doorto
    Waayo Cabdiraxmaan waa faqash oo siyaad Barre ayuu la shaqeeyey yaab
    Kawaran hadii la weydiiyo madaxweyne Cigaal wuxuu ahaa Asaasimihii Ganacsiga markii dawlada siyaad dhacday wuxuu madaxweyne ka nqday Somaliland
    Wuxuu ku leeyahay mayor mooge Reerkayaga ayaa wax ka doortay ee waa inuu reerkayaga iyo adeerkay taageero fariid
    Mayorka Gebiley iyo Berbera iyaga qabiilkooda ayaa doortay Fariid
    Anigu laba wejiilanimo ayaan ku shaqaynayaa reerkaygaa I doortay wadanka iyo caasimada daacad uma ihi Fariid
    Xaafad hebla in wax loo qabto ma ahayn oo xaafad hebla ka laandheeraysan oo ka dad badan fariid
    Ninkaasu tin cad maleh waxa uu ku ciyaarayaa waa mustaqbalkiisii
    Saadambe ayaad garan haday joogaan dad fikirkan qabaa
    Somaliland allaa u maqan

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 День назад

      Cabdikariim Moogeh shalay yaa dilayay horta? Yaa eryanayay kolkuu u cararay Madaxwaynaha uu ka hoos galayay. Yaa mayornimada ku haystay ee uu madaxwaynuhu ka riday. Cirro iyo Faysal bay ahaaheen. Miyaanu garxajiskuu ku raacay Cirro maalintaa ahayn ka looga qaadayay ee madaxwaynuhu ka ridayna cudhay ahayn. CABDIKARIIM NAANAYS XUN BAA RAACDAY. Laba sa oo qudhaa hadhay waynu eegi inuu mayor noqdo iyo in kale

  • @ahmedhayd801
    @ahmedhayd801 День назад

    Ma waxaas ayaa xildhibaan ah, oo cidin , iyo amiin iyo solteeco
    Adeer kuwaasi maxay hadda ka shaqeynayaan , horena uga shaqeeyeen
    Waar xishood maayarku hadduu qabiilyaahay muu raaco ina Ali waraabe

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День назад

    RUNTII MAYERKA MUSTAQBALKIISA SIYAASAD WUU KU CIYAAREY WAXEY AHEY MADAAMA DADKA OO DHAN BAA U CODEEYEY

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt День назад

    Waanu ogeyn inuu qabileyste yahay, shaqada uu hargeysa ka qabanayo ayey ka Muuqata.

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal День назад

    Ma xishoodo war khajil wax dhintay baad tahay ha ku waalan cabdikarin axmed mooge markuu solteeko muuse u ololaynaye iyaanuu qabiil ugu ololaynayni xishood duli baad tahaye uf

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 День назад

    Qabyaalada solteeko mayar cidin iyo maxamed amiin gibileey waa caadi laakin tan ina mooge xun cadaalad darada aragtida heego 😂😂😂😂😂

  • @hoodomuwlid1475
    @hoodomuwlid1475 День назад

    Idinkay qabyaladi idinhsysa qudhunyow muxu inamoge kaga duwanyey cidin & maxamed.amin.&soltelko miyanu xisbi kasobixin idinka qablayalad kujoga

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f День назад

    Kkmalintuu lahaa madaxweyne iihiili wuu iloobey kkk

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf День назад

    Guul somaliland guul MBC

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 День назад

    Dadkan ina moooge wixi lo dortay u qabtay lkn xisbiga wadani ayu ka so baxay haduu tagerana ma qladbaa

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286 День назад +4

    Ka fuq Maayer guulwadayahow

  • @MohamedAliyare-j4h
    @MohamedAliyare-j4h День назад +1

    Damper dhuusay

  • @MaxmedMaxmed-b6y
    @MaxmedMaxmed-b6y День назад +3

    Naac naac naac

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 День назад +1

    Waar nacaskan naga hor kaxee sagaal sanadood ayuuu solteko calooley fadhiyey cashuur ayaan bixinayey miyaad ka baqaneyey

  • @mahadibrahim9072
    @mahadibrahim9072 День назад +1

    Wuxuu rabaaa inuu qabyaalada diido hadana isagaa qabyaladaynaya. Tala xumada kulmiye ayaad noo sharaxday

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 День назад

    Cajiib... anigu reerkayagaan raacayaa adigu qof reerkiina ah ha is hortaagin, hadii kale qabaliiste ayaad tahay... xildhibeenku caqli waynaa

  • @saiddaud-m5t
    @saiddaud-m5t День назад

    Badri kkkk waar saxafada iyo mikirifoonka iska dhigoo calan kulmiyaja qaado sacad muusana soo shiri kolba maayarka gabadh ha ugh soo fadhisane adiyo kaad waraysnaysaa iyk adiguba waad xanuunsanysan wadani waa xisbi qaran kulmiye ayaa manta saqiiray xata suoeer awlabaanm la socon

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286 День назад +2

    Adiga maxaa ku qaatay kkkkkmiskiin

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn День назад

    Waleee ninkaaa afka macaana waanu baranay cashuur danbe oo maayir mu caarada lasiinayaaa ma jirto hargaysa qirux badan iska hayso buurtii gacan libaax mar hadaad noqotay lagu baray beenaaale

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn День назад

    Ina mooge maayar nooma aha waaa qabyaaladiste cashuuurtii halkas ayat ku egtay daantaaa ka qaaaadp beeenale

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg День назад +1

    Wallaahi inaanad midh ku samayn karin ee inaad adigu ka tagi magaalada

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День назад

    Doqoon hin lamagalo huwenta gudaha weye

  • @abshir1974
    @abshir1974 День назад

    War a oo wadani neceb hadana mayorka xor but u yahay taageeradiisa solteco sawkii hor ordi jiray muuse war xanuunka jooji mayorka reer muu dooran ee sheeko xumida jooji

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid День назад

    Waraabe ninrabaystey riyaha kacun

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 День назад

    Ilmada yaxaaska 😂😂😂😂😂

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 День назад

    Huuno maayirku marka horeba wuxuu ku yimi doorasho wuxuuna ka soo baxay xibiga wadani isida maayar waliba xisbi uga soo baxay ama cidin uu uga soo baxay kulmiye markaas maayar waliba wuxuu xaq u leeyahay inuu taageero xisbigii uu ka soo baxay markaa heegooy bal noo kala cadeeya waxa cidin inuu kulmiye u ololeeyo aay xalaal u tahay moogena inuu wadani u ololeeyo aay xaaraan u tahay reer hargeysana anagu isagaanu u naqaan ee ma reer hargaysadii uu ka dhashay baa habaaray mise huushtii iyo fadhatadii badhaacin jirtey sida bogaalayaasha halkan ka naacnaacle

  • @haybecisman5908
    @haybecisman5908 День назад

    Waar bal yaabkan eega Maayirku maanu wadani ahayn oo uu wadani kasoo bixin?
    Siyaasada adi ku tiri muuse dhis ee mooge cirro ha dhisin odhanaysaa waatee?
    Meesha maxaa yaala

  • @NurGacan
    @NurGacan День назад

    Dad ayaa yidhaa ooo so qoraya mayarku muxu kaaga duwan yahay mayarada kale tusaaale maxamed iyo cidin labaduba waxay maayoro ka yihiin magaalooyin ay degan yihiin beel kaliya laakin haragaysa waxa dagan beelo kal duwan oo xisbiyada kala taageera marka mayar moooge waa in aw bukshada kala duwan dhaxdhaxaad u ahaada

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 День назад

    😂😂😂😂😂 waar nimanku ma xizhoodan oo solteco mrkiizii muxuu u arki wayay io cidin io maxamed aamin

  • @Saciidawjamac
    @Saciidawjamac День назад

    mooge dhagax maaha mayaridakaba wakuwii kulmiye u ololeynayay

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 День назад

    Waaruntaa walal xildhiban

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 День назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 День назад

    Inuu xisbigiisii u ololeeyo waa sax laakiin waa xisbigee? Xisbigiisii qabyaalada ku raacay miyaanu ahayn kii dhabarka ka tooganayay ee Cirro cudhay u mijaxaabinayay? Miyaanu cabdikariim ahayn kii Madaxwaynaha u cararay ee uu ka riday? Miyaan isaga iyo cudhayba aanu soltelco ka aqlabiyad badnayn oonu Madaxwaynuhu ku qancin Cabdiraxmaan soltelco inuu uga tanaasulo mayornimada miyaan Cabdikariim ilaa madaxwaynaha hooyadii isasii daynin orod. Abaal laawe weeyaan kuna darsoo 60% codka isaga iyo barkhadba beesha cidwalba u jaba HABAR AWAL DHOOHAN BAA SIISAY laba sanadood wax ka yar baa u hadhay waa in Habar Awal nin Araba mayor ka dhigtaa codkii barkhadna 5 tooday rodeen ku soo saaraan.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 День назад

    Daanyeerka futadiisa cas ma Arko ee wuxuu ku qoslaa daanyeerada kale futadooda cas Adeer ceelka hargaisa marti edeb daran loogama baahna Munaafaq beenaale ah shacabka waxaa hogaamin kara qof maskaxdiisu caafimaadku wanaagsan tahay

  • @abshir1974
    @abshir1974 День назад

    Waar badriyow adaa mayorka dabawada cayda ee jooji horay bal maxaa ladhisay hargaysa mooge hortii

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz День назад

    Xisbiga umadda oo dhan baa ku jirtaa ee muxuu kaga duwanyay dadka.
    Xisbiga cid waliba way joogtaa
    Arab HY. .HJ. HA Samaroon Gabooye cidwaliba way joogtaa
    Moogena umadaas buu ka mid yay
    Waana xisbigii uu ka soo baxay.
    Maxaa jira.
    Ma reekiisa.oo keliya baa xisbiga jooga. Waa maya anguba waanu joognaa mana nihin reerka aad sheegayso.

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d День назад

    Akhas baad tahay nin faqash alh kuye waa caqliga heego wale hoog baa idiin sugnaaday war waxan maxaa loo xooreeyay walahi ma is taahilaan in qof daaye in shinbir loo sad qeeyo aslan waxba lamayeelan karo oromadooda hagu daro waayo iyaga mooye in cidkale dalka wax kaqabatay ama ay xaq u leedahay maba yiqiin sana

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 День назад

    Kulmiyow hodhodhoo hodhodhoo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День назад

    Muuse Biixi colnel ayuu ahaa maxaad ka hadlaysaa?
    Ina Kaahin Cabtain ayuu ahaa kkkk
    Abaarso School kkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 23 часа назад

    adiga qabyaaladii iyo shilinkii ku qaatay kuma dhigo.
    mayor mooge hortii kudaafad iyo xashiish baad ku dhex noolayd, markuu dalkii adeerkaa kaa cunay dhisay baad sidaa u hadashy.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 День назад +1

    Sheego xume iska caaaaaaaaaaaaaaaaac.yaa idinka qabyaalad badan.

  • @zeinabahmed6143
    @zeinabahmed6143 День назад

    Marku salteco u hilinayey muse bixi
    Miyaanu ahayn nin qabyaalad wadey
    Mooge ayaad u jeeda
    Cadeyso biyo dhacaga

  • @Gamboole
    @Gamboole День назад +1

    Xildhiban adiga imika qabyada lafteedi ayaad nagula hadla ysaa