Qorshaha safarka Xasan Sheekh ee Eritra Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 64

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +4

    Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤❤❤

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 2 месяца назад +11

    Hambalyo Afrika, gaar ahaan Brundi. M/sanidiin VOA Somaaliya.

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 2 месяца назад +4

    Safar badnaa wuxu ?

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 2 месяца назад +3

    Soo soco sii soco siraadey
    🎉🎉

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 месяца назад

    Wan so dhawaynaya tagitanka u madaxwayne Xssan ku tagay Elatariya wayna gulaysatay Dowlada dhexe e Somaliya guul insha Allah

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 2 месяца назад +3

    Mar hore baay aheed in uu utago eleteriya waayo dano badan buu ka heli laha ciidan buu utaba bari lahaa itobiyana Kuma so dagdagteen

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 месяца назад

      Hasan waa munaafaq tuug ah 30 kun oo ciidan ah ayaa loo tababaray kuligoodna wuu laayey nacalad haku dhacdo hasan munaafaq...

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 2 месяца назад +1

      ​@@MohamedAli-nm8oealshabab amus 😂

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 2 месяца назад

    Ilaahow na dhaafi xsn sheeq safarkisi wu baty

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 2 месяца назад +7

    waxaa cadaatay waxii uu abi axmad sheegaayay ee ah dibad wareega iskadaayoo iskuul ugudhis kharasha kaad ku bixinaaysid safarada❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 месяца назад

    Mariya labe ha Dhacdo bagah waa lagu sugay islaam neceeb ka buuxay❤❤❤❤❤

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 месяца назад

    Nin daad qaaday xumbo cuskay xasan sheekh baa ka dhigan

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 2 месяца назад

    Cajaaaaaaip ilaahow dowladaan xsn sheq na dhaaafi

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 месяца назад +1

    Ethopia Bad ba Malahee maxey Somalia kala hadlee❤❤

  • @abdi7932
    @abdi7932 2 месяца назад +6

    Xasan guurguurte dhinac kasta wuu ku fashilmay waa markii 3aad ee uu eratariya tago, eratariya oo ah kuuriyada waqooyi ee africa oo go,doon ku jirta

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад +1

    Eritrea waa dal muhiim.ah somaiana saaxiib soo jreen ah waan ku kalsoonahay turkey eritrea ruushka shiinaha iyo qadar ayaa ku filan lkn dalal kale yaanuu waqti ku lumin sida igad african union qaramo midoobay jamaacada carabta iwm

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 2 месяца назад

      Geedkani ha Ogaado Erritrea in ay Aqoonsatay Ethiopia hana Ogaado in isagana waa xassan socdaal looga fadhiyo in Uu Aqoonsado Somaliland sida Meleza sanawi u Aqoonsaday Erritrea haduu Garasho leryahay Ama siyaasi in Uu yahay

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 2 месяца назад +1

    Kii xasan sheekh uu waashay salkama ma dhigaayo

  • @user-vu6df1om9o
    @user-vu6df1om9o 2 месяца назад

    We Must Together To Stund Free Palestinian Country

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 месяца назад

    Ankara dhageyta wa wllo

  • @ShaahbanMohammed
    @ShaahbanMohammed 2 месяца назад +1

    🙏🙏🙏

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 месяца назад

    👋 Weriye Sandheere.

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 2 месяца назад +1

    Abby Ahmed wax bana kama quseyo safarka madaxwaymaheena WA xor shaqo qarana wuu hayaa aniga oo tageero nabad iyo nolol farmaajo hadana waxa I banan Inan madaxwaymaheena tageero any Ahmed safarka madaxwaynaheena wax bana kama quseeyo tiisa haka hadlo

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 2 месяца назад

      Aad iyo aad soomaliya waa xur guuley hogamiyhena

  • @ahmedbarre5248
    @ahmedbarre5248 2 месяца назад +1

    Ac warka soo gaaabiyaaa!!

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 2 месяца назад

    WAA NIN JIHADA KA DHUMEY OON KA SEYNIN WUXUU U YAHAY M/WEENE. WUXUU HOGAMIYE U YAHAY IN UU DIYAARADA SAARANADO

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 2 месяца назад +2

    XASAN SHIIKH MAXAMUUD WADANKA SOMAALIYA WU KOBCIYAY SOMAALIYA MAANTA WEY BARWAAQOWDAY GUUL XASAN SHIIKH MAXAMUUD

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 месяца назад

      Hassan Qabuure qoteyga casrigan.
      Subxaana Allah, ma Xabaalaha uu qotey ayuu Dalka ku hor marsiiye ?
      Allow sahal umuraha.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 2 месяца назад

      Guul madaxweyne xassan sheikh ❤

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 2 месяца назад +2

    Markasta waxaan garabtaaganahay Dalkeyga iyo madaxweynahega xasan sheikh markey isqabtaan shisheeye lkn siyasda gudaha waa ku mucaradsanhay

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 месяца назад +3

    Lacagta aad ku safraysid 1KM oo waddo lagu lugeeyo ku dhis 😂😂😂
    Abiy Ahmed

    • @user-lq7sg8xf5o
      @user-lq7sg8xf5o 2 месяца назад +1

      maxad ka badali karta xasid oromo matahay😂😂😂😂😂

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 месяца назад

      @@user-lq7sg8xf5o lafti nagaa 😊

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 месяца назад +1

    Waa waayeel dhacdhacaya joebaiden

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 месяца назад

      😂😂✅️ kalama Robna muql iyo fikirba

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 2 месяца назад

      Anga asaga no dhaana trump

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 месяца назад

    Soomalia maxay ku haysataa Ethiopia sow gardaro Aan geed loogu soo gaban maaha

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 месяца назад +1

    waa dalkan dambi ka galay barlamanka somalida markay xilka u dhibeen qof nocaan ah meel u socodo iyo meel usocada mayaqan kaga siidaro kuwa asaga kalita ayuu lataliyaal kadhigtay moryaan cad

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 2 месяца назад +2

    codka sheydaamada yahuuda ee amerika /israhell ee umada soomalaiyeed lagu maskax dhoqo weli ma dad baa dhageysta/daawada🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 месяца назад +1

    Ceeb looma dhinto ninkii lahaa Erateria mxay na tari kartaa soo ma ahn Xasan Sheikh

  • @cadaanixuseen6473
    @cadaanixuseen6473 2 месяца назад

    Asc voa afsomali

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 месяца назад +1

    GURIGAYGII BAA GUBANAYOO, NIN.KALE GURIGIISA AYAAN BOOQANAYAA AYAAN CAQLIBA AHAYN!!!!!!.

    • @user-lq7sg8xf5o
      @user-lq7sg8xf5o 2 месяца назад +1

      qalbiga ayad ka xanunsan tahay waxad ka xuntahay hormarka somaliya ogow xasid ma liibano

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 месяца назад

      @@user-lq7sg8xf5o MA DIBAD WAREEG BAA HORUMAR AH??????.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад

    Waxaad moodaa ineey madaxdeenu ka beqeeyso geb gebta iyo bootada aby axmad cali war wuxu waa oromee kir ku dhaha

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂 xasan ismadha gaisto itopiya usheegtay inuu dhoof kutalay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 месяца назад

    Geedku weli ma saqaafay nayaa illahaw Eimanka hanaga qaadin sow markaa la oran karo wixii Uu Abey Axmed qudbadii Uu baarlamnka Ethiopia u jeediyey ku sheegay Ee kaga sheegay Saqaafaynta Xassan Gurguurte in ay yihiin wax sax ah haa waa sax kharashka safarada Xassan ku baxaya Ee Uu diyaaradaha kusaaran yahay habeen iyo maalin ba saw ku tagri fal xoolo iyo hanti umadeed maaha haa waa ku tagrifal hanti umadeed 🤭

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 2 месяца назад

    Republic of Somaliland and June 26 1960 independence from Uk has nothing to do with Somalia Italia ok

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад +1

    We all know that Eritrea doesn't manufacture armies of soldiers but rather terrorists funded by Egypt, which primarily opposes Ethiopia's progress. However, Somaliland has turned the page and no longer wishes to be used as a tool against the Ethiopian people and their dam, nor against their progress. Italian Somalia must understand the need to evolve in life like the butterfly that was once just a caterpillar. If Isaias' dictatorship were something to emulate, his people wouldn't suffer as they do now. Egypt has always used others to confront Ethiopia and its people, but times are changing, starting with Djibouti and now Somaliland, who seek electricity instead of working for Egypt

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 месяца назад

    Hasan munaafaq government.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 месяца назад +3

    Nin daad qaadey xumbo cuskey iska dheh. Hassan wuu wareerey ee bal quraan halugu deyo.

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 месяца назад

      Ilaahe hana dhaafiyo yarapi umadi masakinta wey baahan yihin asna lcgti wu ku safra

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 месяца назад

      Ilaahow somali dowlad cadaalad ku maamusha iyo diin leh no ken

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 месяца назад

      Ninkn waba ncy dad waaniyo mlhn miya si lo saarey diyaarad ka degi la, subxanalah ilaahe hana dhaafiyo yarappi

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 2 месяца назад

    Awal maxuu oran jirey xiligii farmaajo Eritrea President is dictator that is what xasan said to afwerki

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 месяца назад

    MW Xasan taladii farmaajo hadday u caddaatay.

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 месяца назад

    Faransiiska markay noqoto siyaasada arki maysid madoow markay kubbad noqoto madowga ayaa ugu cad cad waa lamash quuliyey madowga