Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waxaan sameeyay Channel-kale:www.youtube.com/@ArtismaWacyiFadlan subscribe gareyso. Mahadsanid.
Mahadsanid ustaad . Rabbi hakuu barakeeyo cilmigaada oo hakaaga dhigo mid ku anfaca if iyo aakhiro . Aamiin Yaarabbi .
👏🏾
Mahadsanid Ustaad ALLE Ajar Faro Badan Haku Siiyo 🤲
MaashAllah ustaad Shukran zida hagar la'aanta ah ee aad marwalba wax noogu soo gudbiso
Mahadsanid ustaaad Alle haku barakeeyo Cilmigaa baratay Alle haku abaal mariyo aakhiro iyo aduunyo
🙏🏾
Mahadsanid UstaadCilmaaga Allah Kuubarakeeyo
Asa ustad ilusstrator 2023 korso maka diyarinaysa faflan
Thanks ustad 😊
mahdsnid ustaad
m.a ustad cilmigaaga allaha kuu barakeeyo
Shukran Zaki
Mahadsanid imbadan walalkey cashar muhiim ah
mansha allah mahadsanid ustaad
Shukran ustad
Mahhadsanid usttaad waxaan jeclaan lahaa inaad noo bilaabto casharo editing- mobile.
mahadsanid ustaad
mahadsanid wll
Mahadsanid Ustaadii
thanks
ustaad waxaad samaysaa suda export as costomization loogu sameyo adoble illustrator
So helpfull, thanks my brother.
Ustaad Mid ayaa kaa codsaneynaa Qaababka loo sameeyo loogo and Branding identify oo adope Instrator lagu suu binaayo Inoo soo duub muuqaalo loogooyinka aya na dhibeyn qababka loo sameeyo waana Codsi Ustaaad
👍🏽
App mia lagu samaynayaaa wll
Wcz bro ustaad
Ustad farta aad isticmaasha magaceeda ii sheeg
Helvetica neue
Waaa sugayey
Website anti splash linkigiisa iso dir ama sida uu qormayso
unsplash.com saas u qor
ustaad sidee sawir sute looga giliyaa adigoo isticmaalaayo illustrator
Sawir xagee lasoo gelinaa mafahmin "sute" maxaa ula jeedaa?
@@artismagraphics ustaad waxaan ula jeedaa tusaale sawirkeyga testaraha sidee jaakat suite ah loogu xiraa Adobe illustrator yacnii sawirka waxaan kugaly shaati.
@@Raiistech howshaas waxaa ku fiican Photoshop inshaa allaah photoshop waan bilaabaa mardhaw.
@@artismagraphics insha'Allah mhadsanid 👍
Ustaaad waxad muqal inoo ka samaysaa logo animation ku jirta logada muqalka la dhex galiyo mahdsinda
Si fcn uma fahmin walaal logadee?
Waxaan jeckaan lahaa in aad noo biloowdo cashoro photoshop ah
Inshaa allaah wan qorsheynaa
mahdsanid ustaad
Waxaan sameeyay Channel-kale:
www.youtube.com/@ArtismaWacyi
Fadlan subscribe gareyso. Mahadsanid.
Mahadsanid ustaad . Rabbi hakuu barakeeyo cilmigaada oo hakaaga dhigo mid ku anfaca if iyo aakhiro . Aamiin Yaarabbi .
👏🏾
Mahadsanid Ustaad ALLE Ajar Faro Badan Haku Siiyo 🤲
MaashAllah ustaad Shukran zida hagar la'aanta ah ee aad marwalba wax noogu soo gudbiso
Mahadsanid ustaaad Alle haku barakeeyo Cilmigaa baratay Alle haku abaal mariyo aakhiro iyo aduunyo
🙏🏾
Mahadsanid Ustaad
Cilmaaga Allah Kuubarakeeyo