Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ereyo laxan iyo cod cajiib ah Hees iyo bar Dalnuurshe iyo xulufadiisu weligood ha qeylsheen qarami iga badan 👍👍
Erayadii abwaan cabdi aadan xaad cabdi qays❤❤❤
QORAALKA HEESTA (LYRICS)Jidhku muu dubaaxsheen Naftan oon ku jirinooCirku jabaq ma keeneenTiiyoon jirin daruuruhu Ifka la maba joogeenDhulka oon la jiifine Ogoobeey jacaylkunaWaxaan jirin hadduu yahayJalleecadaan ku eegabaJirro i ma haleesheen Mana jidhiidhicoodeenIntaan jaha wareeree Miyaan xalayto jiifsadayJidh jidhkaba miyaan dhigayRiyaad igu la joogtee Miyaan xalayto jiifsadayJidh jidhkaba miyaan dhigayHadhkaagaa ila joogeeMicigii dhul jiifiyoJillab qodax leh waa halisHaddaad guuro jiidheeJiic iyo Cadaadee Jiiri waad ku xirantaaJeerin dhul uu ku yaallee Jidiin wuxuu caddaadaaAma oonku jabiyaaMarkaad jeex abaariyoJid cidla ah lugaysee Jabka kaa ka sii daranHayay waa jacaylkee Miyaaan xalayto jiifsadayJidh jidhkaba miyaan dhigayHadhkaagaa ila joogee Miyaan xalayto jiifsadayJidh jidhkaba miyaan dhigayRiyaad igu la joogtee *********************** Igu curay jacaylkii Igu jabi silsilad adag Intuu jaanta kuu rogay Adna kula jiciiree Intuu caynka kuu jaray Anna heensa igu jabi Jirrideeyna dhigayooLabadeena jeex qudha Jidh jidhka isku keen galiWaxay talana joogtaa Ama hadal ku jaranyahay Doqon waa la jiitaa Wanaag baan u jeedaa Samaheenna maad jarin ?Mise wacadka waa jabin ? Miyaan xalayto jiifsadayJidh jidhkaba miyaan dhigayRiyaad igu la joogtee!.Erayada Abdi aadan xaad qaysLaxankii AHN Ahmed GacayteRiwaayadii Gaal iyo Islaam 1967.
Imminkuu "jirkiisii"Jeegada i saareeJawda iyo xiinkiiJirfadkiyo xawaarahaDabayluhu i jiitee.(Jir) roobka habeenkii da'a. Sidaas baa kelmeddaasi sax ku tahay. Ma aha (jidh).
Jirjirkaba miyaan dhigay weeyi inaga sax sxb
Waayo waayo 👍
Waxay kamid ahay riwaayadii gaal iyo islam geelow yaa ku leh abwaan cabdi qays
Heestan waxn xasosty 20 14 ano kuray ah aroos ayan tagnay anago rag iyo dumar ah kadibna wanalakiciyay siaan uheesno walina layma kicin lakin ninki asgariga ahaa ee nakicinayay aya 1 kow iga dhigay kadibna wuxu ikiciyay gabadh anu isjeclayn una iku kala oga inan xidhiidh lenahy markan kacay en hees qaday ayay gabadhii heestan lasoboday ❤#adojita❤#moye❤#jarimayo#wacadke❤#anaqayrkay❤#haijabin ❤ lkin calaf bana kala diray #deeqa❤ #cabdixaashi❤ noloshu kumaxumayso xbi 20 24 12:58
Music waayo shaqsiga tumayo Bala ku laqday waa wiil hoog
asc miyan xalay jiifsaday kkkk
Laxankii gacayte
Laxanku ma sooraan baa tolow
Ereyo laxan iyo cod cajiib ah Hees iyo bar
Dalnuurshe iyo xulufadiisu weligood ha qeylsheen qarami iga badan 👍👍
Erayadii abwaan cabdi aadan xaad cabdi qays❤❤❤
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Jidhku muu dubaaxsheen
Naftan oon ku jirinoo
Cirku jabaq ma keeneen
Tiiyoon jirin daruuruhu
Ifka la maba joogeen
Dhulka oon la jiifine
Ogoobeey jacaylkuna
Waxaan jirin hadduu yahay
Jalleecadaan ku eegaba
Jirro i ma haleesheen
Mana jidhiidhicoodeen
Intaan jaha wareeree
Miyaan xalayto jiifsaday
Jidh jidhkaba miyaan dhigay
Riyaad igu la joogtee
Miyaan xalayto jiifsaday
Jidh jidhkaba miyaan dhigay
Hadhkaagaa ila joogee
Micigii dhul jiifiyo
Jillab qodax leh waa halis
Haddaad guuro jiidhee
Jiic iyo Cadaadee
Jiiri waad ku xirantaa
Jeerin dhul uu ku yaallee
Jidiin wuxuu caddaadaa
Ama oonku jabiyaa
Markaad jeex abaariyo
Jid cidla ah lugaysee
Jabka kaa ka sii daran
Hayay waa jacaylkee
Miyaaan xalayto jiifsaday
Jidh jidhkaba miyaan dhigay
Hadhkaagaa ila joogee
Miyaan xalayto jiifsaday
Jidh jidhkaba miyaan dhigay
Riyaad igu la joogtee
***********************
Igu curay jacaylkii
Igu jabi silsilad adag
Intuu jaanta kuu rogay
Adna kula jiciiree
Intuu caynka kuu jaray
Anna heensa igu jabi
Jirrideeyna dhigayoo
Labadeena jeex qudha
Jidh jidhka isku keen gali
Waxay talana joogtaa
Ama hadal ku jaranyahay
Doqon waa la jiitaa
Wanaag baan u jeedaa
Samaheenna maad jarin ?
Mise wacadka waa jabin ?
Miyaan xalayto jiifsaday
Jidh jidhkaba miyaan dhigay
Riyaad igu la joogtee!.
Erayada Abdi aadan xaad qays
Laxankii AHN Ahmed Gacayte
Riwaayadii Gaal iyo Islaam 1967.
Imminkuu "jirkiisii"
Jeegada i saaree
Jawda iyo xiinkii
Jirfadkiyo xawaaraha
Dabayluhu i jiitee.
(Jir) roobka habeenkii da'a.
Sidaas baa kelmeddaasi sax ku tahay. Ma aha (jidh).
Jirjirkaba miyaan dhigay weeyi inaga sax sxb
Waayo waayo 👍
Waxay kamid ahay riwaayadii gaal iyo islam geelow yaa ku leh abwaan cabdi qays
Heestan waxn xasosty 20 14 ano kuray ah aroos ayan tagnay anago rag iyo dumar ah kadibna wanalakiciyay siaan uheesno walina layma kicin lakin ninki asgariga ahaa ee nakicinayay aya 1 kow iga dhigay kadibna wuxu ikiciyay gabadh anu isjeclayn una iku kala oga inan xidhiidh lenahy markan kacay en hees qaday ayay gabadhii heestan lasoboday ❤#adojita❤#moye❤#jarimayo#wacadke❤#anaqayrkay❤#haijabin ❤ lkin calaf bana kala diray #deeqa❤ #cabdixaashi❤ noloshu kumaxumayso xbi 20 24 12:58
Music waayo shaqsiga tumayo Bala ku laqday waa wiil hoog
asc miyan xalay jiifsaday kkkk
Laxankii gacayte
Laxanku ma sooraan baa tolow