DHAANTO CUSUB "HUUNO QAALIYEEY" ALFANAAN GORGOR 2013

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • WAA DHAANTO CUSUB OO LAMAGAC BAXDAY HUUNO QAALIYEEY CODKII GORGOR OYSU MN MUSIC BY BARKHAD YARE

Комментарии • 44

  • @hamdagurhan9949
    @hamdagurhan9949 9 лет назад +2

    Maashaa allaah cod dahabi ah ayuu ilaahay siiyay huuno nooloow Gorgor.
    Free Ogadenia.

  • @amaadin12
    @amaadin12 9 лет назад +1

    Hees macaan, well done abwaan kaldeeq, gorgor u rock, barkhad arte your music is da best, ,, qarijiqood oon qabow laheyn beynu qeydad dhigan yaakhey,

  • @ladanjowxa5278
    @ladanjowxa5278 10 лет назад +1

    Mash allaah afakaga cano laguqana inadeer esacala dhanato dhatoyinakaan ayaa ladawada hadiyaad ubahanatahay dhanato

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 лет назад +7

    Ogadenya Insha allh Free Beey Noqon

    • @suaddahir4473
      @suaddahir4473 7 лет назад

      Kornel Dalmar Lama haysto ogaadeeniya Iminka hhh

  • @amaltmuhumed8592
    @amaltmuhumed8592 6 лет назад +1

    Walee waa dhanta jirta xornima sharaflleh wale qurbo qofna maba joogene allow xornimo nasii

  • @noramohamed6627
    @noramohamed6627 6 лет назад +1

    Ww ManshAllah nice dhaanto Wlhi free Ogaden InshAllha ❤️my beautiful country ❤️💙💚

  • @sumayaducale2555
    @sumayaducale2555 6 лет назад

    inan kan masha allaah aadbu u cod fiicanye Allaah haka dhigo kii quraanka ku akhriya

  • @gorgoryussuf2233
    @gorgoryussuf2233 8 лет назад +3

    Thnks avery one this is gorgor

  • @ahmedfarah2022
    @ahmedfarah2022 10 лет назад +1

    Gorgor afkaaga caano lagu qabay

  • @ladanosman4628
    @ladanosman4628 10 лет назад +1

    Maansha.allaah huuno qaaliyeey qaaradeenii wacneed qoraxeeyn meeynu dagi qambridarah janiyo qoraxeey meeynu dagi woooooooooooooooioooooow

  • @hiboyussuf9880
    @hiboyussuf9880 9 лет назад +1

    Mansha allh huno guuuleso

  • @hamdaali1970
    @hamdaali1970 10 лет назад

    mansha Allah qarida oo biyuhu qaldad banu qayedka dhigan wwaaaaaaaaaw

  • @boqorkasomali7879
    @boqorkasomali7879 10 лет назад +8

    huno qaaliyeey qaaradeenii wacneediii qoraxay maynu tagu
    qabdi dahar janiyo nogoboo roobku qoyane maynu tagi ahey ah aloow dhaanto matahay

    • @redhunasser802
      @redhunasser802 6 лет назад

      boqorka somali qoraxey nafta jecel walle ❤❤❤

  • @Nuurcabudhiye
    @Nuurcabudhiye 10 лет назад

    Masha'allah, Gor-gor sxb nice dhaanto with nice midho.

  • @zahrasheikh4720
    @zahrasheikh4720 8 лет назад

    Man sha Allah huuno alle haku xifdiyo guuul in sha allah ogadaenya

  • @udgoonsiyad4826
    @udgoonsiyad4826 10 лет назад

    shaxshax! qurbo iyo qaboow maba qaban karo aniga walee! gud dhaanto ina adeero!

  • @boqorkasomali7879
    @boqorkasomali7879 10 лет назад +1

    nafta lama qasboo qurbo iyo qaboow maba qaban karee qaaliyyey la soco maba qaban karee quruxey lasoco

  • @fatush75
    @fatush75 10 лет назад

    Masha allah hunoo great job guys do everything well really nice song

  • @libaanhassan2934
    @libaanhassan2934 10 лет назад

    damn waxana dhaanto laga dhahaa, caadi ma aha

  • @hiboyussuf9880
    @hiboyussuf9880 9 лет назад

    Ogadeniya guuuuul iyo gobanimo insha allh ♥ ♥

  • @Amalahmed-th6jk
    @Amalahmed-th6jk 10 лет назад +3

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @samiirstarog9857
    @samiirstarog9857 7 лет назад

    maanshaa Allah guul gobanimo &geeri

  • @sirajihaji8385
    @sirajihaji8385 8 лет назад

    dhaantoo yinka aad ugu dhagaysi badanahay ayay ka mid tahay

  • @ogadenonline7025
    @ogadenonline7025 10 лет назад

    Mr. Eagle, simply u rock...:-)

  • @samiiiramohamed7809
    @samiiiramohamed7809 8 лет назад

    masha Allah nice dhanto

  • @daganwaabari2676
    @daganwaabari2676 9 лет назад +1

    Guul Guul Guul

  • @ladanjowxa5278
    @ladanjowxa5278 10 лет назад

    Afakaga cano laguqab illaahayow xoranimo anaku warano nagadhasii adigaa raxamane

  • @kamalabdi9984
    @kamalabdi9984 8 лет назад

    love it 💗💗💗👍👌

  • @boqorkasomali7879
    @boqorkasomali7879 10 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk markaan dhashaybaa la ii dhib yareeyay dhaantadaa eeeeeeeee

  • @marwolamacasheikh5300
    @marwolamacasheikh5300 8 лет назад

    www mansha allah ugaaska

  • @gulledhassan5944
    @gulledhassan5944 7 лет назад

    *Jwxo* *Forever* *One Love*

  • @xalanenugaaal2587
    @xalanenugaaal2587 8 лет назад

    dhantda qabkeda may shidan tahay lkn ayaa kujirta intaas hadad saxdo meelkasta wayka dhan tahay neeshana Ku dhawaqi mayo maad garan karta d.d.s.i

  • @abdikarinmohamed8950
    @abdikarinmohamed8950 8 лет назад

    eesh calaa dhaanto

  • @abdikarinmohamed8950
    @abdikarinmohamed8950 8 лет назад

    alaw ogaadeeniya xoree oo dulmiga kadulqaad

  • @qamaanbulxan6624
    @qamaanbulxan6624 10 лет назад

    Waaw

  • @Saber589
    @Saber589 9 лет назад

    Best

  • @sabatroble5625
    @sabatroble5625 8 лет назад

    kkkkk

  • @oumarbalde7032
    @oumarbalde7032 7 лет назад

    ogaden land vs Ddsi

  • @fatush75
    @fatush75 10 лет назад

    Masha allah hunoo great job guys do everything well really nice song

    • @ladanosman4628
      @ladanosman4628 10 лет назад

      Maansha.allaah illaahoow dhulkeena qoxrnimo gaarsii geesiga u dhintayna u naxariiso