FARXAD REER JIGJIGA CALANKA BALUUGA QAATAY ODAYAASHA SOOMAALI GALBED DIIDEY CALANKA DEGANKA LABADALO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 50

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 6 часов назад +9

    Asc masha Allh Alxamdulilaah Rabilcalamiin

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 4 часа назад +3

    Maashallah VIVA SOMALIWEYEN ❤🇸🇴

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 6 часов назад +9

    Guull Somaligalbaad:

  • @نعمه-ز9ذ
    @نعمه-ز9ذ 3 часа назад +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 5 часов назад +3

    Guul Onlf ❤❤❤❤

  • @MaslaxMideeye-yo9
    @MaslaxMideeye-yo9 5 часов назад +2

    Allaahuagbar dad keygii waa marking Aan cadow genius kaguuletsan laheyn in guul somallia 🇸🇴

  • @نعمه-ز9ذ
    @نعمه-ز9ذ 3 часа назад +1

    Guuuul somali galbeed odayasha wey mhdsn yahin

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 5 часов назад +1

    Mashalaah.odayaash

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 часов назад +5

    Saan waxaa ku socda magaalooyin kale oo DDS ah iyo magaalooyin Somalia ah oo 15 ka sanno ee soo socda hadii wax laga qaban noqon doona 40% Oromo/Urago.

  • @xaashiawcabdi8871
    @xaashiawcabdi8871 32 минуты назад

    💙♥️❤️

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 6 часов назад +3

    Waa sax mustafe soomaali oromo kama dhigi karo

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 4 часа назад +1

    Guul guul guul 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @CabdulahiAxmad-k4g
    @CabdulahiAxmad-k4g 5 часов назад

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 6 часов назад +3

    No No No No more Oromo

  • @MaxamedNuurkaraani54MaxamedNuu
    @MaxamedNuurkaraani54MaxamedNuu 6 часов назад +1

    Bravos Amigos 👏

  • @arkaanhaaji8988
    @arkaanhaaji8988 6 часов назад +2

    Guul dds

  • @XassanKhaalib
    @XassanKhaalib 5 часов назад +1

    Guul guul❤❤❤❤

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 5 часов назад +3

    Mo more oromo and axmaaro

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 6 часов назад +2

    Usheeg nimankii daraawiish maintain way soo socdaan ee reer ssc khaatumo steady iyaga ayaa xoraydoona dds

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Час назад

      Dhalinta Hargaysana iyo Burco walahi waa diyaar in Ethiopia 🇪🇹 lalajihaadaa InshaAllah 1977 tii ookale waa inaan dhalinteenu soo celinaa oo kuwada midownaa walahi cid naga’adag maanta majirto waan ka’awood badannahay maanta InshaAllah 5ta Somalina wayku midoobi jihaadkan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Час назад +1

    SOOMAALIYEY HUBKA QAATA HALA ISKA DHICIYO WAAD ARAGTEEN IN LA RABO IN LA BOOBO DHULKIINA. WAR OROMADAN KIBIRTEY ISKA DHICIYA ABIY AXMED YUUSAN IDIN BOOTEYNIN WUXUU RABAA INUU U BOOBO DHUL OROMADA UU KA DHASHEY. HALA DIFAACO DEEGAANKIINA.ITOOBIYA WAX DAWLAD AH KAMA JIRTO HALA TARXIILO AMA LAAYA WIXII ORO. O IYO XABADHI AAD KU ARAGTAAN DEEGAANADIINA. GUUL IYO GOBONIMO. ❤❤❤❤❤

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 6 часов назад +2

    Walee wax baa jira
    Waxan cawanka ah
    Maxey karabaan. soomaalida. rabaan Ethiopia kale
    Kama hadalan iyo degaanadod soomaali
    Maxey ukusoo socdaan
    Soomaaliyey dhulkiina kumintida Cadowga iskaceliya

  • @Farax-s8p
    @Farax-s8p 5 часов назад +1

    Ranma sheege

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 часов назад +3

    Warkaaga ku soo dar in Somalidu gooyndoonto trainka isku xidha Diridhaba iyo Djibuuti.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Час назад

      Waa ta’kaliyaata ee Ethiopia 🇪🇹 uraya lagu cunaqabateen lagu sameeyo walahi wayna Iman goor aan fogayn in yareen walba hawada lagu cuno inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 5 часов назад +1

    Waa tuugo nimo cad wallahi 😂😂

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed1039 6 часов назад +4

    Waa guul Somali galbed ee ogadenia. War diida in la idin laqo. Xorriyad dalbada oo u istaaga madax bannaanidiina oo midooba.

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 6 часов назад +1

      Waa sax ha iskaceliyan
      Cawaanka xaaranta ah
      Nijaas. Weeye

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Час назад

      Walahi waxbadan ayaan sheegay sxb Madaxda Somali waa naloo keenay si ay cadowga dhulka iyo badaha u fududeeyaan ileen xoog kuma qaadan karaan walahi sxb 😤😡 Muuse waa Adeerkay dhalinteena oo miidhan ayaa la’yaaban odaygu inuu Isaaq yahayba walahi u malayn maayo inuu yahay Somalilander waa Orom noo dhuumanayay Geelena waa Cafar qarsoon oo Cafartii meelwalba Boliska iyo magaalooyinkii waxaa deegaan loosiiyay Oromo iyo cafar, Danina waa Maxaar oo maanta saraakiisha Buntland ayay kujiraan oo aynan is’qarin walahi, Ahmed madoobena waa Amxaar aan qarsanba imikana ciidan Amxaar ah ayuu Daraawiishta ku daray, Lafta garayn iskaba daa waa Orom aan is meedhin, Hassan Sheekh waligiiba waxaa lagu xamanayay inuu ahaa Tigree u jooga sirdoonkooda oo Markii 2007-2008 lagu jabiyay xamar Tigreega, Hassan isagaa soo celiyay 2012kii iyagoo nabad ilaalinta lagu daray walahi ka maanta siroonka u jooga Xamarna waana Tigree asal ah oo markii Tigreega laga adkaaday uu isagana ka’cararay wadanka. Istoodaba wll waxay heestaan baasaboorka Ethiopia 🇪🇹 waxayna ku wada dhasheen DDS ee SomaliGalbeed soona baadh hadaad dooni kulligooda khiyaamada way isla ogyihiin walahi waa sirdoon waa in indha gaar ah lagu hayaa 🙏🏼 Diridhabe iyo gobalka city yaa u gacan galiyay Oromada iyo Cafarta waa MW ka horeeyay Cagjar. Cagjarna inta dhiman waa inuu u fududeeyaa ileen xoog kuma qaadan karaan aan xeelad ahayn si ay dhulka u helaan si khiyaamo ah waa sababta lituu boliska loo baabi’iyay loona kala’diray si ciidanka awooda lahaa looga saaro meesha maalulada kalena way kuwada heshiiyeen si Somalida looga dhigo in Ethiopia 🇪🇹 ay is dagaalayaan waana been la’ciyaarayo lagu mashquulinayo Somalida si aynan ciidankooda duurka u galin waa sababta uu Goday iyo qarbidaharre iyo Jigjigaba ciidan Ethiopian ah loo soo buuxdhaafiyay laakiin way ogyihiin kun ciidan Somali ah ayaa ku filan walahi oo hubkana kafuran InshaAllah shicibku way ku baraarugi ilaahayna sharkooda dibaduu u soo saari bi’idnillah kariim🤲🏼 Walahi 10kun ayaa ku filan ciidanka Ethiopianka oo idil ee millions ka ah walahi waan aragnay maantana wayba kasii liitaan fulaynimada wll khayr ayaa soo dhow inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AbdaleAbdilahi-j3j
    @AbdaleAbdilahi-j3j 6 часов назад +2

    Iska.xoreeya.iloobiya.iyo.kiiniya.idin.ma.xoraynano.ilaahoow.aydin.xoroobin.waad.dulaysan.tihiin.baga.waa.guul

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 33 минуты назад

    La soco ururkii Itixaadka Ogaadeeniya aka WSLF waa nimanka bulshada abaabulaya ee ku leh diidnay damaca Oromada iwm

  • @AbdilahahmedAli
    @AbdilahahmedAli 3 часа назад

    Rag rag dhalay washay siga mesha halagasaro

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 5 часов назад +3

    Oromadii sow tan nagu waalatay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 часов назад

    Mar aan fogayn hargaysa iyo boosaaso ayagaa lawareegaya soomaali waa hurdaan ayagaana isu xoog wayn😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Час назад

      Walahi waxbadan ayaan sheegay sxb Madaxda Somali waa naloo keenay si ay cadowga dhulka iyo badaha u fududeeyaan ileen xoog kuma qaadan karaan walahi sxb 😤😡 Muuse waa Adeerkay dhalinteena oo miidhan ayaa la’yaaban odaygu inuu Isaaq yahayba walahi u malayn maayo inuu yahay Somalilander waa Orom noo dhuumanayay Geelena waa Cafar qarsoon oo Cafartii meelwalba Boliska iyo magaalooyinkii waxaa deegaan loosiiyay Oromo iyo cafar, Danina waa Maxaar oo maanta saraakiisha Buntland ayay kujiraan oo aynan is’qarin walahi, Ahmed madoobena waa Amxaar aan qarsanba imikana ciidan Amxaar ah ayuu Daraawiishta ku daray, Lafta garayn iskaba daa waa Orom aan is meedhin, Hassan Sheekh waligiiba waxaa lagu xamanayay inuu ahaa Tigree u jooga sirdoonkooda oo Markii 2007-2008 lagu jabiyay xamar Tigreega, Hassan isagaa soo celiyay 2012kii iyagoo nabad ilaalinta lagu daray walahi ka maanta siroonka u jooga Xamarna waana Tigree asal ah oo markii Tigreega laga adkaaday uu isagana ka’cararay wadanka. Istoodaba wll waxay heestaan baasaboorka Ethiopia 🇪🇹 waxayna ku wada dhasheen DDS ee SomaliGalbeed soona baadh hadaad dooni kulligooda khiyaamada way isla ogyihiin walahi waa sirdoon waa in indha gaar ah lagu hayaa 🙏🏼 Diridhabe iyo gobalka city yaa u gacan galiyay Oromada iyo Cafarta waa MW ka horeeyay Cagjar. Cagjarna inta dhiman waa inuu u fududeeyaa ileen xoog kuma qaadan karaan aan xeelad ahayn si ay dhulka u helaan si khiyaamo ah waa sababta lituu boliska loo baabi’iyay loona kala’diray si ciidanka awooda lahaa looga saaro meesha maalulada kalena way kuwada heshiiyeen si Somalida looga dhigo in Ethiopia 🇪🇹 ay is dagaalayaan waana been la’ciyaarayo lagu mashquulinayo Somalida si aynan ciidankooda duurka u galin waa sababta uu Goday iyo qarbidaharre iyo Jigjigaba ciidan Ethiopian ah loo soo buuxdhaafiyay laakiin way ogyihiin kun ciidan Somali ah ayaa ku filan walahi oo hubkana kafuran InshaAllah shicibku way ku baraarugi ilaahayna sharkooda dibaduu u soo saari bi’idnillah kariim🤲🏼 Walahi 10kun ayaa ku filan ciidanka Ethiopianka oo idil ee millions ka ah walahi waan aragnay maantana wayba kasii liitaan fulaynimada wll khayr ayaa soo dhow inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 Час назад

    Somali wa safar dhulna ma raban way ku dhimanayan moye umaba jedan mustaqbalka degankoda wayo dhaman wa safar iyo bufis raadis.
    Jigjiga ayad shegaysaye wixi la oranjiray 5ta somaliyed aya lays la qadanaya oo la kala qadanaya wayo isma raban ismana mamuli karan, wayo somalidu anigu waxan u aqan 'shacabka dowlad an la aqon'! Tas ayana ku cadaynaysa inaysan somalidu dib dowlad u noqonayn midnimana warkedaba ha sheegin. Waxana dhicidonta in somali ka baxdo qarirada adunka wayo waxan ku iri qoomkani wa safar mana fahansana macnaha dhulkodu leyahay. Marka dhaaf dhulka ha laga qaato ayagana 5ta qaradood ha lagu kala gow gowroco. Wax ladilo, wax dhaqan iyo diinba ka dhumo, wax darogo disho, wax xabsi ku dhex baqtiya, wax oromo gumaysato oo dararatp iwm ayay noqondonan dal iyo magacna haba ku fakarin ✔️

  • @ahmedabdimahad6849
    @ahmedabdimahad6849 3 часа назад

    Somaaliyeey kacoo baraaruga oo midooba.

  • @xaashiawcabdi8871
    @xaashiawcabdi8871 34 минуты назад

    Soomaali fi hayskafiido siuaasadan qaawan e itoobiya

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 часа назад

    UUUUUF SOMALIA DHIMATEY UF KHATUMO PUNTLAND HIRSHABELE GALMUDUG
    SOMALILAND AYAA DAWLAD UU EEG OO NAGA KIREYSEY BAD

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Час назад

      😂 Wali ooyintii ayaad wadaa Oromo 😂 Muuse Orom Haygaysaan ku gowracaynaa inshaAllah waana adeerkay anaana ku farxi qofkii Orom soo dhawaysta hala’dilo nacaldda doofaarta ah ilaahay hadulleeyo Ethiopia 🇪🇹👎🏼🤧💩🤢🤮🇮🇱🗑️🇮🇱🐀🇦🇺🇬🇧🇰🇪🇺🇸🇳🇴🇸🇪🇪🇺🇮🇱🇪🇹🗑️👎🏼🤢🤮

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 4 часа назад

    somali hurdada haka kacan

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 часа назад

    maxay tahay sababta ay oromada gaalada ahoo maynooratiga ahi matalayaan oromo?? ayadoo oromada muslim ka ahi yihiin ugu yaraan 65 percent??

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 часа назад

    BEENALE BEENALE BEENALE DHALEY UUUF SOMALIA DHIMATEY BAABADEY XASILONIDA HANOGA BIINA IDINKI 4REER ISKU LAYNAYA

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 4 часа назад

    Oromo iyo Somali ha midoobaan. Somali kaligeed Dowlad noqon wayday
    Waana walaaladeen Oromo