Sidee loo iman karaa Turkey ga : nolosha dhabta ah ee turkey ga xog ku saabsan 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 14

  • @dheemanhusein3763
    @dheemanhusein3763 4 месяца назад +2

    Inta u socota 2024 tahriib InChallah videogan dib bn ugu so labanaa

  • @Hornscope
    @Hornscope 12 дней назад

    Inaad sheegto ayay ahayd magaalada aad joogtiin

  • @ZamoCraxamaan-ub3zh
    @ZamoCraxamaan-ub3zh 10 месяцев назад +1

    Zxp imsa lagu imada

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  10 месяцев назад +1

      waxay ku xidhantay visa aad dalbato noociisa

  • @Hibo-e6t
    @Hibo-e6t 10 месяцев назад +1

    Asc wll inaan soo dagaan rabaa turkey. Lkn cabsi baa iiga jirta wx jirta cunsuriyada dadka ajaanibka ah uma fcna .mxaa ka jira wllo plz jwb

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  10 месяцев назад +2

      dalxiiska ayay u fiicantahy wl

    • @CumarNiciima
      @CumarNiciima 12 дней назад

      ​@@Dalmarvlogs wll kawaran qof kaliya viso dalxiis maku iman karaa

  • @haniabella5321
    @haniabella5321 10 месяцев назад +1

    Wll labo jeer isku dayay inaa imaado qaab ardaynimo ah reject ayaa iisoo baxday sababta aan ku qaatay liima sheegin

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  10 месяцев назад +1

      dad badan way ku dhacdaa waxa suura gal ah in warqadaha ama process ku qaldamay oo wax ka dhinna

  • @NimcoNimcoburaale
    @NimcoNimcoburaale 2 месяца назад +1

    lacag intee leeg ayaaa lagu tagi karaa

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  Месяц назад

      Nooca visa ayay ku xidhan tahay.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 10 месяцев назад

    Turkey qudhmiseen