BILAD SHARAF LEYGA SIYAY XAFLADA HIRSHABEELE XAFLADII UGU SHIDNEED LOOMA KALA HARIN😍

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 498

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 8 месяцев назад +122

    Amiira abaayo waa mahadsan tahay madaama codsigeyga itixgelisay dar Alla kuu jeclahay wlhi❤❤

    • @NadiiraHasan-fx5by
      @NadiiraHasan-fx5by 8 месяцев назад +3

      Waxa lashahaa 40tan qof ducadooda waa la aqblaaye isoo duceeyaa😢😢

    • @najmakhaliif8608
      @najmakhaliif8608 8 месяцев назад +1

      @@NadiiraHasan-fx5by abaayo muraadkaada allaha ku sahlo qeyr na allaha kaga dhigo 🤲🏼

  • @jimcalejirdeasmarka
    @jimcalejirdeasmarka 8 месяцев назад +66

    Waa u qalantaa bilada sharafta RUclips erada somali ugu fiicana horey u soco Amiira Qurux 🎉❤

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 8 месяцев назад +36

    Qalbiyadena hanatay wa u qalanta biladas iyo ka badan dabecadada wanagsan xishodkaga iyo furfurnantada dadka kugu jecladen ❤ boqorada Malaysia cadowga u noolow abayo mcn 🥰

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 месяцев назад +14

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @fatmina08
    @fatmina08 8 месяцев назад +27

    Amiiro waa ku wataa 5sana ku daawanooyaa tagera No1 guuleyso boqorada maleysia ✌️

  • @queenfatush9901
    @queenfatush9901 8 месяцев назад +44

    Wlhi I just love how saxaf is honoring his wife infront of everyone ilahay isha dadka haidhen ka hayo Allahuma bariik

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +62

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋 inta ka heshy muuqaalkaan 🍭 Amira is Not Easy 🎉 Congrats 🎉 ❤Jumca Mubarak❤️ Last Jumca in 2023😥

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 8 месяцев назад +10

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 8 месяцев назад +37

    Quruxdiyo qofa amiira wan kujeclahay abayo mcnto😊❤❤❤

  • @MalyaDhore-lo6uu
    @MalyaDhore-lo6uu 8 месяцев назад +53

    Amiradeyda maa ogtahay Ina ku jeclahay wllhi 11:10 habenimo waaye saa ku sugayay waan dalay ado ku dawan maa sexan karaa ❤❤😭😭😭😭

    • @Muhudiin56
      @Muhudiin56 8 месяцев назад +3

      Wll qooq ba ku hyo

    • @Idildahir
      @Idildahir 8 месяцев назад

      Hoogaay baay wax ureeb😭💔🤣​@@Muhudiin56

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu 8 месяцев назад

      @@Muhudiin56 mxad igu magtay maba aan kula hadliine😳

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu 8 месяцев назад

      @@falastiinqurux6568 😂mxa igu qosleysa hadda caydeyda ku faraxsantahay Miya😭😂😂

    • @Mahamedshcumar
      @Mahamedshcumar 8 месяцев назад

      @@Muhudiin56😂

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 8 месяцев назад +23

    Amiiro qalbi wanaageey waa kujeclahy abaayo mcnto ❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +43

    Congrats Amira 🎉❤ Team 27 hada TAHAY like iska saar 😂 inta aan waligood AMERICA arkin ismujiya 🥰❤❣ jumca mubarak last jumca in 2023😥
    اللهم انصر فلسطين على الظالمين 💔💔

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 месяцев назад +24

    M.a amiira qurux istel isku darsatay ❤ cadnaan cabdla waa funyy 😂😂😂😂😂

  • @amrygirlsabrina
    @amrygirlsabrina 8 месяцев назад +13

    Amiraa you deserved better than that now bruh we love you so much and even you’re my favorite RUclipsr ❤❤❤❤❤❤

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 8 месяцев назад +46

    Gabdhn wxn ku jeclady codsigeyna ayey no tiix galisa sharaf io karamo amiiray😊😅❤

  • @sowda2506
    @sowda2506 8 месяцев назад +16

    Waad naga soo daahisay amiira hambalyo hirshabeele❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 8 месяцев назад +16

    Mshalah tabarakllah style bad nagu qaracday Gabadh style dhar xirasho loga haray lov u dear sis ❤

  • @amranaxmed3469
    @amranaxmed3469 8 месяцев назад +6

    Amiira abaayo mahadsan tahay madaama codsigeyga itixgelisay Alla jeclahay wlhi❤❤❤❤❤

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 8 месяцев назад +10

    Amiiiiradeeena sidaa kuuu jecelnhy lee qabqabteena 🫶🏻🫶🏻🫶🏻ninkaa ka agmuuqo qaali 🥰🥰hambalyo ceyda adina
    welcme to 🆎 dumaaashi qurux

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 8 месяцев назад +19

    Masha Allah amiira aad baad u taqaan stylka ee maad businesses dharka ah furatid sis hablo hadaan nahay aad bn uga helanay stylkaaga gee

  • @king_amiid
    @king_amiid 8 месяцев назад +192

    Team amiira on like❤❤

  • @user-px6rz4lv6b
    @user-px6rz4lv6b 8 месяцев назад +6

    Nabiga kusaliya scw scw❤

  • @user-vj7ys1jg9b
    @user-vj7ys1jg9b 8 месяцев назад +33

    Alahuakbar❤hadad ujedo magac alh like saar❤

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 8 месяцев назад +3

    Omg amiiro inte building ani wxa kusin laha the best RUclipsr in somlia tasna wad uqalantaaa hada laga bilabo ina adertyy tahay😂😂😂abnimo❤❤❤ayan wey ka dhisty wlhi wax badan waku dhagna but cawa waka fuqay amiro jecelkena nolow ❤❤

  • @sumeyaabass8886
    @sumeyaabass8886 8 месяцев назад +8

    Wlhi afarta wil an ug jeclnahaay wa ceyda abdalla asad iyo adnaaan

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 8 месяцев назад +27

    ALLAH IS ONE ☝ 😢❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 месяцев назад +37

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤

  • @IsmaaciilAbuukar-gf6me
    @IsmaaciilAbuukar-gf6me 8 месяцев назад +8

    Amiiro Amiiro Amiiro qurux leyda youtuberada somalida 🔥🤴

  • @yasacnuh3382
    @yasacnuh3382 8 месяцев назад +4

    Waad uqalantaa intaan iyo in kabadan kusoo dhawoow Abgaal maxa kabadalikarta waxba Masha Allah labiska iyo stelka nadilay isha iska xijaab😘😘😘😘😍😍😍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 месяцев назад +11

    Manshaallah hir shabeele horomar wacan ❤❤❤

  • @AbdihafidMohmed-kc1sn
    @AbdihafidMohmed-kc1sn 8 месяцев назад +8

    Amira qurux big legend gbada Malaysia loogu jeceyl yahay

  • @user-vw3yv5zz9s
    @user-vw3yv5zz9s 8 месяцев назад +11

    Waad igu rajisay amiiro wlhi San usìgyy❤❤❤❤😊

  • @user-pt1qw4ho1x
    @user-pt1qw4ho1x 8 месяцев назад +34

    hada laga bilab abgala ahay maxa kabedilikarta😂😂

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 8 месяцев назад +44

    Masha Allah Adna iyo saxaaf isku wara ❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 месяцев назад +6

    team qabqab to qalbi ❤❤❤❤ceyda and amira qurux

  • @maryancabdisalan
    @maryancabdisalan 8 месяцев назад +12

    Waad mahadsanthy hadaa balankeenii noo oofisay❤❤️‍🩹👸🏻

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 месяцев назад +5

    Adna wlh waa iga qoslisay please chanel ka hadaa ku cusubtihiin kuteh 😂😂😂
    Tnkle saxaf adna wuu qarxiyay kuyeh markay i shukansanaysay gabay ii qaadi jirtay 😂😂
    Anyways reer ayeyaday hirshabele Hambalyo ❤

  • @khadijoyuusuf9604
    @khadijoyuusuf9604 8 месяцев назад +13

    Caawa dhan saa ku sugaayay waa daalay Amiiro❤😂

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 8 месяцев назад +5

    Caawa dhan channelka waardiya ka ahaa waa soo daahdaa any way keep going ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 miira diamond 💎

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 8 месяцев назад +10

    Alla adna iyo amiira masha allah ❤😮

  • @Hanadifaaye15
    @Hanadifaaye15 8 месяцев назад +10

    Sumayo maskiineey daacad waaye maasha allaaj 😢

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr 8 месяцев назад +3

    Amiira xalay waxan ku riyooday adiga iyo ceyda is guursanaya😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😊😮

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 8 месяцев назад +12

    Uf cwa isku dhar matiihin beh😮😢😂😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 месяцев назад +16

    Amiira bilad sharafta surprise ka lagaaga dhigay waxaa kuugu tala galay saxibtaa Ayaaniita iyo dumaashigaa Saxaaf Adi hadanad ka filayn iyagu way kula rabeen waanay ku gudoon siiyeen ❤ so Hablayo Hirshabeele ❤

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 8 месяцев назад +2

      Run maamoday war way ogeed inlasiinayo ee anagey nakucabeee😂😂lkn wan kulafaraxsanhy amiira qurux m.a

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 8 месяцев назад

      ​@@Amuunmoha8waraa bax may ogayne 😂😂😂😂

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 8 месяцев назад +4

    Amiro maxa ugu camiraneysaa adno wey xishoneysyee😂😂😂😂

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 месяцев назад +5

    Wax waliba waad uqalantaa poqoradeena👸♥️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 месяцев назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 месяцев назад +7

    Wow m.a Amira qurux keep going my sis 🎉🎉❤❤

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 8 месяцев назад +1

    Amiira wad u qalantaa away gabartey koko macaney wan jeclahay koko wlh ilahey habarakeyo

  • @Edebsan39
    @Edebsan39 8 месяцев назад +1

    ❤misana misana gabdhah kunool gobalka hiiran gobanimo ku wacanaa thnks amira qurux❤

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 8 месяцев назад +2

    qof walbo hirshabeela wan idin jecelahay aad ban idin salaamaya 🥰🥰

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 8 месяцев назад +4

    Amiiro qurux markaan kudaawanaayo farxat farabdn ayaa dareemaa wllhi walasheey mcn🎉🎉❤❤

  • @Ikraanrashiid123
    @Ikraanrashiid123 8 месяцев назад +5

    M.a walashay qli hore usoco walashay mcn ❤waan ku tageera wlhi❤

  • @IqraSalebaan-ds1vb
    @IqraSalebaan-ds1vb 8 месяцев назад +2

    Waaa u qalantaaaa amiradeyda❤
    Aaad ayaaa ku jeclahay qali

  • @user-jf2no9yt2h
    @user-jf2no9yt2h 8 месяцев назад +1

    Masha Allah dumashi yaashey reer hirshabeele

  • @user-ik3wr5ik7x
    @user-ik3wr5ik7x 8 месяцев назад +3

    AYY ❤❤ Xfld quruxbdn hirshabelle 💚💙💭💙💭💭💙💚💙💙💚💙

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 8 месяцев назад +3

    Amiira lee haku waalaninee mashal allaah dhaha

  • @juweriac.qaadir5296
    @juweriac.qaadir5296 8 месяцев назад +1

    Wa u qalanta amiira qurux horey u soco mcney ❤

  • @subeedacali9528
    @subeedacali9528 8 месяцев назад +3

    Masha allah lkn Amiira qosolkeeda Another level😂😂

  • @user-rm8cn4vk3n
    @user-rm8cn4vk3n 8 месяцев назад +2

    Amiira qurux wan ku tageera from soomalilnd❤❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 8 месяцев назад +1

    Ceyda m.a sidu amira u xushmeyo ee ugu weyntahy sikasto loogu dhibo lagama yaabo maya dhaho wuu usi camira Lee waxas sxbtimo laga dhaha amira ceyda waa sxb isku haleyn karto

  • @cabdixasan1006
    @cabdixasan1006 8 месяцев назад +4

    maashalaah sumayo ilaahay hakuubarakeeyo cuntadaada aamiin aamiin❤🎉😢😮❤❤❤❤

  • @AyaanMahamed-cn2zq
    @AyaanMahamed-cn2zq 8 месяцев назад +2

    Amiin Amiin ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹💐💐💐👑👑👑👑

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 8 месяцев назад +15

    Qab qab is not easy 😂😂

  • @istaahilcabdirizaq4977
    @istaahilcabdirizaq4977 8 месяцев назад +6

    Amiiro boqorad aan jeclahy nolasha kuma xumeey so abaayo mcn I love ❤ you

  • @FunnyGuy353
    @FunnyGuy353 8 месяцев назад +4

    Hirshabele ❤❤

  • @yaasabella4010
    @yaasabella4010 8 месяцев назад +3

    Thanks kasoo qeyb gal kaaga xaflada hirshabelle 👸👸🫶🥰🥰

  • @CadarCabas
    @CadarCabas 8 месяцев назад +2

    Walhi video waa dhameysatay sida ugu socday le anoo Rabin dhamaaday😅❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 месяцев назад +3

    Mashaallah Horey usoco walalshey Amiira qurux is not easy ❤🎉 800k 🎉❤ coming soon iinashaallah ❤️🥰🌹👍

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 8 месяцев назад +2

    Waa goob dal xiis lagu gaari karin🎉❤ hirshabele nimo❤

  • @BilanGouled-hn3jm
    @BilanGouled-hn3jm 8 месяцев назад +2

    Wow m.a amira qurux keep going m'y Sister from Djibouti ❤❤

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 8 месяцев назад +1

    Mash Allah hambalyo Hirshabeelle team qab qab 💚💚💚🎉🎉🎉

  • @zakariyamohammedali3403
    @zakariyamohammedali3403 8 месяцев назад +3

    Mashallah amiira cadey Hambalyo from Holland❤

  • @FaaisaIzabella
    @FaaisaIzabella 8 месяцев назад +1

    My favourte youtuber Amiira qurux ❤❤

  • @nifichcdy83
    @nifichcdy83 5 месяцев назад +1

    Amira congratulations 🎉 😊

  • @Ubax-et7er
    @Ubax-et7er 8 месяцев назад +4

    Amira Sasa kaa Raba video dhere ❤

  • @nuursiindmg7805
    @nuursiindmg7805 8 месяцев назад +1

    Hamablyo amiira qurux intas iyo inkabadan waad uqalantaa❤❤❤

  • @NezmaUpdi808
    @NezmaUpdi808 8 месяцев назад +3

    Omg boqoradeena aad ban ku jecelnahey amiira❤😂

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 месяцев назад +7

    Wiilka amiira bilada gudoonsiiyay stylkiisa wow👌

    • @azuumawil528
      @azuumawil528 8 месяцев назад +3

      Qof ila arkay Adan arkay mansha allah weyan wilka😂👌

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 8 месяцев назад +1

      @@azuumawil528 Masha allah waa ruux reer magaala labiskana sida layskugu xirta yaqana

    • @azuumawil528
      @azuumawil528 8 месяцев назад

      @@farhiaabdikadir1673 Haa mansha allah wilasha 🆎gaal waa wilal qurxon

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 8 месяцев назад +1

      Hhhhhhhh bal Ana aana aan Dib usoo fiirsado

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 8 месяцев назад

      @@xaliimacali5595 ka gaar ka dib jwb iga soo sii sidee u aragty🤣🤣

  • @manraj3322
    @manraj3322 8 месяцев назад +2

    Amiira qalpi saafi mcneyy welcome abgaalnimo❤

  • @ShueibXaaji-nv3fs
    @ShueibXaaji-nv3fs 8 месяцев назад +3

    Wow..🎉🎉 amira amira amira

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 8 месяцев назад +2

    Masha allha hambalyo hambalyo abayo aamira ❤❤❤❤

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 8 месяцев назад +2

    Ad ban ugu farxay in ani lay gadonsiyey cml allow ku dhowr karti bdn ❤❤🎉

  • @somfootballnews
    @somfootballnews 8 месяцев назад +1

    Hirshabeele Bilaa Xawaadle Ah dha dhan maleh

  • @MaryamaKiin-to5mc
    @MaryamaKiin-to5mc 8 месяцев назад +1

    Amiraaaaaaaaaa Queen 👸 🎉 congratulations

  • @sumeyaabass8886
    @sumeyaabass8886 8 месяцев назад +3

    M..a ayaanitaa ilahey ba siiyey karti wlh

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 8 месяцев назад +1

    Masha allaah amiiradeyna qurux waxan rajeyna asiim aabihii inoo solaabto insha allaah❤❤❤❤

  • @samiramohamud9941
    @samiramohamud9941 8 месяцев назад +1

    Masha allah walashayda an jeclahay amiira qurux hambalyo❤❤❤

  • @Hafsa975
    @Hafsa975 8 месяцев назад +2

    Amira qurux you deserve it ❤

  • @daudqasaaye4156
    @daudqasaaye4156 6 месяцев назад

    Amiira meel laga helo hala iradsho xitee contact gabar aan aad uga helsy waye masha Allh

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 8 месяцев назад +1

    Team Hirshabeele is Muujiya ❤️

  • @TusheyQurax-sg5ui
    @TusheyQurax-sg5ui 8 месяцев назад +1

    Haaa wlhi quruxey 💋

  • @fardowzkaize2950
    @fardowzkaize2950 8 месяцев назад +1

    Amiira qurux keeep going jacayl

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 месяцев назад +5

    Wow amazing keep going amira 🎉😂😂❤❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 8 месяцев назад +3

    Amiira isteel Nagu garracday m.a xappti Hore usoco queen amiira👸🏽❤

  • @kawsaradam
    @kawsaradam 8 месяцев назад +4

    Masha Allah amiro qurux❤

  • @Xamda153
    @Xamda153 8 месяцев назад +8

    Amiira isn't easy 😊😊❤❤

  • @mariahassanomer1236
    @mariahassanomer1236 8 месяцев назад +2

    Abgaal wan isga jeclaahy😂😂😂😂from xl❤

  • @user-uz4xv8mb7u
    @user-uz4xv8mb7u 8 месяцев назад +1

    Hambalyo amira gabar waaye qurrux jecelahay walaalshey ilaahay dhaaf allow aamiin ❤🤲🥰✌️

  • @zaki__cade10
    @zaki__cade10 8 месяцев назад +4

    TEAM AMIIRA ON LIKE ❤🎉😮