ARIMAHEENA OO XAFLADAYDA SI QIIRO LEH OOGA HADLAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 май 2024

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @SalaadXasan-fx4pl
    @SalaadXasan-fx4pl 27 дней назад +261

    Inta ila jecel nabi muxamad scw ❤️ love saara ❤️

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r 27 дней назад +625

    Nasiib xumo majiro qof like saarey saliga nabiga scw 😢😢

  • @user-my7li8pf9s
    @user-my7li8pf9s 27 дней назад +84

    Congratulations asad 2m saaxiib balse IAMK dareen kiisa ma jirto cid dareemi karta legend kaasi waxay ahaayd inaad abaal marin siiso. Wuxuu ahaa saaxiib in badan kula soo shaqeeyey maadaama arimaheena loo iibiyey gaadhi isagana wax uu ku farxo waa mudnaa
    Balse saaxiib asadow IAMK wuxuu ahaa qofka ugu farxada badan teamka maantana waad aragtaan iyadoo xafladii jirto halka uu isku qarinayo,waxa uu ahaa qof haddal yaqaan ah balse waad aragtaan siday shucuuriisa iyo dareemadiisu noqdeen.
    Waxa uu ahaan qof kaftan badan hadal fiican OO aan daalayn balse qof kastaa waa sidii uu dareemi lahaa.
    Waa dareenka qofkastaa dareemi lahaa haddii uu kujiri lahaa booskaasi, intuu ruux gob yahay waa ka ugu gobsan, waa madaxda team ka kujirta ee jecel horumarka saaxiibadii isagoo dareenka dareemaya ayuu haddana yimi xafdalada Garta abaalkiisa SAAXIIBAYAAL OO libaaxaa abaal marin iyo jaa,izad uu ku farxo siiya.
    Uga farxiya sidii uu idiink farxiyey, u qurxinta maalintiisa siduu u qurxin jiray maalmihiina asadow codsigaas noo tixgali saaxiib.

    • @abdimohamed3122
      @abdimohamed3122 26 дней назад +3

      Wxn rajeynaa in fariintaan si toos ah ugaarto walalaha team 27

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 26 дней назад +2

      I.a fariintaan asad arkaa😢

    • @farxiyociise1461
      @farxiyociise1461 26 дней назад +2

      wlhi beenta ma ahn wll hda niyda iska waydiinyey arinkas

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 27 дней назад +42

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 27 дней назад +348

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵😢😢

    • @user-sm6ne3xo8v
      @user-sm6ne3xo8v 27 дней назад +3

      Maansh alaah asad xajiyoow

    • @user-td5ls7jv9i
      @user-td5ls7jv9i 27 дней назад +4

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @Subeermaxamednuur
      @Subeermaxamednuur 27 дней назад +3

      Scw

    • @Shamsocayni1667
      @Shamsocayni1667 27 дней назад +2

      Scw Scw ❤❤
      Congratulations koko 500k my sister horay u soco 🎉💃💃🎆🎂❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 27 дней назад +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @MajiiShugrii
    @MajiiShugrii 27 дней назад +94

    Hadalka afkaaga kasoo baxayaa
    Waa salliga xabiibkeena Mohammad scw ❤❤

  • @abdishakouribrahimdiig
    @abdishakouribrahimdiig 27 дней назад +47

    Saxaaf Qurxiyaha Xafladaha Team 27, Hambalyo Asad Mr 2Million

  • @shukrisharaf508
    @shukrisharaf508 27 дней назад +25

    Maxamed siciiid saxaaaf wuxu uqlma In bilad sharaf la siiyo wayo xfld kasta asga dadihiiyeey ka ah ❤thank you so much ❤sida quruxda bdn ad nogu so gudbiso😢

  • @khaledisse7
    @khaledisse7 27 дней назад +90

    Hambalyo asad waxa sido kale farxad wayn ah sida ay walalaha ku garab taagn yihin waxa sido kale layaab le sida uu saxaaf u qurxiyay xafladada dhamantiin farxad ku noolaada ❤

  • @mahdiya9
    @mahdiya9 27 дней назад +107

    4 sano musasal camal kuu lasocdaa asadoow from laascaanood kaa soo salaamayaa❤❤❤

  • @nimcosaciid5380
    @nimcosaciid5380 26 дней назад +12

    3:55 daqiiqadaaas wlhi asad siduuu noqday fiiriya omg😮 saxaaaf wlhi waaa wariye garanaayo qofka shacuurtiisa jah allow kuxafid❤

  • @engmohaaliabdi775
    @engmohaaliabdi775 27 дней назад +19

    Isbuucan waa isbuucii team 27 hamabalyo dhamaantiin dad kudayasho mudan mr 2m , mrs1m , mrs half million , mrs 200k all hambalyo mar labaad iyo marsedexaad hambalyadiina kama daalo farxadiina hawaarto cadawgiina hayabo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 27 дней назад +221

    Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤😢😢🎉

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 27 дней назад +114

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @fatimaaliadan681
    @fatimaaliadan681 27 дней назад +16

    Wallkey qali asad waxan ku leyahay hambalyo hambalyo hambalyo 2m wad u qalanta inta iyo inka badan waxan ku rajenaya heerkan ad manta tagantay herkasi sareyo inad gadho insha Allah congratulations 2m Somalia 🇸🇴 RUclipsr❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AishaIsmail-vp9eq
    @AishaIsmail-vp9eq 26 дней назад +7

    Armaan cawada wuu iwaaalay wllhi 3 jeer ku ceshtay suu kusoo galay dheesha ayyy❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Asad Mr 2M congra malinta kaw gadhayna wa kuso hamablyeyy kama daaleno hada nahay team 27 ❤❤❤❤ congra akhii

  • @IscoRax
    @IscoRax 27 дней назад +68

    Wasoogashee( nabigaa kusali)🕋🕋🤲🤲

  • @kaztova5901
    @kaztova5901 27 дней назад +92

    Asad 2m
    Adna 1m
    Koko 500k
    FadiL 400k
    Amina ugbaad 100k 🎉🎉
    Team 27 is not easy wlhy

  • @Sahal-qp7zd
    @Sahal-qp7zd 27 дней назад +17

    Wllhi qiira la ooye ilahayow anoo team 27 la kulmin ha idilin😢😢🤲

  • @nejma551
    @nejma551 27 дней назад +6

    Mnasha allh hamblyo hamblyo wllo asad xajiyo wlhi qiroday asad waa qof qalbi wanagsan hambalyadani burco ka so gadhaysaa wllo hore u soco❤

  • @TheMuslimgirlofYemen-lw9ol
    @TheMuslimgirlofYemen-lw9ol 27 дней назад +71

    Greetings from Yemen 🇾🇪 to all the free people of Palestine 🇵🇸 and the free people of the world❤❤.🇾🇪🇵🇸

    • @user-fw5wb3dr9c
      @user-fw5wb3dr9c 27 дней назад +2

      These people are somalis not yemenis l,m somali🇸🇴🇸🇴❤❤❤✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸free palestine insha allah❤❤❤❤

    • @zakilove9090
      @zakilove9090 27 дней назад +1

      السلام عليكم

    • @Xasankaafi-ou8fu
      @Xasankaafi-ou8fu 27 дней назад

      😂😂​@@user-fw5wb3dr9c

    • @abrahman129
      @abrahman129 27 дней назад +1

      Maye France ba thy😂

    • @LuulFaarax-to3sl
      @LuulFaarax-to3sl 25 дней назад

      😂

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 27 дней назад +40

    Arimaheena Gacantiisa Wey Fadhidaa Masha Allah My Bro Asad Hajio Horay U Soco 3M U Soconaa Let's Go

  • @faatushcadey615
    @faatushcadey615 27 дней назад +16

    Hambalyada asadkena No1 somaliy you tube kabadana ka sugenaaa abowe mcn❤😢

  • @muhsinmohamoud480
    @muhsinmohamoud480 27 дней назад +7

    Insha Allah 3m adoo lugaha ku taagan alle haku gaadh siiyo Somali wayny halo duceeyo wllken asad Higoa 🤲

  • @Hudacartan02
    @Hudacartan02 27 дней назад +30

    Wallahey islamka isoduceya inoo Allah amuraha isahlo dhamantina sidokle amuuraha Allah idin sahlo wllky Asad hambalyo keep going ❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 27 дней назад +26

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @mohamedabdullahi3006
    @mohamedabdullahi3006 27 дней назад +10

    4 sano iyo 4 bilood means.
    4yrs×365= 1460 + 120 ( 4bilood) = 1580 days.
    2,000,000÷1580 days= 1265.8.
    Halkii maalin waxaa kusoo biireysey 1265 qof.

    • @cuudjamal8410
      @cuudjamal8410 26 дней назад +1

      Masha allah ilahy inta iyo inkabdn hagarsiyo wu uqalma you are good in math Masha allah

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 26 дней назад +5

    Thank you koko wa wadanahay team 27 aduunka oo dhan ayey kukala suganyhiin waxan idinka soo hambalyeynayaa uk 🇬🇧 London keep going guys team 27 we love you more than you ❤️ 😘

  • @nasriinyusuf6746
    @nasriinyusuf6746 27 дней назад +13

    Asda waa ninka kaliye aan fasahadka aqoon isag oo 2malyan hisat ayuu hadan dhigtay xaflad yaro sinbal waxa uu fahamay inay fasahad tahay ina lacagtisu meel xaran kagaliso sad ilahay urali galiso adan ilahay hakusoo celiyo luga haagi❤❤❤❤ inshaa alaah

  • @Muno.Momjecel
    @Muno.Momjecel 27 дней назад +15

    Congratulations Mr 2 million waan ku faraxsanhy inaa ka mid ahy dadka farxadaada 2 million ka danbeeyey anagana waad naga farixsaa congratulations 🎈🎉

  • @NuurApdi-gl5up
    @NuurApdi-gl5up 27 дней назад +5

    Zxp 50 m ayad uqalntaa zxp form somaliland noo imawo zxp qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 26 дней назад +3

    Congratulations Asad hagio move forward qofka qalbi wangsa 😍😍😍😍😍😍

  • @Cumeer..bigfan835
    @Cumeer..bigfan835 27 дней назад +54

    Cristiano Ronaldo fans like 🐐😊😊

  • @user-pr7mv5ru5d
    @user-pr7mv5ru5d 27 дней назад +32

    Cawa walhi aad ban uqiroday markan dawnye manshallah farxadada waa farxadena🎉🎉2M❤❤❤❤❤❤

  • @Samia-fw7dm
    @Samia-fw7dm 26 дней назад +2

    Congratulations asad 2m 🎉macha allah from Djibouti 🇩🇯

  • @Maan3416
    @Maan3416 27 дней назад +7

    Masha allh wllkyow intaa iyo in kabdan baad u qalantaa billion jeer congratulations 🎊 wll again and again 👏 ❤ ❤❤❤ ilahy laxaadkaagii hakuusoo celiyo wll insha allh wn kuusoo ducayn doonaa pro never give up 😊

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 27 дней назад +28

    Team 27 one like 👍 saar ❤

  • @yooniscabdulaahi118
    @yooniscabdulaahi118 27 дней назад +27

    Koko intaa lawacin ayeewa iga qoslisey dhamaan wllkey hambalyo Asad tem27 asadow 5m iyo kabadan waad uqalantaa wlh

  • @raaqiamohamed3521
    @raaqiamohamed3521 27 дней назад +4

    lucky girl koko deena i hope 1m mrke xireso inaa mLinta xfladaada joogo

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 27 дней назад +4

    Amira's style always Top mashallah❤❤

  • @Salmaan_Alkuseysi
    @Salmaan_Alkuseysi 27 дней назад +15

    inta ila jecel nebiga SCW Like ii saara

  • @RidwanMed-vp2hg
    @RidwanMed-vp2hg 27 дней назад +28

    Asad qoftaa france kuu hadleysa ee reer Djibouti soo qaabo isgu school ayaan ahaan lycee hodan 4 maa kaa raneysa kuu dhee qoftuu waxey kaa soo jeedha canfarta .Marka horee waan kuu hambalyenaya mr2m bro farin teyduu waa muhim .

    • @ayanlexuzzen1566
      @ayanlexuzzen1566 26 дней назад +2

      Kallay adigu fadull padnida😅😅😅😂

  • @MucadMucad-yp3rd
    @MucadMucad-yp3rd 26 дней назад +3

    Hambalyo asad xajiyow team 27
    Ogaysiis waxan bilabayaa olole 1M anku gaarsineyno taliye kaasheey hadaa igu raacsantahay igala qayb qaado wlhy taliye kaashey isma naqaano isku qabiil ma nihin isku deegaan ma nihin maadaama uu dalkeena difaaciisa u dhaawacmay wuu inaga istaahilaa inaan ka farxino

  • @NajmaNayloon
    @NajmaNayloon 27 дней назад +3

    Kabadan ayaad uqalanta aboowe asad inta fiirsanayay ilinta aya iga dhamaatay wlhi happy for you walaal mcn kabdan aya kurajeneena

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 27 дней назад +18

    Hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤❤ asad 3m soon insha allah somalidhan baa kujecel guul asad dadaalkaga siiwad

  • @Youngshire_10
    @Youngshire_10 27 дней назад +30

    Hambayo walaalkey asad hagio 2M is not easy walahi

  • @WllPilot
    @WllPilot 27 дней назад +4

    Go a head bro you are unstoppable...
    You deserve more than this..
    Remember a Journey 🪜 of a thousand mile starts with single step 🚶‍♂️..
    Disability is NOT Inability...

  • @SiyidcaliMahamuud
    @SiyidcaliMahamuud 27 дней назад +3

    Congratulations 🎊 Hamblyo Hamblyo 2m Asad Hagio intaas iyo in kabadan ayaan kuu rajeyna inshaa Allaah keep going bro❤

  • @Faaizaqoordhuub
    @Faaizaqoordhuub 27 дней назад +17

    Farxadaada waa farxadeena asad xajio ❤❤❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 27 дней назад +19

    Asad hagio hambalyo zxp 2M subscribers🎉🎉❤ intaan inka badan waa u qalntaa horey u soco❤

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 27 дней назад +2

    Congratulations millions 🎉 intas kabadan wa sugayna i.a keep going wllkay asad❤

  • @user-uz6sf1rh2c
    @user-uz6sf1rh2c 27 дней назад +3

    Toute mes félicitations mon frère Asad Hajio hambalyo xafladada caawa walalo mcn horey oo soco ❤❤❤❤❤

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 27 дней назад +11

    Waxan xasuustaa maalinkaan ku soo biirayey asad hagio chanalkiisa waa maalinkii koobkii lmaanaha qabanaayey ilaa manta kama aan caajisin waanan jecelahay from somaliland ❤❤❤

  • @shankroonjames23
    @shankroonjames23 27 дней назад +1

    You can never imagine the fact that I am soo happy for Asad, literally the best RUclipsr that you could come across. I literally got emotional watching this and every time he hits milestone I get emotional. Keep it up my brother! I’m soo happy for you, this is not the end !!! There’s more to come !!🫶🏾🥳the number one best somali RUclipsr, no one can be like you. As people say “if you ain’t got hater you ain’t popping” so don’t listen the haters, keep it up !!! 🎉

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 27 дней назад

    This literally make me cry 😢 masha Allah well done Asad Hagio again and again ka badan uqalantaa congratulations 🎉❤

  • @ayanlecaynan-co3mq
    @ayanlecaynan-co3mq 27 дней назад +11

    Hanbalyo legend ASAD HAGIO MR 2m congratulations 🎊 👏 💐 🥳 zhp 0 to 2m wala kulasocdaa wll qliya ilaa iyo B waan kula joogaa zhp

  • @salahyusufali
    @salahyusufali 27 дней назад +9

    Congratulations legend Asad for 2M hore usoco road to 3M let's go team 27 👏

  • @DhoolMadahay
    @DhoolMadahay 27 дней назад +2

    Qiiradaad sheegaysay ma intan baa😂😂 love you all guys of team 27❤❤❤

  • @hassanisxaaq
    @hassanisxaaq 27 дней назад

    Congratulations man always smile bro. We love you keep going

  • @Xamdimohamed-kb5tu
    @Xamdimohamed-kb5tu 27 дней назад +9

    Congratulation my brother asad hagio 🎉🎉🎉🎉2million subscribe in.a 3million waan kuu rajeynaa in.a asadow naga soo bareejey master beas wax yar aa kaaga dhiman inaaa soo qabatid in.a waad soo qabani goor dhow ❤❤❤❤guulayso marwalba hadafkaaga waad gaari in.a hadana mar labaad Congratulation ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 27 дней назад +20

    Congratulations Asad hagio 2 million
    Ceyda 1 Million coming soon
    Amiira qurux 1 Million congrats ❤❤

  • @feysalabdi3028
    @feysalabdi3028 27 дней назад +1

    Masha Allah walaalkey Asad Hagio congratulations I’m proud of you bro keep going team 27 for ever 🎉❤❤🙏

  • @RamlaabubakarNuur
    @RamlaabubakarNuur 26 дней назад +1

    Waawareey walalkeyga asad xajio hambalyo hambalyo congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎉🎉❤❤ wlh manta Wan faraxsamhy adi dartada 2m madama aad gartey mashaalh hada waxan sugeyna 3million I.n inkabadan uqalanta wlhi bilhi ii noloow walkeyga mcn hore usoco ❤❤❤❤❤❤❤

  • @DeeqDirir
    @DeeqDirir 27 дней назад +9

    Hambalyo Hambalyo wlkay asad team 27 guul guul 2m ❤❤❤

  • @asmalovable4480
    @asmalovable4480 27 дней назад +17

    Félicitation asad pour les 2M form Djibouti janooo 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

    • @Elmi94
      @Elmi94 26 дней назад +1

      Il le mérite 🎉🎉

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 27 дней назад +2

    Hambalyo 2M 🎉 pro keep.going🎉❤

  • @user-gl6oz6pn9x
    @user-gl6oz6pn9x 26 дней назад +2

    Masha Allaag Asad Abowe Intaa Iyo Ka Badan Ayaa U Qalantaa Keep Going bro🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiweliMKalif-wg2rx
    @AbdiweliMKalif-wg2rx 27 дней назад +38

    Asad Hagio runtii uma qalantid 2 M ee 10 M iyo ka badan bad mudantahay wllkey waxaan ku leeyahay guuleyso oo rajadaada hoos ha u dhigin.
    Inta igu raacsan Asad for 10M like i saar.

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 27 дней назад +7

    i can't blv ina channel kaagi hore ee la jabsaday subscribed ii ahaa kana maalintii aad furatay ilaa maanta aan kula socdo keep going asad kabadan baan ku rajeenaya ❤❤ from tageerayashada gobolka raga togdheer

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 27 дней назад +1

    Masha allah abowe hanbalyo Mr 2M🎉 intaa iyo inkabadan ayaa kurajenanaa abowe caafimad intaa kugaar❤🙏

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 27 дней назад +3

    DooD Yaa Goat 🐐 Ah
    M.K Qadarinho ❤️
    Asad Hagio 👍
    Me M.K Qadarinho Wehelka Dhalinyarada Sportska Jecel
    For Ever Wiilka Hooyo Xaliimo M.K

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 27 дней назад +4

    Run_ahaantii labada qof oo kaalinta wayn ka qaatay waxaan dhihi karaa koko bulle iyo cumar wa talented

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 27 дней назад +4

    Hambalyo walal asad hajio intaa ka badana waku rajeynayaa insha allaah from 0 to 2million ayaan kula socdaa🎉🎉🎉

  • @rayaanmaxamed2680
    @rayaanmaxamed2680 27 дней назад +2

    Congratulations million times wllky mcn walhi aadbaan ugu farax sanahay horumarkaaga intaa iyo in kabadan ayaan kuu rajaynayaa guuuuuuuul wllky mcn ❤❤❤

  • @rahmafarah6527
    @rahmafarah6527 27 дней назад

    Félicitation pour 2M wllky asad hagio 🎉🎉🎉

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 27 дней назад +7

    Masha Allah koko codkar ❤❤💯💯💯🥰💐🥰💐🌹❤️

  • @user-qn8uh4iy7q
    @user-qn8uh4iy7q 27 дней назад +6

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Mohammed 🕋😥😊🤍🖤❤️

  • @user-db3mt7xv3t
    @user-db3mt7xv3t 27 дней назад +1

    Felicitation mon frere 2million ❤❤❤❤👏🎉🎁

  • @CeeyniAbdirashiid
    @CeeyniAbdirashiid 27 дней назад +3

    Congratulations 🎉 Asad hagio hanbalyo mar labaad io mar saddaxaad ba 💖 came son 3 million asad hagio hanbalyo👏 io intii kasoo qeyb gashay namaan team 27 hanbalyo

  • @ismahanCusman
    @ismahanCusman 27 дней назад +6

    Hambalyo Asad adaadadaaloo dadaa usaree walaalo intii Kaaxun iyo Asado nacab Kuma haleelo❤❤🎉🎉

  • @imromaxamed5805
    @imromaxamed5805 27 дней назад +6

    Congratulations 🎉 Hampalyo Hampalyo intas iyo in kabadan ayaan ku rajeyn inshaa Allaah

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 27 дней назад +10

    Qaybo waayo dunidaan
    Darajana ma sahlanee
    Dadaal oo kasii badi
    Daariiqdan ku socotana
    Waligqq hawga leexanin ❤❤
    ÀSAD HAGIO CONGRATULATIONS 🎊 WLLKY 2M dadaalkaada meesha kasiiwada insha Allah

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n 26 дней назад

    Masha allah masha allah asad 3m insha allah hore usoco 🎉🎉🎉🎉❤

  • @Fardawsamaxamuud123Farda-fm5jz
    @Fardawsamaxamuud123Farda-fm5jz 27 дней назад +7

    Mansh allah wllky asad 2M iyo in kabadanba waad uqalantaaa wllky horey usoco ❤❤❤❤

  • @ifrahmaxmed3936
    @ifrahmaxmed3936 27 дней назад +7

    Asad hagio hmbliyo hmbliyo huno kun iyo million jeeer♥️🥺 guuzhaad gaadhey halka ka wad wllo 🎉♥️👏

  • @maaidoliibanCilmi
    @maaidoliibanCilmi 26 дней назад +2

    Filimka Eye in the sky oo armaan asna wax kajile 😢😢waa nolosha dhabta ee somali kajirta 😢

  • @kaahamaxamed7403
    @kaahamaxamed7403 27 дней назад +1

    Jah congratulations mr 2 milyan king youtube of somalia🎉❤️
    walhi intan in ka badan u qalantaaaa asadow nolow yqy🥺❤️🤲

  • @cabdiraxmanaxmed-ws8hz
    @cabdiraxmanaxmed-ws8hz 27 дней назад +6

    Hambalyo.hambalyo hambalyo wllkey asad hagio 3milyan.aa sugeynaa insha allah❤

  • @MssFaraxsan-hs9si
    @MssFaraxsan-hs9si 27 дней назад +6

    Hambaliyo hambaliyo King of the RUclips Asad yaaqaay keep going my brother Asad ❤❤❤ team 27 marnaba Noo hoos yaqay hambaliyo apowe Mcn 🎉🎉🎉

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 27 дней назад +5

    The Goat 🐐 Somalia 🇸🇴 RUclipsrs Asad Hagio 💯 💯 intii igu Raacsanow 👍 👌 ismuujiya
    Congratulations 🎊 2.M Goat 🐐 Asad Hagio Legendary Baad inoo Tahay Hadaan Nahay Somalia 🇸🇴 🙌 Leader Legendary Asad Hagio Good Joop 👍 🦁 👍 👌

  • @lkraanmuktar8940
    @lkraanmuktar8940 27 дней назад

    Congratulations 👏 million my Brother keep going 💪

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 27 дней назад +5

    Keep going my pro Asad Hagio 💪❤👍

  • @nasteexocabdi2297
    @nasteexocabdi2297 27 дней назад +3

    Ayyyyy asadkeena hambalyo hambalyo 2m kabadana ku rajeyna Insha Allah abowe mar kle hambalyo mr 2m guuul 🥳🥳🎉🎉❤

  • @medkhadar
    @medkhadar 26 дней назад

    Congratulations 2m isha Allah 3m 👍👍👍

  • @neima837
    @neima837 25 дней назад +1

    Mabrouk Mabrouk asad hagio ❤❤❤❤❤inchallah 3M I love you félicitations mn frere

  • @mohamedgab7763
    @mohamedgab7763 27 дней назад +7

    Hambaliyo asad 2m❤❤❤❤

  • @saafihashi3872
    @saafihashi3872 27 дней назад +5

    Asad xaji 27 hanbayo woooooow mana Ku tagera cafin ilahey haku soup walal qali❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 26 дней назад +1

    Ham paliyo asad hagilo 2M intan inkabadan aduqalan ta ❤❤

  • @fathiaaweys3062
    @fathiaaweys3062 27 дней назад

    Congratulations I’m really proud of you abowe

  • @HiboAadan-uh5wu
    @HiboAadan-uh5wu 27 дней назад +4

    hampalyo hampalyo asad iyo dhmn team 27 guulaysta in.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤