SIDA UGU FUDUD AA KU IMAAN KARTID INDIA|

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2021
  • ALHAMDULLILAH
    WELCOME TO MY RUclips CHANNEL HADII AY TAHAY MARKII KUGU HOREYSAY AAD MUUQALKAYGA ARKAYSO MAKE SURE INAAD SUBSCRIBE NOOSARTO SI AAD NOOGU SOOBIIRTO😋❤️
    FOLLOW:
    TIKTOK: FERIHASAYIT
    INSTAGRAM: FERIHA_SAYIT.
    SNAPCHAT: FERIHASAYIT
    SUBSCRIBE FOR MORE❤️
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 191

  • @naiimoqayre2767
    @naiimoqayre2767 2 года назад +14

    Thank you for your sharing to us by it my sister xapptii ) I know it is well educated but at the moment I am not in that decision I to go India 🇮🇳 📚 📖

  • @mohamedbarrow1522
    @mohamedbarrow1522 2 года назад +5

    Masha allah walshy allaha ku xafido xog fcn ayaad na siisay oo eey ugu horeeyso qiimaha meesha lagu dagan yahay iyo nolosha meesha in eeysan raqiis ahyn

  • @fartuunabdirashid4899
    @fartuunabdirashid4899 2 года назад +5

    Keep going quruxey😍

  • @inacali8041
    @inacali8041 2 года назад +1

    Masha allah mhdsanid abyo

  • @abdikadirjamamohamed6029
    @abdikadirjamamohamed6029 2 года назад +1

    masha allah wd mhdsn thy wll

  • @somalifilms7
    @somalifilms7 2 года назад +6

    🤗Keep going inbadan wllshei Fehira❣💯

  • @wadanigadhabtaa2671
    @wadanigadhabtaa2671 2 года назад

    Welcome back🔥🔥🔥🔥🔥🔥🖐queen

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 2 года назад +13

    Thank you amaaley 🥺💙

  • @usaame_bakayle3793
    @usaame_bakayle3793 2 года назад +1

    my lovley sista respect🥰♥️🙏

  • @heroalsina4436
    @heroalsina4436 2 года назад +3

    Keep going wlshei tnx kuma dhihi kro frxd igu nolow nasab kamil❣✊🏿

  • @pesguy2023
    @pesguy2023 2 года назад +5

    Maansha allah apyo waxaad baraty allaha ku gu anfaco in shaalaah

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 2 года назад +1

    Mash Allah abyo 🥰❤️❤️❤️

  • @canbarocolay6756
    @canbarocolay6756 2 года назад +2

    Thank u so much sis❤❤❤

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 2 года назад +1

    Keep going sister

  • @umalahmed4412
    @umalahmed4412 2 года назад +8

    Fariha i love u wlhy more than inta qof lajeclaado🖤🖤from hargeisa

  • @sucaadomohamed4278
    @sucaadomohamed4278 2 года назад +4

    Walhi vedio loo bahnaa hada soo gilisay❣❣❣

  • @hodanmohamed3930
    @hodanmohamed3930 2 года назад +7

    maşallah başarılar dilerim

  • @xamsebille9624
    @xamsebille9624 2 года назад +19

    Maanta kugu soo biiray horey usoco 🙏

  • @hanimohamedsuleiman3361
    @hanimohamedsuleiman3361 2 года назад +5

    😂😍alla kujecliya abyo turk jeclhy ina waxbrsho uado sanadka so socdo I.a lkn abyo horta india shaqo maledahay

  • @fahmosaciid8917
    @fahmosaciid8917 2 года назад +2

    Mahadsanid abayo wax badan kafaide

  • @suleymaanlaki3949
    @suleymaanlaki3949 2 года назад +2

    Thank you

  • @meryammahamed6328
    @meryammahamed6328 2 года назад +6

    Amal byo nolasha mumbai kawaran iyo waxbarashadeeda please bart.2 soo samee iigana jawaab adoo raaliya

  • @aishamahamudtahlil3910
    @aishamahamudtahlil3910 2 года назад +1

    Thank you so much

  • @axmeddere8877
    @axmeddere8877 Год назад +1

    Mshallh wll ada ayad umahadsantahsy lambarkaga Masha nogusoqor waxyabo kalan raba inan kalatashade

  • @bilaboy6416
    @bilaboy6416 Год назад

    Masha allan walal

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 года назад +2

    Keep going

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 6 месяцев назад

    Amaal hore u soco, soo noqo adoo nabad ah , abaayo qali. Kusoo laabo youtube amaal boqortooyo

  • @xareedohaaji3940
    @xareedohaaji3940 Год назад

    Thanks sister

  • @rayanruuxi3022
    @rayanruuxi3022 2 года назад +2

    Xbbti xageen kaalasoo xiriiraa

  • @pixe9015
    @pixe9015 2 года назад +2

    Innshaalah

  • @pharihaabdi3772
    @pharihaabdi3772 2 года назад +1

    Much love hppti♥️♥️♥️🥀

  • @finkixaaji1962
    @finkixaaji1962 2 года назад

    Keep going wllo

  • @fahiimosaid5355
    @fahiimosaid5355 2 года назад

    Thnks walashy qliya

  • @ahmedkayseofficial5756
    @ahmedkayseofficial5756 2 года назад +2

    Erey qaad ayad leedahay huuno 🥰

  • @Momoooo-p2o
    @Momoooo-p2o 2 года назад +2

    Fariha sayit🥺❤

  • @cadaawevedioproducation6511
    @cadaawevedioproducation6511 2 года назад +2

    Qof ta kali ah oo aan Youtoube ka ka wato Amaaliita👍🙏

  • @xafsoaxmed1761
    @xafsoaxmed1761 2 года назад +2

    Wlh video lo bahna waaye
    Inshallah 2022 aaa jamacad u Iman hydrabat

  • @ribixalibarrow1049
    @ribixalibarrow1049 2 года назад +3

    First queen 👑😘🥰

  • @Amuushzugaal
    @Amuushzugaal 2 месяца назад

    M.a horay usoco abaayo❤

  • @shaymanura5389
    @shaymanura5389 2 года назад +4

    Isla wadankeena ka barana anaga sandka courseka social work😍🥰

  • @nimcuush27
    @nimcuush27 2 года назад +8

    Masha Allah byo computer science maba xiyaan facultigaas meeqaase ugu Yar average laguugu aqbalaayo sida 80% plz jwb xppti

  • @abdifatahali8972
    @abdifatahali8972 Год назад

    Mhdznid Wllshy Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato ❤

  • @nuurnurivic1908
    @nuurnurivic1908 2 года назад +4

    Wll wax yaro miskiin ah tahay alle haku dhawro

  • @Cafiifachannel
    @Cafiifachannel 2 года назад +4

    Asc asaxaabta fadlan isoo booqda waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah waxaan rajaynayaa inaad ka heshaan insha allah

  • @HiHello-kk5ge
    @HiHello-kk5ge 2 года назад +14

    Monthly budget ama bisha inta iigu fiilan waa meeqo meeqo jeeer aan ku weydiiyay🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @ferihasayit
      @ferihasayit  2 года назад +11

      Arday ahaan 300$ ilaa 400

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 2 года назад

    Wll hindia maad iga daysid firs sibscre bn ku ahay

  • @cabdirisaakck8610
    @cabdirisaakck8610 2 года назад +6

    Wwwwwww gabar waqti hore noogu danbeysay oon u xiiisnay
    India ana imanayo adi dartaana u imanyaaa wan soosocdaaaaa💋♥️😇😁

  • @musdafalinoor2077
    @musdafalinoor2077 Год назад

    Thanks quruxeey

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh 2 года назад +3

    Wll wxd vedio inooga soo sameeysaa jamacadaha india iyo faculty yaday bixiyaan

  • @kingaizack7971
    @kingaizack7971 2 года назад +2

    Amal abyo I love you for no reason nolosha kuma xumeyso abid runtii qof wanagsan ayaad tahay waliba waayo aragnimo ku darsatay

  • @sucaadomohamed4278
    @sucaadomohamed4278 2 года назад +2

    Fariha india cafimaad malaga v
    Bixiyaa oo malaga bartaa Teda kle Nolosha mumbai kawaran abyo🙏😢

  • @dekalul3979
    @dekalul3979 2 года назад +4

    Baayo waxa inso sheegta lcgaha jmacada
    Iyo jmcadaha cafimadka kuwa ugu fican

  • @haweyosaidali6818
    @haweyosaidali6818 2 года назад

    Abayo m.a wlhi wan Imani future ka qali

  • @kidogo22
    @kidogo22 2 года назад

    Intee kaala soo xariiraa wll mcn

  • @farduuscawil2627
    @farduuscawil2627 Год назад

    Wll xaga qarshekda Somalia to India kasoo hdl plz

  • @maxamedkaraama3788
    @maxamedkaraama3788 Год назад +2

    Mastar health sceines aan rabaa inaa ku soo diyaari . warbixin noga soo sameey .mahadsanid

  • @sihameyyy
    @sihameyyy 2 года назад +3

    Abyo wlhi aad umahadsnthy inkastso vedio gan inta jamcada bilawin igu fiicneyd iskadaa qurbee kuwii wadanka ayaba nocz ah marka aaan arko an layabi jiray waxii an Nala barin dad sii garanaya. Marwlba waxa fiican inaa waxa baraneysid sii hormarsaid si wax badan ugu fahanto🥺

  • @milgo7357
    @milgo7357 2 года назад +3

    Qalanjo🙈❤

  • @princedollar9112
    @princedollar9112 2 года назад +1

    Abayo wa xoga information ah igasi sidan ku heli lahaa emergency visa o cafimad passport somali waliba

  • @issakmareyechannel6775
    @issakmareyechannel6775 2 года назад

    Duubai sithee lagu Iman karaa

  • @fahemamuhammad6623
    @fahemamuhammad6623 2 года назад

    Sis🥰

  • @Mvioskry
    @Mvioskry 2 года назад +2

    Horumarinta degankad garan weyden😂wad na cebeysen🇸🇴

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 11 месяцев назад

    Walaaley waxan ahay turjumaan jooga soomaaliya marka bal siden ku imankara wll heydarepad

  • @yasmiinmohamedcali1329
    @yasmiinmohamedcali1329 2 года назад +1

    Wllo kawrn Medicine india seda lago barto Imisana laga bartaa ?
    mahadsanid ❤

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 2 года назад

    Visaha waa inteeh Abaayo

  • @xamdaupdilahi2615
    @xamdaupdilahi2615 2 года назад

  • @manka_cddeme6714
    @manka_cddeme6714 2 года назад +1

    Mumbai bal iyada mxa kaogtahay wlshe🙏

  • @asunour8330
    @asunour8330 2 года назад +2

    abayo medicibe ka waran hada rabo kna india medicine ka barto

  • @maxamadcumar349
    @maxamadcumar349 2 года назад

    Farhiya away wllo wiilashii c/qaniyo

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever 2 года назад

    ❤️❤️❤️❤️

  • @nastehoshaqlan5840
    @nastehoshaqlan5840 2 года назад +2

    Aniga Nairobi ayan daganaa oo Visaha ka dalbaday cafimad ayuuna ahaa si toos ah ayan u tagay safarada arbaco ayan xareyay isniina wan helay waa 3 maalin lkn sabti iyo axad ayaa soo galay sidaas ayey 5 bari ku noqotay alx wana ku baxay 2017 ayey aheyd marka aad ayey oga fududahay Nairobi thnks abayo Amal

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 года назад

      Abayo adigo mahadsan aniga ayaa hada rabo inaan aado sidee ugu fudud oo lagu helaa tankale hospitalka ama magalada caafimad ahaan ugu fiican oo la aado magaceed tankale visahoda iyo tikidka wa imisaa

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 2 года назад

      Jwb wcn
      Interested

    • @safiyoxasan9123
      @safiyoxasan9123 2 года назад

      Abaayo hadaad I aragto isoo jawab cafimaad ayaan donaya inaan u aado meqo cml ayaa kugu baxday inkastoo dadku iskucudur eheyn

    • @safiyoxasan9123
      @safiyoxasan9123 2 года назад

      @@saynabibrahim4703 ma aday abayo

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz 2 года назад +2

    M.a

  • @HamdaNouh
    @HamdaNouh 4 месяца назад

    Wll waxad ii sheegta qaxootiga India hore igu jawab wll 😊

  • @mohasaciid1575
    @mohasaciid1575 2 года назад

    Fariha payo noosoo baddi

  • @jeimaani2024
    @jeimaani2024 2 года назад +1

    Turkey 🇹🇷 aya karaqisan guriga wax walba wa uu kuyalaa waana 100$

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 2 года назад

    Sideen wll ku baran kara waxbarasho jamacadeed oo online anigo aan iman hindia

  • @simran.siman67
    @simran.siman67 10 месяцев назад

    Abaayo imisa ku baxesa fisaha iyo basaborka waxan raba wax barasho lkn jamacad ma.aha school soo malaha plz iso sheg🙏

  • @ololstudio8786
    @ololstudio8786 2 года назад

    Wali wll waxaan kaaa codsanaynaa inaad iska soo garab muuqataan adiga abdiqani omaar iyo shiine
    wll codsigayga ii aqbal

  • @user-tx6oc4gd9e
    @user-tx6oc4gd9e 5 месяцев назад

    Abaayo mcn waxaan rabaa inad icaawisid hadey macquul thy runtii wa arin dalka joogtid iga hesato wa kubarya marka icawi

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +1

    CWS CSW SCW THEN WAAN KUGU.CUSBAHAY.WALAL.

  • @aishamahamudtahlil3910
    @aishamahamudtahlil3910 2 года назад

    Dhanka iskuulkana abaaayo waxaan jeclaan lahaa inaa hal mar kasoo hadashid maxaa dhanka iskuulka ayaan aad uga baahanahay wallaasheey waa iga codsi please

  • @ApdiRaxmaan-zp3bz
    @ApdiRaxmaan-zp3bz 10 месяцев назад

    Abaayo dhanka. Nabad Caliya da ah kawaran. Soomalida. May dhibaaN 😢

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 года назад

    Amal Mumbai ma tagtey

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 2 года назад +1

    Wll fiisihii waxbarashada ee dalka hindia somalida waa laga joojiyey arinkaas dib ugu noqo

  • @roblebrick1536
    @roblebrick1536 5 месяцев назад

    India Maha lagatagayaa Waba wandan Bahama eeh ee

  • @abdihakimibrahim5919
    @abdihakimibrahim5919 2 года назад

    🐳 wanku usubaxey abayo

  • @hassanyusuf4747
    @hassanyusuf4747 2 года назад

    Adiga so dental surgery so ma dhigan jirin waxay social work

  • @cismaaciilaadancabdiraxmaa2460

    Kolay waxan ubahan hay in aad Ila xarirto will qali ah

  • @djamahilaac1251
    @djamahilaac1251 2 года назад

    Kuma xamine inan imado india wll

  • @bahjamohamed3982
    @bahjamohamed3982 2 года назад

    Amal ina kulaso xiriiro ayaan donaya ina adeer qaali lkn ciwankaaga iso sheg Facebook

  • @xasanismacilcqadir4948
    @xasanismacilcqadir4948 Год назад

    Asc abaayo caadi maloosogali karoo waxbarasho la aan

  • @fartumatiali1268
    @fartumatiali1268 2 года назад +1

    abayo ana cafimd oga bhn si an ku imdne wn grn la ahay mudo wna ka cbsnya inte kala so xirira

    • @safiyoxasan9123
      @safiyoxasan9123 2 года назад

      Abayo ma kuu suurta gashay inaad tagto wan donaya

  • @warsancabdulaahi8073
    @warsancabdulaahi8073 2 года назад +1

    🦋👸❤🌷❤❤❤

  • @hayatmhd5726
    @hayatmhd5726 2 года назад +1

    Wlhi wa runted 🙄

  • @bgu5817
    @bgu5817 2 года назад

    🥰😍✋

  • @maidamustapheyousuf6406
    @maidamustapheyousuf6406 2 года назад +1

    Sida aad ugu sameyn karta shaqoyin iyo guulo aad uwaweyn cunsiriyad maka jirta

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w 2 года назад +1

      لا يوجد عنصرية في الهند

  • @shukricumar2477
    @shukricumar2477 2 года назад +1

    Abaayo Wax aa iloowday sharcimaligarabaa plepleple iisoosheeg

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 2 года назад +3

    Intasano la baran karo iyo Noloshana sidee tahay bishii meeqa cml aya ku filan qofka india jogo langauge English aya lagu bartaa soma Ahan mise qasab waye inad luqada baratit

  • @supersports8746
    @supersports8746 2 года назад +4

    Qiimaha iyo ardayga waxay ku qadanaysa iso sheeg wll

  • @najmatuuryare7305
    @najmatuuryare7305 2 года назад

    Apyo india si wax looga dalbado adigo wadanki joga iga cawi plz