Allah ha uaxariisto marxuumadi idinka dhex baxdey allah qabrigeeda ha uwaa siciyo aduunyo intee noolaan lahayd ayaa alla soo koobe idinkana iska ilaalsha qori rasaasi kujirto wllo taxadara allahna ha idin kaayo luggoyada nacabka
Sxp marka 1ad wan ku farxsanhy dib uso labashadiina marlka labad waxan rabaa si qaasa inaa ogahdlo lgend lipaax kabeye sxp qadrtu wey qoronthy ninka ragaa wax walba wey so maraan ha ubixin hana ulaciifin sxp hory uso bro ninka ragaa wan kan mr xalda badan ka gudba keep going bro is atkeey 💪💪💪
Hadii aad ku cusub tahay subscribe dheh si aad muuqaalo kale oo cusub ula socotid hala IIMAANSADO channelka
Asad diaby riwaayadii Uduub part5 ma soo wadaan mise waad iska dhaafteen.
Automatically usaray eboow cade my lagend stresska yurub shekoyinkada kagagudba thnks in galkacyo kugu imada mar insha alaah 🙏🏿
My bro legend🥰
Noosaar waankuusay
War ninka shaambiye markasta kuso dar riwayadahaaga.wllhi isagaa meeshaba wadee
Lipaax kabeeye legend aad ba laguu tabay soo noqosho wacan asad sidoo kle aad baad umahadsantahay meeshees nooga bilaaba barnaamijyadiinii talantaaliga ahaa 🌎🙏🏼❤
Asadow ninkaa madow waa idinla jaanqaadi karaa waa soobaxay ha igasiidayn waliba meelaha geel jiraha iyo khamarjinimadaa udhiiba waakusoo baxayaaye waa talent
Ninkan jilaa wayn waye ma cusba
@@deeqaxmed9651 ha sax weye
Ciridka day" ansalaatada ah
Asad diaby😁🤗
Wan ku farxay soo laabashada Legend Libaax Kabeeye 🙋♂️
Muddo bill kabadan baaa naga maqneed kana aarqabnaa dhibkii aa ku maqneedeen
Soo laabta idinkoo nabadda asad diaby 😅🥰
First
Allah ha uaxariisto marxuumadi idinka dhex baxdey allah qabrigeeda ha uwaa siciyo aduunyo intee noolaan lahayd ayaa alla soo koobe idinkana iska ilaalsha qori rasaasi kujirto wllo taxadara allahna ha idin kaayo luggoyada nacabka
Meshu ma mowliidba 🤣🤣
@@Adamyussuff xagee ka hadlaysaa caqow 😂😂
Legends aad baad iiga qoslisaan walaahi sxb 🙌🏽
Waawa reey war waaragii aan uxiisay from Tanzania
Libax kabaye welcome come back hno ❤️
Wn ku jacelhay tagro ban ku ahay asad 😍🥰🥰🥰 ilahay ha ku dayo
Zxpyal talante ayadledihiin lkn camerada inaa igahabesaan ayanrajeynayaa oo Edite fcn usamesaan I.a
Legend lipaax kabeeye welcome back atoore 💯
Sxp marka 1ad wan ku farxsanhy dib uso labashadiina marlka labad waxan rabaa si qaasa inaa ogahdlo lgend lipaax kabeye sxp qadrtu wey qoronthy ninka ragaa wax walba wey so maraan ha ubixin hana ulaciifin sxp hory uso bro ninka ragaa wan kan mr xalda badan ka gudba keep going bro is atkeey 💪💪💪
Maxa ku dhacay lipaax kabeeye
Libaax kabeeye welcome brother 💘💘🇸🇴🇸🇱
Kahadh ragu ha qadeeya🤣🤣🤣
Shaambiye another level
Sheekadan anay hada kohor igu dhacday , lkn rag waa kii wax iskula daarta hhhhh
Kkkkkkkkk
Alla masha allah lipax kabeeye wan kufarxay inuu xoriyadisa helay wlh
Waana sugaye madadaalintiina Adban ugu xisay asad diaby nin culus idin sugaye
Indhaha dey aad moodo xanjo dab ku dhacday 😂😂😂
War waa idin Tannat🥰🥰🥰RUclips mugdi buuba noqday
Waa riwaayad inaba aan caadi aheyn oo ka tarjumeysa dhaqankii asaliga ahaa EE reer Gaalkacyo one love Asad Diaby
Zxb wlh wa sheko funny ah 😂😂
Libaax kabeeye bro welcome back🙏
Ilaahay iimaanka saadaqa bud kaaga dhufay
Welcome back legenow ❣
Hhh macuntaa rag lakulahadlaa kulahaa indha adakaa ninku ilen qof gajesan ma xishoodo 😍😍😍😍😍😂😂😂😂😂
Indhaha day aad moodid xanjo dab ku dhacdey hhhhh😂😂😂😂😂😂
Diyabi legend
Landhere rer qawanaa wan kuwataa walal😍😘😘
😀😃😄😁😁😅🤣 @Asad Diabi waxaan Riwaayad way dhaaftay...
Waa run wuxuu sheegayoo anaaba kaayabay nio halmar baaba laacaday shaahi meherada yaalay ma gaaja u cabaysaa waxa nio balo ku dagtaye
m .a Aad iyo Aad Ayaan ugu farxay Soo Laabashadiina muddu Badan ka dib Soodhawaada Aad iyo Aad
Wll Asad iyo nadiiir manolaabateeen Masha allaaaah dad latabay
Yaxbul ma wax cay ah baa nin baaba u naqanaaye😂😂😂
Zakarie magio🤣
@@cumarcabdulahi9091 ninka khaadimka ah miyaa
Libax kabeye so noqosho wacan qalbiga allaha ku qabojiyo
Re galkacyo😂
No sigar no smoking miyay kawadaan😂✌️
❤❤❤❤❤🥰
Kla tag dee afka dubaha 😂😁
Asad diaby qosol miiran wye 😀😂
qofkaan olyadah kareen Ahaanta usoomarsaday mxaa kasiyah😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁🔥😁😁😁🔥 walahi Asad seed siyay 🙏
WELCOME BACK XABSIGI MIYAD KASOOO BAXDEEN
First one
Qofkan olyada Kareem ahaanta u soo marsaday yaa Allah yaaqan LegeND asad abua diabi
asad diyaaabi in the building
Wad iga qoslisaan marksto alh ni dhowro🤲🙏💢
Keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂😂👍
Dirbiga waxaa ku qoran noo siigeey istaaqfurullah kkkk hadaa Ila aragte like saar
no sigar baa ku qoran
War qofkaan olyada kareen ahanta usoo marsaday 😂😂😂😂 diaby umadeena mahaa
Rieayan 50 waa kabadantahy intaan kusoocelceshaday runtii qosolkii iga dhamaday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂inta igu racasan ismuujiya
waad iga Qoslisan Hormar wcan idin Rajeyna
Asad and libaax aad ban idin slmy
Asalamu aliakum sxbky asad abou diabi wankutagera
Wlhi hadaladina kahelaa 😃
Waan iska siiqoslaa markaan asad diaby arko😂😂
Wllhi asad markaa arko waan iska farxaa
Horay usocda wll
Libaax kabeeye
Murugo ayaa ka muuqato
codkiisa ayaa laga garanhyaa.
Ilaahy talo saaro wll.
hhhhh zxb wlhi qosol baad igu dishen
Walaahi ninkaa shaambiye ladhoho waa jilaa magiciisa ma aqoon lkn 2017 baan daawaday asagoo riwayad geel jire kujilaaya asagiyo asad diaby qosal walaahi geel jire caadiyaan uqabay
team Asad gacanta Tagah👊
Waaaw libax o so labtay wlh wa farxad m.a allow dhow sxbky salan sare sxb xamaran kaso salamayaa
Wn ku salamay sxb legend
Qasaaraad nagilin gaarty kulahaaa😂😂😂😂
Shaambiyo jiliinkisu wuu fadhiya🤣😂😂
Wlhi way iga gadan yahay filmkani usoo fekera no?ocyadan ookle
Ciradka day aad moodo ansalaato hhhhh asad caadi mahan legend
kkkkk reer mudug waan idin wataaa
12:37 Asad Iyo lipax kapeeye
Yaab AYAa kaso haraayo waa saan u yaabi lahaa lacala hadii I qabsan laheed
Kala tag dadka afkaan dubahaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Maraqaasaan rooti kudaartay kulahaa war wuxu indha adakaa walaahi gaanbaan utaagay anigu
Asad diaby
Asc walalyaal hore usocodah inshallah
Welkom back rag culus
Shirkad idin maal galisa ayaan idiin hayaa walaalayaal lambarkiina Ama meel idinkala xariiro iso sheega plz
0907581705 lambarkaas nagala sooxiriir byo
qofkan oolyada kareen ahaanta uso marsaday😂😂😂😂😂
Cod la'aan ma xageygaa mise waa xagiina yaabnaye🤔😐
Asad lagnd keep cowing brother
Cowing maxa waye saxib
Awle waakumq
asad diaby legend wanku wataa bro
Waan naqasaari gaartay😂😂😂😂
Ciridka day ilkaha ansalatadaa
Taageere arsenal
Waxaanad modo indhihiisa bisaad meelkaso jeeda hhhh funny wlhi
Awle Maxamed awle🤣🤣🤣
Ddakaygii rag Waxbartay ❤️🙏🤘😂😂😂🙏🙏😊
Ana melku ku arakay waa kii labadina ni garacay riwaayadi uu gabadha idinka qabay hhh
Libaax kabeeye sck waakusalaamay
First
Keep going ninka an tagero asad wayaabi
Welcome back dadkaygi
Kkkk maska qabriga kasoo baxo kulhaa diaby cay badanaa
MAN CITY CUP QAADAY👍💙
Ciyalka hanagu dhisin wllo
wllhi ruwayadan qosolkee iga dhamesay mar walbo waa kuso ceshtaaa
xanjo dab ku dhacday cirdka ansalaatada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣war waxn riwaayad lama oran karo magac kale ha lo bixyo😂😂
Hhh wlhi anba wan ku qoslay
Horay usocda
Adadoow sxb libaax braank ku run ah ku samee wa codsi
Kkkkkkk kkk waaa iqasaari rabay
kjjjkkkjhjkkkk nin adag ika dheh daahir ayaan ahay kulahaa rageedii weeye
Waad iga qoslisay😃😃😎😂
Caadi mahaan
Team yaxbul aaway kkkk
Ciridka day ansalaatadaa😂😂😂
Koob shaahbuu biyo ku kabanayaa kuleh🤣🤣
Shambiye xariga xageed u jiidan
Kii weeye 🤣😂 Makiiiba