NUURAL QULUUB | Qasaid Cusub | Dandawi 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 827

  • @ClrisaaqAxmed-tl5db
    @ClrisaaqAxmed-tl5db 11 месяцев назад +32

    M.a waa malintii ugu horaysay ee ramadaan 12:00pm Alx dhamaan muslim8nta ramadaan kariim hdaad iga dnbeyso like❤❤❤

    • @najmomstf
      @najmomstf 10 месяцев назад +2

      2024 ban arke aniga wll 😢manoshahe

    • @NaciimaAxmed-uj1vh
      @NaciimaAxmed-uj1vh 10 месяцев назад +1

      Abb❤❤❤❤❤❤😂🎉😅

    • @samiiramaxamed7366
      @samiiramaxamed7366 10 месяцев назад

      28 ramadaan ayaan ku arkay hadad nolol kuso gadhay asc

    • @MaamMedical-ki5jv
      @MaamMedical-ki5jv 8 месяцев назад

      2024 Eid arafo wax yar ka dhimn yihiin

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +47

    Nashiidada Aan Ugu Jeclaa Ayaa Dib U Soo Qaaday Masha Allah Shiikh Dandaawi Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Allaah Ku Siiyo Isha Iyo Xasadka Wahaabidu Alle Hagaa Haayo 📿❤🙏
    From Mogadishu Somalia 🇸🇴 ♥
    VIVA Ahlu Sunnah 📿❤👏

    • @SheekhDandawi
      @SheekhDandawi  2 года назад +10

      Amiin

    • @nimcocabdi2941
      @nimcocabdi2941 2 года назад +4

      Mansh allh

    • @craxmanmaxamedcraxmanmaxam5618
      @craxmanmaxamedcraxmanmaxam5618 2 года назад

      Hhhhh nin waalan wahaabiyo maxaa la dhahaa ma suufigan baad wahaabi ka xigsanaysanaysaa War dandaawi waa suufi ay wax badan ka qaldan yihiin hadana waan jeclahay qasiidooyinkiisa hhh

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 года назад

      @@craxmanmaxamedcraxmanmaxam5618 Wahaabi Bax Meeshan Ma ,Aha Meelihii aad Qarxin jirteen Argagaxiso Baa Tihiin

    • @rahmadeeka6660
      @rahmadeeka6660 2 года назад +2

      @@SheekhDandawi🤩

  • @JIBRIIL184
    @JIBRIIL184 10 месяцев назад +49

    Ramadan kareem team 2024❤😅

  • @fahiyahussein6658
    @fahiyahussein6658 2 года назад +58

    Waxa hubaal ah inay marqati ku noqon doonto qasiidinkani( xabiibka scw ) inta sano oo ad afkaga ku amanaysay sheekh dandawi shafeecadiisan kugu duceyey i.a👑❤

  • @dahabtume
    @dahabtume Год назад +6

    Mzha alah waxay ahyd ramadnta ramDantedi alle mahdleh nagu gadhsiyaya inan cafimad ku dawado qasidaadas ❤

  • @malyuuncabdinuurmalyuuncab6610
    @malyuuncabdinuurmalyuuncab6610 2 года назад +4

    Wallahi billahi tallahi sedexda magac ee alle somahan sheikh dandawi aad ayan u jeclahay qasidan 100 mar kabadan aya kuso ceshceshtay allow cemri dher iyo cibado suban sii abbo sandawi iyo wiilkisa

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Год назад +2

    Mashaa allah 2008 dhageesan jirey qasiidadan xerta shiikh dandaawi wan salaamaya iyo wiilkiisa samale dandaawi iyo shiikheena weyn ee shiikh dandaawi💖

  • @RealSom4kReal-Som-4k
    @RealSom4kReal-Som-4k 2 года назад +9

    Mansha allah allah yahafidak Dandawi axyaa qaasiido kamida qasiidooyinka ugu macaan Dad badanina jecel yihiin

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 10 месяцев назад +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw inta nabiga la meel noqota ilahay haynaga yeelo🤲

  • @AbdiazizBarrow
    @AbdiazizBarrow Год назад +1

    عليه افضل الصلاة والسلام ً يا النبي محمد

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤ 2024 Ramadan gobolka Ragga Togdheer alle haku sharfo markasta shiikh dandaawi Iyo awlaadaadaba aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin

  • @aishaabdinaasirsheekh4685
    @aishaabdinaasirsheekh4685 2 года назад +27

    Masha allah sheekh dandaawi aabo soomaliyeed allow cimriga iyo cafimadkaba kuu siyaadi waanu ku jecelnee🤲🥰

  • @shadiyahassan5008
    @shadiyahassan5008 2 года назад +6

    Sheekh dandaawo waa boqorka nabi amaanka scw scw wiilka ma adiga dhalay codkiina hal cod uun baa la moodaye ❤️🕌🥰💯🦋

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 года назад +13

    Masha allah dhaxal wanaagsan Sheekh dandaawi & will kiisa samaale dandaawi iyo reer Ceerigaabo halkaa ka wad aabo ❤🙏

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Год назад +19

    Musica waa denbi ee saliga nabiga kaligiis nosoo qaada Alaha idin sharfe aan kuraaxysane music maku xasili karne
    Nabi muxamed Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @cornel_santaana2154
    @cornel_santaana2154 2 года назад +7

    Masha Allah Sheikha iyo jameecadiisa Allah ha idiin barakeeyo Aamiin❤❤❤

  • @faarush8
    @faarush8 2 года назад +5

    inankii yaraa wuu waynaaday🥰🥰🥰🥰🥰masha allah allha idin xifdiyo adiga iyo inankaba ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 года назад +5

    Qasayidahan ugu jeclahey ku jirta masha Allah❤❤❤❤❤shekh dandawi Sllaha ku barakeeyo cimriga iyo codkaba

  • @Sir_phatxi1
    @Sir_phatxi1 2 года назад +14

    Sheekh dandawi iyo wilkisa codka waxa lagu kala garanayaa "nuural quluubi" oo kaliya mahamed makarayo ❤❤❤❤❤

    • @SheekhDandawi
      @SheekhDandawi  2 года назад +5

      Wa runta

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 2 года назад

      @@SheekhDandawi dandaawiyoow wiilka xarafka *R* u jilci oo carab dalabada ka masax

  • @farahyoussoufbouh9623
    @farahyoussoufbouh9623 2 года назад +16

    Macha Allah sheikh dandawi et son fils on vous aime et souvent j écoute tes qasaid inchaalah dieu vous donne une longue vie toi et ta famille 👪

  • @wthilwad
    @wthilwad 7 месяцев назад +3

    Eid Al Adha anyone??? Btw Eid Mubarak 🕋🌙

  • @nasiinabdi2250
    @nasiinabdi2250 2 года назад +5

    Alla yaa music bes ka daaya Codkooda ayaaba ah mansha allah tabaarak

  • @hannahadams2507
    @hannahadams2507 2 года назад +9

    Ku salliya nabiga calihi salaatu wa salaam yaa xabiib yaa rasula alaah ❤️❤️❤️

  • @alifahadofficial9759
    @alifahadofficial9759 2 года назад +2

    masha allah boqorkii Qasiidada alle Cimriga Ha ku Dheereyo Aabe

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 2 года назад +3

    Mnashallh sheekh dandaawi iyo wilkiisa allah ha idin barkeeyo

  • @AbdiQQ
    @AbdiQQ 2 года назад +1

    Derka jabuti hamuuniya nurka nabiga alah nasiiyo amen

  • @axmedjama889
    @axmedjama889 4 месяца назад

    Alle ramadaanta caafimad haynagu gaadhziiiyo i.a

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 года назад +3

    Masha allah Sheikhuna Dandawi We love you hadan From Berbera ayan ka dhagaysan jiray 2008 omg😭

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 2 года назад +5

    Sheekh dandaawi qasiidadii ay ku jirtay
    Allaa darajiyo dulqaaD nabiyow kusiiyay
    goormaad soo daynaysaan wllhi masugi karnee sheekhaygii🥺♥️🙏

  • @shaakirbr600
    @shaakirbr600 Год назад +2

    m.a shiekh c/raxaman cimrigada allha barakryo ❤

  • @qweenhanita9596
    @qweenhanita9596 2 года назад +6

    like father like son 💙 mashallah waxas ayaa. cod lagadaha♡♡🥺💖💖💖

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 года назад +3

    Masha allah Adeero adiga Inankaagaba🤴🤴❤❤ Gobolkaygii Quruxda badnaa Ee Sanaag Ayaa timadeen Daalo🌹🌹🌹🌹🌹🌟🌟🌲🌲🌳🌳🌳🌳🍀☘🌿🌱🌷🌼

  • @hibaaqmohamed7732
    @hibaaqmohamed7732 10 месяцев назад +1

    Rabi abaalkaga jano ha kadhigo sheekh dandawi🎉

  • @rahmadeeka6660
    @rahmadeeka6660 2 года назад +40

    Inta dhagaysanaYsaa malinku soabaxay ilaaa maanta kumuuji ❤2022

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 2 года назад +6

    Sheekh dandaawi reer Somaliland gaar ahan reer hargeisa dar alle ku jecelyihiin ❤💚

  • @InacabdiAhmed
    @InacabdiAhmed 2 месяца назад

    Masha Allh Allow Codkiina idin barakeey ❤

  • @AhmedHasan-p2v
    @AhmedHasan-p2v 11 месяцев назад +3

    11/3/2024 Ramadan Kareem ay habeenkii kooowaaad thy Mncha Allah. Wxn joogaa burco Togdheer Mncha allah

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 2 года назад +7

    Nice dandawi mashallah wilkagu isku cod ayaad nooqten sallalahu caleyhi wasalam Allahu masali wasilim wabarak caleyk

  • @hawakiin985
    @hawakiin985 2 года назад +1

    Sheikh dandaawi alle cimri dheer iyo cibaado suuban kaga baryaynaa❤🥰🥰

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 2 года назад +1

    Waa cod macaan laakiin sheekha alle ha ku sharfee music 🎵 ka Saar codkaaga kasii macaane allana cimriga hakuu barakeeyo

  • @Filatecdev
    @Filatecdev 7 месяцев назад

    Wan idin tagera walahi sayid dandawi❤❤❤❤❤❤ iiyo ina dandawi ❤❤❤❤❤

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 2 года назад +6

    اللهم صل على محمد وآل محمد
    لبيك يا نور القلوب

  • @kadarali2404
    @kadarali2404 2 года назад +1

    Gob gobi dhashay ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba iyo caruurtaba hakuu barakeeyo

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 10 месяцев назад

    Ramadan moubarak cheick dandawi merci beaucoup je viens a Djibouti au moin de june 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌷👍🌸

  • @hodanabdi22
    @hodanabdi22 2 года назад +3

    Masha allah qasiidadan aadbaan ujeclaa waan ku farxay markaa soo cusboonaysiisay sheekh dandaawi jannal aad leedahay markaa arkay aadbaan ugu farxay soo dhawaw sheekh 😘

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir6046 10 месяцев назад +1

    Caramul Islam Wa Hawl-Aduun .............Ramadhan Kareem

  • @goroyocabdi6602
    @goroyocabdi6602 2 года назад +8

    Mnsha allah team dandaawi like ha ila dhaafina.

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 Год назад

    Sheikh Dandaawi waxaan kasimannahay jacaylka Rasuulka SCW.
    Cfmd qab iyo cimri barakaysan ayaan Alle idiin weydiiyay adiga iyo xertaada.
    Maalinta 1aad Ee ramadaan 1444H
    23/03/2023 M.
    Mogadishu.

  • @abdikariimmahameth4522
    @abdikariimmahameth4522 2 года назад +7

    MAZHA ALAH ZHEEKH DANDAAWI AND HIS SONG🥰🥰

  • @iqraquruxsansidiihooyaded3676
    @iqraquruxsansidiihooyaded3676 2 года назад +6

    MashaAllah dandaawi et son fils quand j'étais à djibouti j'adore écoute l qasaid de dandaawi et son groupe wallahi djibouti me manque 😭

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 2 года назад +1

    Yaa sheukh danddawe iyo inankiiisa wan idin wataa noo soo wada inshlh kuwe kale oo cusubna.

  • @mohamoudalifaarahhassan577
    @mohamoudalifaarahhassan577 2 года назад +2

    Maashaa allah Adeer sheikh Dandaawi waaan jeclaa Qasiidoonkiisa. From lascond

  • @wllxamaada1872
    @wllxamaada1872 2 года назад +2

    allaha qaniga😥baryada😍😍naguqaawin maaye nuuralquluubi

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 2 года назад

    Buurta daalo sheekh ku soo dhawow gobolkaygii sanaag fooxa gobolka sanaag sii qaado waa buurtii daalo halkaa sheekhu qasiidada ku qaadayo. Maashaa Allaaah

  • @mohamedkaapa4762
    @mohamedkaapa4762 2 года назад +2

    Xarbiga Qudus iyo ducada kama quusanaynee
    Allaha qaniga ah ducada nagu qaawin maayee. Salaamulahi yaa nuural quluubi

    • @SheekhDandawi
      @SheekhDandawi  2 года назад +2

      Marxaba

    • @muna4657
      @muna4657 2 года назад

      @@SheekhDandawi waan ku tageera waliba si sa yida jacayl❤

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 8 месяцев назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا وقرة عيوننا ونور صدورنا وعافية أبداننا نبينا محمد بن عبدالله بن عبد المطلب وعلى آله الطيبين الطاهرين وصحبه المحبين المحبوبين عدد خلقك وزينة عرشك ورضا نفسك ومداد كلماتك مرحبا يا رسول الله مددا يا نبي الله أحبك يا حبيب الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CcaziizClaahi
    @CcaziizClaahi Год назад +1

    Ku saliya nabigeeni maxamed scw scw🥰🥰

  • @MouhoumadAmina
    @MouhoumadAmina 10 месяцев назад

    Mashaalah Ramadan Mubarek

  • @KawsarKawsar-r9k
    @KawsarKawsar-r9k 5 месяцев назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @camirdaahir7504
    @camirdaahir7504 Год назад

    masha alh sheekh cabdiraxmaan dandaawi wlhi hdaan reer Borama nahy aad ban ku jecelnhy waxan rajynayaa inaan mar uun kulmi doono seekh alah kubarakeeyo horo u soco sheekhygiih👑

  • @HodanKalif-v8e
    @HodanKalif-v8e 10 месяцев назад

    Saĺalaahù caleyhi wasalim ❤❤❤

  • @anisali2266
    @anisali2266 2 года назад +1

    Maasha Allah sheikh dandaawi qasiidoyinkaaga aad baan ujeclahay

  • @sharmakemohamed9434
    @sharmakemohamed9434 2 года назад +8

    I think I heard this qasiido in the old days.
    Who is like me?

  • @naciimaapdirashiid4563
    @naciimaapdirashiid4563 2 года назад +1

    Mashallh rabi hku barkeeyo cimriga iyo caafimadkab aabo sheikh dandawi saln boqran from burco Somaliland ❤️🫂❤️

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 2 года назад +2

    As shekh dandaawi soodhawaaw qasiidooyinkaaga aad ayaan udhagaystaa waanan kutaageeeraa
    Maadaama aan ahay qofkii ugu horeeyey ee caawa lasoo daga qasiidadan hada soo gashay Saacada africa tahay 3:15 danbe waxaan leeyahay abaalmarin
    Ramadaan kariim waankusalaamay

    • @SheekhDandawi
      @SheekhDandawi  2 года назад +2

      Choukran

    • @WabaxMedia
      @WabaxMedia 2 года назад +1

      Shekh alle haku xifdiyo farxad kunoolaw aakhariyo aduunkaba

  • @sheydanwaseblackmanba5214
    @sheydanwaseblackmanba5214 2 года назад +3

    Man Sha Alaha Alaha janada ka warabiyo
    Akhiro io adunba laha danbigena dhafo❤️

  • @AbdiMoustapha-l1l
    @AbdiMoustapha-l1l 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك عليه

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 года назад

    shiikh Dandaawi aad baan kuu salaamaya.
    waa cabdi oo ku nool boosaaso.
    mudo 20 sano ku dhaw ayaan dhegaysanayay qasaa'idkaaga macaanka badan.
    qasiidadaan aad baan u dhagaysan jiay 2008.يلام الله يا نور القلوب

  • @ibrahimabdiibrahim8935
    @ibrahimabdiibrahim8935 2 года назад +1

    Walahi jacaykaan kuu qabo sheekhunaa dandaawi xadka iyo xuduuduu ka gudbey eebe haku maamuso🥰🥰🥰🥰

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 года назад

    sheekhanaa qasidadii dhibta diinta loomaray intu nabigu buur dheer iyo jarar ka dhaa dhacay dib inoogu soo qaad danbigaaga iyo kii waalidka allah ha dhaafe yaa sheekhana wa mawlanaa

  • @zakiyare9272
    @zakiyare9272 2 года назад

    Masha allah salamu llaaah yaa nuural quubi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw♥️♥️♥️♥️🌙🌙🌙🌙

  • @mawliidmahadmaxamedxajigal1475
    @mawliidmahadmaxamedxajigal1475 Год назад +1

    Sala llaahu calayhi wa calaa aalihii wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amaalabdi4660
    @amaalabdi4660 2 года назад

    Manshalaah sheikh dandaawi qasidadi intay dhagax kutuureen noso cusbonysii sheekh dar alle ujclahay qasaa,idkas

  • @axbaab6109
    @axbaab6109 2 года назад

    samaale iyo talaan wiilasha sh daandaawi wadadii xaqaad haysaan hore u socda

  • @maryamaabassaid2962
    @maryamaabassaid2962 2 года назад

    Masha Allah qasiidana waan jeclahay 🥰🥰🥰🥰😭😭😢😢cabiiboow scw xabiibi Muxamed

  • @khadramahad9976
    @khadramahad9976 2 года назад +1

    dar illahybaan shiikh dandaawi ujecelahy mnsha allh adeero🥰

  • @arawewlo3457
    @arawewlo3457 2 года назад

    Sheikh dandaawi soomali oo dhan baa jecel alle cimriGa io caafimadka haku siiYaadsho adeer🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 2 года назад

    sheekh dandawi waa sheekha kali ah ee somali ugu horeyiyi in uu qaado qa“asido walhi waax aan fiilya wax ka horeyiyi un omar adaan alha daaye
    shekh dandawi alha jantul fardwusa haa ku geeyo oo haa kuku abaal mariyo

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 2 года назад

    Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤

  • @musayusuuf8798
    @musayusuuf8798 2 года назад +1

    Sheekh Abdirahmaanoow jazzaaakallaaah 1000&1-jeer

    • @SheekhDandawi
      @SheekhDandawi  2 года назад

      Mercii

    • @musayusuuf8798
      @musayusuuf8798 2 года назад

      @@SheekhDandawi Sayid Cabdirahman The same 2 U Tnks great maasha Allaaah

  • @muna4657
    @muna4657 2 года назад +1

    صلى الله عليه وسلم على محمد وعلى آله وصحبه محمد رسول الله

  • @axbaab6109
    @axbaab6109 2 года назад

    maansha allah sh.dandaawi iyo wiilkiisa samaale daandaawi iyo dhulka somaliland ceerigaabo oo taarikhdeeni sh.issxaaq sh ciise sh samaroon sh.daarood ilaahay ha ku sharfo

  • @JimcaleCumar-k6q
    @JimcaleCumar-k6q 4 месяца назад

    Ramadan wanagsan❤❤❤p

  • @amiirdaauud9804
    @amiirdaauud9804 2 года назад +1

    Allaha ku xafido sheikh dandaawi adiyo xertaada

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 года назад +1

    Yaa rasulalahi qudbiyadii ya xabibalahi qudbiyadii scw wllo muqal usoo duub please please please shekh dandawiyoow❤❤❤

  • @sakariyemaxamed8941
    @sakariyemaxamed8941 2 года назад +3

    Maasha Allaah Dandaawi Waan Ku Taageeraa .
    Hargaysa Somaliland

  • @nadrahassan8279
    @nadrahassan8279 2 года назад +1

    Mansha Allah sheikhan sheikhada ujeclaa dandaawi ilahow mar ila kulansiin 😩❤️🤲

  • @rahmadeeka6660
    @rahmadeeka6660 2 года назад

    Maasha allah wiil &aabihiii adba kala gaRo codada macan o kuraxaysileH 🤩
    ,( Qura,aan Ruugiii qaba kudhacDo islamki
    Walalakaa qalo qarsaa ubaxadaY,😪)

  • @mahamedali5299
    @mahamedali5299 2 года назад

    Maasha allah sheekh dandaawi iyo wiilkiisa samaale ninka dhaxli doona qasaaidka sheekha

  • @hamdiabdi2630
    @hamdiabdi2630 2 года назад

    Salaatu yaa nabiyee sheekh dandawi waan kusalaamay msha alh

  • @Fadxacelabe
    @Fadxacelabe 10 месяцев назад +1

    scw ❤❤🎉🎉💝💝

  • @CaliYow-g3v
    @CaliYow-g3v Год назад

    Sheekh dandaawi✊alah ku xafido🤲🤲

  • @raxmasahal916
    @raxmasahal916 2 года назад

    mansha Allah aad ayan ujeclahy sheekh dandaawi iyo wiilkisa yare codka mcn leh hore usocda🎉❤

  • @MaryanMaxamedmahad
    @MaryanMaxamedmahad 10 месяцев назад

    Sh dandawi wankusalmy shiqena Masha Allah ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @HassanAhmed-wy9zk
    @HassanAhmed-wy9zk 2 года назад +18

    Rien de plus heureux pour un père que de voir, chez ses enfants, la sagesse couronnée par le succès

  • @radwalareine6591
    @radwalareine6591 2 года назад +6

    Macha allah j'ai adoré un père et sont fils qui ont la même voie je n'arrive pas eu croire c'est trop magnifique 😋😋🙏🇩🇯😁😍

  • @princesszabiba8702
    @princesszabiba8702 2 года назад +13

    Machallah Le petit samaleh a la même voix que son père

  • @queenasala22
    @queenasala22 Год назад

    Msha Allah sheikh dandawi ramadan mubarak❤

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 2 года назад

    Maansha allaah tabaarakalaah codka alle ha kuxiftiyo allana ha kuu barakeeyo

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 2 года назад

    Esh cala qasiido+cod mashallh.....
    Allahuma sali wasalim wa barik cala sayidina muxamad