Flim || Waxey ka Helen Dahab Saxaraha Lkn Dawo Wixi Kudhacay || Captain majid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 мар 2022
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
    facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
    / majidaliabdulahi
    tiktok keyga wa kan
    vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 587

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli 2 года назад +105

    👍

  • @Abdikariim_Omar.
    @Abdikariim_Omar. 2 года назад +108

    Captan majidow filim ay shekadiisa macdahay inaad iso habeyso magaciisa waa King Arthur: Legend of the Sword, waa filim aan inaba cadi aheen shakadiisa

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 года назад +35

    5 HOURS TWO FILM WOW!😱

  • @ramlitakorean6009
    @ramlitakorean6009 2 года назад +23

    Waxaan kabaranay in uu san fiicneyn damaca hadii aad inta ilamidka ah like iisaar waacodsi😍

  • @zakariyegarane708
    @zakariyegarane708 2 года назад +166

    Legend Majid 🥰♥️

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 2 года назад +22

    Waa gaalo . Gaalana iimaan maleh
    Hadaan iyaga ahaan lahaa
    Inta iijabta qaadan lahaa
    Waliba sadaqo kabixin lahaa ♥️

    • @garaadofficial2661
      @garaadofficial2661 2 года назад +1

      Horta wuxu waa film ee xaqiiq maaha haddii xaqiiq ladhaho gaalada maanta anaga oo muslimiin sheeganeyna ayaa kunjeer ka iimaan daran oo ka qaab daran, tusaalaha ugu dhow waakaa dalkeena somalia oo ah dal qani ah ayaan maanta kabaahanahay oo aan qaxooti faqri ah kanahay oo dadliinii udhamaanayaan gaajo, iyo cudurro, waxaana awoodi la'nahay inaan kheyraadka dalkeena si wanaagsan uqeybsano oo waa anagaa iimaanka beelnay ee is cuneyna kuna fashilanay inaan kheyraadkaa maamulano oo si wanaagsan uga faa'iideysano

    • @khalidalleubaahne4017
      @khalidalleubaahne4017 2 года назад +1

      @@garaadofficial2661 Innaa lillaah waa halis waxa aad soo qortay wuxu yiri nabiga sallallahu calayhi wasallam :qofku hadal bu ku hadla kalamana cadesanayo masaxba ama wa khalad sababteda ayu kuhoobana naarta ...marka walal ha oranin gaal anaga ka iimaan daran kun jeer oo ka qaab daran😓muslimku qiimo ayu alle xagi kaleyahay oo kacbada in labur-buriyo ama hal muslim ah ladilo waxa alle aktisa kafudud in labur-buriyo kacbada. gaalkuna waa wax dhintay oo magaranin rabbigiisu haisku bar-bar dhigin.hana ka darja saraysiinin muslimiinta. Alle hano dambi dhaafo.نستغفرك ربي ونتوب إليك. لا حول ولا قوة الا بالله.

    • @wahiibcade1043
      @wahiibcade1043 2 года назад

      @@garaadofficial2661 somalia aad sheegayso anigu ma maqal
      Dhulkaygu waa nimco
      Awowyaashay hore nabad iiga dhigay👏

  • @ibrahimhussein5977
    @ibrahimhussein5977 2 года назад +17

    First comment pin 📌 captain majid ❤ 😍

  • @samiirmaxamed1349
    @samiirmaxamed1349 2 года назад +23

    First bro keep going 😀

  • @midnimoflims5719
    @midnimoflims5719 2 года назад +15

    Keep going brother Ana ugu horeyey sxb cabatan majiid

  • @mohadaren9454
    @mohadaren9454 2 года назад +10

    wanku farax sanahay ninkii ugu horeyi eelayk kusaray ayaa naqtay manta waafaraxsanhay 🤗

  • @hbyzaneafficial9162
    @hbyzaneafficial9162 2 года назад +21

    the one an only youtuper captan majid❤️

  • @bashiirjante6766
    @bashiirjante6766 2 года назад +78

    Keep going 💪 legend maajid tanks

  • @king_xiin6982
    @king_xiin6982 2 года назад +7

    First one this clip 💪🔥

  • @alwaystop1184
    @alwaystop1184 2 года назад +20

    CAPTAN WAANKU TAGERA WLLHI🥰

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +18

    Thanks bro legendary captain majid❤💯

  • @abo___falaha..0067
    @abo___falaha..0067 2 года назад +23

    Captin majid halmaalin hasoo codeeyo hal film waan uxiisanay pro 👌♥

    • @SomaliMusic11
      @SomaliMusic11 2 года назад

      Maanta kolay captain maajid baa soo wada ayaa ilatahay

  • @faclon.
    @faclon. 2 года назад +9

    War anoo yar ayey kalsoonidu igaluntay😂😂
    Markay hooyo ku tiraa kaalay hooyo kuma dilayee 😍
    Marka aad u timaado adhaxada lagu jarijiray😂😂🚸
    Ayaa la aaminayaa markaa🤣🤣lol

  • @ffiredj8213
    @ffiredj8213 2 года назад +7

    Saxib captain majid meye codkisa, maahane abdixalim waye meye wll codsi waye ee igasojawap

  • @abdirahmanshukri4154
    @abdirahmanshukri4154 2 года назад +8

    We miss you captain majid please came back

  • @mubarikjama5880
    @mubarikjama5880 2 года назад +3

    Filmskii 2da saac ahaa waban ka raystey walahi hore u soco walaal.

  • @Reyhan247
    @Reyhan247 2 года назад +6

    Kabtan keena mahadsanid keep going 💪 👏 🥰🥰🥰

  • @mohamoumen7620
    @mohamoumen7620 2 года назад +3

    Legend captain 👏 waku wata bro horay usoco

  • @muscabcabdullahi5992
    @muscabcabdullahi5992 2 года назад +5

    Captain majid kip going legen😙😗

  • @aaminoabdulle4991
    @aaminoabdulle4991 2 года назад +7

    Keep going 🙌legend

  • @abdirashiidmohamed5862
    @abdirashiidmohamed5862 2 года назад +8

    Keep going brother 👍👍

  • @Rohan11148
    @Rohan11148 2 года назад +4

    1 keep going

  • @khedirrichman1523
    @khedirrichman1523 2 года назад +6

    200K ramadanta ka nor incha allah ☝❤

  • @tabitltb5251
    @tabitltb5251 2 года назад +3

    Captain majid sxp nolow waan kugu xiranhey

  • @BAADOWGAMER
    @BAADOWGAMER 2 года назад +44

    200𝐤 𝐛𝐞𝐟𝐨𝐫𝐞 𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 congratulations 🥳 مبروك مبروك

    • @SomaliMusic11
      @SomaliMusic11 2 года назад +1

      191k ayuu marayaa 9k labo cidho gudeheed kuma gaadhaayo

    • @SomaliMusic11
      @SomaliMusic11 2 года назад

      700 ayaad gaadhay

    • @nasibhassan142
      @nasibhassan142 Год назад

      😂 ueeeuef😂😂c😂 d😂

  • @abdirahmanmahad2443
    @abdirahmanmahad2443 2 года назад +5

    First view

  • @daacadwiilqaran7460
    @daacadwiilqaran7460 2 года назад +4

    First veiwer oo aan kusoo gaaro🥰❤️

  • @mohansoyaan
    @mohansoyaan 2 года назад +6

    Damac kathiir yamuut fii dhariiiq😂😂

  • @TiKTok-md9zf
    @TiKTok-md9zf 2 года назад +2

    Wall adigoo raaliya waxaan kaa cod sanayaa Gokusin😊😊

  • @cabdiqadirhashiim2972
    @cabdiqadirhashiim2972 2 года назад +31

    Keep going ❤️🥰🥵

  • @lol-wv7ve
    @lol-wv7ve 2 года назад +2

    3 mins ago😊

  • @zakariyekdndudbs6877
    @zakariyekdndudbs6877 2 года назад +4

    Keep up pro 🥰✌

  • @naajipoi4668
    @naajipoi4668 2 года назад +2

    Waaw legend abdihaliilm ali

  • @wll_dybala5829
    @wll_dybala5829 2 года назад +26

    ABDI HALIN ALI Golden Voice 💙

  • @Mohamedali69411
    @Mohamedali69411 2 года назад +3

    Can u do mohamed Ali plz plz plz 🥺

  • @qeys9498
    @qeys9498 2 года назад +2

    Pro wlahi respect aya ku haya wana ku tagera

  • @samriyepoi1065
    @samriyepoi1065 2 года назад +4

    Legend maajid 💪

  • @abdullahimustafmustaf1853
    @abdullahimustafmustaf1853 2 года назад +4

    First person bro

  • @maryancabdi116
    @maryancabdi116 2 года назад +7

    I can't wait 200k 🥴🥴

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 года назад +7

    Hunguri Weeni Malay Saab Ugu Dhacay Gabar u dilay mana Helin😫🥺

  • @abdullfatahmohamed6349
    @abdullfatahmohamed6349 2 года назад +5

    200k coming soon ✅ legend

  • @kingakram8871
    @kingakram8871 2 года назад +7

    Cᴀᴘᴛᴀɪɴ ᴍᴀᴊɪᴅ ʟᴇɢᴇɴᴅ 🥰

  • @emperorrashka1490
    @emperorrashka1490 2 года назад +7

    Very amazing life stories big up bro

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 года назад +5

    Legend

  • @luqmaanhikmaawi7799
    @luqmaanhikmaawi7799 2 года назад +3

    Legend always legend keep going my dear pro

  • @muhiimahmed3651
    @muhiimahmed3651 2 года назад +4

    Legend captain majid

  • @mohamedjamac6392
    @mohamedjamac6392 2 года назад +2

    Filimaanta soo badi bro

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 2 года назад +2

    Keep going pro zoo badi

  • @mupashir8345
    @mupashir8345 2 года назад +1

    Gar iyo garrdaraba waan ku wattage🥰😍😘

  • @mssfardowzina2451
    @mssfardowzina2451 2 года назад +11

    Abdihalim cod malap✨👑🙏

  • @nuuracabdi7227
    @nuuracabdi7227 2 года назад +2

    Yeah I'm one keep going wllky

  • @amal77hariir4
    @amal77hariir4 2 года назад +2

    keep going brother

  • @mohanyareyare7791
    @mohanyareyare7791 2 года назад +2

    Legend baa tahay abdihaliim ali

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO 2 года назад +5

    Thanks zxp film daan ayaan ku haysanaa anaga🥰🥰🙏 nagadaa wax yaabaha kle❌

  • @LossYali
    @LossYali 2 года назад +3

    Keep going brother love you 😘

  • @ilyaselmi7269
    @ilyaselmi7269 2 года назад +1

    Aaway captain maajid

  • @aishaahmedmohamud3947
    @aishaahmedmohamud3947 2 года назад +1

    Kabtanka rabnaaaa fadlan🥺

  • @najiibali5863
    @najiibali5863 2 года назад +1

    Legend abdihaliim ali

  • @SomaliOffline
    @SomaliOffline 2 года назад +3

    Bro you're a life saver.

  • @blackvjokerv1849
    @blackvjokerv1849 2 года назад +17

    Abdi halim malis salamayo miyaa filimka Lee maka bilabee pro 😂👑dawasho wacan iska taxadira asxaapta badal kaga anaa ku dhahay 😂BIG FAN 🤴

  • @eysamira4758
    @eysamira4758 2 года назад +2

    RRR ma so sameysido 😔 please

  • @Gameplay-uw4vd
    @Gameplay-uw4vd 2 года назад +3

    Wax badso Wax beel ayaa ay dhashaa 😉

  • @nadiirocabdinuur1728
    @nadiirocabdinuur1728 2 года назад +2

    200k coming soon

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 2 года назад +5

    Captain hwl adag nohysa mahadsanid 🙏

  • @salaanomar3348
    @salaanomar3348 2 года назад +1

    Asxabay comes soon 200k

  • @xabiibomohamed7257
    @xabiibomohamed7257 2 года назад +1

    Flimkii ugu fiicna eed soo gudbiso

  • @amaladan9389
    @amaladan9389 2 года назад +1

    👍👍👍😏 waa film asal ah

  • @Captain_Muudey.
    @Captain_Muudey. 2 года назад +2

    Aduunyo xaaljeda waa sidaan😌

  • @Motixedr
    @Motixedr 2 года назад +1

    Yaa ika horeeyo hee😅

  • @nimcushppe882
    @nimcushppe882 2 года назад +2

    Ana ugu horeyo sax🤣

  • @sabiriinciise7167
    @sabiriinciise7167 2 года назад +9

    Keep going captain majid ✌🏽✌🏽✌🏽💯💯💯

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 2 года назад +1

    Dhamaca waaa wax xun wllhi kabta majid waad mahadsan tahay. Horey usoco

  • @fariihappe3914
    @fariihappe3914 2 года назад +2

    Jah legend😌❤

  • @ibrehimadenyousuf6668
    @ibrehimadenyousuf6668 2 года назад +2

    guuL ban kU rajynaya bro...❣️😂

  • @jeylanisidi2542
    @jeylanisidi2542 2 года назад +2

    Carab waxay tiri damac katiir yamuud fi dariiq🤣🤣😂😁🤑wale mah maah ben qorameyso ayey dhehen somalida keep abdil halliim

  • @safwaan_58
    @safwaan_58 2 года назад +2

    Keep going prother legend ♥️

  • @abdirxmaanmahad6565
    @abdirxmaanmahad6565 2 года назад +2

    Keep going 💪 ✨ 👌 👏

  • @sarakookie
    @sarakookie 2 года назад +2

    waa laba iimaanka la'😂👋

  • @dhooldheeyman6553
    @dhooldheeyman6553 Год назад

    Wax badso wax beel ayaay Lee dahay aniga ma dhihin hadii u dahabka u jabsade u iska qadan lahaa gariina u raaci laha naaziibkisa ayuu ku bad badi laha lkn intuu Lee yahya kan weyn qaad waa ta jiresaa ayuba dhintay wllhi waa shako in laga fa,idesto mudan legend abdi halim majid❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰✋

  • @anashassan1937
    @anashassan1937 2 года назад +3

    filimka waxuu shaabahaa qisada nabi ciise csw iyo 3 tuug iyo niikii damacabadnaa

  • @hannadbjo8613
    @hannadbjo8613 2 года назад +1

    Keep going 💪

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 2 года назад +3

    Waxan fahmay in biniaadanka u damac madan yahay marka waxa naftada bibayaa waa inaad kagogataa 🙏

  • @sunishbea3971
    @sunishbea3971 2 года назад +2

    Codkaga waa jclht 🥰

  • @darbi_jiif_girl9709
    @darbi_jiif_girl9709 2 года назад +3

    Dabac katiir yaal 😂

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 2 года назад +2

    Soon 100k🔥🔥🔥🔥🙏

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 года назад +1

    Nabi mohamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid

  • @zakifunny.4
    @zakifunny.4 2 года назад +2

    Calaaduul mxd kwdaa🤔😅😅

  • @TAAJIR-tf9br
    @TAAJIR-tf9br 2 года назад +1

    Pin maanta captan

  • @abulailahussein6657
    @abulailahussein6657 2 года назад +4

    Great film. selfishness will kill the people. Always be contented with little have everyone will get there share in this world.

  • @mohayare9893
    @mohayare9893 2 года назад

    Firs see

  • @usaama12
    @usaama12 2 года назад +3

    200K coming soon I.A

  • @cabdikariim231
    @cabdikariim231 2 года назад

    Wlhi waku tagera zhp maajid🌼🥀🦋

  • @princessfaatima9594
    @princessfaatima9594 2 года назад +2

    Sxbo filimanta zambiyada noo soo daay😩🤟

  • @sakariyeali6310
    @sakariyeali6310 2 года назад +1

    Me farst

  • @habonhassan8504
    @habonhassan8504 Год назад +1

    Subxanalaaah waxbadso wax bellay ledahy

  • @saacidyare8380
    @saacidyare8380 2 года назад +1

    Keep going 👋🖐🖐🖐