500 sano ka hor dadka waxa lo-ugarsan jiray sida ugaarta duurka kunool okale | captain majid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2022
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
    facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
    / majidaliabdulahi
    tiktok keyga wa kan
    vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 295

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  2 года назад +131

    movie name > apocalypto
    dawasho wacan iskana taxadara🍿

    • @Sidokale
      @Sidokale 2 года назад +1

      sxb so badi filimada jacyl Korean ka

    • @nouradineibrahim8092
      @nouradineibrahim8092 2 года назад

      Wllka keep going bro
      Waaxaa igaa codsii ah inaad no soo turjomtiid full movie #into_the_badlands

    • @maankacade..7289
      @maankacade..7289 2 года назад

      Sxb cabdixaliim captain màajid maxa kudhacay

    • @qaaliqamar1336
      @qaaliqamar1336 2 года назад +2

      Captain maajid aaaway😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭captain maaaaaajid aaaaaaway

    • @hibomaxamed9344
      @hibomaxamed9344 2 года назад

      Captain majid aan uxiisay wlhi

  • @afareheena2332
    @afareheena2332 2 года назад +27

    Nabigena maxamed scw 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududeeyo
    29

  • @user-xu3ve2bo8k
    @user-xu3ve2bo8k 2 года назад +38

    Isoo duceeya walalaheyga muraad ayaan leeyahay isoo duceeya inuu illaahay isoo muradkeyga ii sahlo walashiina ah oo murug heysato illaahay dartiisa igu soo duceeya walalayal 😭😭😭😭

  • @apdizadaam9892
    @apdizadaam9892 2 года назад +8

    Kan waxaan umaleenayaa innu qubeysan jirin😂😂🤣

  • @macruf
    @macruf 2 года назад +10

    Walaalaha khayrka jecel
    Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka
    Na gaarsii 1000 ruux

  • @abdullahihalyeyga9076
    @abdullahihalyeyga9076 2 года назад +12

    Mahadsanid Kabtan Film Kaan Mar hore ayaan Ka Codsaday Caawana Wan ku raaxeysanayaa asxaabtada Codsigooda inaad tixgalisid Wa Muhiim Thank you so much brother Maajid♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @muumamustafe9306
      @muumamustafe9306 2 года назад +1

      Caban majid maxaadiskaga badashay filim duldula soodhig wanku taageeras soobadi pils

  • @penaldopepsi9914
    @penaldopepsi9914 2 года назад +7

    First

  • @ameinahmet
    @ameinahmet 2 года назад +4

    Wllhi wan kar kar weyo zo badi liph🥰

  • @bitoodhegaming1227
    @bitoodhegaming1227 2 года назад +1

    Abdi xaliim ali walaha wan ku haysataa anuu pin igu qabo

  • @kingmoha1442
    @kingmoha1442 2 года назад +1

    Two first 😃

  • @updyrahmannormohamett2591
    @updyrahmannormohamett2591 2 года назад +2

    Last 🏃‍♂️

  • @rawiyohassan6829
    @rawiyohassan6829 2 года назад +3

    Wow

  • @mohamedcreativeboyofficial6290
    @mohamedcreativeboyofficial6290 2 года назад +2

    Captain majid Ayan tan kuma arko taliye

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 2 года назад +2

    Sxp kongo diamond filmki laga sameyey soo turjum tnx👍

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  2 года назад +1

      ruclips.net/video/r8c3iYAdaGQ/видео.html daawo wakan

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 2 года назад +2

    Adi geedi waa idin wataa😄😄😄

  • @mohamednani87
    @mohamednani87 2 года назад +2

    Captain majid aaway marhoraa noogu dambaysay

  • @anastottioffical7136
    @anastottioffical7136 2 года назад +1

    Awey abdiaziiz wiilka abdiaziiz

  • @cabdisalaamcabduqaadir4905
    @cabdisalaamcabduqaadir4905 2 года назад +6

    Second 🥵🔥

  • @abdiqadar2138
    @abdiqadar2138 2 года назад +1

    Abdi casiis wilka ka cabdi casiis awe cabtan

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 2 года назад +1

    Captain majid mu xanusanayaa

  • @quendafna1494
    @quendafna1494 2 года назад +1

    Waxa uu u ordaaye xaakaa galay😂😂wlhi wa qosle

  • @kaafiyare9642
    @kaafiyare9642 2 года назад +1

    First 1st 😍😍

  • @ahmedyuusufofficial3450
    @ahmedyuusufofficial3450 2 года назад +1

    Wlhi Waan daawaday filmkan film iyo badh

  • @aminmohamed1864
    @aminmohamed1864 2 года назад +1

    Hormar wacan sxb nosobadia

  • @somaaliqueen7673
    @somaaliqueen7673 2 года назад

    Ayo ayo gedi kulahaa abdihalim Ali magac Yada hore ee Somalida iso xasusisay jah🥰😜🥺

  • @ahmadbilechannel8970
    @ahmadbilechannel8970 2 года назад +1

    Aaway captan majid

  • @maandiirsheiofficial
    @maandiirsheiofficial 2 года назад +3

    Ina aderow marka video so dhigto wan farxaa wlhi markan arko ino yalaba youtobe muqalada dhan marabo keep going from ceelmacaan

  • @abdirizakdhagah2294
    @abdirizakdhagah2294 2 года назад +1

    Pin igu qabo captian or abadihaliim 😓

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +2

    Mashallah wcs keep going my dear brother welcome back thanks legend❤

  • @absatrader1838
    @absatrader1838 2 года назад +1

    saan ku soco hadaad rabtid youtube in aad lacag ka sameyso, joogteyta waa muhiim captain majid iyo kooxdiisa guul idiin rajeynaa

  • @salmaanahmad4686
    @salmaanahmad4686 2 года назад +1

    Kabtan maajid aaway abdi halimow

  • @yonkaofficial18
    @yonkaofficial18 2 года назад +1

    Wlh wa flimki ugu horeyay an dawaday wa 2004

  • @mascuudmaxamed4057
    @mascuudmaxamed4057 2 года назад +2

    Zxp the avantar kasoo hadal

  • @maxamedhero9535
    @maxamedhero9535 2 года назад +2

    Soo badi

  • @ismaaciilmahadgoodir8188
    @ismaaciilmahadgoodir8188 2 года назад +1

    Sxpow abdi halim ali aaway captain maajid.

  • @daadiramiin8911
    @daadiramiin8911 2 года назад +3

    CAPTAIN MAJID WA KULA SOCDA 💯🤴🏼🦁

  • @farhiyaibrahim1364
    @farhiyaibrahim1364 2 года назад +3

    Waaa runtaaa nolosha aduunka maa ahan mid fudud ❤️❤️❤️

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli 2 года назад +2

      Ha wale noqo mid awod badan ama aqon badan

  • @haniali34
    @haniali34 2 года назад +1

    Wllo away c/majiid cali

  • @cbdirahmanmohamedsh3106
    @cbdirahmanmohamedsh3106 2 года назад +1

    Zxpyaal wxn ka yaabanahay abdixaliim iyo captain majid lama kala garanayo codkooda bal mrkaa ifahansiiya bal

  • @abdisalaanguruugaraa5016
    @abdisalaanguruugaraa5016 2 года назад +4

    Wll abdihalim waxaan ku waydiiyey captain maajid aawayna miyuuse xanuunsan yahay.
    Wll dagdag noogu soo jawaab insha allaaah

  • @haji509
    @haji509 2 года назад +1

    Inta filmkan hore udaawaday udmujiya

  • @maanmaroojiye8955
    @maanmaroojiye8955 2 года назад +2

    Zxp qali keep going pro ❤️❤️

  • @user-mahamethahmeth
    @user-mahamethahmeth 2 года назад +1

    Second lpH🙄🥴

  • @biisboy4762
    @biisboy4762 2 года назад +1

    Vurust pin

  • @king-cs3eg
    @king-cs3eg 2 года назад +1

    Maxakugu dhacay captan majidoow

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 2 года назад +1

    Wr Nio Filimaantan kuwo hore ayey ahaayene, wax cusub Keen, Teeda kale Filimaanta Dagaalka Ka soo Hadal Nio

  • @safaabdi4053
    @safaabdi4053 2 года назад +1

    Wcs wll

  • @Shamuureofficiallyyy
    @Shamuureofficiallyyy 2 года назад +1

    Azxapey filmkan magciis

  • @saciiduk2475
    @saciiduk2475 2 года назад +1

    Secend ✊

  • @abdikaniadamsiyad2126
    @abdikaniadamsiyad2126 2 года назад +1

    Filimkan inan dawado kama daloo aniko ayarr ayaan dawadyy ila hadana maka dawo my best movie all time ❤️❤️

  • @youarethebest2494
    @youarethebest2494 2 года назад +2

    Filimaanta noocaan noo Soobadi pls

  • @pulshawigaming1919
    @pulshawigaming1919 2 года назад

    Pro clhaliim awy captain maajid waaba u xisne codkiisi

  • @abdisalaam8128
    @abdisalaam8128 2 года назад +1

    xaa ka gale kulahaa 😁🤣

  • @saabiriinaxmed1572
    @saabiriinaxmed1572 2 года назад +2

    Waan kula socdaa captain ❤💞

  • @iam_brown_ak158
    @iam_brown_ak158 2 года назад +1

    Third😪

  • @updirahmanhajar1103
    @updirahmanhajar1103 2 года назад

    Captain majid aawey?????
    From Mogadishu somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axlaamaliomer1739
    @axlaamaliomer1739 2 года назад +1

    Next all us are dead kazo dhig pro

  • @maaliamalak8307
    @maaliamalak8307 2 года назад +1

    Aaway captain majid

  • @Winner-247
    @Winner-247 2 года назад +3

    Kan waxaa umalenaa in uusan qubeysan jirin😂😂

  • @mahamedmacalinmuumin1149
    @mahamedmacalinmuumin1149 2 года назад +1

    Mahadsanid

  • @umalkhycali6732
    @umalkhycali6732 2 года назад

    No way waxaan idinka codsadey video kankahoreyay inaad soo turjumtaan filmkan 😭❤️🥰i love wlhi chanelkan

  • @cabdiyare7654
    @cabdiyare7654 2 года назад +1

    Wll horay usoco

  • @Salah_0081
    @Salah_0081 2 года назад +2

    And like

  • @Naieturre
    @Naieturre 2 года назад +4

    Markii igu horaysay oo filmkan daawado waxay ahay haben khamiis. Jimcaha iyo khamiista ayaa naloo ogalaa inan daawano films-ka lkn filmkan habenkan dawaday habenkas wan sexan wayey waxan ku qarway boqorka dadka wadnohoda cunaya iyo silica dadka ay gumaysanayan marsinayaan. Film-kan waxan ula baxnaya baashagaa oo micaneheeda ahay "Run" inkastoo aan aqoon eragas bashagaa luqada ay tahay. Wan xasuustan filmka bilowgiisa sida laguu tusayo dhul qurux badan oo cagaaran baa hal mar waxaa meel geedo cagaaran dhexdooda kasoo boday doofaar ay dadkan ugaarsanayeen anigii dhan baa wada naxnay markuu doofarka soo booday🤣. Kan miyaa la hilmaami karaa.

  • @maxamedamiin2086
    @maxamedamiin2086 2 года назад +1

    Soobadi sxp waan kulsocnaa ee

  • @maanocusman9451
    @maanocusman9451 2 года назад +1

    Wwowo filim ka waa qarad wan kahalay inta igu racsan leg asarto 😒🥀💉

  • @khadradioman8843
    @khadradioman8843 2 года назад

    Filimkan wa cabsi cabsi mar hore dawaday😳😳

  • @pubg5ace453
    @pubg5ace453 2 года назад

    Wllo is cawniya m.allh captan majid wxn u maleenaya inu xanuunsanayo coz codka waxa duuba abdihalim

  • @asmahassan2247
    @asmahassan2247 2 года назад +1

    Abdihalim
    Codkaaga ma rapno😂😂😂 captain maajid codkaaga qalbigeeno u roonyhahy noso laapo

  • @esrarofficali3941
    @esrarofficali3941 2 года назад +1

    Waan daawaday filimkaan

  • @mohamed_abdi_japan
    @mohamed_abdi_japan 2 года назад

    Captain majid mee sxb cod dah ah buu lahaaaa

  • @najumav6045
    @najumav6045 2 года назад +1

    filikan wafisad 2015🥺

  • @bilenadiir4771
    @bilenadiir4771 2 года назад

    aad iyo aad ayaan kuu bogaadinayaa sida aad magacyadeena magac bixin aad uga dhigtay

  • @hashimbl8544
    @hashimbl8544 2 года назад

    Captan majed one love brothee♥️bug fun from burco

  • @user-jj7qq6mu5j
    @user-jj7qq6mu5j 11 месяцев назад

    Waa film macan ah

  • @asmahassan2247
    @asmahassan2247 2 года назад +5

    Flimkaan ano grade 4 ah qeybtiisa hore kadib ano uniformka schoolka wato aya la i buriyay orod schoolka aad hda idinka i dhameestirteen 👍☺️❤️

  • @ABAAS-7
    @ABAAS-7 2 года назад +1

    @captain majid wllka wxaa kasoo hada shaa #shang chi

  • @hibamaxamed5365
    @hibamaxamed5365 2 года назад

    Woww Filim beelo Ah waaye

  • @nurtaxaji5983
    @nurtaxaji5983 Год назад

    Captain majid waxaan doonayaa film ⚡🔨

  • @najiipahmedhassan4178
    @najiipahmedhassan4178 2 года назад +1

    Wa iga wadhay

  • @ahmedhaji656
    @ahmedhaji656 2 года назад +1

    Thanks

  • @maamacadey5730
    @maamacadey5730 2 года назад +1

    One love captain majid

  • @fatumaali7651
    @fatumaali7651 2 года назад

    Shukran cabdi halim

  • @ilyaasabdiali8114
    @ilyaasabdiali8114 2 года назад +1

    Ku Jecelyaa

  • @yaxyecalimaxamedrooble2265
    @yaxyecalimaxamedrooble2265 2 года назад +2

    plz nocan ookle filin ah hano soo bandhigin dee plz😡🔪🔪🔪😨😨😨🙄🙄🤫😭

  • @aaminoqureysh4596
    @aaminoqureysh4596 2 года назад +1

    Captain majid codkiisa uxiisnay@

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 года назад

    Keep Going Pro

  • @alcadaala1611
    @alcadaala1611 2 года назад

    Captain majid legend baa tahay

  • @mohmoudabdullahi3193
    @mohmoudabdullahi3193 2 года назад +1

    Filmka wan ka cabsaday cabdikaliimow

  • @koolkooli4263
    @koolkooli4263 2 года назад +1

    Captain majij away maxa ku dhacay

  • @ahmedkaape3125
    @ahmedkaape3125 2 года назад +1

    Part2

  • @farxiyojamac1250
    @farxiyojamac1250 2 года назад +2

    Maxa kudhacay captain majid 🤔🤔🤔

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 2 года назад +1

    2017 inta dawatay

  • @mukhtarchamberlain6390
    @mukhtarchamberlain6390 2 года назад

    Laakin filmka magaciisi nomaad sheegin captain maajidaw

  • @shadiaahmed8335
    @shadiaahmed8335 2 года назад

    Qof ugu horeyay pwe wn ku wtaa hore usoco

  • @iqamumin5731
    @iqamumin5731 2 года назад

    Tabinta abdi haliim lee haloo daayo🙏❣💯

  • @bahjomahad522
    @bahjomahad522 2 года назад +1

    Waaw

  • @abo___falaha..0067
    @abo___falaha..0067 2 года назад +1

    Waan kuwataaa lajanow

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 года назад +1

    Mid ka mida filimadii aan ku garaadsaday wllkaay ayaan u raacay meel filimada lagu daawado may san jirin aaladahan guryaha inoo yaala runtii waa filim xasuus weyn ku leh agtayda.

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Год назад

    Masha allha ❤❤❤❤