Caalam eey mamnuuc Tahay in Lahadlo Qof ki Hadlo uu dhimanaayo || Part one Captain majid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
    facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
    / majidaliabdulahi
    tiktok keyga wa kan
    vm.tiktok.com/...

Комментарии • 270

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  2 года назад +29

    quiet place part1
    part2 👉ruclips.net/video/i5DYih6r99w/видео.html

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli 2 года назад +280

    Ana u horeeyo like 👍😂

  • @falastinmaxamedofficial3127
    @falastinmaxamedofficial3127 2 года назад +18

    SidaaN Maad Nogu soo badizid Filimda captan majidow😍😍🤩🤩😆

  • @mohamedahmedhassan5586
    @mohamedahmedhassan5586 2 года назад +11

    Bro flim soo kobidada waa cajiib runti ilahey haku barakeeyo xirdadada🤲☝

  • @zakariamarcos10
    @zakariamarcos10 2 года назад +25

    Captain majid Gold Boy Batahay hore usoco
    LOVE ISAAR SHB✊

  • @saara3724
    @saara3724 2 года назад +9

    Abdihalim kan RUclips kaga ma ahan nga qaley captan majid codkisa ku heysta🥰🥰😹

  • @yaana3168
    @yaana3168 2 года назад +9

    Alla cabsi ayaan ku daawade wallahi video yadaada waan u xiise😭😁

  • @Kaafi_filims
    @Kaafi_filims 2 года назад +6

    Captain majid walalka horey usoco

  • @leylacalidhinbil223
    @leylacalidhinbil223 Год назад +1

    May abdihalim ali ana uu horreyey like captain majid channel kiissa😛😛😛

  • @muhanadabdilaahi1610
    @muhanadabdilaahi1610 2 года назад +3

    kaptan majid so badi muqaaladada pro kula soconaa🥰💪💯👌

  • @maxamedabdi6951
    @maxamedabdi6951 2 года назад +12

    Qofkii ugu dawdaaa 😂♥️

  • @abdimajiidofficial9070
    @abdimajiidofficial9070 2 года назад +2

    Captain maajid waan arkaa waxqabadkaga keep going pro

  • @saadaqamerica9920
    @saadaqamerica9920 2 года назад +16

    Legend always legend 🔥

  • @abdifatah5288
    @abdifatah5288 2 года назад +1

    Think you si fudud uu dawo filin waqti badan kaa qadan laha keep going bro

  • @xasanshariif1402
    @xasanshariif1402 2 года назад +1

    Beelo waaye beeh soomaalida ayey ku fiicanthy 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀 legend

  • @zundusabdirashid6348
    @zundusabdirashid6348 2 года назад +4

    part two captain📍igu qabo legend🥳🥰

  • @tayoteam2941
    @tayoteam2941 2 года назад +12

    captain majidow filim cusub aya ku haya wuxusoobaxay 3/1/2022 tayerahadi uso bandhig waa aykahelayan wana ZOMBI waxa kahelesa NETFLIX ALL OF US ARE DEAD welcom

    • @zuhuurah3841
      @zuhuurah3841 2 года назад

      Haa aniga ayaa ku sheegi rabay pls nooso gudbi

  • @rahmaabdi6402
    @rahmaabdi6402 2 года назад +10

    Thank you for the videos!
    I love you videos!

  • @nasramaxamud7515
    @nasramaxamud7515 2 года назад +3

    Waan ku taageer sanahay captain majid 1

  • @tabiyepro1660
    @tabiyepro1660 2 года назад +4

    Kaptan majiid legend always legends 👋😍

  • @mukhtarhero7547
    @mukhtarhero7547 2 года назад +2

    Wlhi wlhi oo wlhi Ani waan kuriyooday wlhi walibana iyada ookaduwan tan sidee hadii TELEFON lagaasowaca waa lagu cunayey waxaa kuriyoo day 2020 wlhi

  • @sunduspea4552
    @sunduspea4552 2 года назад +2

    abdi xaliim waan ku tagera runti I am first🇸🇴💪✌

  • @bulshokaab1335
    @bulshokaab1335 2 года назад +3

    Filimkii oodhan 8daqiiqo bn ka dhigtay 😀😀😀😀

  • @nasra12abdirahaman
    @nasra12abdirahaman Год назад +1

    Everything else was there to see if you wanted to come back and get the kids ❤❤❤

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 2 года назад +5

    Kusoco masul malinwalba 1 video ama 2 hadilaheli karo update ksa rpna😂

  • @zaam7205
    @zaam7205 2 года назад +2

    Horey usoco wall wallkey captain majid
    Family ga dhan waku tageran🥰💙
    Flimka magaciisa nagu caawi

  • @guuledpro3790
    @guuledpro3790 2 года назад +12

    waa Film cajiib ah oo qurux badan, waana ka helay xaqiiqatan 💖❤👌 keep it up bro Majid

  • @naturebeautyvideochanel5647
    @naturebeautyvideochanel5647 2 года назад

    Nocan oo kale so badi zhp

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 года назад +1

    Masha.allah zxbkay captain maajiD

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 2 года назад +2

    Keep going wllka

  • @fartunmuhammed394
    @fartunmuhammed394 2 года назад +1

    Lkn baryahn captanka away

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 2 года назад +1

    Maraxoow filimka magaciisa ku bilaaw barnamijka

    • @mhdyaya6812
      @mhdyaya6812 2 года назад

      Doqonku magaca mashed wa xasid

  • @ayanaahmed8195
    @ayanaahmed8195 2 года назад +1

    Wow! Filimkaan wan jeclaaday😇😇😇

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +1

    Mashallah keep going my dear brother welcome back thanks💯💯❤❤👏✨

  • @ridwanabdinour1311
    @ridwanabdinour1311 2 года назад +1

    Cabtan maajid wll filmkaan magaciis

    • @mhdyaya6812
      @mhdyaya6812 2 года назад

      War wa xasid kuma shegayo magaca ninkani

  • @MUNIIRMUUSE
    @MUNIIRMUUSE 2 года назад +3

    Ala waan daawaday 😂😂

  • @ayaanqueen7012
    @ayaanqueen7012 2 года назад +1

    Qiso dab ah nososar fadlan

  • @sadiiqsaciidchanell4455
    @sadiiqsaciidchanell4455 2 года назад +1

    Keep a going pro cabtan maajid 👉❤👈

  • @hashimbl8544
    @hashimbl8544 2 года назад +1

    First mjid mnta one love bro😍

  • @maankabinuxaaji4829
    @maankabinuxaaji4829 2 года назад +2

    Cabdixaliim prt2 please and please

  • @kingvalenti1259
    @kingvalenti1259 2 года назад

    Soo badi saxb 🤟🤟🤟🤟

  • @cabdifitaaxaadan5390
    @cabdifitaaxaadan5390 2 года назад +1

    Guleyso cabdi haliimow🥰❣️

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 2 года назад +1

    Keep going pro

  • @barmuudomedia8047
    @barmuudomedia8047 2 года назад +2

    Lpx Wn Ku Wataa Keep going Ee Pine
    Saas Lee Ku Socu✋✋

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 года назад +1

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @abdulqadiryare8312
    @abdulqadiryare8312 2 года назад

    Ana ku xigay 24 seconds ago

  • @faadumoibraahim6878
    @faadumoibraahim6878 Год назад

    Captain majid zombie soo daa wll waan anniga iyo wallaalahay waanu kula soconaaye

  • @rakiahajji625
    @rakiahajji625 2 года назад +3

    Captan maajid🥰

  • @queensoniya1755
    @queensoniya1755 2 года назад

    Waa ooyay walahi abaha gabadhu waxa uu dhagaha uugu sameeyaay si ay ubadbaadaan lkn waa uudhintay😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xafsoxubi5960
    @xafsoxubi5960 2 года назад

    Cadi maha filmka

  • @abdirizakraagekhaliif1475
    @abdirizakraagekhaliif1475 2 года назад

    Shb captain maajid awinaaa

  • @user-iv8fm6ib6f
    @user-iv8fm6ib6f Год назад

    Please part 2❤🎉😊

  • @abassdoualehali5910
    @abassdoualehali5910 2 года назад +5

    Filmkii ugu ficana ee aan daawado part 1 iyo part2 ayuu leeyahay 😋😋✌️🇩🇯

  • @maahircumar9672
    @maahircumar9672 2 года назад +1

    War codkan cabtan maajid mahan waa cabdi haliim cali 🤭🤭🤭🤭🤭

  • @ikhlaas_kaapa_1259
    @ikhlaas_kaapa_1259 2 года назад +1

    Captain majid prt2 rabnah🙏🙏🙏🙏

  • @biggames6116
    @biggames6116 2 года назад

    Another level

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 2 года назад

    Qof ayan taby codkiizii 😑😶😎😎😎😍

  • @ilmiohaji4892
    @ilmiohaji4892 2 года назад +1

    M.a keep going pro

  • @cabdifitaax7733
    @cabdifitaax7733 2 года назад +2

    Www the best 🥰filim

  • @said_ahmed_artan___rc7156
    @said_ahmed_artan___rc7156 2 года назад +2

    Magicii sxb

  • @nasruujacrasaaq7959
    @nasruujacrasaaq7959 2 года назад

    Cabsi cabsi waaye wllhi

  • @saabiriinaxmed1572
    @saabiriinaxmed1572 2 года назад

    Muqaldaada yaa like la dhaafi karabo keep giong pro

  • @HUSKA127
    @HUSKA127 2 года назад

    Walaah i waaxanoon

  • @najmaabdirizaak213
    @najmaabdirizaak213 2 года назад

    Qabta 2aad soo diyaari wllo hore usoco

  • @xafsomohamed863
    @xafsomohamed863 2 года назад

    Captain majid codkaga wan u xiisne kumeh saxibow codkaga wn tabne😙😙😙

  • @takermxmedmuse2441
    @takermxmedmuse2441 2 года назад +1

    Hooyo ax ax

  • @shaaruukhanchannel6629
    @shaaruukhanchannel6629 2 года назад +1

    Kii labaad waaye oo like saaray

  • @updirahmanhajar1896
    @updirahmanhajar1896 2 года назад +1

    Aawey captain maajid maalmahaan

  • @hagigarasbaley2778
    @hagigarasbaley2778 Год назад

    waankaxelay😁😁😁😍😍😍😍😚😘❤💘💝👌

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 2 года назад +1

    Captan guulayzo

  • @nadiifomaxamed9174
    @nadiifomaxamed9174 2 года назад

    Wlhi waa cabsi

  • @faadumoaxmed9281
    @faadumoaxmed9281 2 года назад

    Hi wllo and thanks for

  • @nasramaxamud7515
    @nasramaxamud7515 2 года назад +2

    Goormaa soo gelinee part 2 Time noo sheeg wll

  • @faysalmaxamed1650
    @faysalmaxamed1650 2 года назад +1

    Captain maajidow RUclips kaada filllim kii squid game wu kamaqanyhy pro 🤔🤔

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 2 года назад

    Aaway cap tanmajid maxeytahy cabdixaliim inta uu u imaaday sidan cadaalad ma'ahan

  • @yaxyecabdi2383
    @yaxyecabdi2383 2 года назад +1

    Imika yaa codaynaya filimka majid mise abdi xaliim

  • @MunaCm-rb2rb
    @MunaCm-rb2rb 21 день назад

    Waasaaray soobadi nooh😅😅😅😊

  • @wiildhalad9021
    @wiildhalad9021 2 года назад

    Kkkkkkkkkkk filmkan wlhi markan dawaday dhowr goorba ku cesheday waxana ka baranaysa waalidka sidu ilmihisa ujecel yay

  • @kingboy5828
    @kingboy5828 2 года назад

    Waa kahelay

  • @IbrahimAli-kw9wj
    @IbrahimAli-kw9wj 2 года назад +1

    Plz next part now

  • @aweysmuqtaar1408
    @aweysmuqtaar1408 2 года назад +2

    filim.magCisa pls wll 🥺

  • @samatalissamatalis3871
    @samatalissamatalis3871 2 года назад

    Noo soo badi

  • @jaamacbig8344
    @jaamacbig8344 2 года назад

    Sxb thnks bro ok sxb filimka magacisa iso dir sxb plzz

    • @mhdyaya6812
      @mhdyaya6812 2 года назад

      Wa xasid u ididay anigaba

  • @malyuunali5131
    @malyuunali5131 Год назад +1

    Legend always Legend ❤️🫡🥶

  • @ceynicali9308
    @ceynicali9308 2 года назад

    Walaka waku wataa san nosobade

  • @muscabhirsi1090
    @muscabhirsi1090 2 года назад

    Waa ku wataa sxp

  • @ahmedmohdin5585
    @ahmedmohdin5585 2 года назад

    Captain majid aaway

  • @cabdiqaadircumar8417
    @cabdiqaadircumar8417 2 года назад +1

    wadankaas waka soo tagilaha

  • @abdifitahdahir5910
    @abdifitahdahir5910 Год назад +1

    Soobadi

  • @jamal7268
    @jamal7268 2 года назад +2

    Thank you

  • @maryanjama1397
    @maryanjama1397 2 года назад +1

    Fadlanwalaysa amran😂😂

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 года назад

    Caadi mhn

  • @fatimaibrahim3505
    @fatimaibrahim3505 2 года назад

    Filinka waan wayey magacisa ma ii shegi kertin

    • @qalbiuron5225
      @qalbiuron5225 2 года назад

      a quiet place baa ladhaha ☺️

  • @cumarcsalaan2061
    @cumarcsalaan2061 2 года назад

    Keep going 👌💖❤👑

  • @jawahiribra2651
    @jawahiribra2651 2 года назад

    Captain majid away codkiisa rabnaaye filmka codkiisa iigu socosiiyo wlhi

  • @kamaalpoi9724
    @kamaalpoi9724 2 года назад +1

    Sxp sobadi video shan cml please 🙏

  • @iqlaasabdu1116
    @iqlaasabdu1116 2 года назад +8

    😂😂 ilahow hadalka hanagu dhijin

  • @fahmajemis9248
    @fahmajemis9248 2 года назад

    Codka captain majid waa uxiizay

  • @somaliby857
    @somaliby857 2 года назад

    nio filimada soo dhigtid badankood waan aragnay naga badal filmmaan cusub keen plz codsi waa

  • @amirahashimi7377
    @amirahashimi7377 2 года назад

    Ma jira qof IGA jahil bixinkara wxa uu u dhaho captain Majid 🗣️👉ISKA TAXADARA hh