Alaah ha u naxariisto maxamed siyaad bare dambigiisana ha dhaafo Waxaan ugu ducaynaa qabiil aan la ahay maaha waa soomaalinimo dadkii wadankeenii oo nabada waxbarasho free ah wax ku bartay kuna baraaray aan ka mid ahay Alaah wadankeenii bari samaadkii aan naqaanay iyo ku fiican ha ku soo celiyo caruurta soomaalidaana waxbarasho free ah ha siiyo Aamiin Aamiin
Alaah ha u naxariisto maxamed siyaad bare dambigiisana ha dhaafo
Waxaan ugu ducaynaa qabiil aan la ahay maaha waa soomaalinimo dadkii wadankeenii oo nabada waxbarasho free ah wax ku bartay kuna baraaray aan ka mid ahay
Alaah wadankeenii bari samaadkii aan naqaanay iyo ku fiican ha ku soo celiyo caruurta soomaalidaana waxbarasho free ah ha siiyo Aamiin Aamiin
Masha Allaah Allaahu Akbar Allow idin xifdhi 🕋💎🇸🇴🌺❤️🌸🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴
AUN gresigii soomaaliyeed maxaned siyaad barree
Ahkiiro miya la kaso laabta..
Sotii AFWEYNE JAMACARIIRA TAGAY...
🟢⚪🔴
Ina Abaarsow Jamhariira miyaad tagtay oo aad ku soo aragtay Af Weyne?!
Faqash faqash dhashe
Faqash wa system wll saas ogoow marexaan ma aha