Gabadhu professional journalism ayay muujisay qoodhay iyo xeraday. ma daawan jirin hada ka hor TV ga universal lakin hada wixii ka dambeeya waan daawanayaa, waxaana u haystay dad low standard ah inay wariyayaal ka yihiin. KUDOS TO SAGAL
runtii aad iyo aad ayaan uga helay barnaamijka sida loo duubay mahadaana waxaa leh sagal iyo intii gacan ka siisay. dhanka kale aad ayaan u salaamayaa nuur caraale oo aan aad u jecelahay dhaantooyinkiisa waxaana ka mid ahay taageerayaahiiisa.
Nuur horey uma aqoon, laakiin waxaa ka muuqata in uu yahay qof hammi wayn uleh waxqabadka dalkiisa iyo dadkiisa. waana calaamad aan dad badan lagahelin waxaan kuleeyahay Nuur Hambalyo, una siigudub wax uqabadka kale ee aad kadhawaajisay inaad kuhaminayso so aad uga gudubto suugaanta (fanaannimada). tan kale waraysiga Sagal aad buu ufiicnaa waxaa un dareemayaa inay suaalo shakhsi ah o.o Nuur kuadkaatay in uu kajawaabo ay waydiisay.
Wuxuu ku leeyahay waxaa dhibsada marka aan arko dhalanyaro sameyneyso Wax yaabaha diinta lid ku,ah Aan is weydiine heestiisa Diinta lid kuma ahan miyaa🤔
KALA BAADNO BEERYO WAAYO BARTAY JIIRTO WAN BEEGSADAYE LAYGU BABYO BEER JECLAYATO WAXAA LAGU BEERAY BOGAYGA HUUNO BAAREY BILIC ROOBEY BIDHANTADA WAAN U BUKAYEY WAN KU BOOGSOONEY INDHODEEQ NIN AROOSAY KU EEGTAY AYAN BADANEY EREYGAGA ANFAC IYO ANIGA IGA ROON OMATEED
Still listening 2024❤🎉😢
Islaaaaaaaaam soomaali. Murtida murtiiso yariisEEy. Mashaaaaalah tabaarakalah wadajir muqtishooy
Legend weye Nuur Caraale waa nin hibo leh.
Huno Leylow lagiyo meygu qaban labxada jah🥺🥰
who is listening still in 2023
nice very nice Nuur Caraale
And Very Nice Too Axyaa Wariyad Qurxoon.
Runtii Waan Ka Helay ..
Aaaaaaaaala
Qosolka Iyo Jaleecada Quruxda Badan ..
Xubanahaasag Qoran
Qalbigaygu Raaaaac
Waaa Ereyo Mcn. nuur Caraale ...
Axyaaaaaaa
Fanaaaaan
nuur caraale fanaan jira wlh zxb big respect
They are looking nice both
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah sagal iyo fanaan Nuur caraale iinoolaada waligiin
Heestan 2015 waxan ku dhegasan jiire Dalka Yaman Wakhtika wuu socoda Qarnigan inta Qalanja nool aamina qatay igu qoran Qalbiga
Very nice nuur carale afkada cano lagu qabay huno long life inshallah inaba cadi mahan boqorka dhaanto nin sare boqorka dhaanto
Maxamed abdullahi zaney
Xamdi Maxamed Alla addar jag Halden ala)
Familyyyyyy familiessss systems jiilbajiilba jiilaa la lala
waaaaaaw wan jeclahay nuur carale marku quusla an qancaaa big fans wlle
Wcv
Wtcsoj
Nuur carale ruma ahaanti legend man
Gabadhu professional journalism ayay muujisay qoodhay iyo xeraday. ma daawan jirin hada ka hor TV ga universal lakin hada wixii ka dambeeya waan daawanayaa, waxaana u haystay dad low standard ah inay wariyayaal ka yihiin.
KUDOS TO SAGAL
Masha alaah fanaankeena qaaliga ah alaha noodaysto iah calaa waraysi qatara igadheh
Nuur Caraale ishallah carwadaada mar waan iman:)!!!
2021 yea dawadey
Nuur caraale waa legend cod macaan m.a
nuur caraale big respect
fanan waa nuur caraale maanshaa alaah kaftankaaga ayad wariyaha kudishay
xadiis cali Yare
mashalah nuur carale wa fanan caan ah aad cod qurxoon
Mzaa
M .a Nuur caraale keep going pro
2023😂
Ok. Masha Allah
mansha allah illaah ha xafido waa wiilkii sanadka.
waw eesh calaa fanaan iyo wariye dad sharafle oo aad u qurux badan niceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee loveeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee nogob fanaan nuur caraale
Wow carale nin wyn
waxaan maqli jiray alloow yaa isku beega way isku baahan yihiine
kuwani way kala heleen labadani sidaan u arko i say maansha allaah
mohamed abdullahi zaney
qarnigana inta qalanjo nool dalxidh baan qatay oo iigu qoran qalbiga 30/11/2015
horta imika maanu heesin
Fanan qaali ah alla haku dayo ayaa leeyahay nuur carale lkn nuur waa ku maqanty yarta wariyada kulahaa album inaa ku qadaa uqalantaa loolz
jir oo jooga nur arale
cooood macaan masha allah
2024 🎉❤
runtii aad iyo aad ayaan uga helay barnaamijka sida loo duubay mahadaana waxaa leh sagal iyo intii gacan ka siisay. dhanka kale aad ayaan u salaamayaa nuur caraale oo aan aad u jecelahay dhaantooyinkiisa waxaana ka mid ahay taageerayaahiiisa.
Abdirizak Ibrahim ĺ
Kalaabanee 😇😇
Qosolkiyo jalleecada quruxda badan,xubnahaagan qoran qalbigeeygi raac.axyaa fannaan Nuur Nogob iyo Nugaal godan.
abdi yare
Masha alaah waakufarxsana waraysiga nuur caraale
nor caraale wa fananka qeybta dhantada kaliye wa ninka an ka taagero ale haku desto
Nuuur caraale fanaan qaaliya aad ayan uga helaa codkiisa qaaasatan heeestan si gooni ah ayee ii saaameeysaa allow hanaga qarin fanaankeena
laandhere
kakaakkaakaka noor caraale sagal mustafe xassan ayu jecel yahay ee muu usheegto ayada unbu firinayaa mel kale maba fiirinayo
M.a aad iyo aad ayey uMcanthy🙆🥀🥰
Dantadan ad Yan ujcladhi
Guur caraale rijaal boqorda codka
Qudha iyo Naftaba Qadataye ku qushuucaye xagay kugu qarin jireen
Qarnigeena idil inta Qalanja nool
Shukri ban qatayo igu qoran qalbiga
Huuno qosolkiyo jaleecda qurux badan xubahagan qoran qalbigaygi raac
Qadan wayayo quudki wan kagoye Qays buu idilaye amu Qudha iga jaraa
Huuno qosolkiyo jaleecdan quruxda badan xubanahaga qoran qalbigaygi raac
Love love love mareage babies
iga sooguuxi inan adi ku jeclado weeyaan bu yidhi kkkkkkkkk cadi ma aha waykala helebadani allow isku geey
mohamed abdullahi zaney
cadi maaha nuuur
m.a cadwaahayaa ruun caraale
leyl abdullahi zaney
Aragaaga anfaciyo aniga iiga roon ooma teedka Still watching 2022
heer kale
Hadii jcyl calf noqodo sagal baa ku sygaa
fanaan dheh waan taageeraaa nuur caraale sidu iigu qoslaan kuugu qnacsahay
mohamed abdullahi
abdirahmaan mohamed
Nuur horey uma aqoon, laakiin waxaa ka muuqata in uu yahay qof hammi wayn uleh waxqabadka dalkiisa iyo dadkiisa. waana calaamad aan dad badan lagahelin waxaan kuleeyahay Nuur Hambalyo, una siigudub wax uqabadka kale ee aad kadhawaajisay inaad kuhaminayso so aad uga gudubto suugaanta (fanaannimada). tan kale waraysiga Sagal aad buu ufiicnaa waxaa un dareemayaa inay suaalo shakhsi ah o.o Nuur kuadkaatay in uu kajawaabo ay waydiisay.
haa walaal
Ahmed Jamal
Qorta so dahayo ka hily abwan Nur carele
nuur qoor diisa caadi ma aha
siduu u jabinaayo
2022 🙋♂️
Qureeshtii reer binowhaashin.
Sagal mustafe
Viva nuur caraale
Hido iyodhan kkkkkkk. Hhhhh. Ok ok
Saxiib sare
nice songs
Mohamed farah ismaail nvjgnnfvlkh
W
G
Nuur carale sxp wan kusalaamy hben wacn
Mashallah
naa qosol kiyo jaleecada quruxda badan....nuur c dhaanto lugaynaysa
nuur caadi ma ahan
Ahmed Mohamed
Gabadhu ninku weey wastay
asxan yaa fanan
Mad uu shegatid jacayl kaga qoftan oo kle Lama dhafe ku qabso qoftan
Kala baadno beeryo wayo Bartay jiirto waan beegsadayey
Laygu baabyo waxaan beer jeclaysto waxa lagu beeray bogaygaga
Huuno beeray Bilic raxoy bidhantada wan u bukaayey
Naa bidhantada wan ku boogsooney
Indho deeq nin arooso ku eegtay ayaan badaneyey
Eraygaga aniga anfaca iyo iga roon omateedka
Afmadow eey arag raaxoy amaantada waan akhriyayey
Huuno waan akhriyayey amantada wan akhriyayeey
(Awliyo dhuux
mashaa aallah
Fanan Shidan
cadi ma ahan
Wuxuu ku leeyahay waxaa dhibsada marka aan arko dhalanyaro sameyneyso
Wax yaabaha diinta lid ku,ah
Aan is weydiine heestiisa
Diinta lid kuma ahan miyaa🤔
fanan shida
libaax caraale noolow bro
Warasigan ma ahan warasi jacal ku jiro 2 qof daranka kamuqdo siba gabadan aga
Runbaa ku dhaqi laa hadii sedkayga noqoto inataazi
hhh uu jeclaaday😂😂
istahil mo fool
dhaanta dhaqan baan u leenahay
abdullahi zaney
KALA BAADNO BEERYO WAAYO BARTAY JIIRTO WAN BEEGSADAYE LAYGU BABYO BEER JECLAYATO WAXAA LAGU BEERAY BOGAYGA
HUUNO BAAREY BILIC ROOBEY BIDHANTADA WAAN U BUKAYEY WAN KU BOOGSOONEY
INDHODEEQ NIN AROOSAY KU EEGTAY AYAN BADANEY EREYGAGA ANFAC IYO ANIGA IGA ROON OMATEED
Qatroosliina qiimobadan murwodumaroo dagan fariidad samsamEey facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy iyoiyo Ya yudarayo malintii dumar layga Racay waa ayamihii dumar hEE inbadan layga soo dhawaYstoo kabacdina Yabacdina boqorad princseseseses cadceeddumaroo YariisEey Yartayarta
Nuur carle
dhaanta dhamaan baan u leenahay
👉😫😫😫😫😫😫
ok
Wczoe
Kkkkkk
hhh
mohamed abdullahi zaney
cjb
heestii qali ladan