Heestii Shankaroon Al-fanaan Al Siyaasi Dalxa New Virsion 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2024

Комментарии • 26

  • @bushrakoos589
    @bushrakoos589 5 лет назад +1

    Prof Dalxa waa nin culus tariiqdanah baal dahaba kaga jira Allaha xifdiyo

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 8 лет назад +11

    wwwww axsan pro dalxa ninka siyaasiyiinta ugu dagan ayaan u aqaanaa cidiisa in aan ahay oo amaanaa ha ii maleynaaha yaah ninkan tlhi wan iska jeclhy love

    • @abdullahimohamed6989
      @abdullahimohamed6989 6 лет назад

      Wll dhamaanteen ayaa hal cid ah Soomaali ayaan ahay uma baahnid inaad tafaasiil ka bixiso oraahdaadaa, xor baad u tahay cidaad taageerayso iyo cidaad jeclaanayso, Soomaalinimo wax ka hooseeya ha aqbalin, oraahdaadana hau oran siaad ugu raali galiso kuwo qalbiga ka xanuunsan qofkii wanaagsani wuu fahmayaah ujeedada oraahdaada. Mahadsanid

  • @dacwatual-naasilaaallah8236
    @dacwatual-naasilaaallah8236 7 лет назад +10

    Allah halaga baqo s.w

  • @wadani1718
    @wadani1718 6 лет назад

    Axsan wax garad nabadon aqoonyahan pro, Xildhibaan Mohamed Omar dhalxa nin mug weyn kuleh dalka

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 6 лет назад +3

    Dalxa mxaan jeclhy wllhi waa soomaali dhab ah ilaahow ayaamo noodaa

  • @nimcoismaciil3709
    @nimcoismaciil3709 2 года назад

    Prof dalxa

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 7 лет назад +1

    Duni bilaa fan ahi talow sidey u eekaan laheyd?! Prof Wuu Ku mahadsan yahay sida uu ugu xaragoodo fanka qurux badan.Fanka in la aqoomeeyo ayaan taageersanahay.Fanka ma aha in ay galaan inta nolosha Ka dhacday.Qofku isaga oo dhakhtar Amma Ingineer ah ayuu fannaan noqon karaa.

  • @zoolacadeofficial6589
    @zoolacadeofficial6589 5 лет назад +1

    Hestan sanadi ad maqsho ama adawato wa gorme me.1998

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 6 лет назад +2

    Fananadi haday duqoban xita codkoda isma badalayo kuwa hadana ismaba leh codkoda sabab?

    • @jimcalemohamed3665
      @jimcalemohamed3665 4 года назад

      Kuwa hada jooga waxyar mooye codka computer lagu hagaajiya waana iska keen keen keen codkoda marka maalinba meelbay lamarta

  • @abshirlove196
    @abshirlove196 6 лет назад +2

    heestan micno weyn ayey leedahy cml

  • @sadiqahmed9295
    @sadiqahmed9295 8 лет назад +1

    alow kuddaa waxasaa fanan lagaa dhahaa murti iyo hadal macquul aH

  • @hanadabdikariin2247
    @hanadabdikariin2247 7 лет назад +1

    Axsan fanan pro. Xildhiban dalxa

  • @mohamedhassan5710
    @mohamedhassan5710 6 лет назад +2

    Dalxa adigookale dalkaalaha badiyo

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 8 лет назад +1

    Nabad aa soo carfooso.

  • @maxamednuurcramaan8091
    @maxamednuurcramaan8091 6 лет назад +1

    al prof al siyasi alfanan dalxa waxmalaga qabankaro kan wax kale waaye

    • @zarahshewall7591
      @zarahshewall7591 5 лет назад

      Maasha allaah abwan hadrawi waa markii ugu horaysay uu fananan murte ku heesaya ka hadlo guul pr dalxa qadaren

  • @ar0w025
    @ar0w025 6 лет назад +3

    15 jir

  • @saidjilpo3445
    @saidjilpo3445 8 лет назад +2

    waaa fanaaan qaran

  • @mahdidaysane9039
    @mahdidaysane9039 6 лет назад

    Hhhhhhhhhhh siyaasi heesaa

  • @abdirizaqjimale1084
    @abdirizaqjimale1084 6 лет назад

    yaa dalka wax uqawanayo mas uuliyinta ayaba sidan unikiyaan yaa Allaah soomali adiga umaqan

    • @haruunahmed6741
      @haruunahmed6741 4 года назад

      Pro. Siyasi waliba ku hadla sideed luqadood waliba abwaan mulaxan musigiiste shaado BHD kawata kuliyada beeraha alaha ku xifdiyo sabana badan nolow ugaas