Tani waa xujo uu dul dhigay, faannaantii danbe ee hadda heesa. Hees dhan walba ka dhisan, oo laxankeeda jawaabaha quruxda badan ee muusigga loogu dhisi karo.
@@badrigass4135waar heestan tan iyo maalintii aynu smska halkan isku dhaafsantahay way ii baxaysaa waliba caawa dhadhan iyo maar baan ku hayaa oo ku saxay ina adeer ninkaa khaalid ina haddaad istaqaanaan salaan iga gaadh sii alloow fannaan mullaxam iyo boqorka codka mayahay
Fanan labo mahaa khaalid kaamil wuxu hees way dhaafty 20 jeer kabadan intaan ku ceshtayy
Ama waa iska dhe
Ama waa dhab u hees
Khaalid kaamil waa talent
Fanaan dhaba
Al-fanaan Marka La Leeyahay Waa Sidan Oo Kale. Khaalid Kaamil The Gout 🔥
Who is listening 28/11/2024.!🎻🔥
Legend khaalid kaamil one and only legend.!
Me with my sadness moment😢
Machaaaa allahhh echh cala fanan from Djibouti 🇩🇯
Keep going Indr Khalid kamil
Woof caleek! Walee tani hees waa dhaaftay.❤❤❤
Mucjisa Fanta somaliyed khaalid kaamil
Wow! What a song & something?
Fanaan weeye khalid kaamil heesihiisu ma kala dhacaan wallhi
Madag ma fahmaysaan rer xamar
Wlhi si wacan ayuu heestan usoo saaran Astaan iyo kaamilba
Cajiib khaalid kaamil, Erayada farshaxanka quruxda badana waa mu'alifkii weynaa ee Abw. Mohamed Gallaydh
Tani waa xujo uu dul dhigay, faannaantii danbe ee hadda heesa. Hees dhan walba ka dhisan, oo laxankeeda jawaabaha quruxda badan ee muusigga loogu dhisi karo.
Waaw khaalid kaamil
21/12/2024 Digfeer buu ilaa eekaday AUN❤
Real goat 😢
Sxb waxaad tahay fanan buuxa hore u soco fankana Waxaan Kaga rajaynaya meel sare
Abwaan maxamed galaydh abwaan maskax mug iyo misaan leh baa sameeyay heesta hees kaliya maha e waa gabay
Allah khaaalidoww heesahaaga😢🫶🤍
what a Legend and what a song 😍
Heestan magaceedu waa "Xidigitii Malayka" intaas buu Maxammed Galaydh ii sheegay barigii uu heestan sameyey. Khaalid Kaamil halkeeda ayuu dhigay in badan ayay kaydka ku jirtay heestani.
Maxuu ku fasiray Xidigtii malayka
@@ahmedsakimustafe8054 Xidigtii Malayka & Abwaaan Maxamed Galaydh Somali Inspirations - Intaas RUclips-ka ku qor oo baadh isagoo sharaxaya iyo maansada oo dhamaystiran baad helaysaaye.
Aaaaa wa hees mcn ❤ thnk bro
0:50 Ubax maanka deeqaay marka uu leeyahey Amazing weeyi intaa yari sida uu codka siiqda ah u jiidey una soo gooyey ayaan la cajabey, khaalid kaamil waa digfeerka wakhti xaadirkan, macal masraxa iyo sida uu heesta u jilaayo ayaa mucjiso ah,
Hees Amaan gabadh ah hadaad haybineyso hadaba waa tanee aayar ka bago.
Niyoow intaas bal si qoto dheer u dheex waxaa kuu soo baxaysa in ninkani fanku u baahan yahay ee aanu isagu waxba uga baahneyn
Absolutely anu waxan odhan karaa khaalid kaamil waa foolaad faneed, waliba sida kalsoonidu ku jiro uu masraxa u ruxayo waa mid aan la heli karin,
Aad iyo Aad Wallhi anigana waxa aad i cajabisay marku leeyahay Hooyo mudantidediyo Aabe miigan dhalayey iyo Xidigtii maleykaad intaas ama labada Ton ee kala dheer sidu isugu xidhaayo waa Amazing KHAALID KAAMIL fankiisa Ehel suugaaned uun ba fahmi karee ciyaalkan melaha goat ka la yaaca ma fahmi karaan🔥💯🎤
@@badrigass4135waar heestan tan iyo maalintii aynu smska halkan isku dhaafsantahay way ii baxaysaa waliba caawa dhadhan iyo maar baan ku hayaa oo ku saxay ina adeer ninkaa khaalid ina haddaad istaqaanaan salaan iga gaadh sii alloow fannaan mullaxam iyo boqorka codka mayahay
Walahay amba waan ladhacay sida uu usoo gooyey ubaxmaanka deeqay
Amaan lama odhan karo😂❤
WAAAAAW HEES QAALIYA OO QARAAMI LA MOODO LAXAN, COD IYO MUSIC QAALIYA 3 JEER AYAN DAAWADAY, KHAALID KAAMIL FANNAAN QAALIYA..
Axsan fanaan khaalid
Alfanan Khalid Kamil ❤
Waa yahee no su aal anigu indha waxab kama arko qoraal waa dhib
Midiii loo hamuumee
Maamus ku ababtaay
Masnadii haweenkiyo
Magool diifta reebay
Manka faraq ku yaaliyo
Ubax manka deeqay
Maqaamkii xishoodkee
Lagu wada majeertaay
Makka lala raafiiqoo
Dadnimadu ku milantahay
Maqalkiyo akhlaaqdana
Mahwi looga qirayee
Eshcalaa fanaan khaalid kaamil and his pure talent
boqorkii codka Khaalid Kaamil
Manshllh wll Ruux ka cod mcn ma dhagaysan marwalba heesahaaga wan ku qancaa ✅👏
Golden voice ❤️
Abwaankaygii Maxammad gallaydh waan ku faraxsanahay inaad ugu dambayn maansadii malayka hees ka dhigtay ❤️🙏
Wooooow ❤❤❤❤🎉🎉🎉😢
Staggering waaye really!
Kaamilka fanka
Wow amazing 🎉🎉🎉 👏 🤩 😍 👌
Wow amazing 🎉
Xidigtii malaylaad midabkeedii leedahay Nimcooy.
Asc astaan
Khaalid kaamil 🔝✔️
Allah swc hanacafiyo insha aallah 😅
kamil caadi maaha ninkaan waa tagey wacdale heesta caadi maaha
Cajiiibu cajaa'iiib!
Heestan wuxunba igu leh adigay kugu socota o gacaliyahagiba ku so qaday lkn Wali mu maqal Ayaan u malaynayaa😢😢😢😢
Udir
Wow🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
Ooov❤❤December/6/2024
Hesihii kale waad laraagten nagazoodaya
Waa heestii ugu horaysay arko oon kooras lahayn hhh 😂😂
❤
xidigtii malaykaa midabkeedii leedahay iifasira😮
Xidig qurux badan oo yara casaan ah buu midabkeda ku masaalay
😊😊😊
Heesihii kalena kusoo dhakhsada
Heesti lawada sugayey
war ninku fara taag taag badanaa.
waa iska sidaa markaad academiyad fanka ah soo marin..
jiilkaan dambe carbis bayay u baahanyihiin..
The Real Goat Khaalid Kaamil ka Fanka ❤🎉🎉❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤