حسبي الله ونعم الوكيل انا لله وانا اليه راجعون كل نفس ذائقة الموت. Anigu Wan jabay waxan ku hadal Wan garanwayey marka wala dhimanaya Alle ayana lo labanaya xaqa Alle haynagu toosiyo inshALLAAh
It’s been been so buy all nor you too adjusted Lousy on it so we have no no problematic no problem we will Take you too much hope oopoooooopooioooooiopooioooooooooooioooiioooppoopppoooooooopppoopoopoopooooooppppoopppoppppioppoopoooppoppppipppppppoooppoooopppipoipsm. Hi I have been in my room and my friend had the worst one and my husband has gday ood a
Masha Allah Cimran afsomaliga Waa balaaran yahay ee ereyga ””Qamandhaco ”” u faahfaahi dadka anigu waxaan u maleynayaa inaad ka Wado ”” jiriirico”” Mahadsanid!
Mawliid ibarahimow sidaad u fahantay ma ahan ee waxaa loo soo gudbinayaa in lagu Cibro qaado oo la iska ilaaliyo waxyaabahaas oo kale raga iyo dumarka maanta joogo sidaas u ogow
Oo
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
Qisooyinka maxaad ukala reebta soo dhame kuwi horena dhamaystir
gabadhii ina xareed iy wacad alle qabihii boosaaso horta noo dhamee qaybtii 3aad
Gabadhii ninkeedu dhacay maad dhamayn sxb 3 kusotuur
Haa
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii saraa💖💗
حسبي الله ونعم الوكيل انا لله وانا اليه راجعون كل نفس ذائقة الموت. Anigu Wan jabay waxan ku hadal Wan garanwayey marka wala dhimanaya Alle ayana lo labanaya xaqa Alle haynagu toosiyo inshALLAAh
Galabta hal qof unbaa igahoreeyey LIKE 👍
Bisinkow qisadan Wadnaha ixanuunaayo Walhi 😢
Gabadhaan waa gabar aan muslimad ahayn, suaasho waxay tahay maxaa loogu xiray dharka gabdhaha muslimiinta.
Ileen gabdhaha qaar masibo labo min bey guursatey sifiican bey uraaxeysatey gabadha wey oomaneed masibo wa tan sheydaamad watan
Dagar qabto
Xasbunallah wanicmal wakiil
Masha Allah bro
Asalamu Aleykum jazakallahu kheyr Bro 👋
It’s been been so buy all nor you too adjusted Lousy on it so we have no no problematic no problem we will Take you too much hope oopoooooopooioooooiopooioooooooooooioooiioooppoopppoooooooopppoopoopoopooooooppppoopppoppppioppoopoooppoppppipppppppoooppoooopppipoipsm. Hi I have been in my room and my friend had the worst one and my husband has gday ood a
Qiso taa u eg baan u soo joogay 2019kii
Asc wll cimran qisadi hore dhamystr wll adbad uu mahf sthy
Walaalkay baarliin waxaan ku leeyay khayr ka faafi inta aad faafinayso naag sinaysatay oo aad doonayso inaad ka hesho inyar oo lacag ah oo aakhiro xujo iyo cadaab kugu noqota walaal waxaa kaa muuqda in aad tahay qof khayr leh ee khayrka ku dadaal illaahay haynoo naxariisto
Waa talo fiican
Lkn waa cibra qaadasho waxa laynoogu soo gudbiyay
Sxb fadlan sheekadii hore dhamays tir
noogu soo dhakhso part 2 cimraanow
Mowlid ibaraahim sina ahan naloogu sheegi mayee kafiirso waye sheekadu yay kudhicine
Cumranow aadey qisadi gabdhii ninku dhacey maad no dhameysir maxad nogu saqiir suujinesa
Gabadha labada Nin isku guursaneysa ayaaba shaydaamad ah
masha alaaaaaah Mami wcs xafidullaaahi
Shekadan cimranow hada xaqiiq miyey thy aduunka wx walba wuu kadhacaye
Siday caqliga u gali kartaa waxan oo dhan waa yaab
asc cimrn sheekoyinki hore maxad u soo dhamayn wayday
Bisinka intaanan dhagaysan baanba yaabay
Family.
Nunsesesesesee execusemeeee, oori iyo saygeed xaasadiis yarta raadiya.khatraaaaaaycaday bahbahbahartan.5
Shekadan
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
Masha Allah Cimran afsomaliga Waa balaaran yahay ee ereyga ””Qamandhaco ”” u faahfaahi dadka anigu waxaan u maleynayaa inaad ka Wado ”” jiriirico”” Mahadsanid!
Jiriirico
Shoodhawaaw cimraan 🇸🇴
Cimraanoow wax Surwaal gaabsada oo dhan waa khawaarij Al takfiir waana calaamad uu noo sheegay Suubanihii (NNKH) waxaana wehliya calaamado kale oo la socda surwaalka gaaban. Ee Cimraanoow sida iiga kaa muuqata dadkaan ma taqaanid ee si aad u fahamto Khawaarijta raadi xadiithyada ka sheekeynaya Khawaarijta haboowsan
iimaanlaan ba hysay
Gabarsy ninkaaga hadii wi rabo inuu guursado cidna kama celin garo. Niman waxaa jiraa aan hal habeen gurigiisa ka dhaxin hadana ilmo xaas leyahay malintii ayuu qaraabta
Ciwaanka baan arkay waxan oo kale wakhti laguna lumiyo waa dhaqan xumo
Subxaanalah taas labaduba CID qabto majirto qudba siro xalal maha waa xaaran
labada nin kan horeeyey ayaa qaba oo reerkiidhalay kula xididay
DHAQAN XUMADA KALATAG UMADA
Whli wan kaheley hhhhh
Salam
Bartaan and iga dheeganaysaan?
No waa
Bartaan aad iga dhèehanaysaan
Subxaanallah
Wcs wrb
Mawliid ibarahimow sidaad u fahantay ma ahan ee waxaa loo soo gudbinayaa in lagu Cibro qaado oo la iska ilaaliyo waxyaabahaas oo kale raga iyo dumarka maanta joogo sidaas u ogow
Qisadii hore sxb naga sooo tuur
Asc wali hahaha
Cibaara anangaa aragney war heedhe Anu Waxan garan waayay shiikh markaad maqasho sababtaa ku caydo
Waxn natiri aabeheduu kadoontay waxana leedahay waa qodba siro bal kaaya isku qabadsii
Waa laba nin midna gabadha aabaheed buu ka doontay midna qudbasiro ayuu ku guursaday waa arin yaqyaqsi
Araybelaayo badanaaa
Ascww walal wan ku salamay walaal shaha midigta ku cab wa in wax cunka midigta lagu cunee
Ascww walal shaha midigta ku cab barakadu midigtay ku jirta e
Waxan 00 been ah iskadaa wax faaiido leh sheeg aakhiro waa lais wadiin dadkaana ha ku mashquulinin waxad ahayd wadaad shaydhaan iska naar waalo waa iga waano
Subxanallah. So Disgusting
Jaahilnimo subxanslaha
Soo dhww
No no that is not right
Kani waa beena waas wax aan macquul ahayn buu ka hadla
Cantrobaqash.yarta faraxsan fariidaaaay.dumaryaaashaaay.kalacayncaynbacayn.aqoonlaawe wareersan.exusemee5.