DEG DEG AH;-Odayaasha Abgaal Oo Caawa Dagala Ku Dhawaaqay Iyo Xawaadle Iyo Xasan Sheek Oo Digniin Lo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 48

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 18 дней назад +3

    Hawiyoow maad xasan dalkan ka qabataan

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 18 дней назад +2

    Dawlad nimada ad sheegaysi aaway matan meel walba dabka gelisa Dawlad ah amus doqon

  • @Abdullahjama-g8n
    @Abdullahjama-g8n 18 дней назад +1

    WAXAAD XAQ U LAHEYDEEN IN ILAA AAD KABAHA AFKA KU QAADAAN MID LAXIRO MID LADILO IYO LA DHACO LA IDIN KA DHIGO AYEY AHEYD DOWLAD AYAAD LEYSEEN OGAADA.

  • @JamalMohamed-j5j
    @JamalMohamed-j5j 18 дней назад +1

    Odayashaan iyo kuwa lamid kaa meel ee jogaan somalia oo madaxa laga gurin, walee ineysan nabad la arkeynin. Sida alshabaab loola diriro ilee waa lamid.😢😢😢😢

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm 18 дней назад +1

    Dagaal.oog.

  • @Abdullahjama-g8n
    @Abdullahjama-g8n 18 дней назад +1

    ADEER QABIIL ISMA LEYN EE DOWLAD AYAAD LEYSEEN.QABIIL ARIN U TAAL MA AHA.

  • @janira7480
    @janira7480 17 дней назад

    Xawadle waligod ay harti Abgal laynjiren siibo Burale AMuse ilahey hala sosaro Xawa Burale 7wiil olagadilay ay uqaylinayan 1900 Aydilayan Abgal ilahey hala sosaro dhiigas Xawadlow leda 😉😉😉

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 дней назад +1

    Waakaa cirroolihi Abgaale,
    Laga sugayey caymada,
    Raggii ciidamada cunay,
    Laga sugayey keenaan,
    Iyagaaba cabasha ah ????
    Waa yaab !

    • @SadioHusein
      @SadioHusein 18 дней назад

      Maxaa dhexdhaxaadina hadaad soo qabataan dadkii dhibka geystay waa hagaag hadaadan keenin xawaadle waxuu xaq u leeyahay iney isaga baxaan sababtoo ah kuwa ay dalka ka difaacayaan iyo kuwa ayaga dilaya waa isku mid sabab ay usii dagaalamaan ayaanba jirin

  • @maryanxasan8706
    @maryanxasan8706 18 дней назад

    Warka badan iskadhaafa dad ciidanka jarjaray iska soosaara

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 18 дней назад

    Mala hanjabaayaa mise waa la tacsiyeen ?

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 18 дней назад

    Tuug ilaahay kafurtay ciidan dawladdeed baad layseen weliba kuwi idinka idinka ilaaliyey alshabaab madaxa halaydinka guro Soomaali haday Abgaal caqli kasugaysay haku quusteen

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 18 дней назад +1

    WLHY WAXAAN WAA CAWAAN MEESHII AY KA TACSIYEEN LAHAAYEEN AYEY WELIBA INDHO ADEEGOODA SIDAAN OOKALE U HADLAYAAN SUBXAAN ALLAH

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 18 дней назад

      Caawanta caqligeedu waa sidaas. Waxay aheyd iney dhahaan waan ka xunahay wixi dhacay waxaana ka qeyb qaadaneynaa sidi loo soo qaban lahaa waa dadki dilkaas geystey. Kuwooda ugu caqli badan uguna cilmi badan waa Sheekh Shariif iyo Xassan Sheekh Maxaamud oo caqligoodu yahay munaafiqnimo, boob iyo bililiqo iyo maxaan dhacnaa. Hadalkan waa gardarro garab og. Xitaa Sheekh Sheerif oo weli rabaa inuu noqdo MW ma dhihin ha la soo qabto dadkaas dambilayaasha. Abgaal iyo HG 35 sano ayey dhac iyo boob ka iyo isbaaro ku shaqeysaanaayeen tiibey weli raadinaayaan.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 18 дней назад

    Dadkan noocan ah baa laga filayaa inay xasan dal xaraashe oo abgaal ah dalka ka qabtaan

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 дней назад

    Raggii laga sugayey,
    Inay keenaan,
    Yeydii ciidanka cuntay,
    Iyagii ayaaba dacwa ah.
    Sow yaab maaha.

    • @SadioHusein
      @SadioHusein 18 дней назад

      Cajiib caqligoodu waa intaas dad nabad raadiyaa la arki jiray intey dhib geysteen ayey sii goodinayaan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 18 дней назад

    Hubka hadii laga dhigo soo idinka ma xasuuqeysaan bal ninkan labaad ee ila daawada wuxuu ku hadlaayo cajiib

  • @mahamedgure8066
    @mahamedgure8066 18 дней назад

    Ciidanka soo kaa laayseen gunyahay gunta dhashe

  • @cabdiqaniosman9515
    @cabdiqaniosman9515 17 дней назад

    2024 waxa uu ku dhamaaday dhigay umada soomaliyeed oo dixanaya labadii darisaba sida
    Abgaal/xawaadle 2.raxan wayn/hawiye 3.dawlada /jubaland 4.mareexan/dhinacyo badan Juba, galguduud oo ay isdilayaa dir saleebaan salad iyo cayr 5.leelkase /salacad 6.puntlaan /alshabaab 7.dhulbahante/isaaq 8.warsangali/isaaq 9.liyuuboolis/isaaq 10.samaroon/isaaq ciise/isaaq
    Somaliyeey ilaahay kabaqa kubaaqa nabad dib isu cafin 2025 hanoqdo sanadkii midnimada somaliya iyo horumarka.

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 18 дней назад

    Asc adeer soo qabta wiilasha qaranka ka difaacayey cadowga ragii dilay idinka ayaa la rabaa in aa soo qabqabataan kuwaas waxuushtaa idinkana waxba idin tarimaayaan sidaas ayaa lagu kala bad baadi karaa

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 18 дней назад

    Algal manta idinkaamadax ah dadka waxkasta inta ad awòdan xaliya

  • @anabali1926
    @anabali1926 18 дней назад

    Calaacalka jooji maxaad ranteen aad disho kuna ilaaliyo,iska celi shabaab.

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 18 дней назад

    Heshiya oo dowlada ad shegaysan
    iad iska ridan idinka modaya in ay wax initarayso Abgalow somali
    Way isku babise ika qabta gurgurte idinka kuhaya haday run iniga tahay

  • @abdirahimelmi2921
    @abdirahimelmi2921 18 дней назад

    Aaway kuwii laayay dhalin yaradii, mad soodhibtaan ama shegtan meshay aadeen, si uusan dhibkale udhicin Aaway odayaashii dhaqanka war alle kabaqa haqarinina dambiilayaasha

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 18 дней назад

    War habaryjna sidi caydiid jajusin xawadle u baahanyihin waa in laruqseya qabiilistayasha jawaasis weeye. Abgal hada tihin dhulkiina ha u golanina gododkooda ha u noqdaan bye

    • @SadioHusein
      @SadioHusein 18 дней назад

      Sabab la idiin difaaco ayaanba jirin kuwa lala dagaalamaayo iyo adinku isku mid ayaa tihiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 18 дней назад

    Kuwani xitaa ma oran karaan sorry 😔 xitaa jaahilnimo xumaa

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 18 дней назад

    Asc viva7up sax sax sax

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 18 дней назад +1

    Basiinaa lagushubowhaya been weynaa wiilasha lamaxabaalayo ilaa lasooqabto kuwii diley ooladilo kadibna lalaxabaalo

    • @SadioHusein
      @SadioHusein 18 дней назад

      Sax in dalka la difaaco ayaga ayaa hortaagan oo wada alshabaab ah oo dadka gadaal ka leynayo caqligooda waxuu u sheegay iney wiilal yar yar laayaan hadana saas u hadlaan laga yeeli maayo

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 17 дней назад

      @SadioHusein aniga waxey ilatahey nimankii argagixisada ahaa ayaa shaati agoonyar gashtey oo wiilasha diley fiiri qaabka loodiley indhaha lagaxirey kadibna waalataagtey waa dhaqan shabaab sidaas darteed fitno kale yaan lakicinin nimanka oo kujiro gudoomiyaha c/baraf halala xabaalo wiilasha xawaadle

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm 18 дней назад

    Iska.aamus.dadkaa.dhishay.

    • @AliSamatar-ht9sm
      @AliSamatar-ht9sm 18 дней назад

      Ciidankii.adaa.laayey.adaa.soo.naqnaqay.dulunkii.haduu.cadaaday.

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 18 дней назад

    kkkkkkkkk L 😂 L kkkkkkkkkk mugan Mahan mugan Mahan unukaa unukaa unukaa kkkkkk😂😂😂 dameero haah🦓haah gunguni dhashay oo akhasunaasiin ibnu akhasunaasiin xaarka xajista dameeralayeey

    • @اممحمد-ج8ط6ظ
      @اممحمد-ج8ط6ظ 18 дней назад

      ABGAL WAA KII KU WASI JIRAY HADANA WAA LAGUU HAAYAA CAAR KU DILA ADIGA IYO DHILA KASTOO MAKARAFOON WADATA WALLAAHI WEBIGAA LAGUGU DARAYAA AMXAARADII KU GARCATAY WASE. TABAR YAR SIXIROOW AWOOD IYO QURAAN BAA LEYSKAGA KAA QABAN JIRAY HADANA LEYSKAGA KAA QABANAYAA WACALO LAMA DHAQAALEEYO WAAYO MA DAAHIRSAMO DOOFAARKU😮

    • @abaadirjecliyaa5114
      @abaadirjecliyaa5114 17 дней назад

      Dameer dameer dhalay oo gun ah oo ragiyo rabiba aqoonin baad tihiin laakiin xabad iyo maar in la idin cabsiiyaad dad wanaagsan ku noqotaan waayo dameerka hadii rarkii la saari jiray laga nasiyo xaar buu meel walbaba ku firdhiyaa ee aan rumta idiin sheegee mooryaantii askartii doowllada ee dhulkiina shabaab ka xoreeynayey dilay keena ama baqbaqdaan meelaha la fadhiya 😂😂 ​@@اممحمد-ج8ط6ظ