Arkuwaanaa Maalintooda Caadiga | Real Life Camera Team27 Kaftan & Iskajafoow | Ep4

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июл 2024
  • #arimaheena #team27 #reallifecamera
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,289,534 subscribers
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 13 дней назад +357

    Armaan waa camera man plz RUclipsr haloo furo😂

    • @Najma-cr2dy
      @Najma-cr2dy 13 дней назад +1

      .marabo sababtoo ah mar horaa loo furi lahaa asad bee walalo yihiin

    • @Supr93
      @Supr93 7 дней назад

      family he tipped off the so happy lady😂

    • @user-kh5cu7gy4w
      @user-kh5cu7gy4w 5 дней назад

      ​@@Najma-cr2dysaa ma asaga ku raba 7+7

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 13 дней назад +565

    Waji malihid soo badi Arimaheena inta xan jacel like Heyga ilowin 😂

    • @Sowda7661
      @Sowda7661 13 дней назад +2

      😂😂

    • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
      @IsmaaciilAwuukar-xm2me 13 дней назад +2

      😂😂😂😂😂 nagadami

    • @fartunfarta8924
      @fartunfarta8924 13 дней назад

      Nyaa Koko mxaa ugu qaraawne adi 😂😂

    • @dhekisade
      @dhekisade 13 дней назад +1

      Kooko wn ku taageeraa

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 13 дней назад

      @@fartunfarta8924 qofka uu yahay magaran kartid inay iyadu thy waa suurta gal.don’t judge the book by its cover.

  • @XikmoXikmo
    @XikmoXikmo 13 дней назад +63

    Naga dami kulahaa waligiin dhibsada anaga waxana ku heysanaa xanta 😂😂

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 12 дней назад +17

    Mash allh wllhi asad hagio waa qaalbi wank allow cafimat taam haku siiyo dambi dhaaf allh haka dhigo insha allh inaa socoto ayaa rajyna asad hagio aan uduceyno asigo wil yar ayuu time 27 dhan masuul ka yahy allow cimri dheri iyo cafimat allh Haku siiyo asad

  • @hassankafihaype491
    @hassankafihaype491 13 дней назад +188

    Armaan RUclips furo one day 100k

    • @abdirahmanhurre9023
      @abdirahmanhurre9023 13 дней назад +7

      200k score samia inuu jebiyaa larabaaa

    • @Ahmedshakataa10
      @Ahmedshakataa10 13 дней назад +3

      Adi maxa faido kuga jiro marka xoole 😅

    • @abdirizakali766
      @abdirizakali766 13 дней назад +1

      ​@@Ahmedshakataa10 nio runta u sheegtay 😂😂 muxu Ka faa,idayaa

  • @user-fq1bd8nj1s
    @user-fq1bd8nj1s 13 дней назад +315

    Arimaheena arman RUclips ufur 1 day 200k ku garsinena😢😢

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 13 дней назад +15

    Haaa arman and Aimk 2days half million subscribers diyaar channelka ugu shidan ayu noqneyaa ❤❤❤ yaa ila qaba

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun 13 дней назад +28

    Armaan haduu furto one day haf million naga filo adugu fure lees

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 13 дней назад +230

    Inta kufaraxday daqiiqadaha muqalka oo dheer ismujiya hee 😢😅❤

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 13 дней назад +170

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @0907vfdsdh
    @0907vfdsdh 13 дней назад +17

    Arimaheena plz armaan youTube haloo furo 1day 200k waabalan😢

  • @Ashraf22-x2w
    @Ashraf22-x2w 13 дней назад +13

    Ilaaa goormee kacarareesaa saliga nabiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Eragatoo
    @Eragatoo 13 дней назад +136

    Inta xan lee udaawada real live camerada like ii saara😂❤

    • @AasiyaClrisaaq
      @AasiyaClrisaaq 13 дней назад +1

      Lkn waxaba mute galiyaan

    • @AasiyaClrisaaq
      @AasiyaClrisaaq 13 дней назад

      Lkn waxaba mute galiyaan

    • @Eragatoo
      @Eragatoo 13 дней назад +1

      @@AasiyaClrisaaq soo mha uff 😂😂

    • @user-ko1yr8kp2i
      @user-ko1yr8kp2i 13 дней назад +1

      Kooko maxa ka qaldan arman cadi ula dagalsantahay marku arkaba wajigeda xanaq video giina wala jaray 😢😂

    • @Eragatoo
      @Eragatoo 13 дней назад +1

      @@user-ko1yr8kp2i energi ma haaayee tidhi wey dalan thy aa u maleena miskinta😌😂

  • @MaxamedAweys-mz8jj
    @MaxamedAweys-mz8jj 13 дней назад +156

    Wll kusali nabigeena muxamed scw scw scw scw ❤like one❤

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji 13 дней назад +19

    Arman hala mashquuliyo dadkii ayuu ku mashquulee RUclips haloo furo

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun 13 дней назад +14

    Hada kadib armaan u wakiiil meel kasta wuu.galaaa❤❤❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 13 дней назад +80

    Azad io koko habenaky RUclips ka maqan yihin wax waali ah be kenan

  • @Eragatoo
    @Eragatoo 13 дней назад +107

    Arimaheenaaaaa 30 daqiiqo hadda kadib ka soo dhig😂😂🫶

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 13 дней назад +5

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤❤

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 13 дней назад +9

    Arman youtube furo 1 malin 300k inshallah team 27wax walba kafilo ❤🎉😂

  • @safianor7614
    @safianor7614 13 дней назад +96

    Waa wreey arimaheena runtaa kugu jeclnhny hdaan nhny team 27 frxd ku noolaada yqy😅❤❤

  • @MohametttSalmaan
    @MohametttSalmaan 13 дней назад +87

    Wllshy ayaa iga xanun San igu soo duceeya wllyal 40 qof ducadooda waa la aqbala

  • @FadumaJamac
    @FadumaJamac 13 дней назад +8

    Arman welcome to youtube 😊😊

  • @hamseahmed6172
    @hamseahmed6172 13 дней назад +4

    Armaan welcome to RUclips

  • @user-bi3um3um6k
    @user-bi3um3um6k 13 дней назад +42

    Armaan RUclips furta adiyo Iamk plzzzzzzz 1day 200k😊

  • @Nadraabdul.
    @Nadraabdul. 13 дней назад +61

    Arimahena qatar waye wallhi real life camera noso badi❤😂

  • @AyuushPea
    @AyuushPea 13 дней назад +6

    Arimaheena real life wan ku heysana 😭😂 ayada lee soodob
    Inta igu raacsan😂 Like 👍 ❤

  • @ifraahifka292
    @ifraahifka292 12 дней назад +3

    samiya ugu fcn inta mesha jogto side i shaqeyneso masha allah kiki iyo asad marki laga reebo inta kale wey iska ciyarayaan

  • @user-rx9wb5ft3w
    @user-rx9wb5ft3w 13 дней назад +42

    Inta jecel in kamrad maalin kasta armaan lo dhiibo like saara

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 13 дней назад +273

    Team xan like 😂😂😂

  • @abdramanmahamud6355
    @abdramanmahamud6355 13 дней назад +3

    Arimaheena pls barnaamijka luuqadaha ku soo samey canab pls next video ka soo dhig 😅😅😅

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 13 дней назад +9

    yaa ila arkay arman Inu ladan ka helay😂

  • @AbuuBushra
    @AbuuBushra 13 дней назад +59

    Armaan you tube furo plz 😢❤

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i 13 дней назад +44

    Si an khayr iyo ajar uhelno aan wada duceysano ❤🤲🤲

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 13 дней назад

    Waw mahadsanid arimaheena sanlenogubadi daqiiqadaha guleyso abowe mcn❤❤❤❤❤

  • @aisholayloyussufelmi9167
    @aisholayloyussufelmi9167 13 дней назад +78

    Armaan RUclipsrs noqo inta igu raacsan🙌🏻

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 13 дней назад +37

    INTA RABTA INUU ARMAAN INUU RUclips FURTO❤😂

  • @warkaawdal5854
    @warkaawdal5854 8 дней назад

    Arimaheena RUclips ha furto 1day 200k🎉😊

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 11 дней назад +1

    Guriga Team27 wuu shidan yahey Masha Allah

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 13 дней назад +48

    TEAM 27 isn't Easy yaqay ❤❤dadka social media Nagu Haayo teamkeena hore u SOcda yaqay ❤❤ kabox kabox kabox Arimaheena 🎉

  • @user-eq9xo4hn2e
    @user-eq9xo4hn2e 13 дней назад +110

    Waxaa sugnaba waa video ka caawa ee asad❤😂😂😂

    • @user-jy8ie5zn1p
      @user-jy8ie5zn1p 13 дней назад +3

      Video kalakacsan buu noqonayaa maadaama guri kale loo kireyey😂😂

    • @sundusqaloombi-fd4wm
      @sundusqaloombi-fd4wm 13 дней назад +4

      Isaga vedio yada wuu kala reebtaa hbeen dambe sug midkaan 😂😂😂 gurigaana hada kahor amiiraa soo duuptay snapka

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 13 дней назад +1

      ​@@sundusqaloombi-fd4wm ala kii miyaa 😅😅

    • @MssaYaaniita143
      @MssaYaaniita143 13 дней назад +1

      Can,t wait

    • @LuulCali-zz8to
      @LuulCali-zz8to 13 дней назад

      Maxa kadhicirabo

  • @inantadhulbahante4979
    @inantadhulbahante4979 12 дней назад +1

    ArMaNa welcome to the RUclips ❤😮

  • @Abdijaliilxuseen
    @Abdijaliilxuseen 13 дней назад +6

    Arman welcome to The RUclips

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 13 дней назад +42

    Arimhena wuunala shqeynayaa wlhi❤2m comn soon sida kuwad arimheena

  • @SahroMaxamuud-bk7nu
    @SahroMaxamuud-bk7nu 13 дней назад +28

    Wll kusali Nabi muxamed ❤

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 13 дней назад +5

    Armaan is here❤ Arman Hadi lo duro RUclips 2 days in 300k la gaadhsiinaya😂😂

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 13 дней назад +4

    Asad miyaa video another level ah soo wado caaawa

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 13 дней назад +43

    I can’t wait video ga caawa Asad waxba soo socda ❤❤😂

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 13 дней назад +60

    Wll adiga iyo walidkaga ilahy janada haidinkubishareyo Amiiin wll isoboqo plz

  • @FaadumaCabdi-ik4bb
    @FaadumaCabdi-ik4bb 12 дней назад +1

    Welcome to RUclips arman

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 13 дней назад +9

    Dhagahaad naxanuujiseen sicamal ama caadi halayku qarxiyo ama nagadaaya waxanoo dhiiqdhiiqa

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e 13 дней назад +22

    Naaaso baadi wn ku haysaaan arimaaahn noow hada mawantahayaa waa armaaaan 😂❤❤ armaan youtube haal fuuuro🎉🎉

  • @user-jg7cv9yr5d
    @user-jg7cv9yr5d 13 дней назад +36

    ArMan RUclips yaan loo furin wuu na waalaaye 😂😂

  • @maryamaali5397
    @maryamaali5397 13 дней назад +3

    Armaan your tube halo furo 1 200k gaareysaa🎉

  • @hanadpoi13
    @hanadpoi13 13 дней назад +1

    Welcome to RUclips

  • @azaamteamofficial2893
    @azaamteamofficial2893 13 дней назад +19

    First comment ARIMahena big 💕 love

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 13 дней назад +19

    Inta igu racsan Dhalashda Cumerkoo in lagu dhigi rabo meshas salamm😂😂👋🏻

  • @aminaahmed8186
    @aminaahmed8186 13 дней назад +1

    Arman welcome to RUclips

  • @Sumayasuusu7
    @Sumayasuusu7 10 дней назад +1

    Arman youtube furo one day 200k ku gu gaarsiineenaa🎉❤

  • @maankacade828
    @maankacade828 13 дней назад +25

    Team arimaheena like ❤

  • @LiibaanAxmed-so4ty
    @LiibaanAxmed-so4ty 13 дней назад +9

    Armaan welcome to youtube

  • @Hanaan_Mohamed
    @Hanaan_Mohamed 13 дней назад +6

    Arimaheena shaqo fcn noo haysaa hdaa reer comment nahay hda kadibna ha joojinin 😂😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 13 дней назад +15

    Armaan RUclips haloofuro one day 200k❤❤

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 13 дней назад +20

    Arimahena wll qimo badan hore uzoco ❤❤

  • @asad_hagio_2749
    @asad_hagio_2749 13 дней назад +4

    Welcome armaan to you tube

  • @SalmaanKuseysi
    @SalmaanKuseysi 13 дней назад +6

    Kanaalka asad waxa soo socda iyo webiga yaa weyn❤✌️

  • @mohammedfaarax6215
    @mohammedfaarax6215 13 дней назад +11

    Arman welcome to youtube

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan8267 13 дней назад +18

    armaan youtube furo talent leedahy

  • @user-yr4wu2tv6d
    @user-yr4wu2tv6d 11 дней назад +1

    yes ufura armaan iyo imk yutub halmaalin 1m lagadhsiinayaa ❤❤😂😂

  • @SahraMaxamuud-f4l
    @SahraMaxamuud-f4l 7 дней назад

    Arman welcome to youtub👑

  • @munizaali248
    @munizaali248 13 дней назад +5

    Armaan welcome to youtub ❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 13 дней назад +16

    Team koko like 👍

  • @anasMire
    @anasMire 12 дней назад +1

    team arimaheena one love❤

  • @naimamohamedomar6883
    @naimamohamedomar6883 13 дней назад +7

    Dhalashaan waxaan umaleynaa in cumayr loo diyaarinoyo dhalasho big faaaaaaan 🎉🎂🤌🏻❤️

  • @zashachannel
    @zashachannel 13 дней назад +13

    Yaa ila arkay armaan xazaazi inuu u cod ekyahay😂

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 13 дней назад +9

    Armaan welcome to you tube

  • @Shaaftoo
    @Shaaftoo 13 дней назад

    Welcome to youtube

  • @MuscabAxmed-qb2ck
    @MuscabAxmed-qb2ck 13 дней назад +1

    Armaaan new score 1 dy 200k❤🎉

  • @XamseCaraale
    @XamseCaraale 13 дней назад +17

    Labadaa nin youtubeka asagiisa ayaa toosh ku raadinooya IMK IYO ARMAANKO (( ZXPOW XEERKA RAGA *FIRQADIISA 26 *
    *QODOBKA 2*
    WUXUU SHEEGAYAAA INAAN IDIN SOO DHAWAYNO)))

  • @YaasmiinGabay
    @YaasmiinGabay 13 дней назад +15

    Armaan yutub furo Aboowe macaan 😊😊😊❤❤

  • @Mustafe-hk9py
    @Mustafe-hk9py 11 дней назад

    Armam welcome to youtube

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 13 дней назад +2

    Ilaahow ogaadenìmo iGu DiL ❤ 🤲🏼

  • @user-mt4lc5sl8c
    @user-mt4lc5sl8c 13 дней назад +17

    Teem arimaheena like 👍

  • @KhadarCabdi-nl3vu
    @KhadarCabdi-nl3vu 13 дней назад +3

    Armaan yuutubfuro❤❤❤🎉🎉 1 day 100k

  • @mohafarah8517
    @mohafarah8517 13 дней назад

    Armaan youtube furo day 500k i.a we are team 27❤❤

  • @maxamedcabdiofficial4571
    @maxamedcabdiofficial4571 13 дней назад +16

    Inta iga dampeysa love saara😂❤

  • @user-bu8ql5uo7f
    @user-bu8ql5uo7f 13 дней назад +11

    Wlhi imk inan is ogaynbaa lamoodaa youtube furo armaan

  • @boqoradainaxasan1335
    @boqoradainaxasan1335 12 дней назад

    Waan ku heystaa live camera ❤❤❤

  • @sayid5352
    @sayid5352 13 дней назад +8

    cuntda xafada si walbo ushidan tahay mida suqa inta kajecel😂

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 13 дней назад +8

    Kooookadeyda❤🎉

  • @user-qu2ls8le6x
    @user-qu2ls8le6x 13 дней назад

    Armaan welcome back ❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 13 дней назад +10

    Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga ❤😢

  • @SamiaAHMED-j8h
    @SamiaAHMED-j8h 13 дней назад +7

    Armaaan ha loo furo you tube ❤❤❤😂

  • @ikraammuse6030
    @ikraammuse6030 13 дней назад +3

    Arimahena soo badi waku hesana😂😂❤

  • @MaxammedmaxammudNuur
    @MaxammedmaxammudNuur 10 дней назад

    Soo badio armaheena

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 13 дней назад +7

    Illahbaan idinku dhaarshe 2k I gaadhsiya 😢😢😢

  • @gamer-il2lt
    @gamer-il2lt 13 дней назад +12

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo

  • @user-mv9ku5ib8z
    @user-mv9ku5ib8z 13 дней назад +2

    Ariimaheena hadii ay tahay real life codadka qaar ha xidhin

  • @habsoshire4503
    @habsoshire4503 13 дней назад

    My favorite team 27 ❤❤❤

  • @user-zi8wp5wp4u
    @user-zi8wp5wp4u 13 дней назад +4

    Waa naga soo daahisay 😂xale aaba sugeynay zxp 😂😂