LA SAAXIIB CARUURTAADA | TARBIYADA CARUURTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 янв 2025

Комментарии • 21

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 19 дней назад +1

    Wlalayalow gabadhaan haloqado kor wax fcnbay sogudbisaa ..Allah barakeeyo ayada iyo rerkedabo

  • @aichahassan9284
    @aichahassan9284 19 дней назад

    Jazakallah kheir huno

  • @xalimaaliibra9124
    @xalimaaliibra9124 11 дней назад

    Masha Allah Allah yaxfadka

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 13 дней назад

    Masha Allaah❤ ukhtii shukran

  • @nasramchannal
    @nasramchannal 19 дней назад

    Masha allah qali wamhdsnthy

  • @AbdikadirfarhanHarrole
    @AbdikadirfarhanHarrole 19 дней назад

    M.a thanks

  • @UmuabrarUmuabrar
    @UmuabrarUmuabrar 19 дней назад

    Mashaa allh jazaakillahu khayr abaayo

  • @Somalionlineclinic406
    @Somalionlineclinic406 19 дней назад +1

    Masha allah

  • @IsraJama-jl5sf
    @IsraJama-jl5sf 19 дней назад

    Mahadsanid abyo walhi waxa badan ayaan sugayay video gaan shugran shugran

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 19 дней назад +1

    wll ifkay aniga cunug yar i jogta tunjigi kukari la ah maxan sameya

  • @RaaxoOdowaa
    @RaaxoOdowaa 19 дней назад

    Abaayo waad ku mahadsantahay ilahay haku barajeyo waxan heystaa 2 caruur mid 2 jir iyo mid 9 bil jira midka 2 jirka waa madax aday yahay wax ma maqlayo noloshenana jadwal malaha meeshuu aan wax ka bilabi lahaa ayaan la ahay. Icaawi abaayo inteen ka bilaba 😢

    • @nasrahassan1540
      @nasrahassan1540 16 дней назад

      Abaayo wuu yaryahay waa xiligii ay moodaan in uu asaga wax walba qaban karo, sida anigaa sameyn karo adiga maya, iyo madax adeeg laakiin waxan kula dardaarmayaa hadaa joogto qurbaha ilmaha tvga ka ilaali walba youbka, maxaa yeelay ilmaha ma qaadi karo maskaxdooda dhaawac ayuu na u geysankara, u daar 30 ilaa hal saac maalinti progaramka caruurta ee wadanka joogta soodayaan

  • @SucaadMaxamed-w4j
    @SucaadMaxamed-w4j 19 дней назад

    Ifrahdayda❤

    • @Ifrah.Moalim
      @Ifrah.Moalim  19 дней назад

      Xbbtii 🥰❤️

    • @Honey_MB
      @Honey_MB 16 дней назад

      @Ifrah.Moalim abaayo plz i jawab adi oo raali ah labo su aal baby 9 bil jira oo calal istaag leh dukan ka ugu fiican ee cuntada luugu dari karo isheeg wax kasta oo loda ka yimada lama siin karo dr igu dhahay inta 12 bil ka garayo ee salid saytuuntana xasaasu ku qaba iyo caanaha hipp number 3 gormee loo bilaba ma marka 9 bil buuxiyo mise marka 10 bil buuxiyo ?😑

  • @UmuAsma-s4g
    @UmuAsma-s4g 19 дней назад

    Mahad sanid abaayo qaali talo fiican baad soogudbisaa

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 19 дней назад

    Shugaran qaali dhawaanban kugu sobiray wankahelay taloyinkaga

  • @aaminahassan3469
    @aaminahassan3469 19 дней назад

    Masha allah abayo waxbdn ka faaidy alla ku barakeyo