RUUSHKA OO LAGULA TALIYAY INUU NUKLIYEER KU WEERARO LONDON, NEW YORK & WASHINHTON

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 60

  • @shariifabdikadir9182
    @shariifabdikadir9182 2 месяца назад

    MOWLIID H ABDI
    I AM VERY GLAD TO HBN TO REAED 301K TODAY CONGRATULATIONS

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 2 месяца назад +9

    Wcs_Wwb_Waan Fahmay Warka dhamaantiis, Adigana Waxaan Ku Leeyahya, Baarakalaahu_Fii_,Kum
    #Allaha_Ku_Barakeeyo
    SHugran Aqii

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 2 месяца назад +4

    اللهم سلط الظالمين علي بعض واخرجنا من بلاهم سالمين

  • @MohamedHarun-pr2gx
    @MohamedHarun-pr2gx 2 месяца назад +3

    Africa masoo gaadhikaraa

  • @LxjKediye
    @LxjKediye 2 месяца назад

    Asc Masuul mowliid program yada aad soo bandhigto waa ok lakiin xayeysiinta soo ma moodid in program yadaada nuxurka ka dilayaan.
    MAHADSANID Masuul.sare

  • @DaahirTuulane
    @DaahirTuulane 2 месяца назад

    illaahaw yuuhuuda marakanka iyo yuuhuuda ingiiriiska haw ku duuqeeya nikliyeerka Ruushkuu alkaahaa Aqbalo

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 2 месяца назад

    Yaa la taliyay ruushka

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 2 месяца назад +1

    I am really very scared about this.

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 месяца назад +1

    Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto arinta ah in ruushka uu u adeegsado nukliyeer gumeystaha gaamurey mareykanka iyo ingiriiska wuu kusahanyahay ruushka arintaas waana Soo dhaweeynayaa mahadsanidiin

  • @naimo133
    @naimo133 2 месяца назад +2

    Ilaahow nagu badbaadi anagaa kunoole ilaahayow Falastiin xaqeeda sii

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 месяца назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 2 месяца назад

    saaxiib ( it is too late.) waxay aheyd 2sano ka hor markeyba bilaabeen dowladaha uk. germany, usa. in ay hubsiiyaan ukreyn. ruushka markaai wuxuu heystay calooshood u shaqeystayaal manaxayaal ah oo tiro badan.laakiin iminka ruushka wuu jilcay, hadu isticmaalana nafli caarinimo ayey noqoneysaa.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 месяца назад

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 месяца назад +1

    Asc wll waxaa layiri shimbir duulis badan madax cabeeso ayuu kudagaa gumeystaha mareykanka fakfaktiisa way badatey ee waxaa Soo afjaridoona ruushka iyo xulafadiisa ee aad utaagyersan mahadsanidiin

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 месяца назад +1

    Rabbi haysku jeediyo kufaarta muslinka ay dhibayaana guusha ha siiyo falastiin guul xuuti guul Iyo gobanimo muslimiinta dhamaan

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад

    Allow reer galbed aduunka laga waayo fidnada aduunka kajirta waa ayaga hadaaney ayagu joogi lahayn yuhuud makibirten kuligood aduunka illaahay degdeg haugatirtiro aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ismanyusuf6286
    @ismanyusuf6286 2 месяца назад +1

    Hbn waxaan ku xirnaa ilaa 1 sano waa inii mahad celinyaa sidaa warar xaqiiq ah noogu soo daysaan waad ku mahadsan tihiin

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 месяца назад +1

    Ruushka habuufiyo Yukreyn

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 2 месяца назад +5

    Niman yahow ma ila aragteen adunyadii fowdo ay noqotay

  • @Sahragabow
    @Sahragabow 2 месяца назад +1

    Nabigeenamuxammad scw saban aakhirka iyagaa isisoo hoyinaayo waa run ☝️✅

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 месяца назад +2

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @ismanyusuf6286
    @ismanyusuf6286 2 месяца назад +1

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 месяца назад +4

    Waxaa laga yaabaa in cuqubadii palestinain soo deg deg to allah u hiili Shacabka Palestine masaakiinta ah oo lagumaadayo

  • @ismanyusuf6286
    @ismanyusuf6286 2 месяца назад +2

    Masha allah

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 месяца назад

    ❤❤❤✌✌✌

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад

    ilahey baan ka magan galnay nukliyeer waa dhex dagan nahaye

  • @salahkerrow6482
    @salahkerrow6482 2 месяца назад

    Yes that's true to my brother make the last minute

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 месяца назад +1

    Subax wanaag san wagii kuu baryaaba waayo leh sodaa ya waxad ha6saan saakana HBN

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Reer galbeed iyo yuhuud ayaa ah labada aragagixiso ee dunida ka jirta balana ma leh lkn xoog iyo qori ayey wax ku fahmaan

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 месяца назад +1

    War daaya illaahay haysku diree mailawdeen wixii muslinka uu ugaystay bal day ciraaq liibiyà suuriya Afghanistan suudaan iyo soomaaliga war bal maa ISU daysaan rabigay haysku siidira e

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 2 месяца назад +1

    Mowliid walal Rushka xaalkiisa mee xun Bay mareysa Hada waayo Nato aya dagaal kuqaadey Ukraine keligaada maqaadi karto dagaalka nocaas ah😮😮😢😢🎉

  • @salahkerrow6482
    @salahkerrow6482 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AdibIbrahim-i1c
    @AdibIbrahim-i1c 2 месяца назад

    Cidamada yukreyn horta xage ka dagalamayaan?
    Ma dhulkii ruushku ka qabsatay mise gudaha ruushka

  • @AbdiqaniYoniis
    @AbdiqaniYoniis 2 месяца назад

    Wa inu duqeya inta laqabsan

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 месяца назад +1

    Wadamada Ree Galbeedka Hadii aysan Lahayn awood ay isku Difaacaan maxay Usii Hurinayaa Dagaalka ay Ku taageerayaan Dowlada mix malka ah ee Ukraine

  • @MahamedHasan-wn2hm
    @MahamedHasan-wn2hm 2 месяца назад +1

    Waa laysu goodinayaa lkn mar umbaa laysfara saaridoonaa
    Waxani waa isugoodinta haatan caalamka kataagan

  • @salahkerrow6482
    @salahkerrow6482 2 месяца назад +1

    Yeah don't make snooze and the other show yeah a first definition news will like your program after that book the other shows thank you

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 2 месяца назад

    Ruushka wuu fashilmey asaga iyo kooxdiisa gumaadka wadankii Ukraina

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 2 месяца назад

    Ruushka 7000 kun madax nukliyeer ah ayeey haaystaan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Ruushku haduuna waxba isaga dhicinayn hubkiisa wax gumaada ha siiyo Iran koreada woqooyi iyo kooxaha wax Iska caabinta ee Iran taageerto

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 2 месяца назад +1

    WCS

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 месяца назад +2

    London iyo mareykan ,ow ruush Boorkada ayuu kicin Donaa iiga jooga waa ka waayey

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 месяца назад

    Mowlid Somalida waxa ey tirahda Qaninjo ayaa qaninjo.ka fujisaa,Rushka waxà uu xaq u leyahay in halka Cadowga uu Calamka uu dhibatadaa kajirto laka soo qaado oo ah Ingriska iyo Marwykanka oo jabhado dawlado calamka kanoqdeyn kuwa hubkooda dhiiga gartarada ah isku arkaan kuwa iyaga 23 sano jabhadda Afaghanistaan Iraaq libyaa Nigeriya Yemen Sudaan 40 sano,Somaliya kawado laba wajileyn waa in Gacan bir ah loo geysta,

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 2 месяца назад

    Hadallo weeyaan hadduu rido isna waa lagu ridayaa!

  • @MohamedSuleman-f3s
    @MohamedSuleman-f3s 2 месяца назад

    Taasi waxay soo dadajinayisa in reer gabeedku nabad qaataan

  • @SadeAdar
    @SadeAdar 2 месяца назад

    Sidee looga baaqsan karaa in la isticmaalo hubka nuclearka ?
    Russia haday isticmaasho hubka nuclearka miyeysan reer galbeedkuna isticmaali karin kooda iyagoo ka aar gudanaya russia ?

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 месяца назад

    Thanks HBN, Putin waa fuley, kumana dhiiran karo weerar nuclear-ah, waxaanu sugayaa inta KASTUUMADA lagala baxayo 😂 wuu arkaa in aaney Ukraine 🇺🇦 la dagaalameyn lkin ay NATO maanta ku jirto gudaha Russia 🇷🇺 .

  • @LoisPrice-k4y
    @LoisPrice-k4y 2 месяца назад

    Martinez Christopher Lee Mary Miller David

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 2 месяца назад +1

    Soomali horay ugu maah maahi jirtay Hanjabaada Ruushka ayaad haysaa ,
    Waxba islama Hayo Ruush , Iirana waa la mid oo isagaa u macalina 30 ayaa kasoo wareegatay dilkii haniya ilaa hadana Bari ayaa laga sugaaa

    • @naimo133
      @naimo133 2 месяца назад

      Hafududeysan waa lahortaagan yahay kii far qaado asaa jabaayo

    • @mohamedcismaan315
      @mohamedcismaan315 2 месяца назад

      Marka ma waxaad rabtaa nuclear in la isticmaalo nuclear qof caafimaad qabo ma adeegsado marka aduunka uma roono alle ha qabuujiyo arinta dhel dhel maahan nuclear dagaalada kale ha umaleeyn wll

  • @abdimahamed-dk7rj
    @abdimahamed-dk7rj 2 месяца назад +1

    Wwwww

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 месяца назад

    Hayeey mowlid iyo Mohamed cade diyaarada ay idinka buuxsamin Africa Aada nuclear hadii lasheego

  • @fardaxaadan2117
    @fardaxaadan2117 2 месяца назад

    cabdulqadir ismail nato waa kibirtay dawladkasta mageysa shinaha ku haysata

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 месяца назад

    ❤❤❤✌✌✌