SULDAAN SEERAAR FT DJ SUBEER LIVE IN STOCKHOLM 2020 HEESTII MARHADAADAN ILA JOOGIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • MD PRODUCTION PRESENTS
    SULDAAN SEERAAR
    FT DJ SUBEER
    HEESTII MARHADAADAN ILA JOOGIN
    STOCKHOLM
    SWEDEN 2020

Комментарии • 59

  • @khaalidasan5576
    @khaalidasan5576 4 года назад +38

    Ninkan suldaan sareer alle ha soo hadeeyo horta baryahan danbe faafinta waxayna diinta islaamku ogolayn ayuu aad xooga usaara meel walbana waa gaadhsiiyay allow awoodaada aad ku soo hadaysay ahmed khayre , suldaana ku soo hadeeee yaarabi

    • @yusuf2412
      @yusuf2412 4 года назад +4

      Ķĥäâlîd Ħâsåñ meeshan maxaa ku keenay. Dhagtaada maxaa kala soo doontay meeshan. Adiga isa soo sax marka hor.

    • @howieie2081
      @howieie2081 4 года назад +1

      Laba wajiile akbar

  • @cinderellaadem2205
    @cinderellaadem2205 4 года назад +3

    Warheedhaha erayada heesta inaba caadi ma aha inta aan samir muujinkaro nafta waa kumuquuniyee 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻🙏❤️

  • @ju8952
    @ju8952 4 года назад +5

    Boqorka suldaan seraar jir oo joog walalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌺🌷🌷🌷🌺🌹🌹🌹🌹

  • @abdifataha7008
    @abdifataha7008 4 года назад +19

    HabLaheenu Qurux Baddanaa iLaahow Noo XaFid 💕💕❤️ Waan iddin JecLahay

  • @mustafexoogsade8062
    @mustafexoogsade8062 4 года назад +5

    Suldaanka geeska

  • @safaayaan2672
    @safaayaan2672 4 года назад +6

    Waaaaw zuldaan zeerar waan kutageer naah markaste wlhi hees mcn

  • @yasminhuseen3625
    @yasminhuseen3625 4 года назад +4

    Waaw suldanka geeska Afrika

  • @jamaalridwaan304
    @jamaalridwaan304 4 года назад +2

    Waxba lagama qaban karo suldan seerar kep going pro

  • @abdikadirak3406
    @abdikadirak3406 4 года назад +3

    Sarer simbaa

  • @cabatube3244
    @cabatube3244 4 года назад +6

    kasoo muuqo agteyda
    suldaan seerar guhad nin lookoco
    😍😍😍😍

  • @mohamoudali9086
    @mohamoudali9086 4 года назад +3

    Somali songs 🇸🇴🇸🇴

  • @barwaaqorooble1718
    @barwaaqorooble1718 4 года назад +2

    heeeso iyo badha

  • @madinaqali4709
    @madinaqali4709 3 года назад +1

    Super Star wlh

  • @fadumoahmed2897
    @fadumoahmed2897 4 года назад +1

    woowwoow wo0w🤴💛maraad ilajoogin ,noshobo macaan ooiftiin male meeljas xunaheeyha kutabaayo wooiow

  • @senoritasakain897
    @senoritasakain897 4 года назад +2

    This is what called super star🙋💜suldaanka suldamada 😍

  • @zaalaxmacalin9139
    @zaalaxmacalin9139 4 года назад +3

    Woooooow ax Yaa hees

  • @Faisaaweys
    @Faisaaweys 4 года назад +3

    Mansha Allah suldaan

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 4 года назад +4

    Kuwan aduunka iyo aaqiro seeg waye inee dhimanayan wee hil maamen ilahey waa naxariis badan yahay hada hadoo nafta ka qaado ka waran waa qaadi xumo u dhimo maxa ka horeyo waa yaab wale sheydan waa nii tuufsaday ilahey ha ni suuhanuuniyo ilahey shartina ka magan galnay

  • @fahmisaid1
    @fahmisaid1 4 года назад +2

    Horey u soco wlle

  • @mohamedhudumey1228
    @mohamedhudumey1228 4 года назад +1

    gabar somalied Oo yuyuper ah Edit qurux badan Iyo vedioyaal Profisional ah Noo soo dubta abayo hory usoco walashy All gabadhaha somalied horay usocda Hormar ban idin rajyna ❤️❤️❤️😘

  • @zakariehaji3797
    @zakariehaji3797 4 года назад +4

    Somali Artist Of All Time

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 4 года назад +3

    Stockholm waxaa habeenkaa shiday dj cash iyo dj naciim

  • @salaanxasan8162
    @salaanxasan8162 4 года назад +4

    Supper samali Hero

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 4 года назад +1

    Meeesha maxaa Qurbo Joog isku Aragty Walee 😍😍😍Reer Helisink Noolaada 👍👍👍

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 4 года назад +8

    MD PRODUCTION -MALYUUN - MAHADSANID SI QURUXBADAN OO "PROFESSIONAL" AH BAAD U DUUBTEY VIDEO-GA

  • @cabdiraxmaanxaashi14
    @cabdiraxmaanxaashi14 2 года назад

    Hablhiba qurbaha ku dhan yihin

  • @aminayasin5638
    @aminayasin5638 4 года назад

    ismaaciil dana woow

  • @bardaaleofficial5839
    @bardaaleofficial5839 4 года назад +2

    Mch allla aadpad uga kamarad fiicantahay kuwa hlkaasi iska p00d p00daya h0rre us0c0 markasta sis malyuun daqare fanz kaaga nahay ♡♡

  • @cabdisamedaadan2999
    @cabdisamedaadan2999 4 года назад +1

    mzha allh Hablaa filand joga way as turan yiin

    • @commenter6596
      @commenter6596 3 года назад +1

      Meeshu waa Sweden 🇸🇪 Finland maaha

  • @IqraIsaaq
    @IqraIsaaq 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rima5528
    @rima5528 4 года назад +2

    🎶🎵🔥

  • @ayanmaxamed5366
    @ayanmaxamed5366 4 года назад

    Wwwwwwww

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 года назад +2

    Malyuun camerada ayaan ka helay sidaad duubtay mnsha allh ❤

  • @shakirjaamac5862
    @shakirjaamac5862 4 года назад

    Hablaheen is astura

  • @mohaaahmed1201
    @mohaaahmed1201 4 года назад +1

    Waar dadkan mey gursadaan
    Maxa waye waxey waatig isagaga duminyan

  • @hafsaabdulkadir3316
    @hafsaabdulkadir3316 4 года назад +5

    Sweden iyo xaliimoyin maxaa kala haysto😂😂😂😂😂😂😂

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 года назад

    Dj zubeer aakhiro si gaara adi lagu cadaabaya 😁 waxu meesha nago kuso ururiyey 😂

  • @sharafmaxamed5139
    @sharafmaxamed5139 4 года назад +1

    Ninka dj subayr ladhayo mxaa kaqaldan nimkale uma ciyaar ekee see wax u jiraan

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji 4 года назад +2

    finland showgii xalay maxaa ki dhacay wan sugaynee

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 4 года назад +5

      faatin Hajji akhirona way ku sugaysa ku daso wlshy

    • @barlinali1057
      @barlinali1057 4 года назад +1

      @@khadarfaalo9234 warunta

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 4 года назад +1

      faatin Hajji dhex baa lagu joojiyay 3 hees uunbuu qaaday meel yar bay qabteen promoterskii dadkii baa buux dhaafiyay

  • @indhoosofficalchanalindhoo3451
    @indhoosofficalchanalindhoo3451 4 года назад

    😂😗😗😙😙😚☺️🙂

  • @hibosweetymahopes8545
    @hibosweetymahopes8545 4 года назад

    Maxa lulaxa wuu diintay dj subeer beeen been

  • @xasanismacil1547
    @xasanismacil1547 4 года назад +2

    waxan geelka camal u dheer hestan loo mosoo qataa asika

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 4 года назад +1

    Warya Seraar iyo asxabtisa. Ilahay kaxoshida. Adunka HEESO & ISRUX LAIDINMAKENIN. tire misleading millions of Somalis. Waryara ilahay inanu horistageyno miyeydan ina kufekerin? Intaas o qoof ayaad lumineysan dembigoda miyad QADHI KARDAN?