Waa Tan Sababta ay gabadh kasta kuu diido | Jacayl | dhiira gelin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Welcome and subscribe Thanks.,
    LoNe Poy.

Комментарии • 54

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Год назад +44

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @mohaanaaji2611
    @mohaanaaji2611 Год назад +17

    Haku canaannan qofna sababta uu kaaga tagay ee uga maaran sabab aad wax cusub ku abuurato 😘
    Lone poy waan ku taageeraa sxb keep going 😊

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Год назад +5

    First Of all Focos on your Self 💯💪💯

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 4 месяца назад +1

    You are Legend pro 💪 , i joined you today🎉 💝 🙏 due to the good advice that you gave us . Anyway keep rocking my brother 🙏.

  • @sirsports4354
    @sirsports4354 Год назад +5

    Legend aan iska jeclhy dhiirgilintada jah ❤

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +3

    Waa runta abwe
    Marnba naftda qof kale ha ulidin😌

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад +2

    Bar tay taagan tahay ayan kaga soo dhaqaaqay xitaa waxan u raaaciyay markan ku soxasuusta ba xanaaqa igo kaca ee naa mardambe agtayda haasoo is taaagin hadii kale wad ka shalaayi doonta inta cimrigaaga ka dhiman

  • @abdirahmanelmi4786
    @abdirahmanelmi4786 Месяц назад

    Walhi waa runti

  • @axmedmaxamed1844
    @axmedmaxamed1844 Год назад +3

    Wax walpo is faham dhanka jeebka wye .....🙌💯

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад +1

    Waad mahad santahay

  • @Slaw_yowgi
    @Slaw_yowgi Год назад

    Best teacher… love you from Djibouti 🇩🇯 and thanks 😊

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 Год назад +3

    Hambalyo walalkay Adbaad u mahadsantahay wllo

  • @kowsar39
    @kowsar39 Год назад +1

    Waa runtaa 💯🏃‍♀️

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 Год назад +1

    Thanks macalin nolosheyda waxbadan ka badalay illahy ajar haka siiyo zxp noo soo badi videoyaashaan oo kale waa inoo muhiim🙏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    Respect 🙏 full bro LonE poY 🙈🙈

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад

    Anoo aad ugu careesan ayan ka soo dhaqaajiyay

  • @salmosidcumar8474
    @salmosidcumar8474 Год назад

    Masha allah waxa heesa dadal wacn nosobadii

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman Год назад +1

    Weligayba gabadh Ma siin Qiimo ama koolkoolin xa dhaaf ah Hadii adigaa Qiimo beelaya

  • @ahmethkaape4198
    @ahmethkaape4198 Год назад +1

    First comment love me

  • @wizzsame2088
    @wizzsame2088 Год назад

    Walhi waa runtaa huraa loo dhahat qof kastaa suu kulaa dhaqmo.ula.dhanqan

  • @manQalbi24
    @manQalbi24 Год назад

    waaad mahadsan saxib kumana iluwi duni sxb allah hako xifdiyo

  • @shaficiaden1644
    @shaficiaden1644 Год назад

    Keep going wllkei

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Год назад +3

    muqaalo 10 gaadhaya ayaa i dhaafay ustaad hadda ayaa wada daawanayaa chanellka playlists .

  • @AsOmarabdi
    @AsOmarabdi 6 месяцев назад

    Waa sax wallahi

  • @taliyeaamusane8164
    @taliyeaamusane8164 Год назад +1

    Saxiib Kalsoonin laan;ayaaihaysa eemxaaigacaawikare suaasha,aanwaydiihaayo faraandhiskaaga taasi g soojawaabe wasnkacusub,ee bisha jaan 22 sun said 11:29 waxaan daraamaamurug igugaara halqafmaahe jawaabta inagasoojaaba farindhiskaagow

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 Год назад +2

    Faraxyada gabdho badan shukaansada miyaa fariintada😮

  • @romaticpoi7614
    @romaticpoi7614 Год назад +1

    videogan anigoo iga hadlooya macalin dhega hadalka iga dhaaf

  • @amiiramaxamed8212
    @amiiramaxamed8212 Год назад

    Masha allah horay usoco guuul wacn

  • @ZhucaybRawe-vq9xj
    @ZhucaybRawe-vq9xj 9 месяцев назад

    Haku Canan Qofna Sababta Uu Kaaga Tagay Ee Uga Maaran Sabab Aad waxa Cusub Ku Abuurato❤

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад

    Shaydaan ka xitaa oo ma qalmo inaa sidaa loonoco

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Год назад

    treat them like they treat you .

  • @nuurali4647
    @nuurali4647 Год назад

    Thanks bro

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад

    Ane waxan ku iri agtayda wax qiimo ah kama lihid ayaa igaga kaa qiimo badan ee wax man ku ssheega wax naxariis ah haa iga filan ama inyar oo Dan qasho ah hadad dhimanay so xitaa wax caadiya un baan u arkaa

  • @cabdulaahikiish758
    @cabdulaahikiish758 Год назад

    Waxan ahay ardey jacel magaarey_maxan mudanaa

  • @salmosidcumar8474
    @salmosidcumar8474 Год назад

    Asc saan hanogaaalin wallalkeegaaa

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад

    Wll ano sidan ayan ahaa balse markay I tagtay maal mihii ka dambesay waxan go aan saday inan kaga fagaado sida dhulka iyo cirka iskaga jiraan oo kale

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад

    Anoo taa go aan saday ayay ila soo hadashay wan ku jaray hadane maalin tii kale ayan wadada is ku aragnay waxay igo tiri xiriir keena dib man u soo ceshanaa

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 Год назад

    Markii hore na si waxan u jeclaa aan xad laheen hadane waxan u nacay si aan shaydaan loo nicin

  • @cabdulaahimoha5421
    @cabdulaahimoha5421 Год назад +1

    Lʙx Tʜɴᴋɪs Wᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ғᴀɴᴀ 🥰

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Год назад

    Kii hal gbr ku ekaado asaa waalan 😂

  • @mucaadsabanyare9580
    @mucaadsabanyare9580 Год назад

    Gbr ayn dhhy ma izbrnkrna ha ayy itri kdp xga sheekysi gbn wxn ka cdsdy call inn kula shkysto fariintydii ayy argty iimna aysn jwbn angna mrkii ayba igu dmbysy oo frn lpd umnn drn so self respect aya lbhnyhy mr mr

    • @LeadeRPoy
      @LeadeRPoy Год назад

      Qofti iga wrn lph😊

    • @abdi85237
      @abdi85237 9 дней назад

      ​@@LeadeRPoy😂😂😂😂😂😂😂